Hadadan hadaan xasan sheekh la iska qabanin waa laga shalaayi Saameynta uwayna muqdisho ayay ku dhici Allaha umada ugargaaro masaakiinta hawiye ee muqdisho lagu barakicinayo
Subxaana-laah Subxaana-laah Subxaana-laah yaarabi ses dirigeants ils sont pas somalien ❓️quelle droit ils font des choses pareil ❓️les gens ils malheur ils vont aller où, ❓️mais les peuples défend vous réveiller pour défend notre pays et nos intérêts 🤲🤲🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱❤️🩹❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴
Anigu Hassan Shekh ma taageersani laakiin gar waa loo islaame dadka goobihii dowladda ku habsaday haddii laga kiciyo dhib ma aha Hassan ma jecli mana jeclaan doono laakiin goob dowladhii hore lahaayeen oo dhan dad baa ku habsaday why waa in laga kiciyo waay waa bililiqo
VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤
Ilaahay ha u maciino xamareey waa lagu xumeeyey yaa ku xaalmarinaayo markii lalahaa inta may kutaal
C.balwaaan. Xaqudirir. Alxaqiiiiiqa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
inkaar baa ku dhacday habartii xasan halo daayo habarta
kkkkkkkkk muqdisho waa meel dadka dagan damiirku kadhintay oon waxba diidi karin qoom alle maduleeyo hadaanay iyagu isdulaayn
Maxaa u dhiman xasan shekh ? Subxanalah isha dadkaas wey kaa soo baxeysaa insha allah. Dad guryaha aad ka saartey.
😂😂😂😂😂😂😂😂 astaaqfuruallaah tuba tan kale kadaran
Markii wixii dhan la wada iibiyi ayey dhergayan oo xukunka dhiibiyaan acuudubillahi minashaydaan rajiim
dadka xamar dagan, dad liito waaye, wax kasto ba lagu sameen karaa
Rabi Talo Ku Filan ???? Somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴
Dhul Kama tagaayi dad lee ka tagayaa !!! Dhul boobka waa sidaas
Damul jadiid maaaha waa Damul faasid.
xasan doorasho ma sugayo xilkiisa intuu ka dhamaanayo ma sugayo xasan wuu degdegsan yahay ilaa ay u yimaadaan masar iyo dowladaha xasan boqor sanam aha ka dhigaya dalkana kala qeybsanaya mareykana waa asga waxa ka dambeeya qeybta ugu weyna asagaa leh hadaad moodeen jubalaan iyo budlaan in xamar kaliya la qabsanayo soomaaliya kuligeed ayaa laqasanayaa itoobiya waa ku jiraa qeybta markuu shiino soogalo ayey qarxeysaa mareykan ayuu raadinayaa xildhiban mucaarad shacab reeer hebel haya hal meel ayaad u wada qaxeysiin
Waa runtaa xasan maanta cid uu madaxweyne u yahay oon koox muqdisho joogta aan ahayn ma jirto.
Next one😂😂😂😂 tiyaatarka iyo isbitalada
Waa runtaa shalay ayaan soo arkay dhulkii dhamaa jiinkad ayey ku wareejisteen 😂😂😂
Kkkkk Talo fiican Waad siisay reerka
Xasan hawiyaha xamar.degan unbu booba waxeynakujiran jail kor kabanan wu duleystey
Hadadan hadaan xasan sheekh la iska qabanin waa laga shalaayi
Saameynta uwayna muqdisho ayay ku dhici
Allaha umada ugargaaro masaakiinta hawiye ee muqdisho lagu barakicinayo
Waa llaga soo celinaya kuwa gadanaya hantidooda waya ku dheelayan👁️
Subxaana-laah Subxaana-laah Subxaana-laah yaarabi ses dirigeants ils sont pas somalien ❓️quelle droit ils font des choses pareil ❓️les gens ils malheur ils vont aller où, ❓️mais les peuples défend vous réveiller pour défend notre pays et nos intérêts 🤲🤲🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱❤️🩹❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
XOOGAA MARKAAD KA WEEYSEY MIYAA QARAAREEYSAA EEBOOW. WAX ISULA HAR ADEERKAA KA FUQ
Bad iyo Berriba hadii la iibsanayo , maxaa la sugayaa !
Kuwa wax iibsanaya aragnaye , kuwa kale ma dillaaliin baa ? ! ! !
War kaca oo hala bad baadiyo shacabka masaakiinta
Waar dadka waxaan daawanaya Maxay yihiin? Taasa aniga iga yaabsataye
fanaanita heesaya iyaga u damaqadeen ee haday lleyihiin hana baabiye aamusa cidi kayeelasa majirito waa loo heesaya waa lasheegaya dhaliishisa iyo fooloxumada uu sameenayo cidi aad ka celin karta majirito 👁️
Xasan dhiiqo cida uu bara kocinaya waa hawiye weliba waa reere muqudisho hooyada ooyase madhibiyeso lkn xasan dhiiqo in runta loo sheega dhibayasa 👁️
Anigu Hassan Shekh ma taageersani laakiin gar waa loo islaame dadka goobihii dowladda ku habsaday haddii laga kiciyo dhib ma aha Hassan ma jecli mana jeclaan doono laakiin goob dowladhii hore lahaayeen oo dhan dad baa ku habsaday why waa in laga kiciyo waay waa bililiqo
Belaayo kugu dhacday dheh.
xasan dal xaraashe qabya ninkeeda dhameystira .
Eeboow madherge kii taageeraa maalin uun uu ogaan doonaa