Doodii oo Xeerarkii loodajiyay la jabiyay Q.4aad(Sh.Ahmed Deedat & stanley) is the Bible word of God

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Kanaalka "MA OGNAHAY" Wuxuu sooturjumaa Khudbadaha,Doodaha waawayn iyo su'aalaha lasoowaydiiyo DR ZAKIR ABDUL KARIIM NAIK iyo Sh Ahmed Deedat....
    My G-mail: khadarjowhar@gmail.com

ความคิดเห็น • 96

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 4 ปีที่แล้ว +9

    Ani mar walbo inan iska dhageysto ayn jclhy Alle haku jeclado amin ya Allah Insha Allah

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 ปีที่แล้ว +1

    So much thanks MO channel.

  • @tahlilmohamud1653
    @tahlilmohamud1653 4 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad waa mihiin wax wax kasto uu sheego inaa soo sheegto oo aanadan meel u jan jeer san xuman ha ii fahmin mar marsiyadoona inaan fahano si aan markasto uga fogaano waxee waqtiga ku dhumiyaan waa muhiim inaa kalmad walba uu dhaho sheegto turjumaan aya tahay wax dhib ah kama soo garayaaan insha allah anaga ayaa arkeeno gaalka waxuu ku hadlaayo iyo waxuu isku difaaci doona si aan biri kan oo kale markaan la doodeeno ogaano waxuu isku difaaci doono
    doodan dhamaan waan wada dhageysatay waxeena dhadhan fiican yelan doonataa markii su,aalaha lagaaro oo badariga wiil su,aal weydiin doona hadii aad aamisan tahay diintada bal qab suntaan kiimikada ah markaas ayuu dhihi donaa waan ogaa inaa idili rabtaan oo xaaskeyga ayaa ii tiri wax walba ee kusiyaan hacabin hada neh waa tanaa cadeynta inaa idili rabtaaan 🤣😂😂😂 dooda afsomalia ayee ku qurux badan tahay weyna idiin soo gari dontaa sxbyaal lkn Ustaadka waxaan ka codsanaa labada dhinacba inuusan hadaladooda kala jarin oo sidee u dhaheen usoo fasaxo waa ku mahad san tahay ustaad Jazaaka allahu kheiyr 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @xamdaaxmed7466
    @xamdaaxmed7466 4 ปีที่แล้ว +6

    maasha alaah ilaahay sheekha ha u naxariisto isaga iyo islaamka dhamaan yarka turjimaya ale ha dhawro qudus ilaaha ha ka fogeeyo yuhuud iyo kufaar

  • @mahir9850
    @mahir9850 4 ปีที่แล้ว +5

    YouTubkan maxaa nalooga soo faafin waayey mar hore
    si aan idinla faaidno.
    Xaqiiq faaidooyin badan ayaa yaalo iyo nin lehjadiisu Somali ay wada fahmi karto🥰
    Shekh axmede dad ilaahey ha unaxriistee Waligey magaciisa umbaan maqli jirey wax iiga faalooda waan waayey.
    Wll alle haku xafido wllhi doodan Markaad noo turjuntey oo aan daawadey iimaankeygi baa sii xoogeystey💓
    جزاءكم الله خيراً الجزاء

  • @xaajiquusiye393
    @xaajiquusiye393 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah shaqo fiican ayaad heysaa ugaaz

  • @mahamoudradwan6523
    @mahamoudradwan6523 4 ปีที่แล้ว +1

    Macha allah l islam allahu barakeeyo dr ahmed hambalyo

  • @ugaaskeynaan7710
    @ugaaskeynaan7710 4 ปีที่แล้ว +10

    Bro tnx aad bad ugu mahdsnthy zidad izkugu xilsaartey inaad doodahaan noosoomaaliyeysiisay

  • @cawkecawke5005
    @cawkecawke5005 ปีที่แล้ว

    asc wall qeebaha axmad deedat
    soobadi adoo raali ah

  • @yahyeabdinor4200
    @yahyeabdinor4200 4 ปีที่แล้ว

    Jizakallah wll khadar

  • @nimcoaadan1526
    @nimcoaadan1526 3 ปีที่แล้ว

    Insha allah guuul guuul

  • @abdifatahbadal769
    @abdifatahbadal769 4 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib waan ku salaamay salaan kadib waxaan kuu sheegayaa markaad wax turjumayso waa inaad cadiifada kasaartaa waa in aadan FAKIRKAAGA ka hadlin waa in labada dhinacba turjuntaa si loo ogaado dooda

    • @abdikadirali9631
      @abdikadirali9631 4 ปีที่แล้ว

      Waxaa ka raadisaa chanalka idaacada Bulaxubay ama ogaalka dunida labadaba waadka helaysaa thank you

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali gaalka kadaran ba soobaxday subxana ALLAH

  • @dhunjog11220
    @dhunjog11220 4 ปีที่แล้ว +5

    Haaye sxb dee badariga qudbadiisa nagamaad dhergin, hadalkiisu haba caadifadaysnaade waa muhiim inaanu dhegeysano ee sxb turjunde MAHADSANID

    • @tahlilmohamud1653
      @tahlilmohamud1653 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax bro waan kugu raac sanahay wali hadaa somali nahay waxaan qarinaa waxaanan rabin lkn muhiim madama aad turjuman tahay inaa wada turjunto ana uma dhaqeysaneeno inaan ninkaas hadalkiisa qaadanee ee siduu noqonayaayo ayaan rabnaa iyo cadiidafada ka buuxdo oo anaga qarsaneen lkn turjumanka waa uu wada qarinaa muhiim maahin lkn anaga muhiimada ayee nootahay galadada mar marsiyadoona inaan fahano si aan markasto uga fogaano waxee waqtiga ku dhumiyaan waa muhiim inaa kalmad walba uu dhaho sheegto turjumaan aya tahay wax dhib ah kama soo garayaaan insha allah anaga ayaa arkeeno gaalka waxuu ka hadlaayo iyo waxuu isku difaaci doona si aan biri kan oo kale markaan la doodeeno ogaano waxuu isku difaaci doono

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 4 ปีที่แล้ว

    Wll hadii ad dood turjamyso wada turujun jasaka laaha khayr

  • @ruqiyafarahmaxamed2880
    @ruqiyafarahmaxamed2880 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah jizaa Allah khayr wll

  • @abdirahmanomar8008
    @abdirahmanomar8008 4 ปีที่แล้ว

    Ahmet diidaat alle ha u naxariisto🤲

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma Ognahay:shrkn

  • @najiibmaxamed1290
    @najiibmaxamed1290 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah dadka heesa iyo waxyabaha xun kuhobanyow kusoo yaca janalkan

  • @najmocabdi2886
    @najmocabdi2886 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah guushu waa quraanka

  • @quranmedia691
    @quranmedia691 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah allaha kuxafido wallal

  • @abdiladiif9677
    @abdiladiif9677 4 ปีที่แล้ว +2

    Alhamlillaah calaa nicmatil islaam

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 4 ปีที่แล้ว

    Shukran bro ilahay hako xafido

  • @siciidmahdi1917
    @siciidmahdi1917 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll alle hakubarakeeyo waxbadan ayaad noosookordhisay wll waxaan kaacodsanayaa dood kele oo uu axmed diidaad lagalay baadari aanan magiciisa xasuusan oo markuu lagalayay dooda lagu yidhi ninkan wuu kuruugayaa halagalin dood oo uulagalay doodaa cid durjuntay majirto ayaan filayaa noodurjun wll alle khayr hukusiiyo

    • @najiibalfa6173
      @najiibalfa6173 4 ปีที่แล้ว

      Wll wa jimmy swaggert ninka ka wa talo ficn insha allah wllka wnka codsn donna mrku tan ino idleeyo insha allah

  • @hannanhassan4371
    @hannanhassan4371 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran akhi

  • @mahdahmd5216
    @mahdahmd5216 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @maxaacusubchannel9858
    @maxaacusubchannel9858 4 ปีที่แล้ว

    Waa umad lamajaro habaabinayo

  • @himilomedia8943
    @himilomedia8943 4 ปีที่แล้ว +1

    Miya

  • @mahadjowhar8287
    @mahadjowhar8287 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah

  • @asmacabdi706
    @asmacabdi706 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll in bdn ayan dawaday vido aad so turjumtay 100 ka bdn wan dawaday ila hada wan dawada horay uu soco wll allh ka ajirsiyo wll

  • @hassanshine1498
    @hassanshine1498 4 ปีที่แล้ว

    waad ku mahsantahey bro lkn waxa aniga ila wangsaneyd inand musasal kaa dhiigin ee aad haal mar so waad duubto intaad wakhti fican uu dadaytid wanan fikir kaliya thanzk

  • @abdirahmanwarsame5069
    @abdirahmanwarsame5069 4 ปีที่แล้ว

    sh yusuf estes sxb nosoo turjum waad ka faa idesananeynaa

  • @maxillamubarik4591
    @maxillamubarik4591 4 ปีที่แล้ว +1

    Doodu xilimay ahaayd taariikhdu

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 4 ปีที่แล้ว

    Illaahay haku barakeeyo wll

  • @xiisjamac5225
    @xiisjamac5225 ปีที่แล้ว

    Goodmayes dhacday doodani

  • @arahman6808
    @arahman6808 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll waad ku mahadsantahay sidaad u turjumayso dooda
    Lkn inyar baan ka codsanaya waxa ila fiican inaad dooda sideeda u turjuntu
    Faalada & falanqayntana anaga noo daa

  • @Ubahdahir1229
    @Ubahdahir1229 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa fiican walaal inaad waxay is yiraahdaan turjuntid ama ha fiicnaadaan ama ha xumadaan eed adigu sharaxaada ka deysid si xiiso u yeelato

  • @danan991
    @danan991 4 ปีที่แล้ว +2

    dee waasidee sxb wakhtiga aduu hanugdheerayn sowdiga profissionlka ah sxb qli
    dadka aad la ahadlaysaa
    qaarkood way kaaga aqoonbadanyihiin qaar wayfahansanayhiin
    markaa xiisada toos ugudo gal ra aygaagana xagadambe ka dhibo
    mahadsanid

  • @warsamecade6565
    @warsamecade6565 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma noqon karto hadalka Allah ga bihaanba

  • @tiktokheroes2884
    @tiktokheroes2884 4 ปีที่แล้ว +1

    Wr zxp wakhti qaado halmar so gali

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 4 ปีที่แล้ว +3

    Baadarigan waxaa igala roon kii ladoodayay dr zakir kani wllhi caadifad baa dishay😃kii hore sax iyo qalad ba wuxuu diintiisa ku diifacayo ayuu kahadlay lkn ninkani waa liita 🤐

  • @Mohametthaji804
    @Mohametthaji804 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll wad mahadsan tahau dadaalkaada lkn waxaa jira dad ay ku adag tahay daawashada muuqaalkada doodaha mobile data ahaan marka sxp yaree sharxaadaha aad ku dhax bixinaydo sida markaad kahalayso meelihii aad umartay dabinta doodaha iyo wixii kuqabdaday

  • @axmedaadan8170
    @axmedaadan8170 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc lkin wll siden uu wax u wadaa dood maha ee waa muran ee maha dood

  • @DDuuliye
    @DDuuliye 3 ปีที่แล้ว

    Bro I'm thankful that you doing all this great things and I'm sure all somali people are so happy to have you here, but I'm asking you please can you translate every single word that he saying because now on you explaining what he said, but we want to know and everyone else want to know every single word that he said.
    Thank you brother alle haku xafido janada ayaa inoo balan ah.

  • @craxmanismail4673
    @craxmanismail4673 4 ปีที่แล้ว

    waxana dhici karta in uu qariyey dad muslina

  • @cabdisamadxared870
    @cabdisamadxared870 4 ปีที่แล้ว

    Zxp dhaqso nosogali qeebtakale🙏🙏🙏🤜🤜

  • @abdiqaadirsaleiban5904
    @abdiqaadirsaleiban5904 4 ปีที่แล้ว

    inshaa,alaah

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 4 ปีที่แล้ว +1

    Sacabka soo gaabi🙏

  • @siyadkahin7448
    @siyadkahin7448 4 ปีที่แล้ว

    Cajib lakin tan ugu dabaysa ee badariga ma turjuna

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 4 ปีที่แล้ว

    Asc sxb kolba hadaad turjumaysid adigu weedhkasta nosoo turjun waayo waxaanu faa'iidaynaa sida ay shucuurtoodu isu bedesho, baaderiga hadaladiisu waa muhiim, si'aynu u fahano beentooda xaga dooda waayo waxaynu ka fahmi lahayn beentooda cad. Plz isku day waayo waxaa jira dadbadan oo maangaaba ee adigu soo turjun bess.

  • @abdihakim3049
    @abdihakim3049 4 ปีที่แล้ว

    Asc...aad baad u mahadsanthy...
    Waxan noosamaysaa sxb falafa kadaa turjumida oo waxay isdhaafsadaan uun kalmadba kalmad uturjum adoon waxba kaboodin ....wakhtigu hadheeraado haduu doono eh.......waad baad u mahadsantahay.

  • @ridwaanburhaan859
    @ridwaanburhaan859 4 ปีที่แล้ว

    Wllo.mahadsanid lkn hadda ninkaa doodisii nomad soo gudbin waxayna bahashu kuficnthy inaan labadaba dhagaysano hadii kle doodba noqon mayso

  • @cajiibhassan8504
    @cajiibhassan8504 4 ปีที่แล้ว

    Maaasha allah alla haku dhowro wll qaaliya. SUAAL ban rabaa inan ki weydiiyo ee gmail ama meel aan kuugu so diro ma iisheegi kartaa adigo raaliya wll?

  • @ahmedjookar9176
    @ahmedjookar9176 4 ปีที่แล้ว

    Walaal adiga naga jooji aragtidaada hadii aadan micne u arkin xamaada gaalka iyo waxa uu leeyahay laakin hadii aan ka mid nahay Bulshada kugu xiran noo sharax wax kasta hana ka boodi please please jooji aragtidaada
    Aad baan kuugu xiranahay waana kuu mahad celinaynaa

  • @Aragsanmohamed9944
    @Aragsanmohamed9944 4 ปีที่แล้ว

    Inteen ka helaa iyagoo caadi ( aan turjumneyn)

    • @abdikadiralin2085
      @abdikadiralin2085 3 ปีที่แล้ว

      Ku or youtubka Ahmed diidaat and pastor Stanley

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll faalada kadaa oo noo soo turjun

  • @naimamohamed4282
    @naimamohamed4282 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheekh Ahmed ditat wuu ka raayay badri stanley lkn cadalada umad simin sheekha iyo badariga midkaliyad u turjuntay si fcn waxa ila fcn inad sintid waayo cadalada islamka dhiiri galinaya wolow aan ognahy inu badhacinayo hadana ma fcna in cadalada aadka tagtid mahadsanid brother

  • @boqortooyoofficial4877
    @boqortooyoofficial4877 4 ปีที่แล้ว

    Walhi waa cadaalad daro saxb please ilaa hadalka badariga noo turjun si ay doodu xiso noogu yeelato pleeeaas

  • @anaz9826
    @anaz9826 4 ปีที่แล้ว +4

    Pro pega ka online ga Dr Nike inte lga heli kra adigo mhdsn

    • @sacadcabdi5884
      @sacadcabdi5884 4 ปีที่แล้ว +1

      Dr Zakir Naik

    • @abdallaabas9720
      @abdallaabas9720 4 ปีที่แล้ว

      Dr Zakir Naik dheh waxad ugu dhawaqday sida shirkadii (Nike)

  • @liigaofficialchannel4451
    @liigaofficialchannel4451 4 ปีที่แล้ว

    Asc zxp waad mahadsanid lkn waxaan kula talin lahaa
    Inaan nooturjunto
    Lkn ka daa sharxaada dood AYaY xumaynaysaa runtii doodan iyo baramushkag waa la soconaa ilaa Dr. Zakiir
    Bro kadaa please thanks zxp

  • @tiktokheroes2884
    @tiktokheroes2884 4 ปีที่แล้ว +1

    Nio ismalaha doodi u fasiray RBX iyo taada

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  4 ปีที่แล้ว +1

      isku mid maaha tani waa is the Bible word of God
      taasina waa is Jesus God

    • @tiktokheroes2884
      @tiktokheroes2884 4 ปีที่แล้ว

      @@jawaahiri tnkz lpH

    • @tiktokheroes2884
      @tiktokheroes2884 4 ปีที่แล้ว

      tnkz lpH

  • @ahmedmahamed5082
    @ahmedmahamed5082 4 ปีที่แล้ว

    Asc zxb dooda siwacan u torjun dad ayaa kaga horeyay turjumada doodan

  • @kaamilkhaanii2019
    @kaamilkhaanii2019 4 ปีที่แล้ว

    Xaga midig dadka fadhiyaa waa soomaali Marka Wa goorma maalin kalena nin afsoomaali ku hadlayaan maqlayee

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว

    Zxp 25daqiiqo ka dhig
    Oo soo kordhi daqiiqadaha

  • @abdiaziizjimcale1987
    @abdiaziizjimcale1987 4 ปีที่แล้ว

    Sxb sooturjum waayo waa inaan ogaano wuxuu kudoodaayo ?????

  • @abdallaabas9720
    @abdallaabas9720 4 ปีที่แล้ว

    Turjumada radio bulo xubey iyo tan ismala waxan filaya ninkan inuu malihiisa ku turjumay

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  4 ปีที่แล้ว

      May wll laba mawduuc oo kala duwan ayay ahaayeen

    • @abdallaabas9720
      @abdallaabas9720 4 ปีที่แล้ว

      @@jawaahiri hhhhh ok wan kuu yelay sxb

  • @d-mansikawa3302
    @d-mansikawa3302 4 ปีที่แล้ว +1

    Gaalka wuxuu sheego ayuu wayay.. Beenta ayaa laku qabtay..

  • @Aminabdisalam
    @Aminabdisalam 3 ปีที่แล้ว

    Wad khaladntahy waxay aheed in aad hadalaka badeiga aad soo gudbiso waxaad wasaa cunaurinimo

  • @AhmedMohamed-bg3lr
    @AhmedMohamed-bg3lr 4 ปีที่แล้ว

    Hada wuu kacay baadarigii Wuxuu yidhina Ma Arakaynoo videoga waa dhamaaday. Qaybtii Suaalaha Ayaad soo wadaa saad sheegtay lkn baadariga Muxuu kaga Jawaabay Suaalaha Udanbeeyay Waaba Yaabe 🧐

  • @nuurmahdi1632
    @nuurmahdi1632 4 ปีที่แล้ว

    Cashirada English ka ah hal ama labo mala helikaraa

  • @ahmedjookar9176
    @ahmedjookar9176 4 ปีที่แล้ว

    Walaal adiga oo mahad san waxa uu yiri maxaad noogu turjimayday
    Fadlan si loo fahmo xogta wada sharax

  • @shaaaruuyare8545
    @shaaaruuyare8545 4 ปีที่แล้ว

    Inaad hadaladiisa turjunto beey eheed sxb eray kasto uu ku hadlo!

  • @engshaficisaleban2715
    @engshaficisaleban2715 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa cadalad daro inad dooda qayb ka jarto xata hadi anay wax fcn ahayn

    • @abdikadirali9631
      @abdikadirali9631 4 ปีที่แล้ว +1

      Sx waxaad waxaad katagtay qaybtii ugu mihiinsanayd dooda iyadoo afsoomaali ku turjuman bay TH-cam ka kujirtaa eeraadi

    • @engshaficisaleban2715
      @engshaficisaleban2715 4 ปีที่แล้ว

      @@abdikadirali9631 cida turjuntay iso sheg bro chanelka

  • @mohamedabdullahi1690
    @mohamedabdullahi1690 4 ปีที่แล้ว

    Sxb markahore wadmahadsantahay sida adnoguturjumtay dodan lakin lomabahna inad wadadka sh axmed iyo badariga cokoda nadhegeysiso owaqti nogalumiso adiga dartaa ayan usogalnay mafahmeyo ingiriska marka waqti hanogalumin codkoda

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 4 ปีที่แล้ว

    Sifican uwada barnamijka

  • @mohanrijaal2402
    @mohanrijaal2402 4 ปีที่แล้ว

    Thanks bro lkn noo Soo badi dee

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk

  • @nimcomaxamed3499
    @nimcomaxamed3499 4 ปีที่แล้ว

    Adigu turjun qudha falan qaynta ka daaaa