Xalqadii 8aad || Su Aalo iyo Jawaabo ┇►Sh Maxamed Cabdi Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2023
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia
  • เพลง

ความคิดเห็น • 30

  • @abdallapoy2277
    @abdallapoy2277 ปีที่แล้ว +1

    شيخ محمد عبد أمل بارك الله وبارك على شيجك

  • @abdikaafiali4272
    @abdikaafiali4272 ปีที่แล้ว +3

    Salaf media allaah idin barkeyo

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shiekh jazakallah khayr Illahay haku hiifdhiyo adun iyo aqiiro ❤️🙏

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 ปีที่แล้ว

    Alle Raali hakaa noqdo Sheekh Maxamed Umal

  • @ahmedabdi3262
    @ahmedabdi3262 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah sheik umul Allah xakuxifdhiyo danbikathano Allah xakudafo

  • @muslims_are_brothers
    @muslims_are_brothers ปีที่แล้ว

    My favourite programme

  • @yacquubmaxamed5977
    @yacquubmaxamed5977 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @ayaanqaasin8752
    @ayaanqaasin8752 ปีที่แล้ว

    masha allaah allaha noo xafdiyo sheekha

  • @yacquubmaxamed5977
    @yacquubmaxamed5977 ปีที่แล้ว

    Allah Akbar

  • @umucadnaanumucadnaan3805
    @umucadnaanumucadnaan3805 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheekh umal

  • @faradherejangafai5493
    @faradherejangafai5493 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan ogu faraxsanahay suashi Sheikh aan weydiiyay innu aad uu faahfaahsan uu ogaa jawabaay

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 ปีที่แล้ว

      Asc abayo inte kala xarirtay iso sheek qali

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 ปีที่แล้ว

      Sorry Wall hadi ad qof rag athay magaca man xaqijin lkn iso shek mesha ad kala xarirtay

  • @imraanqaan7019
    @imraanqaan7019 ปีที่แล้ว

    M.a allh haku hifdiyo♥️

  • @ubahmouze5
    @ubahmouze5 ปีที่แล้ว +2

    Wll iLahay haku barakeeye shiikha iiweydii su'aal shiikha (((( shiikh waan ku salaamay dhinaca kale aan kuugu bushaareeye aniga oo aan ku arag ayaan kaa dhigtey tafsiirka quraanka imikana waan sii dhameynaya intas marka laga yimaado waxa la yidhi salaadaha rawaatibta ah ee sunayaasha ah waa 12 rakcadood hadii ay kaa tagto salaad waajib ah waad ka tagaysaa sunaha markaa kawarn shiikh hadaan ka tago salaadaha rawaatibta ah ma sii wadayo miyaa tusaale ( salaadii subax ayaa iga tagtey aniga oo ka gaadhsiinaya waan ka tagey labadii ka horeeyey ma sii wadayo miyaa duhur'maqrib'cishaayi rawaatibtooda.

    • @abdikaafiali4272
      @abdikaafiali4272 ปีที่แล้ว

      Walaal su'aasha xagan lagama weydiiyo
      Majidka 6ka pagekiisa kudir
      Ama number ayaa jiro oo lagu diro kudir

    • @user-nz3zj2os6z
      @user-nz3zj2os6z ปีที่แล้ว

      @@abdikaafiali4272 wll anaa sheikha u baahana halken ka helaa i caawi plz

  • @yacquubmaxamed5977
    @yacquubmaxamed5977 ปีที่แล้ว

    Jasaakalah

  • @dheqowyare363
    @dheqowyare363 ปีที่แล้ว +1

    ASC Sheq wan kosalamey Marka hore waxn koweydine bisha shacban Qaalo man some Kara sheq

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 ปีที่แล้ว

      Haa walk wad somi karta ila ramadanka laga garayo

  • @omarnuh
    @omarnuh ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar Malikul Qudus
    Sallallahu Alaihi Wasallam
    Satidu Ambiya en Mursalin
    Khatimul Ambiya
    Kheyru Khalqillah
    Naxibak Jiddan Yaa Habiballah

  • @yacquubmaxamed5977
    @yacquubmaxamed5977 ปีที่แล้ว

    Salalaahu Calayhi Wasalam

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

    Sabab uuga aamusan tahay dhibaatada laascaanood lagu hayo sheekh umaloow

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 ปีที่แล้ว +1

      Sowkii ka hadlay ma waxaad rabtaa sida kan sheekh sheegta oo Abdi Hersi la yidhaa inuu ku dhex waasho. Allah dabka halkaa ka jira ha damiyo

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD ปีที่แล้ว

      @@taqwalaah5911 mar horay ahayd qoraalkayga

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 ปีที่แล้ว

      @@DARWIISHAD waan gartay

  • @cashiryusuf6645
    @cashiryusuf6645 8 หลายเดือนก่อน

    Hhhtt😂😂🎉y🎉

  • @minaacabdiweli3121
    @minaacabdiweli3121 ปีที่แล้ว

    Shekh umal gudniinkan uu kashekaynaya wa maxay war miyan ilahay laga baqayn war dadka gurigoodi lagu xasuuqayo maxa loga aamusanyahay lascanod 😥

    • @ilhaan2863
      @ilhaan2863 ปีที่แล้ว

      Masha alaah sheeqena alaaha nooxafido