Awale Adan | Qof wax caashaqay waa Gob | official Video 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Ereyada Amiin samadoon
    Laxanka Awale Adan
    Music and vocal recording
    Ridwaan galaydh

ความคิดเห็น • 301

  • @abdullahimohameddahir2501
    @abdullahimohameddahir2501 11 หลายเดือนก่อน +57

    Waxd maqli Fanaan baa qadka ka baxay ama damay lkin Never ever maqli maysid Awaale aadan ayaa Damay 😮 Waligaa shidnaw sidii cuuudkii Lgenow 😊❤

  • @nagaad1689
    @nagaad1689 11 หลายเดือนก่อน +55

    Marmarkay cidlooto
    Naftu caajis dareento
    Koluu kuu tumo cuudka
    Ama.kuu culo laabta
    Cidluu kaala durkaaye
    Qof wax caashaq waa gob 😢❤

  • @sahalalli9571
    @sahalalli9571 11 หลายเดือนก่อน +54

    Qof dareen carinaayo
    Ileen kaama cadgoosto
    Sikastood u canaado
    Ama ciil ugu beerto
    marna Kaama cabamaayo
    2x
    Hadii loojaro cawda
    Mayaqaano cadhooda
    Oo calool kusid ruux leh
    Cuqdad dhaamisey maaha
    Waa ucaado waanagu😢😢
    2x
    Marmarkay cidlooto
    Naftu caajis dareento
    Koluu kuutumo cuudka
    Ama kuuculo laabta
    Cidluu kaala durkaaye
    Qof wax caashaqey waa gob❤😢
    2x
    Qalbi dookhu cabiidshay
    Shaw calaacalka madaayo
    Kas adoo u colaadshay
    Oo canaan u hagoogey
    Waakan kuu cudurdaara😢
    2x
    Marhadii calafkiina
    Cirigiisu dhamaado
    Kagadaal kuma caayo
    Cidhifkiisa qofweeye
    Waligii ku ciseeya😮😮
    2x
    Kooras kucelis
    Awaale aadan ❤❤❤

  • @xuseensuldaan2912
    @xuseensuldaan2912 11 หลายเดือนก่อน +27

    Anoo ah qofka qisada heesta laga qoray waxaan u mahadcelinaya abwaanka, marna wllkay amiin samadoon😢

  • @axlaancali6831
    @axlaancali6831 11 หลายเดือนก่อน +59

    Gob Haday Wax Jeclaato Garabay Filataaye Qof U Baahan Qof Gooyay Gunimu Ku Sifoobay 😌😢

  • @zakaajkavindebruyne220
    @zakaajkavindebruyne220 11 หลายเดือนก่อน +5

    Legend keena awale adaan Djibouti 🇩🇯 khasataan somaliyooo dhan usoo baxay unaa caansan somali ayuu ka dhashee ayaa celinkaraaa xididkisaaa jariii karaaa fankisanaa 🎤 damin karaa

  • @abdiqadirzanka7034
    @abdiqadirzanka7034 11 หลายเดือนก่อน +5

    Awale aadam wa Hobol 20 kii sane u dambaysay fanka Somalida hormuudka aha keep pro

  • @asiyaadan1937
    @asiyaadan1937 11 หลายเดือนก่อน +11

    MarBa hadi CaLafkenU cimriGisu dhaMaTo marna gaDaL Kama caaYo wa Qaar kaMiDa eryaaDa heeSta intaan Ka HelaY 🥺😭💔🥰

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 11 หลายเดือนก่อน +7

    Big legend Awale adan jir oo joog 👌👌👌👌🙏🙏

  • @BostowBostow-ci8ih
    @BostowBostow-ci8ih 11 หลายเดือนก่อน +36

    Kusali wll nabi muxammad scw❤❤😢😢😢

    • @muhiyadiin9624
      @muhiyadiin9624 11 หลายเดือนก่อน +3

      Eygii ku dhalay wase like haku raadsan nabiga meel uu u qalmo keen maga ciisa heeso ha soo dhex galine qabxadi ku dhashay wase

    • @BostowBostow-ci8ih
      @BostowBostow-ci8ih 11 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@muhiyadiin9624Sorry wll waan qaldamay mar dambe soo laaban meeyso insha allah☝️☝️☝️😢😢😢

    • @hodandaahir5908
      @hodandaahir5908 6 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @nashaadyuusuf8860
      @nashaadyuusuf8860 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi ❤

  • @lapizakay52
    @lapizakay52 11 หลายเดือนก่อน +8

    2015 ayan school aan dhiganayey kamaqlay gabdho kashekeyna wiil ana isla marki ano aqoon arag ma maqal ayan jecladay hal sano iyo bar ayan radinayey chance ankula hadlo lkn wanka baqayey asiga wuxu aha sanadka ugu danbeyey schoolka ana form one ayan aha malinta examka ugu danbeysay ayan iska hor imanay wanka baqay lkn sxbtey aya idhahday lahadal waxan ushego inta aqoon wayey marka hor istagay ayan ku dhahay ho tellkan wiil hebel ugey wuxu idhahay hadan kala fakado kwrn aha inta qoslay ayan niyada kadhahay kalay ani ila fako laba bilod kdb ayan haben wado ku arkay wan uwacay waxan kudhahay gabar heblayo daris tihin kalarka tinta lamarsado iga keen oo been ah waxwalbo o asi laxariiro wan bartay xata dariskisa habenkas ayu idhahay isi numberkaga si ankuso waco marka kusoqada haben iga farxad badned ma arag lkn bil kdb ayu iso wacay wan is baranay una shegay ina jeclahay wu iga aqbalay dad isku dhaw ayan noqonay sadax bilod ojana ayan galay walashis ayu ibaray marwalba wu imaan jiray game ayan laciyari jiray inta indhaha iga qabto ayu marka gafo asi ciyari jiray 😢lkn halmar ayu isbadaly wixina iga gostay ana wan walan garay sikasto ayu iyeelay markan waco maiga qabanayo heer an walashis katuugo ine ila kulmiso lkn wu ladagali jiray 😢ana inta marka schoolka leyga sodayo wadada ufaristo ayanku hor ooyi jiray 😢maba kala jeclo waligey san nafteyda ugu bahdilay wiilkaas xaafadaha aya leyga bartay marka wado mara magacisa aya leyhu wici jiray 😢cunto iyo hurdo wanba iloobay waxladhaho waxan dhageysan jiray heesta awale adan e anee badownimo iqaaday😢marmar inta waco aya marku iga qabto iska ooyi jiray 😢malin ayan kubalanay ina kulano lkn waqtigi marki lagaray maba iga qabanayo 😢walashis ayan dhahay wac usheg ina rabo ina arko lkn wuxu kudhahay usheg ina rabin ina lakulmo😢aad ayan ulabisna inta niyad jabay ayan iska baxay lkn intu iso wacay ayu idhahay ankulano😢maqusto haye ayan dhahay lkn bilawga okey aye hayen waxwalbo lkn cabar kdb ino i aflagadeyo ayu bilabay ana wan xamili wayey wan isdila ayan dhahay lkn wuxu idhahay ana sunta cawa kukena 😢markas ayan dhintay ani wlh😢goan ayan garay ina wicin radin lkn inta kafikirayey ayan xanuun igu dhacay an naafo lanoqday😢 waxwalbo wa cadi lkn waxa ley qoray kaniini inta nolosheyda ka dhiman an isticmaala😢oon uur laqaadi karin inta lacuna😢kaliya noloshayda hore madan burburin e mustaqbalkeyga aya burburisay markasta Caruurtq ayan iska akfadhista bal ina daremo naxaris 😢asna wa nin xaasla ah maanta 😢i aamin marabo in aduunka dhibkugu gaaro lkn waxa raba in aakhiro alle sualo kugu weydiyo kdb aad naarta gasho i a😢 hooyo ina noqda idiiday allaha ku cadaabo amen 😢iso duceya in mucjiso dhacdo on caafimado kdbna hooyo noqdo hada 24 ayan jira 😢fadlan qof noloshisa kagalin hada burburin doonto 😢😢😢😢

    • @AbdimajidNasir-ch9qv
      @AbdimajidNasir-ch9qv 11 หลายเดือนก่อน

      Allah qalibiga hakuu qaboojiyo wll insha allah waad ka bixi mardhow isna waa uu kaaga dembeeyaa balan balkaas....🙏

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ax ax Wll Ilaahow caafimaad taama ku sii 😢😢😢 Wll wuu kaaga danbayn incha allah wuuna ka qoomameyn adna gadaal baa ka farxi nabsi maal heli 🙈🙈🙈

    • @nasiaarte5788
      @nasiaarte5788 10 หลายเดือนก่อน +1

      Allah HaKu Shafiyo wllo Saliga Nabiga iyo istqfaarta Afka haka qadin wllo wax wlba amarka allah ayaa ka wayneee

    • @nasranuura4860
      @nasranuura4860 6 หลายเดือนก่อน +1

      Walal qaali allaha caafimaad taama hakusiiyo astaqfaarta badi iyo saliga nabiga csw

    • @nashaadyuusuf8860
      @nashaadyuusuf8860 หลายเดือนก่อน

      Ax sorry wlhi waa xanuun see u nafowday wll ma suntad cabtay 😔 dad waxa jira an u qalmin in nafta lo ciqabo iska cafi adana Allah haku cafiyo hana rajo dhigin saliga nabigeena scw badi io إلا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم wad noqon hooyo insha Allah dad waxaa jira cansar ka cafimaday adana Allah raxmadisa haka qusan 😭

  • @iqruushbea5950
    @iqruushbea5950 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qofeey waayahu ku wiirsadeen aanse gacan ufidin karo allow yanaan gees marin
    Qof wax caashaqey waa daciiif💯🥺

  • @kingfathxialimohamuthshaah
    @kingfathxialimohamuthshaah 11 หลายเดือนก่อน +6

    Awale adan 205 ilaa iyo hata somali singer music best fanana🎤❤🦁

  • @CadceedStudio
    @CadceedStudio 11 หลายเดือนก่อน +5

    Cawaale aadan daahiye 🫡
    Waa la yaabay wll 🔥🔥 shoodhahaygii ridwaan galaydh wax kale.

  • @abdisalamyonis3032
    @abdisalamyonis3032 11 หลายเดือนก่อน +11

    Wow the only the legend who his songs is heart touching definitely ❤❤ Awaleh Aden deheyeh

  • @nasrogaraadofficial2318
    @nasrogaraadofficial2318 11 หลายเดือนก่อน +6

    ❤❤ma ogtahay wan ku ciseyaa adon aqon ilehen,,🎉🎉Wadna
    na,amantaa adnon,nagaranen🎉🎉🎉❤❤❤💯👏👏👏🌹 guusha poqorka,fanka Somalia odhan,cidi kugu ma heysto ❤❤❤❤maxy shegayan,kashe key,qof wax jecladau,
    Q❤G,WaX
    JECLADAY🌹👍💘😍
    Wagop
    Kabax

  • @muxudinkahiye4496
    @muxudinkahiye4496 11 หลายเดือนก่อน +5

    Qofa wax cashaqay waa gob legend cawal aden 🥰🥰🥰🥰

  • @shaafiaadan7959
    @shaafiaadan7959 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ridwaan galaydh iyo cawaale aadan best music faradahab Leh hore u soco wllo fanaan kii geeska africa cawaale ayaa is helay cawaaloow ninkaas heesahaaga dambe ka tumo

  • @Sir_farhn
    @Sir_farhn 11 หลายเดือนก่อน +10

    Amiin samadoon legendary
    Awale xidiga aan damin
    “ qof wax caashay waa gob “ 🎊 🎉

  • @saidabdek316
    @saidabdek316 11 หลายเดือนก่อน +8

    Another level Awaleh Adan keep going bro from Djibouti

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodanmohamed2379
    @hodanmohamed2379 11 หลายเดือนก่อน +3

    Waaaw masha allah my dhiiga inader noolow waligaba 👏🏼👏🏼👏🏼🙏🏼

  • @AbdulahiBahdon-p8u
    @AbdulahiBahdon-p8u 11 หลายเดือนก่อน +6

    Imaamka Fanka Somaliyeed Cawaale Aadan ❤🐐👑 Hees Iyo Bar

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 11 หลายเดือนก่อน +8

    Qalbigan sanado ka oyaya Jacayl wan nacay ….. iga talo waliga wax ha jeclaan 💔😭

    • @Sigane21
      @Sigane21 11 หลายเดือนก่อน

      Sorry😢

    • @aishaabdi2397
      @aishaabdi2397 10 หลายเดือนก่อน

      Qalpiga mia kula tashanayaH🥹💔😭

    • @Hamda7daxrf
      @Hamda7daxrf 9 หลายเดือนก่อน

      Sidoklr😢😭💔

    • @user-qh7og1dc8h
      @user-qh7og1dc8h 4 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢

  • @HawaHousseinHawa
    @HawaHousseinHawa 11 หลายเดือนก่อน +7

    Good lyric grenat songwriter perfect music ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @cabdihaji6605
    @cabdihaji6605 3 หลายเดือนก่อน

    gob haday wax jeclaato garabay filataaye ❤❤
    qof ubaahan qof gooyay gunimu ku sifoobay ❤❤❤❤❤❤

  • @rudwaancige-ck8oz
    @rudwaancige-ck8oz 11 หลายเดือนก่อน +4

    Awale adan legend somali Djiboutian xidiGa somali 🇩🇯from Djibouti

  • @daganmomo
    @daganmomo 11 หลายเดือนก่อน +12

    Walahi Been maha Qofka jeclatid eray xun umaquudhi kartid😢 Dadka media jooga ee iscaynaya dareen dhaba bana dhex Marin midhe😊😢

  • @sundussaid7583
    @sundussaid7583 11 หลายเดือนก่อน +10

    Is she talking about me? 😢 Qof wax CashaqaY wa GoB❤🌍

  • @LIBAAXX
    @LIBAAXX 11 หลายเดือนก่อน +9

    ALWAYS BIG RESPECT 🙏

  • @user-jm5pi9ij3q
    @user-jm5pi9ij3q 11 หลายเดือนก่อน +2

    La star aimée par tt le monde
    Nolooow Awaleh Adan!!!

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 9 หลายเดือนก่อน +2

    Awale Adan daaheye 2005 until 2023 on the best artist 🫀🫂

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 11 หลายเดือนก่อน +3

    Heesaha amiin samadoon inoo soo badi

    • @Oumalkermohamed-xe8pd
      @Oumalkermohamed-xe8pd 11 หลายเดือนก่อน

      Ereyada Amin samadon waa cajib iyo cajib laxanka awaleh aden ❤❤❤❤❤

  • @libaanfarhaan120
    @libaanfarhaan120 11 หลายเดือนก่อน +4

    Cawaale Aadan
    30-sept-2023❤.
    Qof wax caashaqay waa gob.

  • @iamsharmakeabdi7233
    @iamsharmakeabdi7233 11 หลายเดือนก่อน +5

    Awale Adan he’s not Biggest he’s bigger singer of somalia Top Song 🎧

  • @AbdifatahAbdille-u8q
    @AbdifatahAbdille-u8q 11 หลายเดือนก่อน +2

    Heestn anigo qayilyo ayey sobaxdy 🎉 from new Orlean big fan 🎉

  • @badrimohamedchannel932
    @badrimohamedchannel932 11 หลายเดือนก่อน +16

    The big legend is back 😊 long life Mr legend awaleh aden keep going 🙏

    • @miranfarahamoud
      @miranfarahamoud 10 หลายเดือนก่อน

      The big legend is Back long lire mr légende aweh aden keep going

  • @barkhadmaxamed9968
    @barkhadmaxamed9968 11 หลายเดือนก่อน +4

    Abwaankayaga amiin samadoon

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 11 หลายเดือนก่อน

    Woooow nice song Absolutely pic respect keep going Lenged Axsan fanaan Alle haku xafido Aamiin yaarabi 🙏🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-bz4do6pd4v
    @user-bz4do6pd4v 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks bro mine Awale Adan you're the only keep going❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rayaanmuniita
    @rayaanmuniita 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qof lacashaqy waa gun mayaqano cisenta io wanaga si kastodd U calacasho codsi u tirahdo cowda ku fidin mayo qof qofkisi cabidshay sow calacal madayo 💔🤦😢29/2/2024

  • @user-ev7nx8eq7w
    @user-ev7nx8eq7w 11 หลายเดือนก่อน +15

    Since we are Djiboutian people,we proud of you legend awale aden diheeye

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 11 หลายเดือนก่อน +1

    Awaale aaden fanaankeena guuleyso 🎉best song 🎉

  • @MoustafJr-hi4kh
    @MoustafJr-hi4kh 8 หลายเดือนก่อน +1

    Awaleh Adan Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @SohaipZunday
    @SohaipZunday 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan dareemaya cawaale aadankii saxda ahaa laxankiisa🔥

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 11 หลายเดือนก่อน +1

    True hees wlhi Qof wng uheyso amaa noloshaadaa soo galay malin ma xumeyn karoo 😢😢😢

  • @FaraxWarsame-p3h
    @FaraxWarsame-p3h 9 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢 been ma sheegin qof wax cashaqay waa gob heesta wxaaa soo xasuuusta Extaydi in heesta loo qaday ayaaan u malaynaaya wxaaa ay ahaayd qof ilhy dulqaaad u dhameeyey ilhy ha daaayo anigo wax walba ku sameyey ayey hdana ila hadashaaa xirirna ma lihin 😢😢😢😢😢 been ma ahan qof wax caashaqay waaa Gob

  • @ridwaangoohe344
    @ridwaangoohe344 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shodhaheygi Salaan gobeed waax kaale QOOF WAX CAASHAQY WAA GOB

  • @aminmahamoudabdillahibush239
    @aminmahamoudabdillahibush239 11 หลายเดือนก่อน +7

    Good lyric grenat songwriter perfect music and Legendary singer ......❤🎉❤❤❤

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 11 หลายเดือนก่อน +1

    cawale caska ❤sitti diri dhaba somaligalbed casbuli cundho cadayti garbo cisse danlahelay 👍👌🙏😍

  • @ayanlekoronto10msubscripti69
    @ayanlekoronto10msubscripti69 11 หลายเดือนก่อน +3

    Legend🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥✅👏🏼👏🏼👏🏼

  • @Suldan-salman
    @Suldan-salman 11 หลายเดือนก่อน +1

    Awaleh casri légende ka somalida 🎥🎧🎶🎼🎵🎤

  • @user-xf2zs3kq9s
    @user-xf2zs3kq9s 11 หลายเดือนก่อน +4

    Awaleh አከብርሀለው እወድሀለው አደንቅሀለው❤❤❤❤

  • @malyuuncabdiqadir445
    @malyuuncabdiqadir445 11 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi heestan maxa moda ina dareenkeyga laga sameye 💔😭

    • @caashasiciid2496
      @caashasiciid2496 11 หลายเดือนก่อน

      Kula mida ahy😢😢😢😢

  • @Barisamaadki
    @Barisamaadki 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ucaado wanaaku legend awale adan🎉❤

  • @AHMEDMOHAMED-s1m6d
    @AHMEDMOHAMED-s1m6d 11 หลายเดือนก่อน +2

    Laxankii Awaale aden een aqaanay baad moodaaa inuu soo yara noqonayo
    Awaale wad I fahamaysaa ariido iyo adiga makala maarmaysaan rooxaantiinii ma haysid ariidona ma haysid 🙆🏽

  • @user-pz2oe9ji3b
    @user-pz2oe9ji3b 11 หลายเดือนก่อน

    Waa layaabay hore usoco awale aadan long life

  • @hoodoabdiraxmaan9818
    @hoodoabdiraxmaan9818 11 หลายเดือนก่อน +3

    Qof wax caashaqay waa gob 😢❤

  • @mssbeela6513
    @mssbeela6513 11 หลายเดือนก่อน

    Waa u caado wanaagu alaaey alahee qof wax caa
    Shaqay waa gob ❤❤❤❤

  • @najmabashe1929
    @najmabashe1929 2 หลายเดือนก่อน

    Absolutely qof wax cashaqay waa gop😢😢😢

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 11 หลายเดือนก่อน +2

    Legend is back 🙌

  • @farahali8816
    @farahali8816 11 หลายเดือนก่อน

    Lajan fanaan qaran xidig Soomaaliyaed wiil ciise waligi ma hungoobo

  • @HamdaMaxamed-vo8bi
    @HamdaMaxamed-vo8bi 11 หลายเดือนก่อน

    Qof waxa cazhqy unban daremi karah❤❤❤❤❤❤

  • @apdirahmanMohamed22
    @apdirahmanMohamed22 11 หลายเดือนก่อน +2

    Runtii Heestan Waxaa Umalaysaa inay aniga Iga Hadlayso. Qof Dreen Carinaayo ileen Kama Cad Goosto sikastoo u Nacaado Ama Ciil ugu Beerto Marna Kaa Caban Maayo.
    Runtii Heestan Jawiga Aan Hda Ku Jiro ayey ka Hadlaysaa Waxaan Qof Wax Jecel Hdana Qofka uu Jecelyhy Daryeelka iyo dreenka Uu Ka Rabey Aan ka Helin Hdana Wali Sii Raba oo aan Galin Ka Maarmin😢💔

  • @abdiladefgabayxadi3325
    @abdiladefgabayxadi3325 11 หลายเดือนก่อน +24

    Legend always legend❤

    • @Supr93
      @Supr93 11 หลายเดือนก่อน +1

      The 😢 Meet the newest members at from their latest tesla decolonization event at around noon on October the first to register for 😂 I am not so sure about i😊

    • @user-iv2bs4qn7k
      @user-iv2bs4qn7k 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ydgggjut❤

    • @user-iv2bs4qn7k
      @user-iv2bs4qn7k 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wow🎉🎉❤❤

    • @user-iv2bs4qn7k
      @user-iv2bs4qn7k 4 หลายเดือนก่อน

      🎉

    • @CaydaruusCabdilaahi44
      @CaydaruusCabdilaahi44 2 หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@a 2:06 waleadan1565?si=Rz_SO_EOS6Y5kFv1

  • @maxamedfoosi5544
    @maxamedfoosi5544 6 หลายเดือนก่อน

    Only one legend cawale walhi waa aabaaha fanaaninta

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 11 หลายเดือนก่อน

    Aamin samadoon areyada uu sameyo ❤wlhi nin wax jceyli waa qob oo nasaba

  • @AyaanFaysal-o2o
    @AyaanFaysal-o2o 11 หลายเดือนก่อน

    My brother cawil kip going 🎉❤

  • @dhalintamaanta1391
    @dhalintamaanta1391 11 หลายเดือนก่อน

    Awale Aadan qof wax caashaqay waa gob caadi ma ahan

  • @mahamedabdiali8809
    @mahamedabdiali8809 11 หลายเดือนก่อน +1

    💓💓💓💓💕💕💕💕💕cawale Adan

  • @nuurcali5188
    @nuurcali5188 11 หลายเดือนก่อน

    lagend awale adan horay usoco waliga

  • @barakeestemedia5417
    @barakeestemedia5417 11 หลายเดือนก่อน +3

    Si kastoo u canaado ama ciil ugu beerto marna ka caban mayao💔😭🤦‍♂️

  • @ayubebashir
    @ayubebashir 11 หลายเดือนก่อน +7

    Big Legend The Goat 🐐 ❤️❤️❤️

    • @FatBoss-f7s
      @FatBoss-f7s 11 หลายเดือนก่อน

      Je suis désolé mais ❤❤❤

  • @MuhamedmacalinYuusuf
    @MuhamedmacalinYuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Awale Adan❤🎉🎉

  • @sulupo8535
    @sulupo8535 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qof wax Cashaqay wa gob ❤

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 11 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland ❤ Awale Wiil ciise ❤

  • @Suldan-salman
    @Suldan-salman 11 หลายเดือนก่อน +3

    Xidiga geeska afrika ❤🎉❤

  • @user-ps6kx2xh2m
    @user-ps6kx2xh2m 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ka gadaal kuma caayo😢❤

  • @farahahmed6530
    @farahahmed6530 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah kweli kabisa

  • @AbdiSaid-jr9lk
    @AbdiSaid-jr9lk 11 หลายเดือนก่อน

    Wooow Bor STAR qali ok Merci

  • @abdouwatib3496
    @abdouwatib3496 11 หลายเดือนก่อน

    Machaalah tabaraka Rahman afku kuma goo frere

  • @MumtazHassen-v1t
    @MumtazHassen-v1t 2 หลายเดือนก่อน

    Qof wax cashaqay wa gob wale markad naftada naf ahayn aad ka fikirayso markad naftada naf ahayn wax walba la jeceshahay jacaylku wa xanuun hadu dhinac kaliya yahay heestan manta kaliyaa 7 jeer dhagaystay xanuun aan qalbiga ka dareemayana uu dhagaystay allow xanuun badan wan mare awlad bariya iyo nin wanagsan calaf igu dar😢

  • @adenhassanali8314
    @adenhassanali8314 11 หลายเดือนก่อน +1

    LEGEND AWALEH ADEN

  • @abdikafibarreibrahim636
    @abdikafibarreibrahim636 11 หลายเดือนก่อน +1

    The one and only awale

  • @nimcoali8588
    @nimcoali8588 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ala qlbigaaay ilaahayow izoo qabooji😢😢🥺💔💔

  • @yaxyedayib7574
    @yaxyedayib7574 11 หลายเดือนก่อน +1

    qof wax cashaqay waa gob 😢❤

  • @user-yk1cv9xu9z
    @user-yk1cv9xu9z 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allah

  • @SaaraAhmed-do9wb
    @SaaraAhmed-do9wb 11 หลายเดือนก่อน

    Waa fanan aad tageero buuxda uhayo ❤❤❤😊😊😊

  • @user-cy9ck7bk1g
    @user-cy9ck7bk1g 11 หลายเดือนก่อน

    waw Awaleh aden félicitations

  • @yasirpro661
    @yasirpro661 5 หลายเดือนก่อน

    Caawa oo tariikhda tahay 25 mar 2024 ayan soo raadshay heestan qof wax cashaqay waa gob😢❤😢❤😢 2:30

  • @user-vt4el6oi6m
    @user-vt4el6oi6m 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qof wax caashaqay waa Gob❤❤CHOH

  • @IfrahArab-ef6ut
    @IfrahArab-ef6ut 11 หลายเดือนก่อน

    Wowwwww awled aden

  • @MuhamedmacalinYuusuf
    @MuhamedmacalinYuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Awale Adan❤

  • @abassahmed8310
    @abassahmed8310 11 หลายเดือนก่อน

    Qof wax caasha wa gob Macha allah

  • @gahayrmaxamed6278
    @gahayrmaxamed6278 11 หลายเดือนก่อน

    The one and only #awale aden deheye

  • @khayyyo
    @khayyyo 7 หลายเดือนก่อน

    Qalbi dookhu cabiidshay
    Sow calaacal ma daayo
    Kas adoo u colaadshay
    Oo canaan u hagoogay
    Waaka kuu cudur daara
    Fucking misaanka culus heesta aniga uun ba laygu tala galay ban is dhahay 💔🙂

  • @Soomaalinimo320
    @Soomaalinimo320 11 หลายเดือนก่อน +2

    Jacayku waa xanuun waliba markii u horraysay aad wax jeclaato😢

  • @MaajithHussein
    @MaajithHussein 9 หลายเดือนก่อน

    Awale Aden Fanankaygie 💪

  • @beerkacadde8914
    @beerkacadde8914 4 หลายเดือนก่อน

    Gob hadey wax jeclaato garab bey filataa qof u baahan qof gooyay gunnimo ayuu ku sifoobay

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc 6 หลายเดือนก่อน +1

    wale Qof wax jecladay inu gobyahy wn hupa mrkan xasusto wayahygii jacylka Wa la yaba 😂😭

  • @Garwaaqsade
    @Garwaaqsade 11 หลายเดือนก่อน

    Al fanaan awaale aadan