Nagaha 🤔Sidey Iskugu Cayan xanuunkan/iyo Dacwa i timi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024
  • #ruumikitchen #byruumikitchen #share #subscribe #adnahenna #like #hodanonline #morning

ความคิดเห็น • 32

  • @sarshhassan6323
    @sarshhassan6323 ปีที่แล้ว +3

    ASC wallao I am so proud u talk about this I am single mum with kids I got anxiety when I got divorced from my husband who left me with the kids I got all that symptoms

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 ปีที่แล้ว +15

    Hadad digriga badiso wad ku cafimadaysa wa xaqiq

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว +2

    Ruun waa barnaamij muhiim ah soo badi waa loo baahan yahay.

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan ahay abaayo qof aad u aamusan illa aan marka ugu dambeyso aan qarxo subxaanallah dabeecadaas wan iska badeli waayey

  • @ridwanshome
    @ridwanshome ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abaayo keep going 🥰💕🥰

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah abaayo waa kugu taageersanahay dumarka dhibka haysto iyagaa isku keenay. Nin leeyskuma duleeyo.

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 ปีที่แล้ว +4

    ﷺ❤❤اللهم صل وسلم علي نبينا محمد ﷺ

  • @Nagaad1
    @Nagaad1 ปีที่แล้ว

    Salaan qaraabo maxaa idhaafay waan mashquulay ayaantan

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr ปีที่แล้ว

    Laakiin ruuney abaayo inta badan waxay aad kaaga wareysanayaan xaga guriga caruurta ninka,dhaqaalaha iwm.maadama ay rabaan in ay ogadaan asalka waxaa sababay xaanuunka

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo ปีที่แล้ว +1

    Sax Ruuneey 👍

  • @ladanhashifarah1090
    @ladanhashifarah1090 ปีที่แล้ว

    abayo anigo xamilo ah ayuu isciilkaambiyey tintana way iga goday hadda maxaan sameeyaa

  • @Safiyo6767
    @Safiyo6767 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah tabarakallah

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว +2

    MASHAA ALLAH BARAKALLAH 💯👍

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 ปีที่แล้ว +2

    Keep going My syeter 🖐️😁😁😁😁

  • @hooyoabraar
    @hooyoabraar ปีที่แล้ว +6

    Asc abayo waxan ahay TH-cam bar please icaawi

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว +1

    Hadii aad isku aragtid calaamadaha Waa inaad iska taxadartaa oo aad iska gaadha intuun kugu xumaan.Qof kasta dawo lama siiyo waayo dadkeenu dawada ayay ka baqaan waxaa dhici karto in hadal aa ku caafimaado.

  • @mandeeqosman1147
    @mandeeqosman1147 ปีที่แล้ว +1

    MashaaAllaah tabarakaAllaah keep going 👍❤❤❤❤

  • @ayanalimahamud761
    @ayanalimahamud761 ปีที่แล้ว

    😅😅 waqda

  • @sarshhassan6323
    @sarshhassan6323 ปีที่แล้ว +1

    ASC wallao I am single mum with kids manshallah I love my kids manshallah they father divorce me 2year ago I went through hard times manshallah I am okay thank you Allah he take out kids from school something but I want go holidays for a break I want to leave the kids to him he got his own house being single mum is not easy I need Ur advise please tell others mum who are single tell the father to help you

    • @UmmHamza_12
      @UmmHamza_12 ปีที่แล้ว

      Wcs sis, sometimes divorce is the best thing to do if the marriage isn’t working. So that the mother can look after her kids with good health. Look after yourself and May Allah protect you and your children. Ameen

  • @yaasmiinmaxamuud9452
    @yaasmiinmaxamuud9452 ปีที่แล้ว

    Asc wll aad ku rabay

  • @rahanoor144
    @rahanoor144 ปีที่แล้ว

    Salallahu calayhi wasalm❤️❤️❤️❤️

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 ปีที่แล้ว

    Masha allah 👑 ❤ ♥

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 ปีที่แล้ว

    💚🤍❤👍👍👍👍

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid xppti

  • @idmanqaliomar7222
    @idmanqaliomar7222 ปีที่แล้ว

    Abaayo mahadsanid ee waxaa jeclaan lahaay numerkaada WhatsApp ka

  • @ayanalimahamud761
    @ayanalimahamud761 ปีที่แล้ว

    Warun pof walba wukudhaca

  • @yaasmiinmaxamuud9452
    @yaasmiinmaxamuud9452 ปีที่แล้ว

    Lambarkaga

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan ruqiyo office subskreb 🖐️🇸🇴🖐️😁😁😁😁