SAFARKII SOMALIA 2019 ✈ #🇸🇴

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025
  • / qamar_bint_amiir_
    / bint_amiir
    Email: qamar_bint_amiir@hotmail.com

ความคิดเห็น •

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 6 ปีที่แล้ว +121

    Welcome To Muqdisho Xbt❤🙏

  • @samiraali5972
    @samiraali5972 6 ปีที่แล้ว +60

    Wllhi indha heeyga ilin ayaa kusoo isdaagtay markaan arkay muqdisho walaalayaal iisoo duceeya si gal iyo laab ah inuu alle ii fududeeyo aniga iyo ilmaheeyga

    • @xabibomohamed6439
      @xabibomohamed6439 6 ปีที่แล้ว

      Samira Ali insha alaah abaayo alaah kufududeyo aniga ba kulamid baan ahay

    • @suldaan583
      @suldaan583 6 ปีที่แล้ว

      SAMIRA ALI ILAAHEY HA KUU SOO FUDUDEEYO

    • @haniitaaxmed575
      @haniitaaxmed575 6 ปีที่แล้ว

      Allha ku rumeeyo riyadada wll

  • @amenabeauty
    @amenabeauty 6 ปีที่แล้ว +59

    Mash Allah

    • @sadiyoabdi9585
      @sadiyoabdi9585 6 ปีที่แล้ว

      Ik wil wat vragen bel mijn

    • @sadiyoabdi9585
      @sadiyoabdi9585 6 ปีที่แล้ว

      Ik wil Jou Telfoon

    • @sadiyoabdi9585
      @sadiyoabdi9585 6 ปีที่แล้ว

      Ik vind leuk walaaahi Jou moeder en Jou vader😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @awesmohamedomar5762
      @awesmohamedomar5762 6 ปีที่แล้ว

      safaarsalaama

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 6 ปีที่แล้ว +56

    Masha Allah abaayo Qamar Alxmdulllilah

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 6 ปีที่แล้ว +39

    Masha allah safar salaamo qali anaa u horeeyo manta like ta haila dhaafin plz❤❤❤😘👈

  • @mraazaa
    @mraazaa 6 ปีที่แล้ว +1

    qofkastoo diyaarada Turkish airways raacayo oo Somalia u socda sii socod iyo soo noqod hadii taransidkaaga Istanbul oo waqti dheer yahay waxaa hotel iyo cuno labadooda ku leedahay Turkish airways . maloo baahna inaa hotel kireeysato . wax kasta ayaa qaba ineey kaa bixiyaan xitaa taksiga kuli waa free . xafiis ayeey airporkooda ku leeyihiin u tag waa tusee boodipaska ayaga ku caawinaayo Insha allah.

  • @mraazaa
    @mraazaa 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah walaal safar salaama ilaaheey hakugu soo noqo , sii socod iyo soo noqod hadii taransidkaaga Istanbul oo waqti dheer yahay waxaa hotel iyo cuno labadooda ku leedahay Turkish airways . maloo baahna inaa hotel kireeysato . wax kasta ayaa qaba ineey kaa bixiyaan xitaa taksiga kuli waa free . xafiis ayeey airporkooda ku leeyihiin u tag waa tusee boodipaska ayaga ku caawinaayo Insha allah.

  • @bellabeauty997
    @bellabeauty997 6 ปีที่แล้ว +25

    Maasha allaah illaah hakuu ziyaadiyo farxadaada aabahaa markaa shumineysay waa ilmeyay aabahay waa uxiisay illaah anagoo nabad nakulmi inta isku xiistay oodhan

    • @farxiyoaxmad3466
      @farxiyoaxmad3466 6 ปีที่แล้ว

      Masha alllah qamar dadka dhan nagu sln byyyyy

  • @liibaanmo5762
    @liibaanmo5762 6 ปีที่แล้ว +3

    Gaajaaba i qabatay @ 16:17 lool Mooska somaliya lee fiiri sida uu cagaar u yahay, una bisil yahay, kan qurbahana daawo sidii loogu waday, ayaa xoog jaale looga dhigaa.... I miss Somaliya, warta dhiiga, Barxada wardhiigleey, Nice video Qamar

  • @chocoali7796
    @chocoali7796 6 ปีที่แล้ว +41

    Wlhi markaan arkay aadan cade Airport oohin baa iga soo dadatay

  • @ikramchelsea8534
    @ikramchelsea8534 6 ปีที่แล้ว +2

    MashaaAllah waa uxiisi Xamar wallaahi, bint amiir maashaaAllah reer xamar weyne inaa tahay shaki ma iiga jirin, Dacaaree xaafadaa 🙋🏼‍♀️😍😍 macalin ceyda Allah yarxam aa macalinkee ahaay 😍

  • @captainajiidawaale1037
    @captainajiidawaale1037 6 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah walasheyda qamar cabdul khadir baaba amiir kun jeer salaama xabibti salan iga gaarsii cashiirad iyo muslimiinta dhaman rer muqdisho somaliyo idil adigane salamaad abayo

  • @ummucabdillah9423
    @ummucabdillah9423 6 ปีที่แล้ว +10

    Qamareey abyo 😭😭😭 waniska uyeeey wlhi markan arkeey wadankeey allow kudaa Masha, Allah xappti farxad igo nolow insha, Allah

  • @batulaabdisalam6700
    @batulaabdisalam6700 6 ปีที่แล้ว

    Masha alaah kheyr alahakusiiyo wadaniyad somaliyeed waan jeclahay dalkeega.

  • @hanuuhanu6515
    @hanuuhanu6515 6 ปีที่แล้ว +9

    Abaayo xasus nagalise xamar cadey 😘farta taga qofki sida cml gurigoda u ciisay

  • @moushtakaden3710
    @moushtakaden3710 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah wlahi hno chanelkan sidan maban moday ee hadan ufirsaday waxwalba baa kujira hade 5first person oo dawada ban kujiraya inshallah woooow mashallah horay usoco qamar mamada jacaylka love yu so much

  • @peaceandlove593
    @peaceandlove593 6 ปีที่แล้ว +4

    allahu akbar allahu akbar wlhi wanku farxay markan Mogadishu cadeey arkay allaha dhowro casimadeena 8 sano ayaan mogahay nasiib ayaad ledahay aniga iyo inta ilamida allaha usahlo ineey tagan casimada umada somaliyeed Mogadishu city

  • @fortunemohammed2526
    @fortunemohammed2526 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo Qamar waa iga ooysiisay walahi, xiiso aan la ooynoya,,, Allaha idin xifdiyo dhamantinba, abaayo aan aad ujeclahay aa tahay

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 6 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah xayaati ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @darvish7180
    @darvish7180 6 ปีที่แล้ว +2

    I miss rooti abuukey iyo beer geel yaa uxiisay hee like saar😊

  • @simancabdullahi3438
    @simancabdullahi3438 6 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الله حلو انت رايح في الصومال ما شاء الله الله يحفظك يا اختي شكرا

  • @asmaali6292
    @asmaali6292 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah safar salaama wllo qamar quman 😊😊😊

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah uu sheeg wadani nimada waa loo dhashaa, aniga next ayan socda inshallah. Somalia anigo 8 jiro aya igu dambeysay lkn waan socda may 2019 ilahay hadu yirahdo inshallah, qamareey we love your videos huno thanks for uploading 💋💋💋💋❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 6 ปีที่แล้ว +2

    Qamarey Rer magalnida waa Udhasho manshlah Gabdha shidan igadheh iskuna Filan. Rooti Abuukey haimaqashin Jiko Muufo isoo Xasuusisay 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥Hoyada Ilah hakudhafo waan jeclan lahaa inan Hooyo qawo iga Nadiib badnid Aniga waligey maarkin jaceel walid imana korsan 😋😋😋😋
    God bless too You 😍😍😍😍😍😍😍

  • @shareychannel402
    @shareychannel402 6 ปีที่แล้ว

    Heybad waxaa ku leedahahy
    Dhulkaaga Hooyo
    Somali jacaylka allow
    Nagu siyaadi aaamiin aaamiin 😍😍😍🙏🙏🙏

  • @xamdafeeroole574
    @xamdafeeroole574 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah qamar xppty ku soo dhawaaaw muqdisho gacmo furan😍😍😍😍😘😘😘

  • @ayishaayisha1785
    @ayishaayisha1785 6 ปีที่แล้ว

    Mashallh abyo

  • @fahmoabdulkadir1783
    @fahmoabdulkadir1783 6 ปีที่แล้ว +11

    Luula macaanto marka hooyo hab siise calosha ihurte anigane inaa hooyo aado ayan rajena insha allaah wan uxiise Wllhi 😢😢ilahey ha ino xafido insha allaah

  • @mydreamhaniabdullahichanne4469
    @mydreamhaniabdullahichanne4469 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abayo Nasiib leedahay waddankaga mar kale tagtay oo so booqatay lambar afar marka arkay ilin igu so istaagtaybo😭😭😭😭 Masha allah wlshey damashaad wacan iibashaal ❤❤❤❤💋💋💋

  • @ashaahmed7199
    @ashaahmed7199 6 ปีที่แล้ว +13

    Abaayo balan noo qabo reer muqdishu dhan aad u jeclahy wlhi ina ku arko ❤

  • @maryancadey6792
    @maryancadey6792 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allha Abaayo macanto

  • @princessprincesstasha8501
    @princessprincesstasha8501 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaashey qamar bint amiir star wanaagsan

  • @asadsom324
    @asadsom324 6 ปีที่แล้ว

    Asc. Qamar Maashaa Allah. Wadankii waa ijeclaysiisay abaayadiis. sagaashankii saan uga soo tagay wali kuma noqon

  • @amineetaomar6517
    @amineetaomar6517 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo qamar iyo familykaga

  • @nimconuura1044
    @nimconuura1044 6 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah walaahi waan ku farxay markaad hooyadaaa la joogto saan hooyo u jeclahay

  • @abdonaasir955
    @abdonaasir955 6 ปีที่แล้ว

    good video quruxleey

  • @adalempire5146
    @adalempire5146 6 ปีที่แล้ว

    Macha Allah waan qiirooday wakhti hore ayaa igu dambaysay wadankii 14 years be fore illahay haku xifdiyo qamar

  • @ifrahkhalif2979
    @ifrahkhalif2979 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo qamar

  • @xidigtaawdal6463
    @xidigtaawdal6463 6 ปีที่แล้ว +31

    Qamareey hppti hadaaba somaliya timday plz plz boorama kalay waa dhul nabada alx waadka heli donta somaliland kalay qli nalaso xidhiidh🤗👏👏

    • @nadiamohamud9850
      @nadiamohamud9850 6 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah hargeisa kugu sogeyna

    • @Ceeblacaabi
      @Ceeblacaabi 6 ปีที่แล้ว

      queen ayaan. Anaa ku imanaya iso Dhayee Wan Jeclahay inan Boroma tago Huno

    • @xidigtaawdal6463
      @xidigtaawdal6463 6 ปีที่แล้ว

      hayii Haiti afkaaga uraya caday horta naya meeshanka hadlayo wa boorama cidii wx xidhaysa yeelkeed gabadhaasna wa gabdh walashya cid xidhaysa iyo cidwx wydiinysa mle idinkuuni ha qarxinina intii fcnba uheelanhy nocaga mha

    • @ali-eidjibril8435
      @ali-eidjibril8435 6 ปีที่แล้ว

      waan saad sheegty wlshy welcome to borama mrkasta waana magaalo qiimo leh

    • @zuweyssaidabdikarim7507
      @zuweyssaidabdikarim7507 5 ปีที่แล้ว

      Hayay somaliland yay kuxirin ha iskutagin

  • @aminayusuf3614
    @aminayusuf3614 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla muqdishow ku jecliyaa mr ayaan kuu imaana magaaladydii aan ka soo frcmy walidky ay ku soo koreen love yiu muqdisho😍😘😘😘❤❤❤❤

  • @Motivation4you82
    @Motivation4you82 6 ปีที่แล้ว +12

    Asc mashallah wllahi waan ilmeeyay maxaa yeelay xamar waxaa iigu danbaaysay 21sano kahor waan u xiisay xuduntaydaa ku duugaan allah idin ku xafido muqdisho dhamaantiin intii soomali ah aadna allah kugu sooceliyo caruurtaada adoo nabaad aahh

    • @fadomomahamed7556
      @fadomomahamed7556 6 ปีที่แล้ว

      Awoo awoo 21 sanaa ahaaa bal kulaabo mar uun aduunkaan leesma siinin waa lawa maaline

    • @safiyashukri1439
      @safiyashukri1439 6 ปีที่แล้ว

      Aad maxaa intaas dhan uga jiiftay

    • @qadromaxamedmuumin3170
      @qadromaxamedmuumin3170 6 ปีที่แล้ว

      Waaw welcome to moqdisho walashey Qaali jecliya inaa wada kulano

    • @malabey197
      @malabey197 6 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @zuuzanibrahim3280
    @zuuzanibrahim3280 6 ปีที่แล้ว

    Msha allh maanta waad noo imaaday😍😍😍😍😍

  • @maxamedyare562
    @maxamedyare562 6 ปีที่แล้ว +3

    Illaahow.. Noo daa Gabdhaheena

  • @user-kc9kw9rp1f
    @user-kc9kw9rp1f 6 ปีที่แล้ว +5

    masha allah nasiibaa lee dahay ana ilaahey ha ii qadaro anigoo nabad qabo inaa reerkeyga u tago waa u xiisey wlhi

  • @hafsadagan8851
    @hafsadagan8851 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah qamar quruxda hooyadaa aa kuugu dhashey illahay haniixafido

  • @rahmaali8939
    @rahmaali8939 6 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa allah i love soomaliya

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 ปีที่แล้ว

    Maashallah qamar waxaa tahay gabar wadani ah oo soomaaliyeed hore u soco Somalia peace

  • @mrkhalid7898
    @mrkhalid7898 6 ปีที่แล้ว +3

    Hadad nasatay waad fcnthy aniga anoo nasan baan kaso tagay turky😪😪

  • @princessprincesstasha8501
    @princessprincesstasha8501 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah so dhawow quruxey

  • @sacdiyoxusen6681
    @sacdiyoxusen6681 6 ปีที่แล้ว

    Manshalah wakufaraxsanahay

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah TabarakAllah Qamar quruxley enjoy the journey and stay safe in shaa Allah abaayo
    😍😍😍

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 6 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah xabiibti I’m so happy for u Mogadishu baa ka dagtay safar salaama ilaah ha ku dhoowro Amiin 😍

  • @umumaida882
    @umumaida882 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo caaliya ahaa allow nii xafid dhamaantiin

  • @caynicabdilahi7939
    @caynicabdilahi7939 6 ปีที่แล้ว

    Safar khyr qaba xbbti qamar❤❤❤❤❤

  • @sadiaahmed6907
    @sadiaahmed6907 6 ปีที่แล้ว

    Qamar ilahi hakugu nabad galiyo xamar wan ka cabsadaa aniga walikey ma arkin runti wana jeclanlaha inan arko ee nabad haka digo amin ya rabi

  • @fartuumabdullahifartuumabd9227
    @fartuumabdullahifartuumabd9227 6 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah Tabarakallah Allah hkuNabdyeelo waa lamahuraan muqdsho cadeey

  • @Boondheere252
    @Boondheere252 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah video qurux badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730
    @allowhooyojanadageeamiinum3730 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah indhahayga ilina qoysay allow wadankeena nabad kadhig

  • @Zahra-channel1
    @Zahra-channel1 6 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah tabarakllh. waalidkaaga iyo walaalahaga ilaahey hakuu xifdiyo

  • @nasrinashaad7155
    @nasrinashaad7155 6 ปีที่แล้ว

    msh allah msh allah abyo mcnto ilhy hgu xfido wlh wax yaalo badn ayaa i xuusisay jazakallah qeyr Inshallah cfimaad iyo frxad ayn ku rajeynaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👍

  • @qalbiwanagsidahoyaded8998
    @qalbiwanagsidahoyaded8998 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh wlcm xbbti rer muqdisho hadan nahy wanku so dhaweynena

  • @nuroabubakar7299
    @nuroabubakar7299 6 ปีที่แล้ว

    masha Allaah Qamar binti Ameer salama

  • @farhiaandsabah3742
    @farhiaandsabah3742 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo qamar bint amiiir welcome to Mogadishu abaayo

  • @cabdallacabdi1039
    @cabdallacabdi1039 6 ปีที่แล้ว +3

    Reer xamar love niigu ahay

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 6 ปีที่แล้ว

    maashaa allaa tabarkalaah sister Safar salaam allaahu kuxadido xabiibti

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 6 ปีที่แล้ว +3

    Ar wuuuuw nasra abtidooon inaa u imaado waaye si aan kuula kulmo 😍😍😍 qamar quruxeey

    • @lulfarah872
      @lulfarah872 6 ปีที่แล้ว +1

      Anah wan ku raacaa

  • @zamraabdi3561
    @zamraabdi3561 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abyo qamar allaha ki nabad keenay i.A waxaan rajeynaa inaa isku arakno muqdsho 😍😘😘😘

  • @xamsoshqqalaf6075
    @xamsoshqqalaf6075 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo safar salaama 😘😘

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abayo gabar baari tahay malin dhowed arkayay video basaborka dhalashadu ahaa umalena qadaneysay markad heshayne waalidka ugu tagtay allaahay adigane caruurtada bari hakaga dhigo

  • @toolmoonchannel490
    @toolmoonchannel490 6 ปีที่แล้ว

    Soo dhawoow huno Qamar dalkaaga hooyo qalbi furan iyo gacmo furan masha alah

  • @aashkiinaashakiin
    @aashkiinaashakiin 5 ปีที่แล้ว

    Dadka waan ooyay dhahayo qamar dhul dheer dagan waalidked maka dherato idinkana wadankaa uxiise ku haaya allaah yacisag aragtideeda allaah yacisak weeyna deeqde allaah dhooro qamar bintu amiira iyo reer meda aamiin

  • @aminaabdinasir4113
    @aminaabdinasir4113 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah farxad ku qaado waqtigaaga Allaha kuu daayo qoyskiina qurxoon mom iyo dad

  • @bgdyurhegywhwueh6296
    @bgdyurhegywhwueh6296 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaahow anagana noo kas inaan dhulkeena booqano qurbo waa nacnay qabowgiisa miss u xamareey 😢

  • @umumaida882
    @umumaida882 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan ilmeyay marka aan arkay waalidkaada farxadoda masha allah allow nii xafid dhamaantiin 😍😍😍😍😍

  • @maimunamohamed9308
    @maimunamohamed9308 6 ปีที่แล้ว +4

    2nd comment ... yayy aniga kugulaystaay rlyy ... qamir pinn mee habibty i love u guyssss

  • @ubaxhealthybeauty5141
    @ubaxhealthybeauty5141 6 ปีที่แล้ว

    Masha alaah Abaayo qamar Waa qeeyr hadi ilaah ku sama geeyay

  • @sumayasiman315
    @sumayasiman315 6 ปีที่แล้ว

    Qamar binti amiiir saxiibkaaa maxa usowadiweysay qaliii waa iga kaftaan cafimad ku bashaaaal insha Allah

  • @faatmamaxamad8877
    @faatmamaxamad8877 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah xabibti somaliya aa adi wilibo xamar weyne Ala maxan u xiisay Markan vedio gaga fiirsaday waxan is dhahay ya ku buubiyo oo Baalal ku yeelo damashaad wacan xabibti cida dhan nagu salaan intii ad aragtid

  • @anababdi3214
    @anababdi3214 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aad ayaad unasiibadan tahy anagane nooducey in aan wadan keena ku laabanaa anagoo nabad qabno mcnto wlhi waad bashaleysaa

  • @ruweydaabuukarmustafaxalii2219
    @ruweydaabuukarmustafaxalii2219 6 ปีที่แล้ว +1

    Bil cafiya 🤗😃😍

  • @Noneedyouelle1074
    @Noneedyouelle1074 6 ปีที่แล้ว

    Woow masha allh abaayo

  • @leighparker9109
    @leighparker9109 6 ปีที่แล้ว +2

    Great work. ☺️

  • @Ceeblacaabi
    @Ceeblacaabi 6 ปีที่แล้ว

    msha allah wllhi Markaad hooyodaa iyo Abee Laabta galisiy Oohin wllhi hooyoday waan uxiisy 7 years ago ayaa igu dambaysay

  • @neversaygoodbye4924
    @neversaygoodbye4924 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wad ku mahadsantahay sida ad nogu shektid wax waxkasto kugu so saido 😘

  • @ayaanmaxamed5666
    @ayaanmaxamed5666 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ale ha haku nabad geeyo laakiin xbbty aaway muxramkaagiii ilayn gabadh muslimada ayaa thy diiniyan waa mamnuuc safar bilaa muxram

  • @amatallaahbintuhassan7210
    @amatallaahbintuhassan7210 6 ปีที่แล้ว

    Waaaaaawwwwww nooosooniyeeeyso hawada mcntA badan ❤️❤️❤️❤️❤️ xamar cadeeey love waxsiisto malahan ❤️❤️❤️❤️

  • @libanaxmad3298
    @libanaxmad3298 6 ปีที่แล้ว

    Mashllah muqdishow waa meel qiimo iyo qaayo leeh guul all somali ilaah cadoogaa hakaa qaabto somaliya

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 6 ปีที่แล้ว

    Nabad galyo adiga iyo Qoyskaaaga isha´Allaah

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah qamar bint amiir ilahey hduu kunawad geyay alx wana naga nasib badantahy masha allh muqdsha jogtaa ilahey hakuxafido😘😘😘😘

  • @halimom8076
    @halimom8076 6 ปีที่แล้ว +2

    Ma shaa Allah abaayo 💔💝

  • @nawaliman1968
    @nawaliman1968 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah beautiful queen 👸 ooyintii aduunka iheeso muqdisho cadeey waan u xiise wallhi

  • @faadumoabdirahmaan387
    @faadumoabdirahmaan387 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qamar cadey xbbti muqdisho kusoo dhawaw inan ku arkana aadban ujeclahay

  • @abtiyoowadoontiallechannel4470
    @abtiyoowadoontiallechannel4470 6 ปีที่แล้ว +3

    A s c maasha Allaah safar salama qaliyey

  • @fadumozahra9950
    @fadumozahra9950 6 ปีที่แล้ว

    masha allah walashy qamar qaali soo dhawow abaayo

  • @skyirbadbiuldin9015
    @skyirbadbiuldin9015 4 ปีที่แล้ว

    Qamar abaayo inad sanad ka hor imaadey hadaleeba arkoyaa inan ku arkaabo jeclaa wxaa thy qof qalbi wngsn leh qaaliyey AllAHA ku barakeeyo

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 6 ปีที่แล้ว

    Qamar maasha Allah adii familygaga Allah idin barakeyo xamarna nabad kujoog oo nabar reerkaga ugu laabo insha Allah waanaku mahadsantahay xamar cadeey nuurkeeda inaa indhaha noogu nuurisit love u toooo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 6 ปีที่แล้ว +3

    Soo dhawaaw xbbtii Xamar cadey iyo Xeebteeda tafaddal

  • @somalidhalada1960
    @somalidhalada1960 6 ปีที่แล้ว

    Qamareey masha allah qurux eripotka gudahiisa noo soo duub qurux aanan arkinaa natusteedhismayaadha quruxdaa masha allah

  • @jkjr6493
    @jkjr6493 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah insha allaah muqdisho waa imaan donaaa waan uxiisay somalia qamar
    Igu salaam muqdishu somalia

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah si fiican laguu so dhaweyey dhulka hooyo wacanaa udgoonkiisa badanaa ❤❤❤