DHAQANKA [XILIGA DHALAN YARONIMADA] GEEDA XAAFADA MAXAA KA DHACA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ส.ค. 2024
  • muniir official
    Name muniir
    Actor / Comedy /
    TH-camr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment
  • ตลก

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @GulaidFaisalMohamed
    @GulaidFaisalMohamed 4 ปีที่แล้ว +1078

    Haday hooyada macaan nooshay please like hooyo alle anoo dhaafo 😭😭😭

    • @isterliinofficieleisterlii9409
      @isterliinofficieleisterlii9409 4 ปีที่แล้ว +3

      guuto channel ii sare waan Ku sarey

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว +2

      @@isterliinofficieleisterlii9409 abaayo SUBSCARB ISAAR ALLHA KUBARAKEEYEE

    • @faadumokulane8993
      @faadumokulane8993 4 ปีที่แล้ว +3

      Masha alaah

    • @faadumokulane8993
      @faadumokulane8993 4 ปีที่แล้ว +2

      Horo usocda waligii n

    • @ayaanjamac3879
      @ayaanjamac3879 4 ปีที่แล้ว +2

      Allaxmd allah idesto hooyo mcn intii aya hoyadood noshahay sidokle allah Nowada desto qasan aniga allah iidesto aamin yarabi

  • @misssafa7628
    @misssafa7628 4 ปีที่แล้ว +176

    somali-nimadu macaan weeye 🇸🇴
    uma maleenayo Labo qof oo Ragaan kamid ah in isku qabiil yihin Hadana wakaa Faraxsan isna Fahamsan noolaada walaal-yaal🇸🇴🇸🇴💕💕

    • @nawalali5913
      @nawalali5913 4 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi waa ruunta somlinimadu waa cajib

    • @misssafa7628
      @misssafa7628 4 ปีที่แล้ว +6

      sow maaha walalo quluubtena Rabi Hamideeyo I.a

    • @fatxicosey4852
      @fatxicosey4852 4 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi qapil wxpa taro is fhnka waa shey qli ah👈

    • @cajaabcabdiraxman2429
      @cajaabcabdiraxman2429 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @sucdicibar9411
    @sucdicibar9411 4 ปีที่แล้ว +58

    Entii ilahay raxmadis jecel like ii Saar ilahay ha idin xafido asxabtat

  • @apdirahmancawil2899
    @apdirahmancawil2899 4 ปีที่แล้ว +40

    5:21 intaaa hday kaa qoslisay like
    Sayga balo kudagtay

  • @zuhaanabbezuhaana8518
    @zuhaanabbezuhaana8518 4 ปีที่แล้ว +351

    Intoo sayga ka qosliye like kkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣

  • @queenofqueens7931
    @queenofqueens7931 4 ปีที่แล้ว +197

    Anaa ugu horeeyo walashaada baan ahay like iiisaar🙏

  • @drsnastehadiamond853
    @drsnastehadiamond853 4 ปีที่แล้ว +16

    Waa iga qosliseen wlhi 😂😂😂😂keep going legends

  • @sharmakeofficial1479
    @sharmakeofficial1479 4 ปีที่แล้ว +42

    I really love y' guys Munir bwig respect 😂

  • @qnmarwa6515
    @qnmarwa6515 4 ปีที่แล้ว +104

    5:02 inta lii caato moday fadil like iizar

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 4 ปีที่แล้ว

      Wlhil cadiim isagaan moodayy😂😂😂😂

    • @akoy5231
      @akoy5231 4 ปีที่แล้ว

      Waaapa azagiiYe

    • @zhucaybabdihassan6552
      @zhucaybabdihassan6552 4 ปีที่แล้ว

      Waar waa liicaato
      Fadil waaka xaga danpe tagane

    • @qnmarwa6515
      @qnmarwa6515 4 ปีที่แล้ว

      Zhucayb Abdi waan arkayaa lknze faadil ayu u eeg yhy markuu zoo zocdo

    • @akoy5231
      @akoy5231 4 ปีที่แล้ว +1

      @@zhucaybabdihassan6552 dharkY padzhen Khamiizka LooGalIYeY azga

  • @queensaara1690
    @queensaara1690 4 ปีที่แล้ว +113

    Kkkkkkkk wlh masha Allah anigo murugsn ayat iga qosliseen wlh ayeeyo aya iga xanuunsn ee igu sodu ceeye muniir lii cato sayga fadil yahye 🙏🙏

    • @sabiriinabdullahi1514
      @sabiriinabdullahi1514 4 ปีที่แล้ว

      Allaha xafido

    • @majidhero4653
      @majidhero4653 4 ปีที่แล้ว

      Allah ku cafiyo

    • @foosabuukar1072
      @foosabuukar1072 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh wlhi qusul ayaa igu disheen m.a allah idin xafido walalheyga waa idunku fanaa ❤❤❤❤

    • @mjofficial820
      @mjofficial820 4 ปีที่แล้ว

      Alaha kucafiyo ayeyo mcn walal

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว

      @@majidhero4653 sxb SUBSCARB ISAAR ALLHA KUBARAKEEYEE

  • @thaabit5316
    @thaabit5316 4 ปีที่แล้ว +84

    4:44 somaliland ictiraaf heshay aaaaa😂😂😂😂😂😂

    • @rishlak9384
      @rishlak9384 4 ปีที่แล้ว +2

      Muniir walaahi waa iga qoslisay kkkkkk

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 4 ปีที่แล้ว +10

    Dhalinyaradaan Funny waaye Runtii 😂

  • @mariabeuty3479
    @mariabeuty3479 4 ปีที่แล้ว +20

    waaw dhalinyaro horumar jecel wxn illahy idinka bryayaa inad gadhan halkad jeceshihiin anakuna an gaadhno inta jecel horumarka team muniir aqaa liketa isaara 👑👑🙏🙏

  • @hanainajama4921
    @hanainajama4921 4 ปีที่แล้ว +31

    Axmed fg kuyeah s/land citiraaf heshayah 😅helaynaa pro inzha alh

  • @mohmudgaryare6024
    @mohmudgaryare6024 4 ปีที่แล้ว +32

    Wrong Target Tum Tum 😂😂😂😂😂😂😂😂😂🔥💔 Faadil TH-cam samayso bro plz 😭😭😭😭😭💔

  • @wayelkajaqafsada7401
    @wayelkajaqafsada7401 4 ปีที่แล้ว +23

    Daacad uqoslay wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂liicaato mxuu taagan yhy.fartuun balbalaarka surwaalkeda 200 million buu maryaabaa

  • @ruuuxi5325
    @ruuuxi5325 4 ปีที่แล้ว +29

    5:29 balkaa qaali noqday aa Kulaa sayga cade Umad maaha😂❤❤

  • @BarkhadTech
    @BarkhadTech 4 ปีที่แล้ว +22

    Muniir wL aniga u horeeya Love isaar💟

  • @hamdimohamed8143
    @hamdimohamed8143 4 ปีที่แล้ว +13

    i can watch these guys all day

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 4 ปีที่แล้ว +11

    Waaaaaaw funny runtii keep going walalaheyga full respect 👏👏👏👏👏❤❤❤😘😘👏👏👏

  • @salmanmohamed6306
    @salmanmohamed6306 4 ปีที่แล้ว +27

    4:45 hhhhhhhhhh 😂😂😂😂
    Wajaale caadi ma ahan wlhi
    So funny weeye

  • @maryanmohamud574
    @maryanmohamud574 4 ปีที่แล้ว +37

    dad iga badiyay 😂😂😂😂
    like sar hana dhafine

    • @isterliinofficieleisterlii9409
      @isterliinofficieleisterlii9409 4 ปีที่แล้ว +1

      Maryan Mohamud waan Ku sare ii sara

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว

      Maryan mohamud abaayo SUBSCARB ISAAR ALLHA KUBARAKEEYEE

    • @NashMedics
      @NashMedics 4 ปีที่แล้ว

      Abdi Adan waa kuu saray isaar abyo

  • @deqaml4134
    @deqaml4134 4 ปีที่แล้ว +11

    Somaliland 100% waa amni s/land hajirtoo hajoogto guul s/land Allow iidaa dlkayga

  • @zimransaid2610
    @zimransaid2610 4 ปีที่แล้ว +55

    😂😂😂😂Zayga dadka maskin loomaleyo wye lkin halmarkoo waa hadlaa hadoo kudhaho qosol ka dhamanayo😂😂😂😂❤💪keep going All💯❤

    • @munaali9906
      @munaali9906 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @munaali9906
      @munaali9906 4 ปีที่แล้ว

      W❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 4 ปีที่แล้ว +13

    4:34 faadil heesta liga xaday aaaaa soo bax igeeey funny daacada u quslay😂😂😂😂😂

  • @mohamoudabdullahiali1003
    @mohamoudabdullahiali1003 4 ปีที่แล้ว +28

    Hadaad muslin tahay like isii plece waa iga codsi

  • @mariamabdulkadir1209
    @mariamabdulkadir1209 4 ปีที่แล้ว +8

    Full respect brothers❤🥰

  • @djd9086
    @djd9086 4 ปีที่แล้ว +11

    5:17 dameerki dhaxalka maa ka dhumay... muniir wxba Loma reeban wlle 🤣🤣🤣

  • @fartamoh6fartamoh616
    @fartamoh6fartamoh616 4 ปีที่แล้ว +42

    Wajale ku lahaa Somaliland ictiraf heshay aaa 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @najaxnadka8400
      @najaxnadka8400 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh waaa cilada nahaysata hadaan reer s.land ictiraafbay nagag dhagantahay hhh

    • @nazirziyad215
      @nazirziyad215 4 ปีที่แล้ว

      Najax Nadka 😁😁😁😁😂😂waa runta wllhi

  • @nedjaaadam1579
    @nedjaaadam1579 4 ปีที่แล้ว +11

    wiilka Ahmed ArimaheeNaH iyo Fadil haleygu salaamo Dhamantina waa idin salamaya

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 4 ปีที่แล้ว +1

    Caawa anoo safar ah ayaan idin daawaday kaligay ayaa diyarada dhan somali ka ahaaa dadkii diyaarada saarnaa waxay ii maleeyen in jirro igusoo kacday saan uqoslayy🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi you made my day guys guuleysta waad naga farxisaane Alle hydinka farxiyo🤲🤲🤲

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 4 ปีที่แล้ว +4

    Faadil Funny Waaye 😂

  • @MAHRAAZLYRICS
    @MAHRAAZLYRICS 4 ปีที่แล้ว +20

    Zxp muniir horay osoco waa ika qosliseen😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 ปีที่แล้ว +9

    Waa dadaalaysaan walaalayaal keep giong guushiinu waa guushayda

  • @aishoabdi8033
    @aishoabdi8033 2 ปีที่แล้ว +1

    barankigan wankaheley walalaha ee isagaoobadan nososameeya adikaoobadan waligina sasisagulajooga fixad ayan idinrajenaaya ee 💖 hore uu sisocda walalaha qaliga waidinxisidonaa keep going🥰🥰🥰🥰😍😍💖💖

  • @AMahdi-qq4vb
    @AMahdi-qq4vb 4 ปีที่แล้ว +7

    Faadil wllhi si kal io laaba iiga qosliyey wllhi😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @ogqueen6723
    @ogqueen6723 4 ปีที่แล้ว +14

    Ahmed fj san u jeclhy lee💋❤

  • @duceysanelyrics8419
    @duceysanelyrics8419 4 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi iga qoslisen nacala sheydn kuyale 😂❤❤

  • @birikaubirikau9805
    @birikaubirikau9805 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah wilishenaa way wada farax saan yihin ilahay haidin kuwado far xadas wa wi laal somali oo is jacal my allah blees yuo may brodhas

  • @khadraenahassan5826
    @khadraenahassan5826 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going brothers ❤ wlhi wa iga qoslisin 😂👌👏

  • @aiahalucky8224
    @aiahalucky8224 4 ปีที่แล้ว +6

    Jimco wangsn aya nileyahy muniir iyo asxaptisa keep going bro

  • @wardoaadan8254
    @wardoaadan8254 4 ปีที่แล้ว +6

    Www masha allah wlhi fani ayaa tihiin allaha idin sharfo 🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤

  • @fitaaxcade1378
    @fitaaxcade1378 4 ปีที่แล้ว +2

    inta nabiga jacel like isaara scw scw scw

  • @fatuzhbbe7325
    @fatuzhbbe7325 4 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂🤣Fodadi aan ka waynaday iso xasusisen👊Keep gionG GUYs❤🤩One love dhaman tiin

  • @nasroxareed6957
    @nasroxareed6957 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashalh muniir asxaabtiisa waad naga qosliseen 😂😂keep going wlk

  • @luuzaqurux9951
    @luuzaqurux9951 4 ปีที่แล้ว +6

    Bawaasir aa qaba aa kulaha liicato umadeena mahan😂😂😂🤣🤣 like izaar

  • @zaara.queenzaara5899
    @zaara.queenzaara5899 4 ปีที่แล้ว +17

    😂😂😂😂😂 qosol iguma harin 😂😂😂😂😂😂😂 pls parti 2sameeya inta igu raacsan liketa

    • @fatxicosey4852
      @fatxicosey4852 4 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi part2 wxd ka soo sameysan sida hablaha xfdaha loo foodeeyo😂😂👈

  • @amaalalidalo3180
    @amaalalidalo3180 4 ปีที่แล้ว +1

    Funny boys wlahi waxba lagama qabankaro 💪💪💪💪💪💪 keep going my brothers all the way from Somalia

  • @liikureejo
    @liikureejo 4 ปีที่แล้ว +8

    team muniir one love ii saara ❤

  • @fitaaxcade1378
    @fitaaxcade1378 4 ปีที่แล้ว +8

    dambigayna allah hadhaafo like isaar

  • @suweysmohamed5309
    @suweysmohamed5309 4 ปีที่แล้ว +1

    wllhi wan fura keep going brothers 😍

  • @maryamrun9942
    @maryamrun9942 4 ปีที่แล้ว +1

    walh vedio gaan aad ayan ugu qoslaay 😂😂😂😂walLIBA MESHA gab dhaha lofodinayo marki laso gari

  • @caliyaamiin8099
    @caliyaamiin8099 4 ปีที่แล้ว +5

    Walhi waan qoslay 😂😂😂😂 hore usocda kuligina😍😍

  • @sucadhappy9716
    @sucadhappy9716 4 ปีที่แล้ว +6

    Keep going guy’s 😄🧕🏻❤️😄

  • @hoodo1909
    @hoodo1909 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa so baxaay caruur fashiyon ah amaa sidaad utaqaanan dhalin yaro firfircoon masha allh allha in dhawro

  • @nashadnalka3844
    @nashadnalka3844 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo aaan wada jclahay wlahi keep going brother's full respect wlahi 💯💯🙏

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 4 ปีที่แล้ว +8

    Part 2 usoo sameeya🙏😂😂💗

  • @nimaahmedeey4676
    @nimaahmedeey4676 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhh wlhi funny way qosol. Iguma hadhin 😂😂

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 4 ปีที่แล้ว

    Ciyaartaan beelo waaye soo badiya Waan fuuray sidaa uqoslaaye😂😂😂😂😂😂😘♥️♥️♥️♥️👍🏿✅✅👏🏾👏🏾

  • @bisharoshire4603
    @bisharoshire4603 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah maantawaa iga qoslisiisey muniir iyo asxaabtiisa😂😂🤣🤣 reer karaan baa ugu qosolbadan

  • @kingugaazfilmsandvlogs8226
    @kingugaazfilmsandvlogs8226 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro muniir🙏❤

  • @queensaciido140
    @queensaciido140 4 ปีที่แล้ว +1

    Xeetahay oll my brothers ciyaal xafad ayaan moday masha allah alle hanii barakeeyo idinkoo isku duuban

  • @xalimoxilkas2497
    @xalimoxilkas2497 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waaad bashasheen wllkeega aaan jeclhy harmar wcan mylove

  • @sumayazuuzaan9738
    @sumayazuuzaan9738 4 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣Kal iyo lap uqoslaye walalha qalpiga part two keena 💋💕

  • @abdirhmanmohameddarbi4520
    @abdirhmanmohameddarbi4520 4 ปีที่แล้ว +14

    Best funny like ii saara wlaalyaal ❤❤❤

  • @hassanabdullahi942
    @hassanabdullahi942 4 ปีที่แล้ว +1

    Soo badiya taabkan muniir inta igu raacsan like sara

  • @mudadeunique9962
    @mudadeunique9962 4 ปีที่แล้ว +1

    Ruun ahaanti asxbta wad igaqososhesey wayo Ani xanaqsan ayan TH-camka iskadawanayo
    You made my night wlh 😂😂 keep going guys

  • @ezramohomuudahmed1034
    @ezramohomuudahmed1034 4 ปีที่แล้ว +9

    Somalilnd citiraf heshay😂😂😂😂

  • @zamisberry4103
    @zamisberry4103 4 ปีที่แล้ว +11

    Can I have the boy with red hair number . He look like my future husband 😂😂

    • @abdallashow
      @abdallashow 4 ปีที่แล้ว

      U can contact his own instagram account

  • @maryanaragsan1726
    @maryanaragsan1726 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wiilasha marwaliba wax cusub layimada keep going my boys one love

  • @raxmomuqtar321
    @raxmomuqtar321 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaalahay ana ku faano wlhi qosol iku ma harin kitaabkii 🤣🤣🤣🤣🤣🤣ciyaartan noo so badiya walaalahay keep going muuniir muufo cade keep going

  • @nasroaxmediiman6321
    @nasroaxmediiman6321 4 ปีที่แล้ว +10

    Ciyaartaan part two keena inta ilaqabto like share

    • @nayluushnalka1264
      @nayluushnalka1264 4 ปีที่แล้ว

      Wow waa sax wana kugu raac sanahay part 2

  • @sucaadmohamed1355
    @sucaadmohamed1355 4 ปีที่แล้ว +7

    Muniir qof karamysan Ⓜ️❤️

  • @leomohmmic1293
    @leomohmmic1293 4 ปีที่แล้ว

    Muniir waan ku tageera ee plz videoska soo badi 👍🏻👍🏻❤❤😘😘 keep going

  • @munomahdi9588
    @munomahdi9588 4 ปีที่แล้ว

    All love u wlhi iga qosliseen anoo careysan keep going💝💗💕💝💝

  • @boqoradamuqdisho5062
    @boqoradamuqdisho5062 4 ปีที่แล้ว +11

    Somaliland citiraaf heshay aaaàaaaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ikramdiini9278
    @ikramdiini9278 4 ปีที่แล้ว +3

    Munirow surwalka walagu sheege iska dhig nio😂😂😂

  • @foosmohamed7905
    @foosmohamed7905 4 ปีที่แล้ว

    Thanks wll Muniir maanta waad igu qoslsiiyaya Allah idin xifdiyo markasto waad naga qoslsiisaaney

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 4 ปีที่แล้ว

    Lii caato waa qosol socda babaasiir aa ihaysa sayga cadde waa yaabayhanba heesta layga xadayaaaa. kkk hore usocda dhamntin waa markasta wad naga qoslisaane muniir lii caato sayga faadil dum dum wajaale xuseen zaki✋👍👍👍👍👍✋

  • @bahjadahabo5807
    @bahjadahabo5807 4 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi waa barnaamij aad uficn hore usocda wllhy somaliyed Allahaw anoon muqdisho tagin ha idilin😍😗😘😍

  • @amiiradiifarxadah5075
    @amiiradiifarxadah5075 4 ปีที่แล้ว +4

    Ahmed fj Somaliland baaa ictiraaf heshy aaaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasteehadiamond5988
    @nasteehadiamond5988 4 ปีที่แล้ว

    Horay usocoda wllo igu qaali ah waan idin jecelahay dhamaantiina😂😂😂😂💗💗💗👍👍👍👍🙏🙏🙏

  • @ayuubshaafici7299
    @ayuubshaafici7299 4 ปีที่แล้ว

    hhhhhhh wlhi wax kalaatihiin allaah ha idin dhoowro walaalaheeyga aan jeclahy hormar wacn dhamaan tiina allaahuma amin yaa rabi waa naga farxiseen allaah ha idin farxad geliyo

  • @marwadeeqsan1293
    @marwadeeqsan1293 4 ปีที่แล้ว +40

    319 Qof iga soo horeeyey like hayla.dhafina inta danbe

  • @zeinisco5713
    @zeinisco5713 4 ปีที่แล้ว +7

    Horta marka ugu horeyso damaantiim wan idin salamaya
    Salan kadip wxan kaloo sii salamayaa kuwa kuxiran muniir official
    Magaceygu waa: khadar Apdulahi izzack oo kumagac deer khadar izco sidha ey dadka kale ii yaqaanan run ahaanti damantin wan idin tagera lkn muniir si qaas ah ayan kutagera kagudup
    Marki ad jogte Kenya gaar ah Nairobi dhab ahantii inan marwalbo kula kulmo ayan jeclaa balsa waqtiga ayaa nakal xirxiray kagudub
    Farintaan hadeY kusogaarto jawaap ayan karapaa wllky
    Waaxan ahay wiil somaliyeed waxana jiraa 17sano oo kunool nbi
    Instagram kaaga ne marka an magaca qore kuwa badan ayaa iisobaxay kan aa tahay ne wanku wareeray lkn waxan jeclaan lahaa inaan number kaaga helo si aan kula xiriiro channel kaaga waxan daawanayaa muda 6bilood ah
    Intaas ayan ku ekeeye macsalaama commentiyadha na marka ad soqadhaneyso run ahantii jaawap kasugayaa

  • @amiiradiifarxadah5075
    @amiiradiifarxadah5075 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi wan waa igaH badiyeen keep going wllkdeY😍😍💞💞

  • @isomcneey8641
    @isomcneey8641 4 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk team Malaysia kal iyo laab ayaa naga qosliseen runtii aniga iyo ayeeyadey hray u socda wlhi ayeeyo aad ayee Idin tageerta illah ha idin dhowro my brother's one ♥️ all of yours

  • @asaymachannel7350
    @asaymachannel7350 4 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland aa ictiraaf heshay aa fj nin waalan wllhi 😂😂😂

  • @maxamedamiin4824
    @maxamedamiin4824 4 ปีที่แล้ว +4

    Idlaa hes xday aa😂😂😂

  • @sacdiyocalixasan5805
    @sacdiyocalixasan5805 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh wan ilmeeyay wlhi qosol dartiis muniir bro nooso badiya keep going brother's

  • @bushracaydarus8658
    @bushracaydarus8658 4 ปีที่แล้ว

    mansha alllah nosooo badiya mesha muniiiir sya ugu xaraaabadsan

  • @nawaalyuusuf3799
    @nawaalyuusuf3799 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhh 🤣🤣 seyka 🙏muniir ✊sakariye ❣liicaato axmed fj waaan idin wadah jeclahay 🙏👑all my kings😍😎horey usocdah😉

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 ปีที่แล้ว +5

    Funny boys 😂😂😂
    Keep going guys ❤👏

  • @najmacilmi7897
    @najmacilmi7897 4 ปีที่แล้ว

    😅😅😅😁😁 msha Allah wllgag qaligaa markasdo idin dawanayo wan qosla Alle ha idin xifdiyo ❤️❤️❤️

  • @aminzdayah7250
    @aminzdayah7250 4 ปีที่แล้ว

    u guys made my day 😂😂😂😂

  • @ismailcarab3581
    @ismailcarab3581 4 ปีที่แล้ว +4

    I first comment inta muniir taageerta and lii caato like me

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 4 ปีที่แล้ว +3

    Wajaale funny wlhi 😂ilahay ictiraaf hayna siiyo

  • @siraadmooge98
    @siraadmooge98 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh alle aha idin dhaafo
    Waad igaqoslisen wlhi caafimaad iyo cimri dheer alle ha idinsiyo dhamaan

  • @kimniita8795
    @kimniita8795 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh walahi saan u qoslaye waantaalay 😂😂😂😂😂 team muniir official kulahaa uuuwaaaa

  • @bisharoabdulahiabdi4716
    @bisharoabdulahiabdi4716 4 ปีที่แล้ว +5

    Ar fadil qosol igu diley heestaa liga hadey kulahaa🤣🤣🤣