Qiso anigoo macalimad dugsi dhigo ah wiilkan shukasanayay woxoo iskudayay ino imaro qayilad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 60

  • @TheSamale
    @TheSamale 7 หลายเดือนก่อน +5

    MaashaAllah brother Hanoolaato waa Gobe, Waa Talo fiican wabilahi tawfiiq 🎉🎉🎉MaashaAllah.

  • @ifraaxaxmed8854
    @ifraaxaxmed8854 ปีที่แล้ว +6

    Haa wllhi waa siida wallshay❤❤❤

  • @chouebmohamedoufane1434
    @chouebmohamedoufane1434 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha kaa tirtiro jacaylka nikaas qalbigaaga Ku ka kheyr badan kugu badiloo wll

  • @maxameddaacad-xt7ex
    @maxameddaacad-xt7ex 4 หลายเดือนก่อน +2

    ABAAYO illahy hakuusahlo
    Kudadaal Cabsida aĺeh marna hakadheeran😅😂❤❤❤xasuuso ABAAYO XISHOOD ka nakudadaal❤❤❤❤❤❤

  • @XamseWali-co5jt
    @XamseWali-co5jt ปีที่แล้ว +1

    Hadii uu inyar oo jacayla uqabi lahaa waxaa umuu quudheen ee inanta waxan usheegayaa iskaga carer mid ka khayr badan baad heli ishaallh

  • @axmed7191
    @axmed7191 ปีที่แล้ว +2

    Wll iska daa mid qayr qaba illahay haku siiyo

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 ปีที่แล้ว +3

    Asc, walaal ka carar, Allah wax khayr leh ayuu kuugu badali, qalbigaaga kajar ninkaa !!!!

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +1

    Waaamaya.malaygakaa dooqoo soo dhawaystay ihihihihihihihii yarta haweendumaar waanbuwataaaa.yarta

  • @HantiMal1984
    @HantiMal1984 4 หลายเดือนก่อน +1

    Agtiisa Hamarin wll
    Kaasi

  • @HanadMuqtaar-vc2wb
    @HanadMuqtaar-vc2wb 3 หลายเดือนก่อน

    Muxaadaro qalbiga looga dejinaa ee aniga Ila soo xiriiriya Insha Allah Allah xumaan naga ilaaliyo

  • @aliabdillahi8730
    @aliabdillahi8730 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi meel xuun ayuu ku dhigaaya
    Walaashe ee ka carrar niinkaas.waa habaar gaabe.

  • @mohamedismail6568
    @mohamedismail6568 ปีที่แล้ว

    My sister Allah sw loves you.Never go back.

  • @AoualeFahmi
    @AoualeFahmi 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kula talinayaa in ay ka fogaato ninkaa iyo jacaylkiisa noloshaadana ilaashato wll ilaahayna talo saarato😢😢😢😢

  • @mubarigmaxamuud8510
    @mubarigmaxamuud8510 ปีที่แล้ว

    Guur xalala jacaylkiisu was mabaqdan waxa layiri wed iyo calaf waxan ahay jacaylkeena ka weyn waxan diinta kaasarayn jacaylka majoojinkaran mmjsharci

  • @abdulahibare1668
    @abdulahibare1668 ปีที่แล้ว

    waxbaa kaqaldan gabadhaase sufiican haloogu sheego xertaas xunkamidnoqo dheh ama ilahay utoobadkeen dhahaya wakasaaa meekxunbaa loogatagi doonaahe

  • @AhmedIbrahim-fl1fc
    @AhmedIbrahim-fl1fc ปีที่แล้ว +1

    Wll iska daa ninkaa run ayuu kuu sheegay markaa wll go aan ka qaado waa nin xun reerna umabaahna ilaahay ka hoosgal wll

  • @abdirage5621
    @abdirage5621 8 หลายเดือนก่อน

    kaasi guur marabe galma doon weye kacarar mutafaq ilahey haku garansiya

  • @AhmedIbrahim-fl1fc
    @AhmedIbrahim-fl1fc ปีที่แล้ว +1

    Wll waa nin aan ku jeclayn ninka sidaa kuu galay aragiisa ayaa xaaraana ka fogoow wll ku diinle ayaad helaysaa oo ku jecel insha Allaah samir yeelo wll qaali Alla haku xafido wll qaali

  • @mustafecumar5583
    @mustafecumar5583 ปีที่แล้ว +1

    Asc mustafe. Aniga. Waxan. Ku. Leeyahay. Ka. Carar. Inta. Ka. Carari. Kartid

  • @XuseenCawil-t4p
    @XuseenCawil-t4p 3 หลายเดือนก่อน

    Naa is kala qayil

  • @faysal7222
    @faysal7222 ปีที่แล้ว +1

    Walaal iskada alaha wax dhaama alaha kusiiyo

  • @maxamuddhaqane8066
    @maxamuddhaqane8066 ปีที่แล้ว +1

    👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @AbdulahirageShiil-tb3gn
    @AbdulahirageShiil-tb3gn ปีที่แล้ว

    gabarey rag waa cadowga dumarka ee diintaada ku adkoow

  • @maxamuddhaqane8066
    @maxamuddhaqane8066 ปีที่แล้ว

    MaxamuudDhaqen

  • @CcasiisAxmadjaamac-xq3nu
    @CcasiisAxmadjaamac-xq3nu ปีที่แล้ว

    imisa habeenbuu kunacay

  • @CcasiisAxmadjaamac-xq3nu
    @CcasiisAxmadjaamac-xq3nu ปีที่แล้ว

    Hadaad jeceshay iskaraac

  • @ismailbarkad6354
    @ismailbarkad6354 ปีที่แล้ว

    Walaal ka baxso

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadheeda igu buuqday .Gabadheeda haddeey kugu buuqday naa ma anaa ku dhalay mise adaa i dhalay uuuuus maad tiraahdid.

  • @UpdiAziizCazka-fj2mu
    @UpdiAziizCazka-fj2mu 2 หลายเดือนก่อน

    Hayizkaka dhaamatoo noloshiizaa alle ha kashiifee 🤦

  • @CaynteMaxamed
    @CaynteMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    Careys ciise kaarshe

  • @Mohamedabshir-r5n
    @Mohamedabshir-r5n 11 หลายเดือนก่อน

    Ka samir ka samir

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Balwad iyo laaluush dhof marabtaa guri marfash uah magtab jasiro marki iguhoreysay aan maqlay inladhaho yaman eeyna kutaalo dal ahaan markab jabuti aadayo ogabixi kartid hadi noqoneysid balse hadi lug oogabaxdo kuwa kutarxiilo aad heleysid

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 ปีที่แล้ว

    Iska ilaw ninkaas mustaqbal kuuma noqon karo

  • @maxamedyusuf9653
    @maxamedyusuf9653 9 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk iidoorku qaadka balwad uma yaqaan

  • @moxmedhasan4303
    @moxmedhasan4303 ปีที่แล้ว +1

    Nin.ka.gabadha.aan.balwada.lahayn.geeyey.gurigaa.bal.wadu.ka
    Socotay.ma.ahayn.nin.mus.taqabl.guur.ka.rabey.gabadhaa.isagoon.meher.san.meeshaa.geeyey.gabadha.ayuu.doonayey.inuu.mus.taq.balkeeda.baabi.iyo..gabadha.waxaan.oran.lahaa.nin.kaasi.waa.ku.dilay.ee.qalbigaaga.ka.saar.wax.xiriiran.ha.la.samayn.hablo.biyaa.ladhahaa.walaalihii.iyo.gab.dhaha.uu.dhalay.ayuu.waxaas.ushaqeeyey.inay.sameeyaan.iyo.naagi.hiisa

  • @SheekhabdieAbdie
    @SheekhabdieAbdie 7 หลายเดือนก่อน

    😢 6:20 😊

  • @xasankooras7887
    @xasankooras7887 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk

  • @Axmed33
    @Axmed33 ปีที่แล้ว +1

    Carar😢😢😢😢😢

  • @NimcoHassan-uo1hf
    @NimcoHassan-uo1hf 10 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @FihiimaAhmed-e7w
    @FihiimaAhmed-e7w 6 หลายเดือนก่อน

    Iskada

  • @ustaadaadam
    @ustaadaadam ปีที่แล้ว

  • @ibrahimmaxamed574
    @ibrahimmaxamed574 ปีที่แล้ว

    Sheko an adiga kugu dhicin Naga daa wll

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 ปีที่แล้ว

    Ka caraar

  • @nimcocaxmad282
    @nimcocaxmad282 ปีที่แล้ว

    Wll.qalbiga.kajar.mafiicna.ninkaasi..balwadu.ceeb.ma.aha.laakiin.adigakuafiicna.hadu
    Kudanaynayoasha.kumakeeneen
    By.sxb

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr ปีที่แล้ว

    Iskaga carar kafogow

  • @maymuunmahamed9922
    @maymuunmahamed9922 ปีที่แล้ว +1

    Ale kacabso hadaad diin ledahay saladatuko insha alah wad Hele ruxdinle

  • @MaxamedIsaaq-s2t
    @MaxamedIsaaq-s2t ปีที่แล้ว

    Kacarar

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480 ปีที่แล้ว

    😅🤣😅😅

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 ปีที่แล้ว

    Haye

    • @mustafecumar5583
      @mustafecumar5583 ปีที่แล้ว

      Muustafe. Waxan. Ku gu la. Talin. Laha. Ninkas ku ma jecla. Ee. Walal. Ka. Carar. Isk il low

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480 ปีที่แล้ว

    SAX.. wey