Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaalada Axmaarada Iyo Tigreega Iyo Gurmadaka Ciidanka Itoobiya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 17

  • @jamajama2401
    @jamajama2401 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa wariya cad leh....warayaasha waa iney COD leeyihiin......

  • @AbdiazizXashi
    @AbdiazizXashi 9 หลายเดือนก่อน

    Maxaa noga galey illaahay mid idinkama Reebok aamiin yaarabiyow

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 ปีที่แล้ว

    Fadlan ninkan Wardheer Media ka yimid hanoo keenina.

  • @abdirahmansalah4018
    @abdirahmansalah4018 3 ปีที่แล้ว +1

    Tplf waxa ay u muuqataa in ku laaban doonto buuraha

  • @cabdisalaanmaxamed8144
    @cabdisalaanmaxamed8144 3 ปีที่แล้ว +1

    💥🤝

  • @abahoussein620
    @abahoussein620 3 ปีที่แล้ว +3

    Waar ninkani muu is cadeeyee waa yaab

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan wariye nimo kuma wacna

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 3 ปีที่แล้ว

    Axmaaradu ma Xabashidaa walal?

    • @buchraassad6243
      @buchraassad6243 3 ปีที่แล้ว

      Haaaa

    • @nasar0626
      @nasar0626 3 ปีที่แล้ว

      Haa waa kuwa doonayaa in ay dib Ethiopia u qabsadan kuna celiyaan wakhtigii ay dadka guumaysan jireen ee ay boqorada ahayeen.

    • @buchraassad6243
      @buchraassad6243 3 ปีที่แล้ว

      @@nasar0626 iyagava waxa gumaysty carabta,boqorkii ugu weynaa ee haysty boqortooyadoodiina waxa uu ahaa adoon ilaa uu ka noqdy boqor

    • @wadani2724
      @wadani2724 3 ปีที่แล้ว

      Xabashi waxaa la isku yiraahdaa Axmaar, Tigree , Gurage ,Ailte , Harari iyo kuwa kale oo Itoobiya ku nool.
      Weli ma soo marin Itoobiya wax ka xun kana xaasidsan kana cadowsan TPLF Tigreega.

    • @nasar0626
      @nasar0626 3 ปีที่แล้ว

      @@wadani2724 Amara(axmaaro) iyo Tigree uun baa Xabashiya. Hereriyiintu(adari) 90% waa Somali. Uragaduna waxay ka abuurmeen boqortooyoyinkii Islaamka waana 7 qabiil ahna dad isku tagtegay. Ethiopia waxaa soo maray 72 boqortoyo oo Islaam ah ooyna ku jirin boqortoyooyinkii Somalidu oo ka koobnaa (Canfar, Hereriyiin, iyo Somali)

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 3 ปีที่แล้ว

    Dhuuso