ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

GABAR JACAYL WAALI AH KURIDAY NINKEEDA MARKUU NAAG AY TAQAANO KUSOO GUURSADAY GURIGEEDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2023
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

ความคิดเห็น • 138

  • @kingmomalik2042
    @kingmomalik2042 ปีที่แล้ว +52

    Rafadka lagamare anaa arkaye videoga wax la,aan hadhigina pls 🙏🙏🙏😥

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +6

      Shukran wlh min alpii

    • @haala552
      @haala552 ปีที่แล้ว +10

      Markaa sii fura videoga waaba saara bilaa sharuut

    • @sahraluul5339
      @sahraluul5339 ปีที่แล้ว +3

      @@haala552 aniga xitaa intaanan dhageysanin ayaan saraa

    • @aaminasaleeban6943
      @aaminasaleeban6943 ปีที่แล้ว +4

      Waan ogahay abaayo hooyo ilmo haysata dhibkay kamarayso ma yara waaaba ceeb intaan daawado hadaan dhaafo👏

    • @pharhiahappy3583
      @pharhiahappy3583 ปีที่แล้ว +1

      Mesha Allah wll ❤

  • @fatmahussain3509
    @fatmahussain3509 ปีที่แล้ว +18

    Naayada ,waryaada hasoo indha waynaaninee like saara
    Ayaney huno Allah hano kaa daayo😍

    • @marwo2285
      @marwo2285 ปีที่แล้ว +1

      Hhh haye

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 ปีที่แล้ว +7

    Ayaan indho weyney waan ku salaamay ilaahay labada daaroodba ha nagu bad baadiyo aamiiin 🤲

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +24

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🥺❤️🕋

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam

    • @umunadiaahmedali7461
      @umunadiaahmedali7461 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw

    • @maryanmohamed611
      @maryanmohamed611 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 ปีที่แล้ว

      Salalahu calayhi wasalam❤️❤️❤️❤️❤️

  • @farrtun
    @farrtun ปีที่แล้ว +11

    I agree with her she did amazing these men deserve to be treating the way they treat women

  • @nafisajama4405
    @nafisajama4405 ปีที่แล้ว +5

    Waa naag nool. Nin saas kuula dhaqmay ayadoo jacel #1 kadhigtay uu bahdilay. Gabdhaha ha unoqoto cimri qaadasho. Waa waxay hooyoyin badan maskaxda uga jiranyihiin.

  • @ayaanjaamacdheeman9706
    @ayaanjaamacdheeman9706 ปีที่แล้ว +8

    Ayaney wllo alle hano ka xafido wllo
    Walal wiiil ayn xidhiidh leenhay mar wlba waa uisoo wicii jiray lkn Malmahn is Badal ayn ka arkay maxn sameeya walshay qli🥲

    • @ikraanabshirikraandegan8071
      @ikraanabshirikraandegan8071 ปีที่แล้ว +7

      Abyo u aamus raga qaar waxa jira markay ina jeceshahy dareman ku amusa sa uso raadiso Kuna sowaca inay ku xera galiyan goortay dantoda garan gaabsada marka waydi maxa kugu dhacay dheh hadu shekada siwado is adkay oo adna u amus saga ku soradin Hal qofna haku ekan wayo in lagu khayama unuglaan

    • @nimciinmoha7762
      @nimciinmoha7762 ปีที่แล้ว

      Weydi wxa hesta hadu mermersado oo wx saxa kweydo adna ukagabso sidusameyeyba hadu sohadlo lahadal hadu amuso hadal a ubadin😌 hadujariwayo ficilkana🤥 nagulawad dheh🚶‍♀️..🚶 mesha wax important noo ah 🥳ugama jedee ..💃🕺🤔...💝xppti

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +5

    Xbbti aaway qisadii rafiiif diima cimraan

  • @jamilo3021
    @jamilo3021 ปีที่แล้ว +5

    Mashlh wlh waaa friiiid muno
    In hooyadu wax brto oo shqysto waa guulaha ugu wayn aaad nftda ku hormrin kartid

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +8

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @missuk4851
    @missuk4851 ปีที่แล้ว +4

    Ayaany wlh gabadha naxaris miran wayo m.a hdana way daganthy keep going bayo 👏👏👏👏👏

  • @nasteexocumar5399
    @nasteexocumar5399 ปีที่แล้ว +8

    Ayaany aaway qisadii diima iyo rafiif tasaan sugaayy qeyr allha ku siyee 🥰🥰

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 ปีที่แล้ว +10

    Wey ka aaar gosatey muno naag nool 😅 😂😂😂😂

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 ปีที่แล้ว +3

    Wcs xbbty masha Allah tbrkllaahi its good history mcnto waana dareemaya qisooyinka dhibka ka so martay dear waana kaga mahad noqaya mcnto Allah noo ka xafido insha Allah xbbty 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💯

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +4

    Waaw anaa u horeeyo maash'allaah tabaarakallaah

  • @queensacdiyo402
    @queensacdiyo402 ปีที่แล้ว +5

    Wcs mahadsanid saad noola soo dhaqsatay abyo Allah xakuxafido adi iyo familkaaga Allah nii barakeeyo oo nii xafido shukraa abyo 💋😘

  • @naimay4570
    @naimay4570 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah the best story😋👏🏽 sifiican u gaashey taas naag laga dhaha !!! Ayaan gobdoon sister hore u soco you're my rolex model the only somali youtuber aa tahay wlhi❤

  • @shamsoismacil6099
    @shamsoismacil6099 ปีที่แล้ว +2

    asc abyo indha weyn iyo dhamaan asxpta quruxda bdn teem ayaan waa idiin wada salamay ayaaney faar ninka hadalka ugu dambeyo nag muu isu badelay🤭🤣👆

  • @ayanmuse3901
    @ayanmuse3901 ปีที่แล้ว +8

    Nin layskuma haleeyo. Midda kalle ninku hadduu isku dayo in uu dadkaaga iyo walidkaa kaa goyo. Wax wanaag kuuma waddo. Waayo ninka wanaagsan. Ee ku jecel reerkaga ehelkaaga. Asagaa kagga xirir baddan Balse nin raba. In uu kaa gooyey. Naag nool go aanku waa karti iyo heer isku fishaansho

  • @fardowsaxuseyn4026
    @fardowsaxuseyn4026 ปีที่แล้ว +1

    Rabi aa uga aaray iyo habeenadii ey samirtay ee xanuunka nadnaa

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 ปีที่แล้ว +4

    Naaa ayaaney tellkaan gacanta ku.haayaay qisa lee la sugaayay ilaahey hanoo kaa daayo mcney

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan qurruxeey
    Mcnto anoon daawan ayaan saaraa likta wllhi.dar alle kuu jclhy💗💗💗😋💣🕯

  • @remlatahir8633
    @remlatahir8633 ปีที่แล้ว +3

    Aniga dhawan ayn channel kga kuso biiray qisooyinkaga aad ayay igu baxayan allaha ku sharfo wllashey qaliyey ❤🥰

  • @bishaaroahmedbisharo9342
    @bishaaroahmedbisharo9342 ปีที่แล้ว +2

    Msha allh 🌹 ayaan wan kusalamay

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว +7

    Waa ka aargoosatay lkn in markii uu jeclaaday rag damac kama dhamado ilmaha dartood laga rabay in ay ugu laabato ana kuso koray hooyo iyo aabo isfuray ilmaha waxa so gaara kadaran

    • @ziyaamaxamuud2086
      @ziyaamaxamuud2086 ปีที่แล้ว

      Baq baq badana na ma bahdila kunolane anigaba hoyadey iyo abhy waykala tageen alx wana koray abyo bahdil wiliga ha qadan

    • @haala552
      @haala552 ปีที่แล้ว

      @@ziyaamaxamuud2086 anigabo waa kala tageen lkn hooyo imaso korsan eeda idili jirtay waarid kala tagay dhibka waxay so gaareysa ilmaha waaridka somalida inta ay usraaban lee ilmaha rabaan hadii isnacaan ilmaha dartood uma sabri karaan

  • @dhaymanabdi5268
    @dhaymanabdi5268 ปีที่แล้ว +3

    Ayaantan dhaqsi iso garoya video ka♥️🥳

  • @mediabdul9539
    @mediabdul9539 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan damcay inaan comment kasoo qoro sheekadan lkn waan iska dhaafey.

  • @najimaidiris381
    @najimaidiris381 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah xbbti qli keep going ❤️💋

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 ปีที่แล้ว +2

    Niyow dumarka qar ayaan ka Yaabay wllhi wayo Ninka maY GuriGa kab kaGa soo zarto

  • @lakimatan6176
    @lakimatan6176 ปีที่แล้ว +4

    Shekadaan cml Weey igu socotaye nosobobsii abaayo

  • @samiyaahmedise8568
    @samiyaahmedise8568 ปีที่แล้ว +4

    Alla ayaney thanks hppti chanelkaga ano kujiro baba sodhigteyy ❤😊

  • @deeqodeganluula1533
    @deeqodeganluula1533 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abaayo hormar wacan xbbti aniga wanba degsadaa intuu iidegaayo liketa bash aankusiiyaaa💯💯💯💞👍👍👍👍

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +4

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤ 👏💖💖🥰🥰🥰

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 9 หลายเดือนก่อน

    Caleyhi.salaaam❤❤🎉🎉

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว

    Naag nool.💪qisadan waxaan ka bartay faa'iidada iyo midhaha hadhaw laga goosto samirka.

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +3

    Wcs baby mcn mash Allah Ayaanee nimanka marka ay lacag helaan maxay isku badalaan ayaaneey abaayo mcn mash Allah Ayaan guuul mash Allah Ayaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💙💙💙💙💙💙💙💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว +1

    rabiyoow ugar gaar gabdha ha yaa waduuud🤚✋🤚✋🤚✋😢

  • @sheekowanaag1308
    @sheekowanaag1308 ปีที่แล้ว +2

    WCS WW iiwad sheekada🥰🙃mahadsnd Ayaan❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 ปีที่แล้ว

    ASC AYANEY MAASHA ALLAAH WAA SHEEKO CAJIIB AH WEY KA AARGOSATAY WAA GABAR GO.AAN LEH SI FIICAN BEY SAMEYSAY BADAL KHEYR LEH ALLAHA SIIYO INKASTOO NIMANKA XILIGAN JIRA INTODA BADAN 98% AY QAAIMIIN YIHIIN

  • @aashocqaadir2845
    @aashocqaadir2845 ปีที่แล้ว +2

    Naag igadheh walahi waxasanagkagadhahaa wayka arkosatay waliba argoosi cajiiba

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 9 หลายเดือนก่อน

    aaargooosi..igadheh..saxiiix saxiiix✅️✅️✅️✅️✅️

  • @deqahassan9497
    @deqahassan9497 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 🎉

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +3

    Ku saliya NNK SCW

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah Allaah xa ku xifdhiyo

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +2

    Wcs wr wb abyo solaabsho wcan😋🥰🥰

  • @iqrocadeey8997
    @iqrocadeey8997 9 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney meelaa kaala soo xariiro isheg abayo

  • @queenfarxiyo4282
    @queenfarxiyo4282 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahey ha ku xafido ayaanee

  • @salmaahmed6168
    @salmaahmed6168 ปีที่แล้ว

    Ayaneey ilaahey haku bareko abayo qali 🥺🙌🥰

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 ปีที่แล้ว

    Ayaney ilahey hakubarakeyo abayo mcn weyka argosaty

  • @iqracabdi8755
    @iqracabdi8755 ปีที่แล้ว +2

    Ayaneey qisadii dima meeday qaybti 10

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +3

      Xbbt maanta waa iisuurta gali waysay birito subaxii soo galinaaa inshaaa allaaah

    • @iqracabdi8755
      @iqracabdi8755 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 haye mcnto

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 ปีที่แล้ว

    Mashaallah good job sister

  • @xamdiqaasimmuriidi
    @xamdiqaasimmuriidi ปีที่แล้ว +2

    Asc ayaaney anaa uhoreeya caawa

  • @ayanmuse3901
    @ayanmuse3901 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo Khisada maddaan dhamayn badh tankaad uga tagtay intii kalle xageed uga tagtay

  • @keinhussein8768
    @keinhussein8768 ปีที่แล้ว +4

    Asc. Abaayo Soomaali miyaa dadkaan aad ka sheekaynayso

  • @nastexokhalid9439
    @nastexokhalid9439 ปีที่แล้ว

    Ayaan sheko mcn mash Alah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashey mcn ayaan cadeey waan kusalaamay

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 ปีที่แล้ว

    Jah libaaxad weye muno walhi nayaa nimanka hadada iska celin oo xaqaga kaso dhacsan way kugu tumanayaan kawarn waa san yeli lahaa 💋💋💋✌️✌️🙈🙈😂muno naag nol iga dheh

  • @afrikaofficial9492
    @afrikaofficial9492 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo keep going

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +1

    Ayan indho wayn

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 ปีที่แล้ว +4

    Nayaa ayaaney chanalkii yaraaa xeekudhacay qisadiii diina iyo rafiif😪

    • @zynapahmed3702
      @zynapahmed3702 ปีที่แล้ว

      Chaneelka kale link kiisa isii abayo

    • @aaminasaleeban6943
      @aaminasaleeban6943 ปีที่แล้ว

      @@zynapahmed3702 qisas chanal abaayo sheeko mcn kasocta

    • @zynapahmed3702
      @zynapahmed3702 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid ... waanhelay

  • @fatumahassanhassan3423
    @fatumahassanhassan3423 ปีที่แล้ว

    M,a abayo Allah kuxifdiyo mcney

  • @yasminmuqtar1229
    @yasminmuqtar1229 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka qaar sida in lo galo wa wajib War damiir xuma oo doqon sana murayad uu jabiyey ayu raba ino isku kabo Audacity kisa la yaabey ino naag todobo gurgedi kula galo qosol iyo Maxabo aysan iyadi ka Helin siiyo naag kale ayu rabey in sidi lo noqdo marku furaye kibirkeda jibi ayu is laha balse walaga tashtey jecliya markey dumarka ogadan qiimahoda

  • @nuurtojimcale3142
    @nuurtojimcale3142 ปีที่แล้ว +3

    Asc abayo nin waxa laamin maaha side dan haso racini

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว +1

    Wsc Ayaan goodbon qll xiid

  • @roodamohamed4570
    @roodamohamed4570 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wllo

  • @naimapaeqaali6198
    @naimapaeqaali6198 ปีที่แล้ว +1

    I mis u 👑 quen

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍

  • @zamuomar2988
    @zamuomar2988 ปีที่แล้ว

    Ayan indho weyney wanba kugu heysta ani 🥰🥰🥰

  • @hodanali5914
    @hodanali5914 ปีที่แล้ว

    Gabadh mool Bay ahayd meeahii lagugu bahdilay lama sii fadhiyo

  • @saciidabdiqadir8290
    @saciidabdiqadir8290 ปีที่แล้ว +2

    Wsc

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 ปีที่แล้ว

    Wanku dawana hbbty sifcn

  • @nimohassan5877
    @nimohassan5877 ปีที่แล้ว +1

    Ma💯💯😂✔️🥰🥰

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 ปีที่แล้ว +2

    farxadiisa buu kafakaraayaa iyadana farxadeedii buu ceel kuridayaa dad kala warla

  • @nadiiraabdiqani5149
    @nadiiraabdiqani5149 ปีที่แล้ว +2

    Saan u sugayay wllhi ma malayn kartid😅

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    maansha allh maansha allh wll waaw waaaw waafarxad🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍🐎🐎🎉🎉🎉🎇🎇🎆🎆🎋🎊🎊🎊🎁🎁🎁🎉🎉🎉👑👑💍💓❤❤💘💙💚❤❤💓💓💖💗💞💞👍👍🇸🇴🐎🐎🇸🇴👍

  • @zeynabmohamedali9630
    @zeynabmohamedali9630 ปีที่แล้ว +2

    Anaa uhoreeyo cawada ☝️😁

  • @safiyomcnhussein5425
    @safiyomcnhussein5425 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ruqiyoismanmaxamad3047
    @ruqiyoismanmaxamad3047 ปีที่แล้ว +2

    Wey kusugtay waa istahilkesa inaa la eryo asxan malahan runti

  • @zhahaanabeutiful3284
    @zhahaanabeutiful3284 ปีที่แล้ว

    Abayo hore usoco😀🥰🥰

  • @safiocadey-1871
    @safiocadey-1871 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉🎉❤❤

  • @nacimohuseen5836
    @nacimohuseen5836 ปีที่แล้ว

    Nagnool waaye

  • @shukriabdukadir9164
    @shukriabdukadir9164 ปีที่แล้ว

    Ayaaney waa sogaayey qeybta labaaf

  • @zuzu-ss2cl
    @zuzu-ss2cl ปีที่แล้ว

    Mudankiisa ey marisay ❤️

  • @marwo2285
    @marwo2285 ปีที่แล้ว

    Way ka aarsatay fariid

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @ladanyusuf5211
    @ladanyusuf5211 ปีที่แล้ว

    Ayaney wanku sugjkari waaye

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah tabaarakulaah jisaakalaahu qayr Scwscwscwscwscw

  • @dauudmahadabdule6449
    @dauudmahadabdule6449 ปีที่แล้ว

    Asc habo janaalkaaka labaada magaciisa u baahanahaye

  • @aymennahir118
    @aymennahir118 ปีที่แล้ว

    Wcs abayo

  • @sahroahmed9524
    @sahroahmed9524 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤😢😢😢

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 ปีที่แล้ว

    Ayeeney qisadu ma somali baa xbbti

  • @caashajamaac9791
    @caashajamaac9791 ปีที่แล้ว

    Way ka aargoosatay

  • @jamilo3021
    @jamilo3021 ปีที่แล้ว

    Fisrs xbbt

  • @sahroahmed9524
    @sahroahmed9524 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bushramosleh3593
    @bushramosleh3593 ปีที่แล้ว

    Haduu Ida go ankeda noqday danteeda iidataqano

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 ปีที่แล้ว

    siwacn ayey ugashey wasakha😂😂😂

  • @salaadoAadan
    @salaadoAadan ปีที่แล้ว

    🥳🥳😭