Barashada Python | Python Af-Soomaali Course

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 44

  • @sharafdiin
    @sharafdiin ปีที่แล้ว +40

    Eng Omar aad ayaad ugu mahadsantahay course kaan aad lasoo wadaagtay ardeyda Soomaaliyeed. Waxaan rajeynaa in dhamaan ay caawin doonto Insha'Allah!❤
    Mr Sharafdin.

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว +2

      Insha allah Waxan Rajeyna iney Ka Faa'ideystan Pro👨🏾‍💻👨🏾‍💻

  • @dugsiiye
    @dugsiiye ปีที่แล้ว +10

    Maashallah team , amazing work , top instructors course aad muhiim u ah xiligaan aan joogno keep building ❤.

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว

      Thanks eng Mc ❤

  • @Smile2025-i2z
    @Smile2025-i2z 5 หลายเดือนก่อน +5

    mahadsanid kun io kow jeer eng saa waqti u galise in aad xirfadada nagu caawise allaha kaa abaal mariyo in aad naga niyad jebina wa rajeyna i.a adigana dadaalkaga allaha kula garab galo guuleyso eng omar♥♥♥

    • @OmarTood
      @OmarTood  5 หลายเดือนก่อน

      Thanks engr you insha allah.

  • @maryamamohamed3126
    @maryamamohamed3126 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid eng omar
    Dadalka iyo juhdiga aad inoo hureyso
    Mahadsanidiin engs sharafdin and omar
    🙏🤍❤️

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว

      Thanks Engr.

  • @abdallaupdalla1
    @abdallaupdalla1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad baad u mahdsanthy eng
    جزاك الله خير ❤❤

  • @zakariarussian
    @zakariarussian ปีที่แล้ว +3

    Eng Omar Jabril mahadsanid Engineere waan ubaahnaa inaan wax bdn ka fahmo ugu dambeen hadda ayaan haayaa.

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว +1

      You're welcome engr

  • @AbdinasirMohamed-m5v
    @AbdinasirMohamed-m5v ปีที่แล้ว +3

    wow mahadsanid engr

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว

      Thanks Eng.

  • @shabelle123
    @shabelle123 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks eng and sharufdin wa casharo aad muhiim u ah ismalaheyn luqadda somaliga ku heleysa iyago sida ufaahfahsan

    • @OmarTood
      @OmarTood  10 หลายเดือนก่อน

      Thanks Engr

  • @osmanabdi7976
    @osmanabdi7976 ปีที่แล้ว +2

    Eng aad u mhdsanthy

  • @mucaadciiltire
    @mucaadciiltire ปีที่แล้ว +5

    Sanadkaan aan qaadanaayay runtii waana u baahnaa mahdsnidiin

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว +1

      waxaan rajeynaa inee ku caawin doonto engr Thanks.

  • @SIGANEOFFICIAL
    @SIGANEOFFICIAL 10 หลายเดือนก่อน +2

    From sir ed

  • @Yonisjimaale
    @Yonisjimaale 11 หลายเดือนก่อน +2

    Meel aan ka bilaawo ayaan weysanaa lkn waa sida ugu fudud ayaan u gartay

  • @jikartoz88
    @jikartoz88 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanidin engs runtii coureskaan indhaha ayey iikala furtay

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว

      You're welcome engr

  • @mrlibaax8388
    @mrlibaax8388 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaal

  • @HabsbsHshwbssy
    @HabsbsHshwbssy ปีที่แล้ว +2

    Wlhi Cadi I walooysiin Omar iyo zxpkiisa Sharafdin, Dadka Dhaxli dona Mc Hamouda 😅😅😅

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว

      Thanks engr ❤

  • @cabdiqaniyusuf2194
    @cabdiqaniyusuf2194 2 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid walaal waxaad ii sheegtaa python qaybtee ayaa loo isticmaalaa data analysis ka

  • @SIGANEOFFICIAL
    @SIGANEOFFICIAL 10 หลายเดือนก่อน +1

    Kasocda mudane ed

  • @babaa3412
    @babaa3412 ปีที่แล้ว +2

    Eng aad umahadsanad tahay hada kabacdi course soyinka markaa sodhikeeyso youtupka qeeb qeb usmey update kadhika macnaha usameey doorasho ah qofka inoo ciwaankoo rabo daawankaro mahadsanid eng😊

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว

      Time stamp waa u leeyahay engr❤ thanks insha Allah Wan kadhigo donaa

  • @cabdinuurbuulexasn9057
    @cabdinuurbuulexasn9057 ปีที่แล้ว +2

    M.a waan raadinaayay course python waa course kii ugu horeeyay python ee af soomaali ah oo dhameystiran aan arko. javascript aan sugeenaa i.a

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว

      Insha Allah Engr Thanks.

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 ปีที่แล้ว +1

    eng. where is opp oriented programing object is not in

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว +1

      We are working on it pro insha for the future ❤

  • @mrlibaax8388
    @mrlibaax8388 9 หลายเดือนก่อน

    👍👍

  • @MaxamuudJimcaale-dm4jr
    @MaxamuudJimcaale-dm4jr 11 หลายเดือนก่อน

    ustaad aadaa u mhdsnthy mudaa raadinaayay

  • @محمد08
    @محمد08 11 หลายเดือนก่อน

    Aad bad umahadsanthy ,nio maclinku waxan rabaa inaan arko “hello world” buu yiri waana ku wareerey

    • @OmarTood
      @OmarTood  11 หลายเดือนก่อน

      Hello world. Print("hello world ")

  • @oldschool9316
    @oldschool9316 ปีที่แล้ว

    Bro first mahadsanid 5 ta sacadod wada basic miyaa sxb

    • @OmarTood
      @OmarTood  ปีที่แล้ว

      Haa pro wa basic

  • @Free-s4t
    @Free-s4t หลายเดือนก่อน

    weli nextjs full course kaa sugaynaa eng
    🤔

  • @SIGANEOFFICIAL
    @SIGANEOFFICIAL 10 หลายเดือนก่อน +2

    From sir ed

  • @SIGANEOFFICIAL
    @SIGANEOFFICIAL 10 หลายเดือนก่อน +1

    From sir ed