sida loo sameeyo facebook page cover banner design || part 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • #jiilsom #pixellabJiisom #jiilsomPixellab
    Our Facebook bage
    👇👇👇👇👇👇👇
    / jiilsom
    Our Instagram account
    👇👇👇👇👇👇👇
    / jiilsom
    Our threads.
    www.threads.ne...
    Our Telegram chennal
    👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/jiilsom/
    Our Tiktok account
    👇👇👇👇👇👇👇
    / jiilsom
    Our Twitter account
    👇👇👇👇👇👇👇
    / jiilsom
    Our TH-cam channel
    👇👇👇👇👇👇👇
    / @jiilsom
    ⚠️⚠️⚠️You are prohibited from taking my creations, It is also forbidden to use or modify without my permission.
    ⚠️⚠️⚠️Waxaa mamnuuc ah inaad qaadato halabuurkayga, sidoo kale waa mamnuuc in la isticmaalo ama wax laga beddelo fasax la'aanteed.

ความคิดเห็น • 100

  • @jiilsom
    @jiilsom  ปีที่แล้ว +19

    Halkan ka daawo pixellab full tutorial
    👇👇👇
    th-cam.com/play/PLfa1lIu8bp4CzLVmZlDkcMfIaBl4kFQ8a.html
    Muuqaalkii hore
    👇👇👇
    th-cam.com/video/NgyLc820m5U/w-d-xo.html
    Halkan kala deg sawirada shabaga
    👇👇👇
    www.mediafire.com/folder/42yuh7x343tkn/NMTRL
    Halkan kala deg sawirka banner ka
    👇👇👇
    t.me/jiilsom/407
    Halkan kala deg farta
    👇👇👇
    www.dafont.com/typeecon.font

    • @nuuraxmed1816
      @nuuraxmed1816 ปีที่แล้ว

      Shabag

    • @daaru___kheyrka
      @daaru___kheyrka ปีที่แล้ว +1

      Sxp sidee loo soo geliya Farta. Pixlap.🤔

    • @abu__ubayda78
      @abu__ubayda78 ปีที่แล้ว

      @@daaru___kheyrka daawo muqaalaa 6aaad thanks 😊

    • @qalbidajiye4165
      @qalbidajiye4165 ปีที่แล้ว +1

      Ustaad sidee loosoo dajiyaaa farta

    • @abdirizakqayz1756
      @abdirizakqayz1756 ปีที่แล้ว

      @@qalbidajiye4165 so dawo muqaladi hore wax walpa wad fahmaysaye🙏

  • @saacidsheikhcabdicaziiz6253
    @saacidsheikhcabdicaziiz6253 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad allaah ku xafido wax badan kaa bartay kii aan rabayna waa soo sameysay abaalkaaga waxaan ku guda maleh ustaad

  • @aymanal-xaramaynmeia9298
    @aymanal-xaramaynmeia9298 ปีที่แล้ว +2

    Thanks you macalin

  • @saidmohamed2206
    @saidmohamed2206 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @saidjr2042
    @saidjr2042 ปีที่แล้ว

    wan ku mahadsan taha ustaad ajar iyo xasanad allaha ka siiyo ........

  • @abu__ubayda78
    @abu__ubayda78 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Macalin🥰🥉

  • @KING______MOHAN11
    @KING______MOHAN11 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid ustaad ❤❤

  • @jamaaldawlad8654
    @jamaaldawlad8654 11 หลายเดือนก่อน

    Mashalah ustaad

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia4959 ปีที่แล้ว

    Aad baad umahadsantahay sxb nin aan wax badan ka faaiday baa tahay guulayso sxb

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Shugran bro

  • @qalbidajiye4165
    @qalbidajiye4165 ปีที่แล้ว

    Shabagaas xageeeen kaheli Karaaaaa Wll/Ustaad

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Fiiri comments ugu horeeya

  • @abucabbaasalfaradi7290
    @abucabbaasalfaradi7290 ปีที่แล้ว +1

    Su'aal ayaan idin weydiinlahaa idinkoo mahadsan malasamaynkaraa qof afkiisu dhaqdhaqaaqayo sidii mid hadlaaya oo kale

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Waxaad Ka helaysas d id studio

  • @Moh-Teyga-official
    @Moh-Teyga-official ปีที่แล้ว +1

    Wll waxd zoo zameysaa sida loo sameyO TiktoK logo Qurux badan wllk

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. ปีที่แล้ว +2

    Ustad sida muqalada talefonka loo sameeyo noo soo geli iyo waxa ku edit gareyso

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Haye bro

  • @LiibaanMaxamed-qj2lv
    @LiibaanMaxamed-qj2lv ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad 10000000%1000000

  • @calisharaf2829
    @calisharaf2829 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid sxp sare

  • @abucabbaasalfaradi7290
    @abucabbaasalfaradi7290 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal
    salaan kadib Aadbaan ujeclaystay goobtiinnan inaan kusoo biiro waanan kusoo biiray

  • @gemes1
    @gemes1 ปีที่แล้ว

    Thanks pro 🙌 🙏 👍

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Thank you too

  • @gemes1
    @gemes1 ปีที่แล้ว

    Thanks

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Welcome

  • @abdihalim-soomali
    @abdihalim-soomali ปีที่แล้ว

    Macalin farta sida loosoo dajinayo waan kudhibanay telegram kan waan kaa soo dhahay imaso jawabin

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Sorry bro inaan kaa daahay
      Farta sida loo sol degsado daawo muuqalka 6aad iyo 9aad inshallah

  • @wll____muzamil840
    @wll____muzamil840 9 หลายเดือนก่อน

    Shaqo halkee laga soo dajiyaa lph

    • @jiilsom
      @jiilsom  7 หลายเดือนก่อน

      Dhammaan material comment ugu horeeya fiiriya

  • @Ibrahim-ux3ji
    @Ibrahim-ux3ji ปีที่แล้ว

    Shabaq sawirka lagalinayo sideen kuhelaa Halaigu caawiyo fadlan👍

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Link comment yaala fiiri

  • @NaseexatuDiin
    @NaseexatuDiin 6 หลายเดือนก่อน

  • @MohamedibrahimMohamed-z2z
    @MohamedibrahimMohamed-z2z 7 หลายเดือนก่อน

    15:07

    • @jiilsom
      @jiilsom  7 หลายเดือนก่อน

      Comment ugu horeeya soo dhigay dhamaan material ka

  • @hiigsiganoloshachannel9246
    @hiigsiganoloshachannel9246 ปีที่แล้ว

    ustad shabaga halkee ka helaa

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Comment ugu horeeya fiiri bro

  • @luqman553
    @luqman553 ปีที่แล้ว

    Wll sidee looso muujiya mesha ku qoran your projects txn

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Waxay muuqan doontaa marka aad project samayo oo wax design garayso

  • @amiinsayid1201
    @amiinsayid1201 ปีที่แล้ว

    Ustaad telo garm ka soo hadal

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Hye inshallah

  • @QadarmuuseXasan-fm5sl
    @QadarmuuseXasan-fm5sl ปีที่แล้ว

    Mahad sanid ustaad aniga hada ayaa igu horeyso

  • @AbdulaahiDhiplawe
    @AbdulaahiDhiplawe 5 หลายเดือนก่อน

    J

  • @ibnuhusseinalmaktoapoffici5987
    @ibnuhusseinalmaktoapoffici5987 ปีที่แล้ว

    Ustaad soo dhig materialka aad isticmaashay

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Wuu yaalaa bro fiiri comment ugu horeega lifaaqa yaala

  • @caligurey1311
    @caligurey1311 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad farta
    Fyit maba iso dageysee maxa ayada le iso dagi la

    • @jiilsom
      @jiilsom  6 หลายเดือนก่อน

      Daawo muuqal 6aad iyo 9aad

  • @khadarmohamed6142
    @khadarmohamed6142 ปีที่แล้ว

    Gudoomye pixclap iPhone,s ka kuma shaqaynayo please Picsart nogu sharac ama mar mar no dhex gali casharo Picsart🙏

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Pixellab kuma jiro iphone ka

  • @عبدالقادرربانيحسن-ر6س
    @عبدالقادرربانيحسن-ر6س ปีที่แล้ว

    Wllo sida 2 bages la isugu daro noo soo sameee

  • @Murtiileqaraamj5798
    @Murtiileqaraamj5798 10 หลายเดือนก่อน

    Teacher waxad noo sheegtaa sida aan shap ka yaree shandhada ama shabaga ah loo sameeyo in graphic design ka

    • @jiilsom
      @jiilsom  7 หลายเดือนก่อน

      Pixellab waa ku samyn kartaa adiga oo dhibco isticmaalaya

  • @naasixaadanjaamac4241
    @naasixaadanjaamac4241 ปีที่แล้ว

    Wall
    Shabagii ayaan aad ugu baah nahay
    Boqol link ayaa yaala kuu yahay baan garan la ahay isoo calaamadi saxib

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Fadlan fiiri comments ugu horeeya gaar ahaan midka ay ku qoran thy ( halkan kala deg sawirada)

  • @AlpiMcn
    @AlpiMcn 29 วันที่ผ่านมา

    Ustaad shabaga markaan hoos gee is dhaho ma uu iijiidmayo maxaa sameeyaa

    • @jiilsom
      @jiilsom  20 วันที่ผ่านมา

      Muuqaladii hore soo daawo

  • @Smartionline
    @Smartionline ปีที่แล้ว

    MX player kasoo hadal
    Ustaad sirabadan Ayaa kuduugan appkaan
    Oo aan la sookoobokarin

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Inshallah bro

  • @AbdiFitaah-m5y
    @AbdiFitaah-m5y 10 หลายเดือนก่อน

    Asc islaamic technology waxaan ubaahanahay dhibca dhibcaha yar yar xageen kahelaa

    • @jiilsom
      @jiilsom  7 หลายเดือนก่อน

      Comments ugu horeeya links aan so dhigay ka fiiri

  • @abdalleyare7776
    @abdalleyare7776 ปีที่แล้ว

    SAWIRKA DHIBACA DHIBCAHA AH TELEGRAM KA MA SOO DHIGINE INA SAMEEYO RABEY XAGEE KA HELAA USTAAD 👆

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Comment ugu horeeya fiiri halkaas kala deg

  • @Smartionline
    @Smartionline ปีที่แล้ว

    Macaygu waa Maxamed CABDULLAAHI oo jooga cadaado

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Sharaf ku noolow bro

  • @naasixaadanjaamac4241
    @naasixaadanjaamac4241 ปีที่แล้ว

    Saaxib shabaga halkaan ka helaa 👈🏼?????????

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Comment ugu horeeya links yaala si fiican u akhri bro

  • @hawamustafe6661
    @hawamustafe6661 ปีที่แล้ว

    Shabaga side ku hela

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Link fiiri

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      ISLAMIC TECHNOLOGY midka ayay ku qoran tahay halkan kala deg sawirada

  • @anaasirmacalin8639
    @anaasirmacalin8639 ปีที่แล้ว

    Shabiga inte ka hela

    • @anaasirmacalin8639
      @anaasirmacalin8639 ปีที่แล้ว

      Ustad

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว

      Fiiri link comment ugu horeeya yaala ee ku qoran tahay halkan kala deg sawirada

  • @hanadonline6957
    @hanadonline6957 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnd zxp

  • @CaliAxmed-kg5gk
    @CaliAxmed-kg5gk 6 หลายเดือนก่อน

    Sidee lol degaa

    • @jiilsom
      @jiilsom  6 หลายเดือนก่อน

      Muuqaladii hore soo dawwo

  • @apdiqaniburco
    @apdiqaniburco ปีที่แล้ว

    Ustaad wahtsaap kaaga noosheeg ples

    • @jiilsom
      @jiilsom  ปีที่แล้ว +1

      Barta facebook ee ISLAMIC TECHNOLOGY ayaad igala hadli kartaa