ANIGAA KEENAYA WIILKAAN AABIHIIS "JAREER CADDE AWEYS LAYIRAAHDO AYAA DHALAY!"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

ความคิดเห็น • 198

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  วันที่ผ่านมา +8

    th-cam.com/video/j8CqissfW6U/w-d-xo.html
    ASXABTEEYDA CHANNELKA CAAFIMAADKA AAN UGA HADLO NOOGU IMOOW, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!

    • @MacalinMukhtaar-gq8oh
      @MacalinMukhtaar-gq8oh 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      insha allh jsakallh abaayo wllhi an ka walwalay wllka uradiya

    • @MohamedAbdallah-qj2up
      @MohamedAbdallah-qj2up 37 นาทีที่ผ่านมา

      Walal ilaah ceebtada ha astureee waxaad dhahday Hala baro Di en eeegiisa halagu raadiyo bal

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Illaahayow Usahal Aabihiis iyo Ehelkiisi kale Eedoyinkiis Adeeradii yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SOMALIAUNEARTHED
    @SOMALIAUNEARTHED 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    illaahey ayaa run og laakiin hooyadu in ay runta sheegto ayaa fiican

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allaahumma Aamiin Aamiin ALLE ha noo aqbalo ducada ❤❤❤

  • @hawokiin9923
    @hawokiin9923 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ameeen Ameeen Allah 🤲 Allah

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Wllaashey shiidle in uu yahay laga yaabaa xaafadeena Madiino Dharkinley qoys deriskeena ah oo Reerka Shiidle ah waxa u maleynaysaa in ay carab yihiin sida u cadaayeen wllkeen Ilaahey aabihii ha u sahlo.

    • @fardowsoabdirahman2620
      @fardowsoabdirahman2620 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Laf dhan wey cadyihiin lama dhihi karo sbbto ah mararka qaar waxaa arkeysaa ilmo wada dhashay o midna cadyahay midna waa madoowyahay

    • @Hoodohalgan
      @Hoodohalgan 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waxan arkayey wiil dhahaayo waa wllkey alle howga dhivo

    • @fardowsoabdirahman2620
      @fardowsoabdirahman2620 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Hoodohalgan aamiin

    • @hamdimohamed5025
      @hamdimohamed5025 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Apayo wlhi dheh wiilka intu joga​@@Hoodohalgan

    • @Hoodohalgan
      @Hoodohalgan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @hamdimohamed5025 wll wuxu ku dhaartey inu wllkiis yahay aabihiina hada afgooye joogo xalay ban la xidhiidhey wiilka wan waydiiyey wuxu idhahay wiilkaas waa ila so hadley muusena tilmaamo ayuu naga waydiiyey marka hooyo iga maqan oon sugayaa si ay u wada hadlaan waxan rajaynayaa inuu helo

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    aamiin yaa Allah ❤❤❤

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 วันที่ผ่านมา +9

    Allah u sahlo abahisa

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 วันที่ผ่านมา +5

    Insha Allah walaashay qaali xifdullah Thanks ❤️❤️❤️

  • @ommaxamed
    @ommaxamed 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Wilaka wohel Abahiis masha Allah

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Subxanallaah illaahay ha u sahlo Aabhiisa wiilkan maskiinka ah yab waye

  • @seed3966
    @seed3966 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc walal arintani waa masiibo😎😎😎 Laba jeer markii hore ogadeen habeenkii ugu danbeeyey dagoodi 🎉jareerta cad baa ku dhalay waa yaab dheh waa masiibo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allaahu Akbar 😭😭

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql วันที่ผ่านมา +5

    Alle wiilkaan aabihii hausahlo hooyadaan xarig ay hayso xoolo kumajiraan
    Aniga mid baanba farayaa dadka maamadaan iyo wiilkaan u dhow in laga qaado dhiiga hooyonimo waayo amayba soo xatay wiilkaan

  • @2daysago_
    @2daysago_ วันที่ผ่านมา +8

    Muuse ayaaba fudud oo haduu noolyahay lasoo heli karaa maadama aabaha la raadinaayo muuse walaashiis ayuu qabaaa seey maamada sheegtay.
    Sheekada hadeey run tahay Muuse magaalada Jidda halaga raadiyo.

  • @Bilgmur
    @Bilgmur 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bisinka meesha hal kalimad oo run ah qofkaan ma sheegayso ilaahayna waa maqlaa. Rabi ha ka cabsato ilmo ay dhashay ayay saas leedahay
    Aakhiraba waa kuu dhimantahay ogow.

  • @AdaanAbshiro
    @AdaanAbshiro 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Axmed yabaroowga in lala hadlo ayaa fiicned ilaa hada sheekadu Ma saxna allaha sahlo amuuraha

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alle ha usoodhaweeyo lkn waxaan filayaaa in ay sookorsatay Wiilka oo aysan dhalin allaa hu calam

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wiilke idin kaga cadahay aniga iyadaba ka shakiyay rerkeda dhan wax dhintay wilkiya habaryarihis xita magac cusuban ugu shegatay.Aniga danbi allaah iga dhaafo hooyadan iyada xita ehel malahan u fahmay oo waxan u malenaa dadki siyaad bare soo koriyay iney tahay 3 ciyaal waa 3 Aabo kala duwan ,dhinac walbo urogay wa shekadi igu warerka badned inta badane wey iska yelyelesa wax wey aye qarineysa.

  • @BasraBashir-g5p
    @BasraBashir-g5p 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Aniga markay ridwan kutiri guri reerod gadashisan iskusoo qarsan jirnay ayaanba ka haray sheekada dhanba waan kaharay

  • @ubahosman3238
    @ubahosman3238 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khayr sheeg ma iska aamus.

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp วันที่ผ่านมา +4

    MASHA AALLAH WLLSHE

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @HodanDualle-h4u
    @HodanDualle-h4u 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Maamadaan wax badan ayey qarineysaa sidee nin ilmo u dhashey aadan magaciisoo dhameystiran aadan u garaneynin.

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxanallah ilaheyow naastor Amiin Yaa Rabi 🤲🤲

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walaley Mamadan wajigeda magaceda iyo qabiilkeeda maysan sheegin, xaafadi ay ku dhalatay iyo walaladed dariskeda wey diday inay shegto, wixi la weydiyaba complicated bey ka dhigtay, wixi la weydiyaba waxay ledahay ma aqano mana xususto, koley wixi run ah Allaah baa og. Waxa laga yaba iney ayadaba waalan tahay. Balse illaahey inankan yar dadkisa ha u sahlo qof walba wuu jecel yahay qofka uu yahay inuu ogaado.

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Thank you sister God bless ❤❤❤

  • @HarunMohamed-i6d
    @HarunMohamed-i6d 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aaamiin Yaarabi…🤲😞
    Adigana danbigaaga allahadhaafo…🤲☺️

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 วันที่ผ่านมา +2

    Amiin amiin ya allah 🤲🤲🤲🤲

  • @foosabi1517
    @foosabi1517 วันที่ผ่านมา +5

    Meeshan kuyaabay ban fadhiya😮 waxan rajeyna inu wiilka abihis soohadlo

  • @CaishoQisas
    @CaishoQisas 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Walahi wa calol xumo ilahey ha u sahlo familigisa

  • @AMINAAli-pk7ih
    @AMINAAli-pk7ih วันที่ผ่านมา +6

    Salam I love this sister Naimo I like your program so much ❤

  • @lulahmed4611
    @lulahmed4611 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aamiin aamiin yarbi

  • @MohamudAbdimaalim
    @MohamudAbdimaalim 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashaalah shaqo wngsn❤

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale วันที่ผ่านมา +3

    😢😢😢😢😢 murugo waayey wlhi subxaanaAllaaah subxaanaAllaah

  • @seed3966
    @seed3966 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Jareerta cad cade cad caaadi maaha ilaahay na astur 😎😎😎😎😎😎😎😎

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gabadhaan ayadaa fadeexo ku dhex jirta subxanallh walaalkeyow Aabaha Allha kuu saqiro Aabahaa Hooyadana Ceebteda Allaha Asturo

  • @MamaYusuf-s7x
    @MamaYusuf-s7x 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ciidi rabtaa hadhashee ilhaay abihiis hausaahlo😢

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxaana allaah

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mamadaan wax weyn e qarineysa hadaladeda sedaxda qeyb ba wa dhageystay kiis iska waal e wadaa mar emotional e iska dhigeysa waa naagta tiri awees walashisa sxbo eheen marki lawarsaday magaced walashis kute ma xasuusti se qofa sxbo eheden u hilmaamtay se Nin ku qabay magacisa 3xan u hilmaamtay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      hhhhhhh haa SAAXIIBTAA marna magaceeda ma hilmaami karid yaab!

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jareerta cad cad waa jareerta la dhaqmo reerxamarka iyo reer baraawe

  • @cabdullahixuseen5775
    @cabdullahixuseen5775 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walashey
    Adoo mahadsan hala raadiya ANCAKISH dadka degan oo hala Baafiyo Magaca aweys

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Meeqo kunoo qofood ayaa Aweys layiraahdaa? Wixii loogu daraayay weey diiday ineey sheegto!

  • @xaawoyacquub8860
    @xaawoyacquub8860 วันที่ผ่านมา +2

    Amiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AbdirizackShuriye-hk9gg
    @AbdirizackShuriye-hk9gg 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah akbar wilkaan Allah ugargaara

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa sax maskaxda ayaa la ka koraa

  • @Jjccchshjsjsowwoowowiwwjwhvdvf
    @Jjccchshjsjsowwoowowiwwjwhvdvf ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waxaan kacabsana inuuba islaanta dilo siduu indhaha leeyahay cabsi cabsi teeda kale wiilkan wan kashaki sanahay inuba somali ahayn tin tisa iyo wajigisa sifican ufiri xita tin jarer malaha waaba laga cabsanoya ilahow usahal wuxu yahayba rerkisa cunugan yar wan la oyay runti 😢

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp วันที่ผ่านมา +2

    AALLAHU AAMIIN WLLSHE

  • @f.n.9630
    @f.n.9630 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allahuma Amiin wiilkaan wax kheyr qabo Allaha la kulmiye

  • @SleepyCricketSport-vf2ph
    @SleepyCricketSport-vf2ph 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    waa hoyo intaas ayeey solakaysiisay walac 9 ayuu caloosheda kujiray way fooladay way sokorisay mantay markuu gurgaaray ayuu abe ubahday marka alle hausahlo aabihiis

  • @JowharaXasan
    @JowharaXasan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laaxowla walaa quwata ilaa bilaah

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nacima waa arki doontaa maamadan wexe kuso biyo shuban doonta aniga maldhalin wa so helay wiilkaan hadalkeda udambeye wuxu ahaa waxban qarinaya ifahan

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mamadan wax bay qarineee ....wa benlobad ...am so sorry for the boy

  • @fartun9503
    @fartun9503 วันที่ผ่านมา +3

    Ya Allah

  • @tunmed3393
    @tunmed3393 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asc wan kusalaamay niciima ❤

  • @barliincali9542
    @barliincali9542 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaan kulatalinlaahaa wiilkaa inuu indho shareerka kaqaado ama sawirka keeno
    Hadii arko dadbadan baagaran lahaa sucuudi waa lays wadayaqaan
    Aboowe comentigayga hadaa aragtid hooyadaa wajigeeda fur ama sawir kakeen iya dooyar iyo iyadoo hada ah

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Jareerta cad cad ku laha aniga naagtan waxan ugartay in aysanba Garnen Ninki dhalay

  • @abdisalanali6357
    @abdisalanali6357 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilkaan aabihiis Allaha usahlo miskiinka

  • @fadumahasan1080
    @fadumahasan1080 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc xabiti aniga sacudiga waa jogi jiray lakiin yaa wejigeda arkayo waqatigaas waa jogay cid walabo oo shanta somaliyeed ah way ogaayeen oo waxay lahayeen deris derisakuna waa ilaalo aan aan lagu dirasni lakin waxaa dhibka kenayo mammad yaa ka qado idho shareka yaaa weli markin hadalkan oo kale yaab madhino sheekh ku marinayo waa ku weyadin makati iyo magacadiin seey ku dhacaday nin aad guur gasen magac abahiis maqano wax weyan baa qaladan dadkii yaqiin bay iska qarin yaa arkayo mammadan cidana

  • @SacdiyoMaxamed-t7b
    @SacdiyoMaxamed-t7b 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Islaantan waku wareeere ani inkirmaad iyo indha cadees hdalkeedana maba maqli kartid qof meel wax ku ogna uma eka wiilkana waka shakiye ani inuu somali yjy iyo in kle xaqa alaa og

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ANIGA SHEEKADAN MA FAHMIN LAKIIN HADEY REER MUQDISHOW TAHAY 24 SANO UGU DANBEYSAY WAXAA NALA JOOGAY QOLOOYINKA AMASON EE HOOYO RUNTA WIILKA USHEEK ALLAH SWT KA CABSO

  • @HalimaWasays
    @HalimaWasays 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bismilaah dadka diin la anta ku badan waba dambi in ad dad dhalin logu abtirsho carirta

  • @umua3483
    @umua3483 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Maamada wax badan ayay qarine

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiikann Iney Soxadayy Ayaaan Umalenaa Ilhay hana Cafiyeee

  • @muuseabdi9810
    @muuseabdi9810 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maamada 2 midhatiraahdo inay tiraahdo saaxiib baankudhalay mana garanayo ama sax ah howsheegto waxbay qarinaysaa

  • @shukrijama4063
    @shukrijama4063 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Inallilahi wa inaa ilayhi raajicuun.
    Allah haw gargaaro wiilkan. Allah haw soo dhaweeyo aabihii dhalay.

  • @SabiriinSamraa
    @SabiriinSamraa 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walhi wan arkay nagtan iney ben shegeyso wekamuqata hoyo ficn mahan bisinka walhi wanlayabay nagta 3daxda qeyba wasodawaday

  • @MadinaOmerali
    @MadinaOmerali วันที่ผ่านมา +6

    Naagtan laba ayey mid tahay in aysan dhalin oo ay soo xaday iyo in uu wacal yahay wiilkan sida ay u khal khalsan tahay war sax ahead kuma hadlayso marka ceebta allaha asteroid.

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

      Abayo waa laso xaday garanaye lkn wacelka xata Aabu leyahay sow mahan ileen Naag kasta wixii wax ka dhalay way taqanaye ilahay baa naga og waxkasta ilahay haw sahlo eheelkisa wiilka yar

    • @SafiaAli-r2f
      @SafiaAli-r2f 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Walhi anigaba murug wiilka wajigiisa marka arko la Nolan la asigii kwrn mamada meel fog kama fakirin wiilkeda ayey nolosha ku aastay iyado awodo iney abahii dhalay kento ayey wax duugduugeysa maxa qaldan iney so xaday ilama aha wayo hooyo caruur ka weweyn leh bey aheyd maxa ku kalifaya waye alle ha uso sahlo waxa sheeko ma aqan

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      wecel aabe maleh abayo qofka hadu uu xitaa hal nin lee ka dhalay meher laan aabe uma noqonayo diin ahaan
      Mkda kale naagaha qaar nin inta a qayilaan oo mid ba hbn la seexdaan yaa dhalay markaas hee ​@@xidiigtareersool2729

  • @ShamsoApdullaahi
    @ShamsoApdullaahi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qadar ale aya kudhacay wiilka ilahay ha usahlo😢

  • @Amla57
    @Amla57 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar ilahaw sahal amuuraha

  • @HatimHatim-p7l
    @HatimHatim-p7l 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    asc nacima abayo qoftan wax saxan ma shogosa kilo sabca wey weyntahay ma sharbadlaa kilo sabca waa anoo ku dhahay madino ama suqa xolaha marka wax weyn ey qarinosa cabta alaah asturo ninka ey dhahosa maxamed yare waa nimaka xawalada majirto kilo sabca anaga eh rer sacudi dadka wax xawilo walawada kasaa rer jida cebta alaah asturo 🤲wilkana qalbiga alaah uqabojiyo waa xanun walhi

    • @aishamawlid
      @aishamawlid 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Abaaayo muuse eeshegayso makasee oo harqaanlaha ah

  • @rojoboy2979
    @rojoboy2979 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaqo cwn wllo ❤🎉

  • @fartun9503
    @fartun9503 วันที่ผ่านมา +1

    Naciima Aniga so yabay Hurtaa😢😢

  • @luulhaaji1404
    @luulhaaji1404 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    A S. C. WALAAL. Macaan. Walaahi. Runde
    Runbaa. Sheegtay. Naagtaan. Xalay. Ayaan. Fiirinaayay. Waan. Arkay. In. Ey. Byen. Sheegayso. Waan. Arkay. Waxaan. I Ri. Wiil Kaan. Wuxuu. U. Ekyahay. Yabani. A Uu. U Ekyahay. Waxaan. U. Malaynayaa. Markii. Ey. Soo. Tavriibka. KU. Jirtay. In. Nin. Yabani. Ah. Uu. Isticmaalay. Marka. Way. Qarinaysaa. Oomasheegin. Runta. Waxaa. La Rabay In. Ey Wiilkeeda. Mar. Hore. U. Sheegto. In Uu. Sab. Aabe yabani Ah. Uu. Qabsaday Sidaas. Ayaa. U. Malaynayaa. ALaah. Ha. U. Soo. Sahlo. Wixii. Dhalay

    • @SafiyoxaajiCusmaan
      @SafiyoxaajiCusmaan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaa kaa cafinaayo danbigas wuu helay wilka rerkiisa alx kuma dambaabin

  • @Wataahee
    @Wataahee วันที่ผ่านมา +2

    Anu kolkii hore waxaan is idhi armuu qasab ku dhashay Laakiin hadey isla dhuuman jireen walwalbaa iga dhacay . Wiilkan qadarintii uu hooyadii uhayey kolay sii hayn maayo , aamin daraa ku dhici miskiin . Allah ha usoo dhaweeye 🤲🏾

  • @ruqiyokediye6947
    @ruqiyokediye6947 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    amiin amiin yarabi

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Meeshaan aabo mayaalo ee iiimaankaaga Kiyaabo ku dhuuqso wiilyahow sorry sorry

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wiilkan dhib badan buu dareemayaa hadii uu sidan ku sii jiro xanunka dhimirka inuu ku dhaco ayuu khatar ugu jiraa.

  • @wasiiranuur7392
    @wasiiranuur7392 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wiilkan amba wa farakh amba wey xadeey

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 วันที่ผ่านมา +2

    Subxanallah wan arkay

  • @fartun9503
    @fartun9503 วันที่ผ่านมา +1

    wiilka wa Miskiin😢😢

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 วันที่ผ่านมา +2

    Islaantaan inee sooxadaa laga yaabaa waxay aheyd in , indhashareerka laga furo, waa in sawirkeeda la helaa dad aqoonsado ayaa lahelaahe, waxa ay dadkeeda uga qarisay in ay sooxaday ubadi, waxaan wiilkaas kula talin lahaa hadeysan runta u sheegeyn in uu isaga tago oo uu shaqeyso, saa in ay dhashay wax cadeynaayo ma lahane.

  • @EbyanMoha
    @EbyanMoha 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alle ha usahlo wxbo nahayso yeysan nadanbaain

  • @Daqare666
    @Daqare666 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    NAAGTAAN NINKA AY SHEEGEYSO
    MA DHALIN LAAKIIN NINKA KALE EE MAXAMED YAROOW AY LEEDAHAY WAX KALAMA OGA AYA DHALAY MAXAMED YAROOW WAANA AQAAN MAXAMED YAROOW YAROOW EE WIILKAAS HA ILA SOO XIRIIRO

    • @UmHamza-q1f
      @UmHamza-q1f 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wiilka namberka Mesha ku qoran ka wac caawi wll ridwan meshisa part 3 ka fiiri numberka

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haday run sheegayso oo ay daacad tahay hooyadaan wajigay furi lahayd si dadkii is garanayeen u gartaan ee wax bay qarinaysaa ee wiilkaan wiil muslima oo walal keena lee ha ahaado

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naciimo walashey sheekadan aad bey ii xanujisay markan dhuuxay waxaba iiga daran beenta isdaba marka hadaladeda wixii jiro allaha aya og lakiin waxa i xanujiyey beenta ninka awees ayey nogu shegtay walashiis casho awees waa wax lagu wareray ee waxa fiican iney runta iska sheegto qabkey kudhashay asagana hasamro korley hadey gogol dhaf ku dhashay diinta ma ogolo abo inu u aqonsado wiilku been bey mudo kusowaday beena wa rad gabantahay qabiilkey ushegtay ogaden reer warfaa aniga aqan kumanan abtirkoda maba qarsomo haye jarer wane wan lasokorey waberi ma ahan dad qarson gurkoda aad bey igu fanan xita qadba sirada kuma badno ee warkan meelbuu iska qaban layahay wiilkuna wa maskiin xita walwal badan aya kamuqdo rabiyow qalbiga uqaboji

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekada waxan u fahmay maamadu inay wiilka aabo u hayn waayo meelkasta waykasoo ooday waa dhinty
    Ayaabay ku leedahay wiilkaas ha iska samro caruurbadan oo sidaasa ayaa jira kaligaa maaha

  • @ಆಡಣ
    @ಆಡಣ 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walahi majirto qof jecel bila abtirsiino inuu ahaado mamadan wiilka way qaldeeysa xita ilmaha isku hoyada yihiin gabar kamida isku aaba inayihiinbay ubartay markay ridwan u imaadena waxay dhahday kala aaba yihiin yaab

  • @FoosCadey-b8r
    @FoosCadey-b8r วันที่ผ่านมา +3

    Wiilkan allh usahlo abihis

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wala helikara arintan dahir calasow haloo dhiibo.

  • @JowharaXasan
    @JowharaXasan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Niciimo nin waxkaadhalay lamaqariyee waxbadan baa qarsoon wlh yaabadanaa waa hooyada ugu khaainsan aduunka

  • @JowharaXasan
    @JowharaXasan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlaaley anigu waxaan u arkay islaantaan inay cunugeeda jawaab saxa u caynin

  • @fartun9503
    @fartun9503 วันที่ผ่านมา +1

    waxaba Qaldan😢😢😢

  • @MoonlightsYT
    @MoonlightsYT 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allé ceb ha asturu

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walaloyaal islantan madhalin willka umale

  • @HarunMohamed-i6d
    @HarunMohamed-i6d 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wllhi ducada ayaan kuugu jeclahay…😞

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abaayo naciimo sucuudiga hadad dad kataqan alle ajar badan hakaa siiyo bartada kasiibafi inta ey shegayso kuradi naagtan iyadaba magaca iyo qabiilka ogaden udhalan sidan filayo lakiin wax walbo wa dhicikadhaa ee naciima ilaa 3 mar baafin usamey hadiile wiilaka tala waxan siinaa inu tago sucuudiga bartey shegeyso waxa lagayaba inuu sas kuhelo hadey runtahay allow usohal wiilka aad ii xanujiyey 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Walaal magaca sedexan hadeey sheegto runa uu yahay orod ayaa lagu helayaa lkn wexeey ku leedahay ma aqaano maxuusto!

    • @HabibaBilow-k8o
      @HabibaBilow-k8o 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @dhaqaaqaaddhaxashidee abayo allaha ku sharfo sida ii sharaftay warunta wax laqu radiyo makenin wey isku dhaxyacsantahay mana haysato qof tala fiican siiyo wan jaclan laha inad kala taliso nacimay adiga codkada mel dher gara oo ad dhahdo naa wixi dhacay adiga iyo allahada og wiilka iyo adigaba kurbada ha idiinka hadho usheeg wixi dhab ah hadu maher la an dhashay usheg kan kadhalay tusi inkasto dinta xaq abo kiyelaneynin lakin waxa kaharayo ohinta badan walahi waxan garana mama somaliyed o askariyad ahed nin kenyan asagana askarta isla ahayen sidu ulaha iisheg abo ayey mar dhow runta ushegtay dadka dhan walaga qancay runto wa dawo waxa cafimad kahelayo iyada kow kadibna wiilkeda aya qof wuxu yahay og walahi rabiga waxan ka qarsonen bini adan inad iska qarisa wax matarto Allow ubadka iyo anagabana xifdiiiman suban nogudeq adun wax walbo wala arka rabiyow qalbigoda uqaboji

  • @hawwaarafath5396
    @hawwaarafath5396 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲❤️👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Eena ciimo sacuudi ma u eko wiilkaaan. Dabiyeey ka ga shay hooyadaaan

  • @fartun9503
    @fartun9503 วันที่ผ่านมา +1

    wcs wlc abaayo ❤️❤️🫶🫶🫶🫶👍👍👍👍👍

  • @sahromohamad5853
    @sahromohamad5853 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sheeko prank dad maangaabka laga dhadhicinkaro