Xog:- Waa Kuma Jamaal Bakar Ninka aadka looga hadal hayo Deegaanka Soomaalida?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • Deg Deg:- Waa Kuma Jamaal Bakar Ninka aadka looga hadal hayo Deegaanka Soomaalida?
    Janaalka Jubba Times wuxuu kuu soo gudbinyaa sheekooyin ku xiisa galiya warar iyo Dhacdooyin Joogta ah.
    Mar walba nagu xirnow oo ka dhigo Saaxiibka Koowaad
    🟠 Rukumo Jubba Times / surl.li/oxmcdj
    🟠 Nagala soco Page-keena/ / @jubbatims
    🟠 Ku xirnow barteena Twitterka/ x.com/JamaUkun1
    🟠 Ka dhigo Saaxiibkaaga Koowaad Jubba Times
    Rukumo oo la soco warbixinada Geeska Afrika

ความคิดเห็น • 83

  • @abdirahmansuldanhussein8371
    @abdirahmansuldanhussein8371 4 วันที่ผ่านมา

    Inshlh madaxweynaha cusub waan so dhaweynenaa wana u qaalmaa xilkaasi

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 7 วันที่ผ่านมา +6

    Jamaal maba lahan Dhiig Soomaali mana ahan Soomaali. Soomaali galbeed Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa oogama dhigo Madax.

  • @---bk4lg
    @---bk4lg 3 วันที่ผ่านมา

    Ninkan Somaliba maaha waa Amxaar Muslim ah

  • @AllexMaurice
    @AllexMaurice 7 วันที่ผ่านมา +5

    NIN OROMO OO SAMALI GALBEEYD LOO DHIIBAY, waa ku Deeysay,

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 7 วันที่ผ่านมา +4

      Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa madhihin. Mana dhacayso in shaa Allaah inuu Madaxweyne kanoqdo Jigjiga. Abii waa Eey umadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa Sharkiisa Allaha kaqabto.

    • @crahmanhashiahmed185
      @crahmanhashiahmed185 7 วันที่ผ่านมา +1

      Ilahay ha ku guuleyo
      Mar hadii cagjar dan somaliyeed anu wadin ee Dan qabiilkisa uu ka shaqaynayo meesha oromo ha qabsato

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 6 วันที่ผ่านมา +1

      @crahmanhashiahmed185
      Soomaali Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa ha hanuuniyo. Dacawaley hadey kuxanuunjineyso Raali Noqo. Dacawaleey ree Sheekh Isxaaq waa lasoo dhaweeyay 1988dii iyagoo Qaxooti ah. Hadda waxay lasoo baxeen Calamo guura inagaa lehe bey leeyihiin, Ciidamadiina way laayeen. Khasab waxay kunoqotay MD Mustafe inuu Edbiyo. Madaxweynihii Siyaad Barre waa lala dagaalamay maxaa laga helay...MD Xasan oo ayax ah baan heynaa oo Dulli Darxumo dal iyo dibad Tuugsi iyo Gaal usuud bay Soomaali heshay. Hadda Cagjar intii Madax soo martay waa kii uroonaa ina ilay oo dad cun ah ayaa soo maray Soomaali Galbeed. Amaan joognaa oo edebyeelanaa oon Rabbi kabarinaa Mid ka khayr badan.

  • @MohamedMaow-mz4ew
    @MohamedMaow-mz4ew 4 วันที่ผ่านมา

    Allabu akaber

  • @ab.d2536
    @ab.d2536 4 วันที่ผ่านมา

    HADO SOgALo. DEgANko. ENTHADAy. oROM STARTiB. AyLOWAREGiN

  • @MohamoudAbdullahi-e9f
    @MohamoudAbdullahi-e9f 4 วันที่ผ่านมา

    Jamal hayska joogo pakistan. Anagu mustaf Ayan wadanaa.

  • @husseina.sheikh9350
    @husseina.sheikh9350 4 วันที่ผ่านมา

    Astaan Muslimniml xataa kama muuqato Soomaalina warkeedaba daaa....
    Waa uun Itoobiyadaa kalee...Soomaalina, Soomaali uun baa badali kara....

  • @osmancadeyusuf951
    @osmancadeyusuf951 6 วันที่ผ่านมา

    Allah hasahlo
    Lknse abiye hamigiisa waa inuu keeno ninkaas
    Lknse aniga xageeyga
    Waa maya😊

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jamaal Bakar: war kaaggi ba media waa lagaa waayey ee Cagjar miyaa ku liqay, mise Pp baa ku nacday?
    Is bedel ayaanu rabney iyo walaalaynta labada beelood ee walaalaha ah?

  • @HussenWarsame-r6g
    @HussenWarsame-r6g 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waa nin Soomaaliya oo makahil ah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 6 วันที่ผ่านมา

    DAWLADA FEDERALKA ETHIOPIA WAXAY KU MAHADSAN TAHAY IN AY JIGJIGA NOQOTO MAGAALO FEDERAL AH OO LOO SIMAN YAHAY WAXAA KALE OO GUUL AH IN LA KEENO MADAXWEYNE XAQ AH OO AAN DAAROOD FAQASH KA AHAYN JAMAAL BAKAR MAAHA OGAADEEN WAA BEEN

  • @MohamedAhmedyasin-v8c
    @MohamedAhmedyasin-v8c 6 วันที่ผ่านมา

    Waa ninja itobiyan oo itobiya ay uu bahantahay soomalidu SaaS wax uuma Barath may iska sheeganaysa ninkan itobiyanka ah😅😅😅😅😅

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 6 วันที่ผ่านมา +1

    Wax Doorasho la yidhaa kama shaqayso Deegaanka soomalida e waxa loo keenaa uun dad Ethiopa kabo qaad u ah

  • @mos1954
    @mos1954 6 วันที่ผ่านมา

    Muslimiinta Ethiopia Waa Kuwa Berihore Ladhufaanay, Wax Damiir Kumajirto, Laakin Maanta Somali Baaba Kasiidartay, Waa Kuwa Gumeysiga ujilicsan, iyagiina Ismarabaan. Marka Ethiopia Waa Gacankurimis Gaalo Ee Xabashi Dabada Katangaan. Wixii Kasooharana Waa Gumeysi!.
    Somali Allah Ayeey Leedahay.

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 4 วันที่ผ่านมา

    Reerkuu dooni ha ahaadee ninkan maaha nin somali la dhaqan ah, ninku waa ciduu lasoo koray uun, reerka uukasoo jeedo waxa kujira kumanan somali dhab ah, kuwaa maala keeno

  • @HussenWarsame-r6g
    @HussenWarsame-r6g 6 วันที่ผ่านมา +2

    Waa nin u qalma madaxweynaha Somali State, Ethiopia.

  • @AbdisalanIsmail-f3b
    @AbdisalanIsmail-f3b 5 วันที่ผ่านมา

    Ninkani maaha somali ee waa oromo sax ah .caqliga allah idinka qaad somali galbeed .maanta 2025 ayaa oromo idin kufsaday

  • @storyofmylife2102
    @storyofmylife2102 7 วันที่ผ่านมา +1

    Somali galbeed waxa ka talin karta pure Somali no oromo or others

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 5 วันที่ผ่านมา

    Nin Oromo ayaad Somali u sharaxaysaa. Adeer naga xishood

  • @AbshirSulub
    @AbshirSulub 5 วันที่ผ่านมา

    Warya jamal wa somali oromiya kaso barakacay weye

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 7 วันที่ผ่านมา

    Ya salaam, Ilahaw soomali bad baadi waxa ku xiga in laso saaro sharci dhigaya , degaanka somalida iyo oramada wa in laysku daro

  • @SharmakeAhmed-i5z
    @SharmakeAhmed-i5z 6 วันที่ผ่านมา

    War ninkan cidna ma taqaan waxba MW ha ku dhererin qofka horgalka iyo Adigan basaaska ah

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 6 วันที่ผ่านมา

    kan cidi doorabmayso oramkan axmaarka ah

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkani waa orom weyi siyaasi ah afkaarta dr Abiye Ahmed ali ayuu aad iyo aad u aaminsnthy degaanka DDSi miyaa loo dhibiyaa talaw

  • @EidXaaji
    @EidXaaji 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkani mawa Ogaaden ayad ujeedda ? Ninkani Meelna Somali kama Soogallo Dhiig Somaliyed malaha Muuqal Somali meelna ugama Ekka.Hadii Mustafa Cagjar labedelayo Madxda Somalida Purre kahe la Garanayo Sida Axmed shidde. Aadan Faarax Aya lagu Bedelli

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 6 วันที่ผ่านมา

    WELCOME THE NEW PRESIDENT OF DDS MR JAMAAL BAKAR WE BELIEVE THE FINISH THE OGAADEEN TIME MR PRESIDENT WELCOME TO GODEY BECAUSE THE JIGJIGA CITY BE COME TO FEDERAL CITY OF ETHIOPIA

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 6 วันที่ผ่านมา

    QOFKA MADAXWEYNAHA AHI MAAHA WAX MUHIIM AH WAXAA MUHIIM AH IN AY JIGJIGA NOQOTO MAGAALO FEDERAL AH OO LOO SIMAN YAHAY GUUSHA DAWLADA ETHIOPIA WAXAA WEEYE IN AY JIGJIGA NOQOTO MAGAALO FEDERAL AH OO LOO SIMAN YAHAY WAA GUUL QARAN WAA IN OGAADEEN QASHIN LA GEEYO TUULADA GODEY OO AANU UGA DABO TEGI DOONO INSHALAAHU WALAALO OGAADEEN QASHIN UGAMA HARI DOONO TUULADA GODEY WAXAA BALAN AH IN AANU OGAADEEN QASHIN MEESHA KA SAARO WAA BALAN ILAAHEY AANU LA GALAY

    • @farahabdi6978
      @farahabdi6978 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂 wax kuu jawaabo la waa soo noqnoqo. Laangaab.

  • @MohamedAhmedyasin-v8c
    @MohamedAhmedyasin-v8c 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkani badqeynta itobiya ku jira soomali iyo juqunnimadeda ma soogalayo

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 7 วันที่ผ่านมา +1

    War ninkan wa oromo DDSI hadii kale dalka ayuu itopiya u dhiibikaraa. Horta hadii loo dhibo xuduuda wuu xiri .idoor wa u dhaman iyo kuwa kale ee xuduuda soo galo.

    • @a.h.h4482
      @a.h.h4482 5 วันที่ผ่านมา

      Bulaacadyahay ha nagu soo kala qaban e dhiidhiibso o iska aamus

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 5 วันที่ผ่านมา

      *_maleya_*
      caqliga cagdheertu intu gaadhsiisanyay iyubad hadashay😂😂😂 idoor itobiya sowka kula dagan ta labaad mo ogtay inay itoobiyaanka suuqoda uugu weeyn eey qudrada keenan somaliland tahay wali mid timirte karinaysa oo waxba ogeeyn iyad uu eegtay

  • @yusufildabxasan
    @yusufildabxasan 7 วันที่ผ่านมา

    Madasha doorashada nabad sugudeeda ninka mamaamulaya ayaa masuuliyiinta lagu duubayo magaca aabistooda iskale markaa axmaaro iyo ina cagjar waxba umayaalaan madshaas

  • @Abdihalayay-yc6fq
    @Abdihalayay-yc6fq 6 วันที่ผ่านมา

    War wallahi kan haddi lo dhiibo deeganka anagu hadan cisse nahay walle inayinu ka si mid ahanayin DDS anaga qoti inoma talinaayo.

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 6 วันที่ผ่านมา

      Ciise maxu ethiopia kaqaadi karaa marka. War iska amus. Somali oo dhan baa waxba tareynin markasa ciise laso boodeysa.

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waaa oromo

  • @HussenWarsame-r6g
    @HussenWarsame-r6g 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waa nin OGAADEEN ah Makaahiil oo Ismacil Gumcadle ah

  • @ABDIMALIKMOHAMEDABDI-d1y
    @ABDIMALIKMOHAMEDABDI-d1y 6 วันที่ผ่านมา

    ADER.WAXA LADHAH WAA AF OO KALIYA HADUI NIN OROMO AH OO XILKA SI QORSHEYSAN LOGI.DHIBO.HADEY.DHACDO.HADII.OGADEN.KASII.MID
    NOQDO.ETHIOPIA.KU.KASTA.OGADENBUU.SHEGANAYA.
    IMIKANA.OROMO.HACHALU.INADERKISA.NALUGU.SOO.WADA HADEY.ETHIOPIA.GUMAN.WAYDO.ONLF.HALA.TATIR9.
    TARIKHDA😊

  • @TahirHussen-m5p
    @TahirHussen-m5p 6 วันที่ผ่านมา

    Kani somali mahaa
    Ee dadka Ayan la marin hababin
    Mustafe wa somali somali dhalay

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 6 วันที่ผ่านมา

    Ader jamal bakaar addr maha somali no DDS ader mala dhaka somaliyad be carfuully shacabka DDS

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 6 วันที่ผ่านมา

    oramkan cidi dooranmayso

  • @nasirfarah3860
    @nasirfarah3860 6 วันที่ผ่านมา

    Waa wax aan la aqbali karin in nin aan somali ahaayn la keeno deeganka

  • @HamdaFarah-f8y
    @HamdaFarah-f8y 5 วันที่ผ่านมา

    waa oromo

  • @MubashirMube-q4r
    @MubashirMube-q4r 6 วันที่ผ่านมา

    Hadana galamsa ma aha meeju ku koray waa waaji meel ladhaho waana daris

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 5 วันที่ผ่านมา

    Ma wax kalood sheeegtaad wayday markad orom noo sharaxahao war wuxu muxuu ahaa war isku xishood waxyahow

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 6 วันที่ผ่านมา

    Maxaa iga galay Kaan dhiig iyo dhaqanba Wadaagnay ayaaba Igu noqday Cadow Cadow dhaafay Dhulka odhan Qaado Oo somalidana kuligood was

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 6 วันที่ผ่านมา

    Tgaqaafada oromad?😂oromo goormee ilbaxnimo yeelatay waxa ay ahaayeen adoomo ma 2022ayey ilbaxnimadu uga bilaabataa

  • @abdikhadaraxmed-sg6yd
    @abdikhadaraxmed-sg6yd 7 วันที่ผ่านมา

    war ninku waa oromo

  • @yaxyecigal2345
    @yaxyecigal2345 6 วันที่ผ่านมา

    Somali aboo miyaa

  • @MohamedHasen-tv1ev
    @MohamedHasen-tv1ev 6 วันที่ผ่านมา

    Jamaal waa nin somaliyeed waana macalinkaygi waana aqoonyahan qabyaalad kamadax banan

  • @abdikhadaraxmed-sg6yd
    @abdikhadaraxmed-sg6yd 7 วันที่ผ่านมา

    oo madoorashaa itobiya ka dhacda

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 7 วันที่ผ่านมา

    Dowladd Deegaanka waxaa Madaxweyne ka noqoon kara Nin asaalkiisa Soomaali dhanaba u daaf siisnayn

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 6 วันที่ผ่านมา

      Hhhhhhh somali cidna latashan meyso waa dad lootaliyo lana leeyahay.

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 7 วันที่ผ่านมา

    Somaliba mahee maxaa nagagalay barashsdiisa

  • @MubashirMube-q4r
    @MubashirMube-q4r 6 วันที่ผ่านมา

    Galamse waa ismaamul bro ee tuulo ma aha 🥴🥴

  • @CabdiShucaybAxmed
    @CabdiShucaybAxmed 7 วันที่ผ่านมา

    Aga aga aga

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kani Somalie maha halo firsado

  • @Abdi-r1w
    @Abdi-r1w 7 วันที่ผ่านมา

    Nika abiyi badali dona wain lasixulo?

  • @MoktarmoktarMoktar-y3h
    @MoktarmoktarMoktar-y3h 6 วันที่ผ่านมา

    😅

  • @cadlatuuramale5054
    @cadlatuuramale5054 7 วันที่ผ่านมา

    Kan somali ma,aha yuuna noo dhuuman

  • @ClraxmaanCumarnuux
    @ClraxmaanCumarnuux 7 วันที่ผ่านมา

    Miyi kumuudhalane ciidan ayuu ka ahaa

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 7 วันที่ผ่านมา

    Somali maha kani. Hadii loo ogolaado in uu DDS madacwayne la noqdo , barito waxa imaan doonta in la yidh Somalia madawayne ha ka noqdo . DDS somaliya laga difaca jigjiga waa furin tii dagaalka mustaqbalka itoobiya iyo somaliya

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 6 วันที่ผ่านมา

      Hooyada wase meshad kaso jeedo furin dagaal kadhigo maxa jigjiga dagaal ulaso doonaneysa. Orod xamar iyo balcad isku dhex qarxi.

    • @Idriss-f6v
      @Idriss-f6v 6 วันที่ผ่านมา

      @koorabelayo4035 Hooyada qotiga ka wase jigjiga waa somaliya 💪🇸🇴🇬🇶 Bal car qotigan aad soo dirsateen madawayne ha ka noqdo DDS 💪🇬🇶🇸🇴
      Adiga iyo qotida somalida iska dhigaysa dharaar cad baa jigjiga la idinku wasi
      Waa iga balan.

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 6 วันที่ผ่านมา

      @Idriss-f6v yaa kugu yidhi jigjiga waa somalia. Inaad riyooto waxa kahoreysa inaad seexato sxb qadadweynti kudhashay wase jigjiga waa somalia kulaha.

    • @Idriss-f6v
      @Idriss-f6v 6 วันที่ผ่านมา

      @@koorabelayo4035 Jigjiga Duridhabe boirame, Hargeysa , barbara iyo burco waa Somalia 💪🇸🇴 . Idoor iyo Oromo waanu wasaynay
      Wixii la odhani jiray SNM .waanu burburinay

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 5 วันที่ผ่านมา

      @Idriss-f6v anigu iidoor mahi oromana mahi nin reer jigjiga oo ddsi banahay dalkeygana waa ethiopia.

  • @hah7064
    @hah7064 7 วันที่ผ่านมา

    MaanShaAllaah kililka horumarbuu gaadhsiin doonaa

  • @MubeMube-d3m
    @MubeMube-d3m 7 วันที่ผ่านมา

    𝗪𝗼𝘄

  • @CabdiShucaybAxmed
    @CabdiShucaybAxmed 7 วันที่ผ่านมา

    Alaben badanaa

  • @TowfiiqIbarh
    @TowfiiqIbarh 7 วันที่ผ่านมา

    Adiii wax feeentax

  • @storyofmylife2102
    @storyofmylife2102 7 วันที่ผ่านมา

    Waxa oromaad Somali galbeed siidee bu madaxweyne uga noqon kara waxa adeer waar maah Somali galbeed waa ineey ONLF ka taliso

  • @musaibnnuseir8313
    @musaibnnuseir8313 7 วันที่ผ่านมา

    Oromaa reer abti u ah 😂😂

  • @yaxyecigal2345
    @yaxyecigal2345 6 วันที่ผ่านมา

    Somali aboo miyaa