Barnaamijka Cunto Karinta Iyo Sida Loo Sameeyo Casuumadaha By Hctv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 211

  • @zahramohamed3247
    @zahramohamed3247 7 ปีที่แล้ว +9

    sister barnaamijka waa masha Allah laakin music Ayaan dhibsaday, macalin Amun jazakallah kheyr

  • @caruusadbilla9506
    @caruusadbilla9506 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allah ❤ fadlan so boqda ana channelkayga waxaan so galiyaaa qurxinta aroosada arooska ka hor iyo kadiba ....
    1. Cadaynta wajiggaa
    2. Haaraha sida lo biiya
    3. Madawga kilkisha iyo hosta sida lo biyo
    4. Madawga indhaha hostooda
    5. Cadaynta jidhka aroosada
    6.Bixinta timaha iyo jilcintaba
    7. Cunto karis si fudud
    8. Cadaynta ilkaha
    9.dhuubida jidhka

  • @maymuunaosman9098
    @maymuunaosman9098 7 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah macalin amuun jasakallah Kheyr imbadan ayan sugaynay mahadsanid qali aad ayan uga helay

  • @umulkhayrali3855
    @umulkhayrali3855 7 ปีที่แล้ว +7

    maasha allah aad ayey uhagar baxday allaha ka ajarsiyo wexeyna nabartay howl fudud manta marka neef lagarinayo dariska loyera kaligey makarin kari cml side ukarinayana sidaanaa kawanagsan mansha allah waa isku dhuuq

  • @hawamohamed6649
    @hawamohamed6649 6 ปีที่แล้ว +2

    Very Nice Edo macaan thanks anaguna duco ayaan kugu soo bedeleyna Masha allah

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 ปีที่แล้ว +2

    Alx ilahey ilaa xiliga igu so garsiiyey Caafimaad Iyo Nolol waxan dawanayey Galabtii la diyarinayey life isago ah Alx 2 sano kadib ayan hadana manta dawanaya 🙏🤲 Alx ilahey bey mahad o'odham usugnaatay

  • @CanabHassan-j9n
    @CanabHassan-j9n ปีที่แล้ว

    Mansha Allah subadiya abayayal❤❤😊

  • @dhallgobeeddhaayahauroon6533
    @dhallgobeeddhaayahauroon6533 5 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah hilibka waan ka helay lkn Bariiskagu ima qancin sababtoo ah suugo baradho leh iyo bariis colar leh xageey iska galaan anaaba yaabay

    • @dirislecabdi5735
      @dirislecabdi5735 4 ปีที่แล้ว +1

      Horta bariis baradho lagumakariyo lkin jibse ahaaan walogucunikara

    • @faadumocumar2425
      @faadumocumar2425 4 ปีที่แล้ว

      Mashalh

  • @cabdiraxmanmaxamed3869
    @cabdiraxmanmaxamed3869 6 ปีที่แล้ว +1

    Anigoo qurbaha jogna walhi waan ka baraney cunto karinta😂👏👏

  • @ramlohaji8120
    @ramlohaji8120 7 ปีที่แล้ว +1

    macalin amuun jazaka allah kheyr mcnto ilahay hakaa abaal mariyo sidaad noogu faaideyse💟💟💟💟💟👌👍👌😘

  • @amuunfarah8550
    @amuunfarah8550 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah. Somalia hadaan joogi lahaaa khatar baanba noqon lahaaaa. Cuntada waa easy

    • @ubahmohamed7036
      @ubahmohamed7036 4 ปีที่แล้ว

      Macali amuun waan kusalaamay waxaan rabaa in aan helo labarkaaga waxaan kaarabaa arin aniga ii qaas ah

  • @zahraahmed6054
    @zahraahmed6054 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah ❤♥💖

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 7 ปีที่แล้ว +32

    aaax waan somanahay waanan daawanayaa ka waraba asxaabey maanan waalaYn 😂😂😂😂

    • @haifocashaquhanaaxoahmed8216
      @haifocashaquhanaaxoahmed8216 7 ปีที่แล้ว

      mohammed Farah hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @iqbalhassan5163
      @iqbalhassan5163 7 ปีที่แล้ว

      mohammed Farah iska daa ha dawan e wllky

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 7 ปีที่แล้ว +1

      iqbal hassan haye huno qali 😊

    • @makhiriya6753
      @makhiriya6753 7 ปีที่แล้ว

      mohammed Farah ala eskada yaden afurine 😂

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 7 ปีที่แล้ว

      Inanta Wärsángåli بنت الصومال 😂😂😂 dee adigaaba nagu sii celcelinayee 😂😂😂😂😂

  • @rowdoahmedalikatuun8501
    @rowdoahmedalikatuun8501 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah alle ha ku barakeyo gacantada Amiiin

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว +2

    Marka aad khudradda ku gurto halkii caloosha waa inaad ku toshaa I have 29 years experience for cooking thanks

    • @xxlillyxx6387
      @xxlillyxx6387 4 ปีที่แล้ว

      Baradhadana xawaashee kudar waliba in ay isku laaqdo xawaashyadoo dhan macaa xamarta ayaa fiican

  • @Warmook
    @Warmook 4 ปีที่แล้ว

    MAXAA WAX LAGA FAAIIDAA LOGO HCTV AYAABA WAX WALBA NAGA QARINAYEEE

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 7 ปีที่แล้ว

    Ustad umuun maleedahay kanal KU gara Ood so gaara uga so gasho?

  • @nasteexohussenabdi9948
    @nasteexohussenabdi9948 5 ปีที่แล้ว

    Man sha allh walshy qalida ah waad kabaxsatay maxaa yeelaycunta karintaada wana kahelay mahadsaned

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan Helay Kaan Uhawl Galay 🤣🤣🐐🍖 From Burco

  • @farxiyamuuse645
    @farxiyamuuse645 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin amiin ale haku sharfo ❤❤❤ ilove you ilahy dartis ku jeclahy cuntadada wa beelo masha alah waye waka helay lkin gadari iyo shamaam maxa la yiraha ma fahmine ?

  • @deeqafaarax7021
    @deeqafaarax7021 7 ปีที่แล้ว +3

    maasha allaah aad bey u wacantahay cunadu

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalo waxaanba laguu daawan karin musigan dadka maskaxda xanuujinaya

  • @fowziaabdi6097
    @fowziaabdi6097 4 ปีที่แล้ว +1

    maashalah maashalah maashalah walaahi macalimad baa thy

  • @ikraanhassancaliikranhassa9579
    @ikraanhassancaliikranhassa9579 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa kula hadleyso gawar videog every time waan kusoo celliyaa mana fahmin boob siis tartiib abayob

  • @sahracaday5669
    @sahracaday5669 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah hoonkeebal iyo macln amuun alehaidinbarakeyo

  • @abdirahmanmohamedqaxiye9292
    @abdirahmanmohamedqaxiye9292 7 ปีที่แล้ว +4

    maasha alllaah waan kaheel lkn hilaabka qaabka loosaamanayo maafaahamiin

  • @fadxicasanyo3707
    @fadxicasanyo3707 7 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah wllyaal wlHi wn fahmay waan karin karayaa waan tijaabinayaa

  • @rukiadalmar6891
    @rukiadalmar6891 7 ปีที่แล้ว

    asc wr wb aad baan kugu mahad celinayna macalin amuun waxaana kaa codsanaya qudàarta ofinka lagaliyo ee isku dhaan mahadsanid

  • @HanadHanad-dd3wl
    @HanadHanad-dd3wl 5 ปีที่แล้ว

    Xgeh joogtaa maamadani?

  • @cabdimajid5556
    @cabdimajid5556 7 ปีที่แล้ว +9

    amuun walaal aad bay cuntadaadu u fiicantahay Marsha alaah waan kula soo xidhiidhi doona

  • @nasab6929
    @nasab6929 7 ปีที่แล้ว

    machallah allah ya barik thank you huno Amun

  • @sumayoosman2653
    @sumayoosman2653 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hilibka ayaan kahelay

  • @halabuurcarte8639
    @halabuurcarte8639 7 ปีที่แล้ว

    mashaa alllaha waan udhariiriyeyba dhaylo hilib lacuno ugu mcaan

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 ปีที่แล้ว

    Sida aad u sameysey neefka ariga caadi maaha maasha allah . Bariiska xoogaa inaad dalacdaa diicneed suuga badalkeeda ama aad waxyar biyo ku kariso kadibna aad neefka gudahiisa ku gurto

  • @naimaaadan187
    @naimaaadan187 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaa mashallah macalimad amuun

  • @zeyinbalove7136
    @zeyinbalove7136 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha alahi. tebarek. allhe

  • @Drqool-pg1qr
    @Drqool-pg1qr 7 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah waa cunto aad u wanaag san

  • @rahmarahiima6468
    @rahmarahiima6468 7 ปีที่แล้ว +11

    walal digsiga u istimaal qaado caag ah loogumatagalin wax bir ah in loo isticmaal nadowga ayaa kafoqaayo digsiga

    • @qoslaaye24
      @qoslaaye24 7 ปีที่แล้ว

      ala maxaad digsi soo madoobeysay lool waa kaftan rahma rahiimaay

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 ปีที่แล้ว +1

    Xolaha ilahay ayas inoo xalaleyey waa nimcoolayda ilahay inoo deqay manshalah

  • @qoslaaye24
    @qoslaaye24 7 ปีที่แล้ว +2

    gaajo ayaa i qabatay, waan dhareerinayaa

  • @maahircadeofficial732
    @maahircadeofficial732 7 ปีที่แล้ว +4

    alamuniumta iskada
    cafimatkeda laga dayriyey

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 ปีที่แล้ว

    Inaad i wacdey aheed neefkaas markii aad soo saartey yummy yummy

  • @safiyomohamed8031
    @safiyomohamed8031 4 ปีที่แล้ว

    Gedadari mxaa lgawda

  • @queenkingmorelove2116
    @queenkingmorelove2116 7 ปีที่แล้ว +1

    Jaceylkeyga Markn isgiitsno aya isameen Dona insha allh

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @marwocumarshugar8825
    @marwocumarshugar8825 4 ปีที่แล้ว

    sifiicn bad wx u sameysy lkn gloves xidho wll

  • @RidwaanYaasin
    @RidwaanYaasin 7 ปีที่แล้ว

    heesta Ka qaada plse soon waaye

  • @qadanaxmed4648
    @qadanaxmed4648 7 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah

  • @ayaancadey8837
    @ayaancadey8837 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah cadi mahan

  • @sahramohamed1882
    @sahramohamed1882 7 ปีที่แล้ว

    thnkz anu ka faidny

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 7 ปีที่แล้ว +9

    Waawarey cadi maahan qatar dhaylaha cdi maha golofis mexe uxirane faraheda maxe qaban war kayaca mesha

  • @abdiqaniabraar
    @abdiqaniabraar 7 ปีที่แล้ว +1

    msha allh alaha yaxfadka

  • @asmal8261
    @asmal8261 6 ปีที่แล้ว +1

    good

  • @najahdeeq9861
    @najahdeeq9861 7 ปีที่แล้ว +2

    Waa ceesaan dhan masha Allah so beautiful

  • @mariaabdi9054
    @mariaabdi9054 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha laah

  • @lovemeifyoudare7778
    @lovemeifyoudare7778 4 ปีที่แล้ว

    Xamar iyo hareeri maxaa ladhahaa

  • @nuuraxamedshiq8195
    @nuuraxamedshiq8195 7 ปีที่แล้ว +1

    wawwwwwwwwwwww waa cunto aad igu qancisay

  • @sitiin11
    @sitiin11 7 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh Mansha alaah Gacan macanaa inantu

  • @SomaliaStudioRap
    @SomaliaStudioRap 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alah

  • @ayanbille3102
    @ayanbille3102 6 ปีที่แล้ว +6

    Cuunaad erere waaqooyiiga naahaa maalaah suuga guudan igo kalaara xaageye iska kaalan

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkk. baris iyo chips bay ka shidan tahay wallah wan yabay ilaahoow 😂😂😂😂😂

  • @ayaanmahmud3679
    @ayaanmahmud3679 5 ปีที่แล้ว

    Bariis baradho leh

  • @shacabkasomaliyedoffiacelp9383
    @shacabkasomaliyedoffiacelp9383 6 ปีที่แล้ว +2

    tolay gabadha ma la qaba ninka qaba galin hore ayuu janada ifka helay iga wale

  • @janodoondoon1458
    @janodoondoon1458 6 ปีที่แล้ว

    Keli Gacmo geshi ha xirato taas uunba ka dhiman

  • @taqiyachannel7445
    @taqiyachannel7445 7 ปีที่แล้ว

    suqada kaa daah dabacassa pls waa sweet

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 4 ปีที่แล้ว

    neefka intaadan gelin huufanka saliid mari isagoo qaleel ah ha gelin si uusan dhaqsi u guban oo aanu madoowaan fadlan

  • @hawaabdi2719
    @hawaabdi2719 7 ปีที่แล้ว +2

    geed adari waamaxay????

    • @hoodoindho6119
      @hoodoindho6119 7 ปีที่แล้ว +1

      Hawa Abdi wa kama sarta midhahay bixiso

    • @fowziajama4741
      @fowziajama4741 6 ปีที่แล้ว

      Hawa Abdi ,waa xawaash buur buur Walaal

  • @younggunner4500
    @younggunner4500 7 ปีที่แล้ว +2

    anoonsooman ayaan daawanayaa soonku ma iga jabaa 🤑

    • @hamdamuuseahmed98
      @hamdamuuseahmed98 7 ปีที่แล้ว

      Adem jr wuu ka jabey wixi ku agyalba iska cuunb son kuma jiire

    • @younggunner4500
      @younggunner4500 7 ปีที่แล้ว

      Hamda wacan Muse 😂😋😂😂 hadaan afurayaa wlhy 20 saac kadib alxmd

  • @somalisomwade3162
    @somalisomwade3162 7 ปีที่แล้ว +4

    golafisyo xidho wll

  • @muparakarachid634
    @muparakarachid634 6 ปีที่แล้ว +3

    Neefkaa yar aakhira waa laydin qabsanayaa😂😂

    • @abdikariindanial4957
      @abdikariindanial4957 4 ปีที่แล้ว

      Kkk caaq wayn baad tahay

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว

      Adigu Ma Bisadaha Ayaad Cuntaa 🤣🤣🤣 Ma Qof Aan Hilib Afkiisa Galin Baa Aduunk Soo Marday Wax Illhy Xaalka Ka Dhigay Cidina U Qabsan Maysee Adigu Ha Dambaabin

  • @ilwaadsaleban9531
    @ilwaadsaleban9531 7 ปีที่แล้ว

    manshala macalin amuun

  • @Hiil1242
    @Hiil1242 6 ปีที่แล้ว +1

    Respect

  • @RidwaanYaasin
    @RidwaanYaasin 7 ปีที่แล้ว +1

    herari mxaa laga wadaaa

    • @asmaladan4535
      @asmaladan4535 7 ปีที่แล้ว

      Ridwaan143 Yaasin143 wa basbaaska cas

  • @abazhasami1468
    @abazhasami1468 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah waa gabadh aqoon u leh cuntada

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว

      Boyc gold6 ma iga hubtaa. allaa anaa iska ba'ay.

  • @mahdihassan2814
    @mahdihassan2814 7 ปีที่แล้ว +11

    dhayla ayaa ladhahaa hilibkan hilib la cuno waa ka ugu wcn dhaylo marka laga rebo gela dhaylo waligiin isugu roonada waxaa logu talagalay 4 qof inay cunaan ? marti lajecelyahy caruus ama carusad madax iyo abti hooyo ladhashay in lagu marti qaado ama loo hibeyo

  • @aziizdubaiaziizsheekh9374
    @aziizdubaiaziizsheekh9374 6 ปีที่แล้ว

    waa Cadi niyada un Ka ilali sxb

  • @umuaxlaam2230
    @umuaxlaam2230 7 ปีที่แล้ว

    hani abdi nasir tanks wll

  • @cabdirahmandhako3838
    @cabdirahmandhako3838 7 ปีที่แล้ว +4

    hilibka waad ku fara yaraysatay lkn bariiska marka la huurinayo sanuunad macal baradhadeedii wadata laguma huuryo qudaar lashiiday ayaa lagu huuriyaa

  • @mushtaaqbuubee8999
    @mushtaaqbuubee8999 6 ปีที่แล้ว

    habo adoomudan mahelikarnaa pizza iyo hanbegar

  • @zulekha.mahamedmahamed4553
    @zulekha.mahamedmahamed4553 7 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @Abdirahmanhaji
    @Abdirahmanhaji 5 ปีที่แล้ว

    Inay dhadhamiso ayey ahayd oo ay ina tusto hikibku siduu noqday

  • @kidstoytoychannel3289
    @kidstoytoychannel3289 7 ปีที่แล้ว +7

    geed adali xawaaji miyaa

  • @suleekhayusuf2435
    @suleekhayusuf2435 4 ปีที่แล้ว

    Haay anigaa ka aqaan

  • @aaminayuuzuf8015
    @aaminayuuzuf8015 6 ปีที่แล้ว +1

    maansha Allah

  • @abdidarwiish740
    @abdidarwiish740 ปีที่แล้ว

    2023,Dec20

  • @muunaxuseen2648
    @muunaxuseen2648 4 ปีที่แล้ว

    Mash Aallaah

  • @boqoradasomaliland4503
    @boqoradasomaliland4503 7 ปีที่แล้ว +1

    jaaluusiin kuwa inanta af lagadeynayow

  • @bilanabdimohamed75
    @bilanabdimohamed75 7 ปีที่แล้ว

    Walal quraal madkudartid

  • @maryamashsulaymaan2876
    @maryamashsulaymaan2876 4 ปีที่แล้ว

    Mashllh

  • @farduusaabdisalan3063
    @farduusaabdisalan3063 3 ปีที่แล้ว

    Heesaha kadaaya ish

  • @daauuschannel2477
    @daauuschannel2477 6 ปีที่แล้ว +1

    Galofyo may xirto waba naga wis wiseye

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh alla dadka qaar shoow badanaa goorma galove wax lagugu karin jiray intaasa lagu soo korinaye

    • @daauuschannel2477
      @daauuschannel2477 4 ปีที่แล้ว

      Hadaa qashin cun tahay anagu sidadokale ma nihin dee sorry

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 4 ปีที่แล้ว

      Waligaaya cuntaaa qashinka🤣🤣🤣😂

  • @Market_Hub
    @Market_Hub 7 ปีที่แล้ว

    mwalimu gani huyu

  • @RidwaanYaasin
    @RidwaanYaasin 7 ปีที่แล้ว +2

    yaarabi arigii yaryaraa nag beykasiiyen

  • @ribihabdullahi3493
    @ribihabdullahi3493 7 ปีที่แล้ว

    hareri maxaa ka wadaa abaayo

    • @asmaladan4535
      @asmaladan4535 7 ปีที่แล้ว

      Ribih abdullahi wa basbaaska cas wll

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 7 ปีที่แล้ว +1

    ugaadh miyaaa mise waa xoolo

    • @sagalhassan7677
      @sagalhassan7677 7 ปีที่แล้ว +1

      Ibraahim Mohamed kkkkk mayee waa will

    • @Ibo.Media.
      @Ibo.Media. 7 ปีที่แล้ว

      dee u malayn maayo waa neef adhi ah

    • @ahmedcaaqil8480
      @ahmedcaaqil8480 7 ปีที่แล้ว

      hhhhhhh

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 7 ปีที่แล้ว

    carabtu bariis bay ku dhexkarshaan

  • @zamzamabdiahmed6568
    @zamzamabdiahmed6568 5 ปีที่แล้ว

    M.a allh

  • @shukriaden9681
    @shukriaden9681 7 ปีที่แล้ว

    Misiga inlaga rebo ayan ka jeclan lahay

  • @munaadan9744
    @munaadan9744 4 ปีที่แล้ว

    Walalo shugran lkn hilibkan maxaa macaan ka dhigaya marka dusha kaga shubtay filfil qalal iyo wax wada qalalan maad isku qastid waxaba mida kale khudaartan aad neefka ugu kurtay hoosta ee qalal waa maxay aan lahayn wax dhanaan u yeela iyo wax udgooneeya toona bisinka iyo bariiska baradhada leh kkkkk alle haku barakeeyo anyways dad baan intaana malaha aqoon oor haraysaaye anigu adiga ayaan cashar ku siin lahaa sida hilibka lo sameeyo iyo bariiska

    • @fiicansidihooyadeedfiican83
      @fiicansidihooyadeedfiican83 4 ปีที่แล้ว

      Muna Adan ani xitaa wn la yaabay wxa gudaha laga ga guraayo in ay habeysanyihiin ooo dhadhan leeyihiin baa wanagsan xitaa bariiska in ay ku dhex shubtaa fcneed

    • @munaadan9744
      @munaadan9744 4 ปีที่แล้ว

      fiican sidi hooyadeed fiican kkkkk wan la yaabay walal qaar aan intaasna aqoon ayey bari malaha