XAAJIGAYGA OO PRANK YAAB LEH IGU SAMEEYEY WUU IGA AARSADAY 😡😡

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 297

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 3 ปีที่แล้ว +289

    HHHHH...Bilkhayr waxay taagantahay 'safaardaha noo kala qaadaa' kannaal baan leeyahay!!

    • @xamdibasakurda7476
      @xamdibasakurda7476 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh abdi askarow bilkher xanaq meshii ugu danbeysay bey ka gartay wlhi hhhhhhhh

    • @fartuunmaxamed9800
      @fartuunmaxamed9800 3 ปีที่แล้ว +3

      Nin tegay riwaayadaha xataa mafiirsataa 😆 🤣 😂 lol horay usoco love 💘 you ♥ ♥

    • @Naj-143
      @Naj-143 3 ปีที่แล้ว

      @ABDI ASKARI I can’t wait 1m insha alah. Very soon

    • @MaxamedMaxamed-gl3ts
      @MaxamedMaxamed-gl3ts 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdibasakurda7476 ةت

  • @safiyaahmedmaxamed6654
    @safiyaahmedmaxamed6654 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi bilkher wey sabar badan tahay masha Allah aniga mar hore ayaan gacan qadi lahay

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 3 ปีที่แล้ว +15

    Mansha Allaah Bilqeer Waa qof wanaagsan oo balantaqaan guuleyso sis

  • @khadromohamedbarre6924
    @khadromohamedbarre6924 3 ปีที่แล้ว +8

    Maansha allaaah yuusuf suu bilkhayr go a ugu hagaajiyey markuu ka furty raganimo buuxda waa taas
    Theam bilkhyr xbtii inoo soo aaar mar kale wliba hodon ku samay mid ay dhegaha faraha gashato😂😂

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 3 ปีที่แล้ว +5

    Inaderow afkii reerxmar waa baratay waaa soofajaray nooh kulahaa dumaashiyo waa qof adag 😃😃😃

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 3 ปีที่แล้ว +15

    Maashaa allah Bilqayr daacadwaaye qof laguma dirikaro

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 3 ปีที่แล้ว +17

    Bilkhayr ahmed baryaa maan arag ✅
    Saruur iyo saleeban 😂

  • @hamdiyusuf8222
    @hamdiyusuf8222 2 ปีที่แล้ว

    Nin iyo nagatiisa wey isku ekadan marka laleyayahy waa run yusuf lahajadiisa waa isbadashay nooh aaa

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 3 ปีที่แล้ว +2

    War inantu waa in wanaagsan wlhi m.a
    Qofka kuu dooda marka aad ka maqan tahay meesha waa qof sharaf leh❤

  • @isackqamis1109
    @isackqamis1109 3 ปีที่แล้ว +6

    Wallahi waa gabar xagigeedha qadarin uhayso.. manshallah

  • @haboonqueen3861
    @haboonqueen3861 3 ปีที่แล้ว +8

    M.a family aan aad ujeclhy allh idin dhowro prankiyada noo sooo badiyah

    • @nimcoxasan7815
      @nimcoxasan7815 3 ปีที่แล้ว

      Masha alah family quruxbadan

  • @princessabyaniitamoha7120
    @princessabyaniitamoha7120 3 ปีที่แล้ว +2

    Walashey manta Iga Xanunsan Corona laga so shegay igu so duceeya qaboow Aya Ku galay dhaheen

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla gabadheeyda mxaad ugu xanaajise yusufoow farxad lee kujeclnahy

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 3 ปีที่แล้ว +9

    Walashey waa gob wlhi cid laguma diri karo waa naag adag wlhi Walashey caafiya wey naga aarsadene

    • @raaxoali7420
      @raaxoali7420 3 ปีที่แล้ว

      Wan ku salamay anoo rasmi cali ah daganey ❤️

    • @anisashire9044
      @anisashire9044 3 ปีที่แล้ว

      @@raaxoali7420 wanka qaday abaayo qali

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 3 ปีที่แล้ว +1

    Prankaan waa nacay beer xanuunis please Bilkheyr markale yaa lagu sameyn markaan waa aarsatee waa isku qurxoon tihiine Illaahey ha isku kiin xafido awlaad kheyr qabtana Illaahey ha idin siiyo. Amiin

  • @ayaanabdi9334
    @ayaanabdi9334 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wlhi noloshu idinma xumeeso noolada inta nolosha ka dhiman

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 ปีที่แล้ว +12

    Hodan ninka ka fogow ileen muxrimkaga mahee wll waa iga nasteexo

    • @shadaosman9093
      @shadaosman9093 3 ปีที่แล้ว +1

      waa wlaaalkeed 😂

    • @nimosuleiman9493
      @nimosuleiman9493 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shadaosman9093 walee hadaa waa caadi

    • @sacdiyoabdi6269
      @sacdiyoabdi6269 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shadaosman9093 ᴡᴀʟʟᴀʟᴏ ɪsᴋᴜ ʜᴏʏᴏ ɪᴏ ᴀʙᴀ ᴢʜᴘ

  • @fartuunmaxamed9800
    @fartuunmaxamed9800 3 ปีที่แล้ว +13

    10:21 bikheyr 📷 camera da maxaa kafiirinee 😆 🤣 😂 lol

    • @nimcosaciid5526
      @nimcosaciid5526 3 ปีที่แล้ว +2

      Camerada wayba loogu talagaly ee reactionkaa lagarabaa warka islama ogo

  • @h.maxamuudcali6115
    @h.maxamuudcali6115 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw xeybaro iyo dumaashi waan idin slaamy waa hibaaq maxamuud oo idin leh cumrigiin ha raago

  • @sudimohamed7283
    @sudimohamed7283 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla bilkheeray maxaa daneeste tahay dadkase kuma fahmim kulahaa markaan riwayada dhameesano aan burino 🤣🤣🤣

  • @najaxsuleymanyusuf9539
    @najaxsuleymanyusuf9539 3 ปีที่แล้ว

    Parankigan, waa isla ogtihiin sababtoo ah gabdhu markay soo gashay maxaa Bilkhyr uga soo durugtay camera ugsoo durugtay midkle yusuf 📷 ayuu toos uegayaa

  • @Cayni123
    @Cayni123 3 ปีที่แล้ว +5

    yes i love prank dhabta wlhi 🤍♥️
    nooso badiya plz my familly🤦‍♂️

  • @cabdiqanidaahir5311
    @cabdiqanidaahir5311 3 ปีที่แล้ว +1

    Yuusuf kulaha wn dilaa,riwaayada dhexdeeda ku dillaa.hhhhhhhhhhhhhhh lkn bilkhyr ma ogola in ladilo side ku dile taagan tahy.hhhhhhhhhhhh

  • @dahaboadan6555
    @dahaboadan6555 3 ปีที่แล้ว +9

    Bilkhayr axmad iyo yusuf xaybaro tun ahantii aad baan idiin qadariyaa iskuwaara

  • @amiira___5981
    @amiira___5981 3 ปีที่แล้ว +2

    Riwayada dhexdeeda ku Dilaa kulahaa🤣🤣🤣

  • @khalidsheikh8457
    @khalidsheikh8457 3 ปีที่แล้ว

    Alla miskiinta maxaa udalineysid
    Guul iyo gobanimo walashey Bilkheyr fulsuport

  • @mohamedabukarguutaale3018
    @mohamedabukarguutaale3018 3 ปีที่แล้ว +6

    Bilkheyr xanaaqeyba ku qurux badan tahay🔥.

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaaallaah bilkheyr adiga isoo xasuusi ku tiri walahi waa qof wanaagsan oo dulqaad leh Mahadsanid

  • @fowsiamohamedali7724
    @fowsiamohamedali7724 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk see udile bilkhayr waa laga yaabsaday waan idin wataa bilkhayr iyo xaajigeeda

  • @hawohassan207
    @hawohassan207 2 ปีที่แล้ว

    Bilkhar anigu pranke bas baan dawadah markaa sogalisid 😃😀

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 ปีที่แล้ว

    Waa yaxye noh waa fahmi wayay noh xaybaro waad gashatay noh

  • @CalimaxamedXaashi-xd1ey
    @CalimaxamedXaashi-xd1ey 4 หลายเดือนก่อน

    Yaila qoslay markey dhajisay ferah

  • @sadiashabdi9004
    @sadiashabdi9004 3 ปีที่แล้ว +1

    hodanta niinka maxay iskugu tuurtay ma walalkedbaa ama bilqayrbey gadeysaa nag amin magashe aniguna maserkaa isku nacay

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂dumashideen wey ka aarsadeen😂🤣🤣🤣yusuf ina adeerow kadaay parkiGa dumashideen hanaga xanajin😴

  • @abdiazizabdirahmanhussein4069
    @abdiazizabdirahmanhussein4069 ปีที่แล้ว

    Bilkheyr fani ayaa tahay runtii

  • @masdile6993
    @masdile6993 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a family qurux badan aya tihiin dhamaantina wan idin wada tageera chanaladina wan kuwada xeranahay salaan qasa macalinka shactida yaxye dubka

  • @ibrahimderowsheikh2213
    @ibrahimderowsheikh2213 3 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkkk maskinta weyka waleen dhexda ayey gishteen👏👏👏👏👏👏

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 2 ปีที่แล้ว

    Waaa dilla marku dhahy wayba naxday gbdha😜😜😜😜

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc asxabey horta xaybaro in u arsado maka xumi lakin in bilkheer bilan sidan lagu sameyo wanka xumahay aniga col aan idiin ka gostay wayo bilkheer Sharaf aad ka nixisen ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 3 ปีที่แล้ว +7

    Bilkhayr waa qof wacan waxay tidhi yaxye inoo daaya waa la jecelyahay waa runteed

  • @suleekhasaleeban3763
    @suleekhasaleeban3763 3 ปีที่แล้ว +10

    Hodan iyo Xaybaro ma wada dhasheen

    • @xamdicabdulahi3802
      @xamdicabdulahi3802 3 ปีที่แล้ว

      May abayo lkn dabcan rer woqoyo lee isla yihiin waxala dhaha hodan mohamed jibriil asine yusuf mohamed mohamuud

    • @faadumocabduqdir6663
      @faadumocabduqdir6663 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdicabdulahi3802 iney isku abo ahaadaan miyaa walalo ku noqonayaan si kale walaalo uma noqon karaan

  • @makhaali8655
    @makhaali8655 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allh family qurux bdn idiin jeclahay ❣️❣️

  • @sagalilkacas7361
    @sagalilkacas7361 3 ปีที่แล้ว

    Sorry bilkhayr wad ka gashatay Yuusuf keep going family qurxoon alle ha isukiin daayo

  • @mohamedosmanali7837
    @mohamedosmanali7837 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxbaaa ka dhacay meeshaan yaaa ila arkay???

  • @captanguwanmudalibomar6365
    @captanguwanmudalibomar6365 3 ปีที่แล้ว

    Agasime gabadha wad ka wa leysa bes ka dheh noh wan idin wataye

  • @maizaqurux1007
    @maizaqurux1007 3 ปีที่แล้ว +1

    Yusuf noh badnah 😂🤣 umukhyr miya khasab ku bartey noh 😂

  • @leylomaxamed7589
    @leylomaxamed7589 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh wlh waxaas aarsi kaa ah isku waara oo ubad kheyr qabo hela insha Allah

  • @anfacgarad6148
    @anfacgarad6148 3 ปีที่แล้ว +3

    Bilkhar waan jeclahy codkeeda

  • @xayadxaragochannel1542
    @xayadxaragochannel1542 3 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah keep going sister jano

  • @khadraomar6366
    @khadraomar6366 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan hodan la yidhaa man xishoonan xagay ninka dhakada ugu kortay kursigu sow ka banan

  • @shirdoncaisha7020
    @shirdoncaisha7020 3 ปีที่แล้ว

    Way.iga holiday bilkhar marki xaybaro kuqoslay qabka ah.uqosashay

  • @kamalahmed2978
    @kamalahmed2978 3 ปีที่แล้ว

    yusuf nohda wa ka badisey reer woqiiyiga lahjada reer xamarka wey ku adegthy barashadiisa lol hhhhhhhh

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa dumashi o kubodaay last minuteka ma xaybaro kubodi ar nagaa 🤣

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanta waa laga aarsaday Dumshiday bilkhayr jano waan idin salamaya dhamaantin💕😍❤️👈

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh wllo plz asxaabtaada ku xiran wllo plz I soo boqo youtobkiiga ina shergareey plz wllo

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodan yusuf maxey hosta ugu galee bisinkee wiilka wuka sikaye 😂

    • @hafsah8689
      @hafsah8689 3 ปีที่แล้ว +1

      Byo ayaantan raga xishood subxan allah waba ku Fariisatay

    • @faadimoyousuf711
      @faadimoyousuf711 3 ปีที่แล้ว

      Yaabnay

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 3 ปีที่แล้ว

    Maskiin jano weyxanaqday hodan wakuracay kulahaa maskiin wala gaday sorry bilkheyr

  • @maxamedabdi1371
    @maxamedabdi1371 3 ปีที่แล้ว

    War yaahe xeebaro iyo hodan waxaad baranki Maahan ee dheesha cayaarta gadaaya bilkheer adna in AA ukala kicisid bey aheed sxbki xbro

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 ปีที่แล้ว

    Yuusuf wuu aarsaday bilqeer waxay dhahday markii ruwaayada dhamaadho iska cayri yahye kkkkkk

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 ปีที่แล้ว +1

    Saas waaye ninaan aarsan uurka hooyadii ayuu ku noqdaa kkkkkkkkkkkkk

  • @iqracadeyiqrocadey8341
    @iqracadeyiqrocadey8341 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa lagaa aarsade runti wey xanaaqde maskiinta

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 3 ปีที่แล้ว

    Cawa waan cusubay
    Waxa iso galiyay janankina dumshiday baad ka xanjise anan xanaaqay iso dhaweeya

  • @mohamedbashir1677
    @mohamedbashir1677 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaybaro nooh buu keenay yaaah😄😄

  • @saxarlasaxarla9314
    @saxarlasaxarla9314 3 ปีที่แล้ว +5

    hodan ma yuusuf walaashii baa maxay hoosta uga gashey 🤔🤔 hadeydaan wada dhalan saan wax ka badal plz dad xurmo leh baa tihiine
    bilkhayr waa ku martey😁😁😁😁adkeyso abaayo

    • @nimcosaciid5526
      @nimcosaciid5526 3 ปีที่แล้ว +2

      Haa waawalalo

    • @pilanpea9353
      @pilanpea9353 3 ปีที่แล้ว +3

      Walalo an weso kala japinin hady yhn wa cadi

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 3 ปีที่แล้ว

    Bilkheyr kkkkkk See u dileeee waa iga Qislisay

  • @ayaandhalayinaosmaanayaant2153
    @ayaandhalayinaosmaanayaant2153 3 ปีที่แล้ว

    Hodan waba inlajotay mardhawee maxaad riwayada ooga reebteen nahmale la anteed socelada dee

  • @laki521
    @laki521 3 ปีที่แล้ว

    Bilkhyr xumaa Markaan riwadaheen dhamysano aan erino kulhaaa

  • @xafsociisenaaaleye2920
    @xafsociisenaaaleye2920 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a family qurux bdn isku wara bilkhayr qandha qabow aku dhacday😂😂

  • @sucaadosimanofficialchanne6130
    @sucaadosimanofficialchanne6130 3 ปีที่แล้ว

    Wale Duma wuu aarsaday bilqeer hakugu taagnaato

  • @DRcamalee
    @DRcamalee 3 ปีที่แล้ว

    waan dilaa ruwaayadda dhexdeeda kudilaa ar yuusufaa umad ma ahan

  • @CalimaxamedXaashi-xd1ey
    @CalimaxamedXaashi-xd1ey 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb ha dhibin in dhihi yaa ku libray😢😢

  • @muhiimxuseen784
    @muhiimxuseen784 3 ปีที่แล้ว +9

    M.a my fmly allaha ikin xfdo 🤲❤

  • @cabdiqanicabdisalan2959
    @cabdiqanicabdisalan2959 3 ปีที่แล้ว

    Maskiinta riwaayadahay kaga dhegty hhhh

  • @rahmakhayrsaleban9746
    @rahmakhayrsaleban9746 2 ปีที่แล้ว

    Bilkhayr wlhy waa nasab kaamil ah

  • @nimcoomar6454
    @nimcoomar6454 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allha family an aad u dagero farxad ku wara ❤💯❤

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 3 ปีที่แล้ว

    Asc misakin bilkher waa raliyo ee kufar adeg seedi

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwww pppppp nice masha alha keep going biilqeyr laga arsaday wlhi 💪💪❤❤❤❤👈

  • @amaalsiciid403
    @amaalsiciid403 3 ปีที่แล้ว

    Wan idin salamaya dhamantiin lkn wan ka xumahay dumashiday bil khayr axmed inaad u heshisan adiga iyo wallasha hodan sorry dumashi

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 3 ปีที่แล้ว +5

    Mazha allah 💖 my family ❤️ 😘 Ilahay haykeen Daayo farxadeena jecliyaaa 😘😘😘😘

  • @khadijoa1195
    @khadijoa1195 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk😍masha allah xeybaro wad kabax satey 😍horey usocda

  • @sumiishcadeey4263
    @sumiishcadeey4263 3 ปีที่แล้ว

    Markan cml waan fahansahay rubaayada ayuu kasojeda wale bilkheer jano waalaga gashtay dad aan ujeclahay baad tihiin one love ♥️💋💋👐

  • @humerahajinur3781
    @humerahajinur3781 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc yusuf bilkheyr saas ha u qalin bilkheyr waa ku wataa💞💞💞💞💞💞💞💐

  • @fardowsafooleey1183
    @fardowsafooleey1183 3 ปีที่แล้ว

    Heesti wey ika dhun tay iso xasusi kulaha bilqeyr cadi ma ahan

  • @khadrabeerdhige6030
    @khadrabeerdhige6030 3 ปีที่แล้ว

    Hormuudka lamanaha soomaliyeed oo dhan ayaaad tihiin wanaagsanaada idam alle❤❤❤❤❤❤❤Juno io xaybaro

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh bilkhayr gaiina sifiican ba laguu huwi yey prank marka lagu shegay

  • @isroali4774
    @isroali4774 3 ปีที่แล้ว

    Bilkhyr nosoo aar abyo hadnhy team bil khayr wn aarsanynaa

  • @nasriinamohamed3020
    @nasriinamohamed3020 3 ปีที่แล้ว

    Bilqeyr xanaaq kuma qurxonida ka daay Yusuf

  • @habibanur9932
    @habibanur9932 3 ปีที่แล้ว

    Saaan maxa ugu gashay bilkher mdax ayad isaarantahy qali yuzufow waka arsaneyna tem bilkheed hdan nahay

  • @ibrahimenjoya
    @ibrahimenjoya 3 ปีที่แล้ว +3

    VAAR Hodan baa igu daran sidee xaybaro iskugu dajineyso naa ninka ka fagow

    • @aminaofficial4659
      @aminaofficial4659 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi qoraalkaada ano arkinaa u qore waaba ka shakiye dadkaan ruwaayad lama jileen see isugu tuure

    • @fartunelmi2867
      @fartunelmi2867 3 ปีที่แล้ว

      @@aminaofficial4659 waa walaalo

    • @aminaofficial4659
      @aminaofficial4659 3 ปีที่แล้ว

      @@fartunelmi2867 walaloow xaal qaado ma isku hooyo iyo aaba

  • @xafsaxidig7492
    @xafsaxidig7492 3 ปีที่แล้ว +2

    Janno io xaybaro wlhi waa ini taageera😂😂😂♥

  • @manaal3968
    @manaal3968 3 ปีที่แล้ว +2

    Bilqeyr waa maskiin sorry xappti 🥰🥰

  • @hodanahmed2357
    @hodanahmed2357 2 ปีที่แล้ว

    Mnshalaah wlhy waan idin jclhy

  • @farahderejo9045
    @farahderejo9045 3 ปีที่แล้ว +2

    Wanka xumahay bilkhyreeey dumaaazhi lakiiiin waaan aaarsaneenaaa🤣

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah family aan hecelahay isku wara waligiin

  • @ummuabdalla1037
    @ummuabdalla1037 3 ปีที่แล้ว

    Inankii yuusuf goormee noohda bartay

  • @drsfartuunsalaad6566
    @drsfartuunsalaad6566 3 ปีที่แล้ว

    Lamanhaan funny bank laysla ogyhy waaye🤭😂😂😂

  • @qanciyeyoutubeducale9797
    @qanciyeyoutubeducale9797 3 ปีที่แล้ว

    Hadaa ila aragtay 👍 Hodan maxaay ugu fariisatay yusuf

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 3 ปีที่แล้ว

      Waanu arkeyney🤣 ma walaala tolow

  • @abshirmoalimali2292
    @abshirmoalimali2292 3 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi waa laga aarsadey runtii wlly

  • @saadoqaranofficial6248
    @saadoqaranofficial6248 2 ปีที่แล้ว

    Xaybaro inader lahjadeeni gormaad badashay ood noh noh tidhi

  • @ubahmaow2080
    @ubahmaow2080 3 ปีที่แล้ว

    Qisoyinka kadhafa meesha aad sarisin