SIXIRKA IYO ISHA IYO JINKA KAGA SAAR GURIGAAGA /AQALKAGA QURAANKA/WA RUQYAH SHARCIYAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein206 4 ปีที่แล้ว +72

    ilaahayow nagu caafi qur ankaga ilahayow khaatumo wanagsan nagu dil ilaahayow noo dambi dhaaf ma qaldame waa ilaah ilhyow idambi dhaaf🤲 ilhyow no dambi dhaaf😢 ilhyow janadada nagee ilhyow noo naxariiso🤲

  • @dumargufilron4442
    @dumargufilron4442 4 ปีที่แล้ว +43

    Waan caafimday markan dhagasdo allhugabr zumxaalllh🤲🤲🤲🤲

  • @bashirabdihassan1975
    @bashirabdihassan1975 6 ปีที่แล้ว +65

    masha allah quraanka waa daawo marwalba an quranka akhristo waxan darema cfmd markan kurbaysanahay markan xanaqsanahay markan jiranahay markan jiifo markan socdo quraan ayan akhrista wax walbo way idaynayaan farxad ayan kaqada iyo jecel alle

  • @quruxsanali1995
    @quruxsanali1995 4 ปีที่แล้ว +31

    Alx quranka rabiyow kalimaadkaga nagu caafi qofka aqrinayana carabkiisa cadaabta ka dhowr

  • @umuaisha3731
    @umuaisha3731 2 ปีที่แล้ว +17

    Ilahay qalibtena ha galiyo quranka ilahayow Naha nuni amiin yarobi 🤲

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman7374 3 ปีที่แล้ว +29

    Ilaahow caafimaad nagu sii aamiin yaa Allah

  • @abdihakimmohamed4561
    @abdihakimmohamed4561 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah yarabi cafimaad taam ah nasii manta iyo inta camrigeyga ka dhiman inta muslim ee xanunsan cafimad taam ah sii yarabi

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 7 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah ilahow qurankag nagu caafi oo nodambi dhaaf aqiro iyo aduun cadabta naga kori aamiin

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 7 ปีที่แล้ว +218

    gabar aan dhalay waa 6 jir waxay idir aahdaa markay seexanayso quraan ii daar masha alaa ilaahaw awlaada noo xafid oo noo ilaali intaan haysana sii ilahow noo caafi oo noo daa amiin yaa rabi

  • @fatumaismail1813
    @fatumaismail1813 5 ปีที่แล้ว +26

    Allow noo aqbal Quraanka sheekha aqrinayana kheyr aan dhammaan Rabbow sii

  • @idirisabdi6481
    @idirisabdi6481 6 ปีที่แล้ว +34

    MANSHA;ALLAH QURANKA WAXAN AHEYN OO DAAWO AH MAJIRAN ADUUNKA WAXAYNE MAHAD U SUGAN TAHAY ALLAH

  • @fartunmohamud5583
    @fartunmohamud5583 6 ปีที่แล้ว +20

    Maasha Allah Allah ha nagu sugo xaqa aamiin Allah ha nagu caafiyo kalaamka allaah aamiin Allah ha naga dhigo kuwii qayrka isku kaalmeesta aamiin

  • @baraakonasjacel3107
    @baraakonasjacel3107 7 ปีที่แล้ว +113

    Yarabi
    Cafimaad
    Tam ah
    Nagusii
    Isha iyo saxirka
    Iyo jinka yaarabi
    Adiga ayaan kamagan galay
    Cawa iyo intii cimrigeyga kadhiman adaan ka magan galay amiin

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 4 ปีที่แล้ว +17

    Isodociya jazaka allah Allah xifdiyo iso dociya manta wax kali ma rabi Allah murugta welwal dhibta saro so dociya murad leyahaye allah saqiro insha allah Allah ka aqbadona wllkeye wlashye

  • @khadralucky1008
    @khadralucky1008 7 ปีที่แล้ว +83

    Mansha Allaah beautify Qur'an❤💟 illahoow nagu dawey qawlkaga anaga iyo intii islama oo xanuunsan amiin yaa rabbi

  • @marwasoohan7551
    @marwasoohan7551 7 ปีที่แล้ว +8

    Machaallah wa quuran dhamtisu wanagsan yahay iyo duco qiiymaleh ilahayow nogu caafi aniga iyo muslimita dhamaantood oo wixi shar ah rabiyo naga gabo amiin inchaallah

  • @najmoabdulqaadirnajmoabdul2668
    @najmoabdulqaadirnajmoabdul2668 5 ปีที่แล้ว +17

    Ajar iyo xasanaad allaha idin ka siiyo a aka iyo intii islaam ah ha ugu caafiyo aamiin yaa allaah

    • @gudoyusuf7754
      @gudoyusuf7754 ปีที่แล้ว

      Sss😢😢🎉🎉🎉🎉

  • @rahmabashiir4895
    @rahmabashiir4895 6 ปีที่แล้ว +43

    Mansha allh sheekhow mr kasta aqalka ayan ku shida illahay ajar iyo xasanaad hakaasiiyo 10:35 PM ❤❤❤❤

  • @haredfarahmohamed8427
    @haredfarahmohamed8427 7 ปีที่แล้ว +57

    MAASHAA ALLAAH EE ILLAAHOOW NOO FUDUDEE QURAANKA BARASHADIISA OO NAGU HANUUNI JIDKA TOOSAN (AAMIIN AAMIIM AAMIIN).
    WALAAL ADIGUNA AJAR IYO XASNAAT EEBBE HAKAA SIIYO HANA KUUGU DEMBI DHAAFO.
    AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

  • @wounderfulworld725
    @wounderfulworld725 7 ปีที่แล้ว +30

    Masha allah quraanka qalbiga ayuuu daawo u yahay mashallah

  • @CabdisamadCabdisamad-qe3nl
    @CabdisamadCabdisamad-qe3nl 6 ปีที่แล้ว +53

    Wallaahi naarta dad ayee sugeysaa qofwaliwa waxoo shaqesto ayaa hor yaal alle subxana watacalaa wax kaqarsoon majiraan yaa rabbi

    • @hodangele2484
      @hodangele2484 5 ปีที่แล้ว +2

      🐑🐐🐪🐫🦎🕋🕌

    • @farhanhaji5894
      @farhanhaji5894 5 ปีที่แล้ว +2

      @@hodangele2484 qeez

    • @ibadoosman837
      @ibadoosman837 4 ปีที่แล้ว

      Walaa sidaad adigu u ogtahay xaqiiqda. Usheeg saaxiibadaa ehelkaa dhamaan si au somali dhibkan uga gudubto

  • @kulaaniyareofficial2978
    @kulaaniyareofficial2978 5 ปีที่แล้ว +23

    Ilahay ahidinka seeyo ajir iyo xasanaan badan waan ku daa wooway wllhi

  • @samraabdi843
    @samraabdi843 7 ปีที่แล้ว +56

    masha Allah Qur'anku waa nasteexo iyo daawo alle xagiisa nogayimid (fiiro gaara )clipkaan qeybta udambeysa waa duco aad qaali u ah

  • @sahrahassan3038
    @sahrahassan3038 6 ปีที่แล้ว +10

    Maanshallahu ilaahay nugu daween quraankaga wanaagsan aaaaamiin yaa rabiiiiiiii .

  • @halimonoor7562
    @halimonoor7562 7 ปีที่แล้ว +20

    asc walal ahen cuulamadah allahay naano xiifato ciilmiga ay uu tagan yiihin haaben iyo maaliin illahay hanuu afaco ciilimada ajar iyo xasanad illahaya hakasiyo amiin

  • @abdirahmannaseep1259
    @abdirahmannaseep1259 5 ปีที่แล้ว +37

    Really the holly Qurran is the pure madecine for human kinds created by Allah swc

    • @faadumomahmud4418
      @faadumomahmud4418 2 ปีที่แล้ว +1

      Şìiii7⁸⁹poiìzumn0⁸900maçlokuĺbjlllø⁹

    • @farahhassanelmi3205
      @farahhassanelmi3205 2 ปีที่แล้ว

      Bro you are best but only you must know that the qur'an is not created but is the talking of Allah did you understand🥰👍👍

    • @farxiyoduraan604
      @farxiyoduraan604 ปีที่แล้ว

      @@faadumomahmud4418 aq

    • @Mssadnaaadan
      @Mssadnaaadan ปีที่แล้ว

      ​@@farahhassanelmi3205 à❤.

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 4 ปีที่แล้ว +7

    ILAAHOOW aniga iyo xaajiga dagaal naga dhaman waayay ilaahoow dhexdeena nabad nooga DHIG YAA Rabii AAMIIN YAA RABBI

    • @Qeyrto2
      @Qeyrto2 3 ปีที่แล้ว

      Amiin abyo hada ka waran jawiga ani dagal kas ina heeesta

    • @muniiramaxamed2107
      @muniiramaxamed2107 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aniga xataa waan kula qabaa

    • @Qeyrto2
      @Qeyrto2 3 ปีที่แล้ว

      @@muniiramaxamed2107 ilahey haka dulqado sis

    • @SuhuurMoh
      @SuhuurMoh 4 หลายเดือนก่อน

      Abayo aniga iyo ninkaygu sidas ayan ahayin istqfarta iyo saliga nebiga ku cel celi saladadana tuko is bedel ayad Arkaysa inshallah

    • @xukuncali7270
      @xukuncali7270 2 หลายเดือนก่อน

      Amin amin bayo illhy ku adkeyo gurigaga

  • @zulfaabdulmal5832
    @zulfaabdulmal5832 7 ปีที่แล้ว +33

    Marsha Allah beautiful Quran l love the way you bless oil Muslim brotherhood and isistrs Allah Allah bless you and bless you mother

  • @hamdiladan886
    @hamdiladan886 6 ปีที่แล้ว +29

    Masha Allah allow dintada mcn nagu Dil yaaa rabi qalubtena Ku xafid dinta mcn yaaa rabi Amiiin

  • @GuraneAdan
    @GuraneAdan 5 หลายเดือนก่อน +2

    Rabiiyow nagasaar oo igaa saar isha xasadka faqriiga iyo sixirkaa ❤❤

  • @nafisonuur9151
    @nafisonuur9151 5 ปีที่แล้ว +18

    Mnzha Allah quraanku waa farxadayda kaliya

  • @fatmahabikalsonidanafta9508
    @fatmahabikalsonidanafta9508 6 ปีที่แล้ว +27

    Masha allaah hurdaa iqabatay aadban ugu raxeystay qeer alloow kusii hooyo mcn iyadana ajir allaah haka siiyo

  • @kadarciise7259
    @kadarciise7259 5 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa allah ilaahayow Nagu Anfac culimadaanadana noodaa ajribadana kasiii yaarabi

  • @hibanura6097
    @hibanura6097 7 ปีที่แล้ว +30

    masha allah qurankan woo fican yahay wad mahad san tihin

    • @nolashawaafarxad
      @nolashawaafarxad  7 ปีที่แล้ว

      hinda happy adiga ayaa mudan ku soo dhawaaw bage ka subscribe ne saar

    • @adanhussein3358
      @adanhussein3358 6 ปีที่แล้ว

      Mashaa Allah may Allah grant us his shifaaa

    • @aminadualle6479
      @aminadualle6479 6 ปีที่แล้ว

      Yaarabi,qanqo,ayaan,lasookacay, ilahow,caafemad,nasii

  • @videogamelover.0g
    @videogamelover.0g 2 ปีที่แล้ว +32

    I had problems with sleeping and this helped me a lot!!!!!!!!

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah alxamdulillah allow adiga mahaadaiskale Oislamnagadige Allah ajir iyo xasanad hakasiyo sheikh Amiin yarabi

  • @kayzerabdallahali3244
    @kayzerabdallahali3244 5 ปีที่แล้ว +19

    Ma shaa Allah ilahay haku xifdiyo sheekh

  • @nazraapdirizak1573
    @nazraapdirizak1573 4 ปีที่แล้ว +4

    yaarabi awlaad isii adaa caadile iyo caafimaad sareecana insha alaaah

  • @musemurad7422
    @musemurad7422 7 ปีที่แล้ว +78

    masha allaah illaahow quraanka qawl noga dhig yaa rabi nacafi yaa xaafudu naxafid haydaanka iyo wixii sharleh ba naga nabad gali illaahyo cadaaabka naga badbaadi yaarabi yaarabi no naxariiso yaarabi wixii buka caafi ya allaah kuwa cafimadka qaba u siyaadi yaa allaah awoodi adigay kuu sugnaatay yaa Rabi amaan adigaa ikale yaa Rabi nagu daawe qawlkaaga illaaha qaniga ah illaaha Raxmaanka ah illaaha deqbadana ah illaaha amaan dhamaanteed ikale illaaha aan baahan ee loobahan yey illaaha risiqa bixiya deeq badana ha ah illaaha nabi muxamed scw risaalada nogu so dhibay illaahay ayaa mahad dhamaateed iskale

    • @maryandheer7988
      @maryandheer7988 7 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah

    • @nawaalsaciid7399
      @nawaalsaciid7399 7 ปีที่แล้ว +2

      Muse Muradwjn all day today with a little while longer than I 💭 it would be a great weekend too late now I'm just gonna have the money and you know how you been 👆 to you too 👶 👧 and she is not good for the first adjoiningtsiukiy

    • @ayanfarah6657
      @ayanfarah6657 7 ปีที่แล้ว +3

      Muse Murad of

    • @ifraahibrahim5137
      @ifraahibrahim5137 7 ปีที่แล้ว +2

      mansha allaah

    • @idirisabdi6481
      @idirisabdi6481 6 ปีที่แล้ว +2

      MANSHA'ALLAH WAXAN KU MAHADINEYNA ALLAHII NAGA DHIGAY MUSLIM DIINTEYNA ISLAM KADHIGEY AYEY MAHAD U SUGNATAY

  • @cabdixakiincajabi888
    @cabdixakiincajabi888 5 ปีที่แล้ว +15

    Asc masha Allaah sheekh Allow quraanka nagu sug naguna barakee

  • @nuurdiinmohamud8539
    @nuurdiinmohamud8539 4 ปีที่แล้ว +9

    Allow iga qaat waxa isaaran.
    Wlhi cadi ma ihi.
    Alle ayaa cafimad ka dalbanayaa😭😭😭😭😭😭😭😭.
    Allow qurankaga igu cafi.
    Iina danbi dhaaaf🤲🤲🤲🤲

    • @nuurdiinmohamud8539
      @nuurdiinmohamud8539 4 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiiin yaa rabi

    • @junaydialifmarjaani5017
      @junaydialifmarjaani5017 4 ปีที่แล้ว +1

      Mansha allah allow nagu caafi kuli intii dhib shaydaan iyo xaasid ku hayo

    • @SuhuurMoh
      @SuhuurMoh 3 หลายเดือนก่อน

      Wll quranka aqriso dhegayso tuko cuntada bedel socodka badi gm tag asxabta iyo dadka xun bedel waxad arkaysa ado is bedelay

  • @sabriyehalane8906
    @sabriyehalane8906 ปีที่แล้ว +1

    qur.aankuwaa Malabo
    mudan xushmad iyo axrin
    waana Daawo
    qofkii aaminaa waa ku daawoobaa

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 4 ปีที่แล้ว +8

    Illahow nagu xafid Quranka amin

  • @quruxdumar2158
    @quruxdumar2158 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow cafamad nagu sii quraanka yaarabi dawo nogadhig isha sixirka jinka kuli adaaan kaama gangalay yaaaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @safiyosaciid1458
    @safiyosaciid1458 2 ปีที่แล้ว +11

    Ilahow quraanka nagu caafi ani iyo inta kle ee xanunsan😥🤲.

    • @SundusAli-e1w
      @SundusAli-e1w 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin❤😢

  • @asmasuuban4955
    @asmasuuban4955 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlllyaal ii soo Duceeeya waan
    Xanuusanayaa il binambaa
    Igu dhacadaye inu allha icaafiyo
    Oo iga badabaadiyo😭😭😭😭😭

    • @Qeyrto2
      @Qeyrto2 3 ปีที่แล้ว

      Ilahey haku cafiyo abyo ani wa iskaga shaki sana hay hada se dareme

  • @ibraahimaxmed4461
    @ibraahimaxmed4461 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah illaho qalbiga ino daawey inta xanuunsan iyo anaga

  • @ahmednoor3045
    @ahmednoor3045 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallah ILLAHAY hanagu daaweyo quranka amin

  • @am-yt7ks
    @am-yt7ks 6 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah dadkii sixir baa lagu baabiiyee dadka intooda badani weey foororaan ,. Sual miyeey salaadu KU adagtahay waad sirxantahay and u need dabiib by detective investigator researcher in Islamic method and Allah yaxfidkum walaahu aclam na

  • @yurubaadan2995
    @yurubaadan2995 6 ปีที่แล้ว +7

    ilaahow sixirka isha jinka naka qabo
    allhumma najjinaa mina al shaydaan

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 7 ปีที่แล้ว +6

    Ilahow qurankag nagu cafiy oo sheesh yadan ajar iyo Casanad kasii aamiin yarabi

  • @aminaheibe3231
    @aminaheibe3231 5 ปีที่แล้ว +8

    Yaa rabi no gargar nagu anfac quran kariim 🤲🤲🤲

  • @bashiirabdi-u1p
    @bashiirabdi-u1p 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah allaha caafimaad kusiiyo intii xanuusan aamin aamin

  • @cadniab8955
    @cadniab8955 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah Allow na caafi dhamanteen nana hanuuni amiin.

  • @aminadirir9917
    @aminadirir9917 7 ปีที่แล้ว +69

    Please get More Quran I love the Quran and I'm just 12

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว +10

    Alxamdulillaah illaahay na xafid jazaakallaahu khayr

  • @nasro5698
    @nasro5698 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ilahow ajir iyo xasanad kaa sii anagana ilahow nodambi dhaf ilahow uwadka nowanaji oo bari noga dhig intan haysanina ilahow sii🙏🙏

  • @abwaanmaxamudkoofiyo7287
    @abwaanmaxamudkoofiyo7287 5 ปีที่แล้ว +50

    Alxamdullilah Diintu waa nasteexo

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 5 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah Alxmdulilaah Allahu akbar Laailaah ilalaah Maxamadu rasuullah ilahyoow xaqa nagu sug yaa Rabi ilahyoow meel kale aan aadno malaah oo adiga aheen ilahyoow cafis iyo cafimaad aan ku wedisneyna aduun iyo akhiira aniag iyo intii muslim ah

  • @mustafiisse100
    @mustafiisse100 2 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah quranku waa dawada dabta ah 🥰🥰

  • @muhamedrooble3929
    @muhamedrooble3929 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh 100 iyo 14 dhaxdooda nagu Dil, Ilaahow Aamin.

  • @isakmohamoud3331
    @isakmohamoud3331 7 ปีที่แล้ว +321

    hadii caafimaadkaagu xumaado xaga alle u carar waayo awalba naftan isagaa abuuray

  • @maxamedaadan4188
    @maxamedaadan4188 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalaah quraanka markaa dhageeysyo caafimaad dareema alx ilaahow nagudawee sheeqa ajar kasii

  • @somalibio6269
    @somalibio6269 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah 😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ilaahow intii xanuusan cafimaad Taama sii

  • @mujaahiddhamac.8748
    @mujaahiddhamac.8748 6 ปีที่แล้ว +2

    mshalaah waa dawada rabbi ilaahay adoomihhiisa ugu gargaaray

  • @fowsiyacookingfood3058
    @fowsiyacookingfood3058 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah xafidullaah allahumma aamiin 🤲🤲🤲 shiek shukran, I love to Quran 😭💞💝🧠

  • @SaamiraMaxamed-t3z
    @SaamiraMaxamed-t3z 4 หลายเดือนก่อน

    AlxamdulilaH dhageysiga quranku wax yaabo badanbu ii hagaajiyey wlhi🤲🤲🥹

  • @zamzamsharaf4158
    @zamzamsharaf4158 3 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah diintu waa nasteexo ❤❤

    • @startime3634
      @startime3634 3 ปีที่แล้ว +1

      masha alaah ilaahay ajar hakasiiyo quraansida fiican aad u aqrisay

  • @axmedxeefoow223
    @axmedxeefoow223 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilahoyow quraankaga nagucafi amiin

  • @shukrimaxamed9793
    @shukrimaxamed9793 ปีที่แล้ว +1

    Aameen Allow naga Qabo shartooda🥺🤲

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 ปีที่แล้ว +23

    الله اكبر الله اكبر أشهد أن لا إله إلا الله أشهد أن محمدا رسول الله

  • @yassminsalah8406
    @yassminsalah8406 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allahu Akbar ilahow naga qawo xasidka isha iyo saxiriita amiin aamiin

  • @naiimamaxamed9966
    @naiimamaxamed9966 7 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow nagu daweee kalaamkaaga adinkana ajar allaha idiinka siiyo

  • @abdirahmanahmedelminacaye8805
    @abdirahmanahmedelminacaye8805 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, Ilaahow Na xafid If iyo Aakhiroba, Ilaahow Dariiqa Wanaagsan Na waafaji Yaa Rabi, Aamin Yaa Rabi

  • @xasanwarsame6250
    @xasanwarsame6250 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow Quraanka nagu caafi yaa rabi🙏

  • @sahramuhumed2252
    @sahramuhumed2252 6 ปีที่แล้ว +2

    Man. Shaa. Allaah. Ilaahow. .intabultodhaba. caafimaad. Dag daga. Kusii. Quraanka. Aamiin. Aamiin. .aamiin. yaa. Rabi

  • @leiladuale4486
    @leiladuale4486 6 ปีที่แล้ว +15

    manshallah illahey quranka hanuguxafido

  • @foosmahamed4444
    @foosmahamed4444 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow qeer ku sii sheikh markaan dhageysto korkeyga dhan jiririco ka kaceyso

  • @prettyfarhia8985
    @prettyfarhia8985 5 ปีที่แล้ว +13

    Ilahay cafimaad ha inagu wada siiyo aaamin aaamin

  • @magnificentdarwish7956
    @magnificentdarwish7956 4 ปีที่แล้ว +2

    aniga iyo caruurtayeda 911 kayagu waa quraanka kariimka ee ilaahay ha noo barakeeyo aaamin yaarabi

  • @mhadhassanahmed412
    @mhadhassanahmed412 5 ปีที่แล้ว +21

    Mashallah walahi waa caafimaad

  • @sagaldaahir2593
    @sagaldaahir2593 4 ปีที่แล้ว +4

    Man sha allh quraan cod macan lagu akhrinayo 😍😘

  • @mssworldchannel6039
    @mssworldchannel6039 4 ปีที่แล้ว +9

    Allow na xaafid allow owlaad isi xasadka iga qabo yarabi aroos cusub ahay ilahayow gurigayga cadawaka ka qabo

  • @mohamedmireali7807
    @mohamedmireali7807 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalaah alloow ka abalmarari annaga nug caafi yaarabiiiiii

  • @maryanahmed8551
    @maryanahmed8551 5 ปีที่แล้ว +17

    Ilahow na ilai amin yaa rabi

  • @amalahmed5064
    @amalahmed5064 7 ปีที่แล้ว +38

    غسل الله قلوبكم بماءاليقين ،
    وأثلج الله صدوركم بسكينة المتقين ،
    وعافاكم الله من كل تعب وأنين ، ورزقكم الله رضاه إلى يوم الدين ..

  • @ikramjama3991
    @ikramjama3991 7 ปีที่แล้ว +7

    maansha allah illaahow nagushaafi quraanka

  • @abdihakimmohamed4561
    @abdihakimmohamed4561 ปีที่แล้ว +9

    3 jeer ayan so dilmay hadana wan leyahay yarabi ilmo cafimaad qaba isii ya raxmaan ya raxiim inta qeyrka jecel iso duceya

  • @ibrahimaden7317
    @ibrahimaden7317 5 ปีที่แล้ว +19

    I love quran and allah also the prophet

  • @sacidohussein3040
    @sacidohussein3040 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah abti mcn ilahi ajar hakasiyo quraanla waa dawada saxda eh

  • @fartuncabdi9135
    @fartuncabdi9135 7 ปีที่แล้ว +19

    Allow adun iyo aakhira nogu shafec quraanka

  • @sucdasalaam
    @sucdasalaam ปีที่แล้ว +1

    Mash allah allow inta xanunsan ku shaafi adne ajar ale hakasiyo

  • @fahmoahmed1244
    @fahmoahmed1244 7 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa allaah ilaahoow nugu daweey quraankaga Amiin

  • @maymunali9449
    @maymunali9449 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ilahey cfmd hanagu siiyo Yaa rabi cfmd isii😢😢

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 2 ปีที่แล้ว +13

    Quranka waa hanuun👍👍👍

  • @hooyouroonaxmad1555
    @hooyouroonaxmad1555 5 ปีที่แล้ว +1

    Intaxanuusan Allah haylow cafimaadsii intacaafimaadka haysat allahyow usiyaadi

  • @hibaaqibrahim1457
    @hibaaqibrahim1457 2 ปีที่แล้ว +8

    Maansha allah Quran is great

  • @qamardagan5738
    @qamardagan5738 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ilaheya haku xifadiyo

  • @nasteexoali6488
    @nasteexoali6488 7 ปีที่แล้ว +16

    mashsllah beuatyfull quraan

  • @hodogul2575
    @hodogul2575 6 ปีที่แล้ว +7

    Walalay talo ayan ubahanahay rerkan kadhashay aya isixray oo markasta waay cusbonaysinayan anigu weligay madhibin qofna dhib laman jeclan manarabo inan ifka kaga argosto oo ilaahay ayan uga ashkatoday oo akhiro ayan udhigay dacwadayda
    Rerkaygu noloshi ofhan ayey iga qariben cafimad kaygi wuu iga warersan yahay shaqokasta waan kacarar nolosha odhan waa igu cidhi lacagtu waay iga cararaysa oo shilin uguma hakanayo laba jeer ayan gursaday oo gurkina wuu iga burburay oo niman xunxun aya calafku igu dhacay noloshayda odhan waa up side down
    Allhamdulilah waa wax ilaahay qoray ee iso duceya inu dhibkan ilaahay iga qado

    • @natashamohamed4150
      @natashamohamed4150 6 ปีที่แล้ว +1

      Hodo Gul asc abaayo ilaah hakaaa qabto waa cadawe kuwaas lama dhihi karo qaraabo wlh sabar kada wax kuu dhaamo maleh iska sabar kuna daay ilaaah adina ilaaah haku caafiyo sabarka aad sabartay cafimad ilaah hakugu badalo

    • @nastehochanell3391
      @nastehochanell3391 5 ปีที่แล้ว +1

      subxaanka alloow kaa dulqaad.

    • @faadumobashiir1729
      @faadumobashiir1729 5 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @suhaansiciid8317
      @suhaansiciid8317 5 ปีที่แล้ว

      Marka hoodo see u ogaaty reerkaaga iney ku sixreen

    • @ikranahmed5437
      @ikranahmed5437 5 ปีที่แล้ว +1

      Illaahay haku caafiyo wll isaga a wood leh