SAFIYA TUSMO OO SOO BANDHIGTAY ARRIN MURJISAY MUDO BADAN WAYNA KA AHAAN WEYDAY INAY KA AAMUSTO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah safiyo caaqilad qalbi wanaagsan

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah ❤️❤️❤️❤️

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 6 หลายเดือนก่อน +2

    Alaha kuudhowro ubadkaaga
    Wallahi wan ooyay Safiya Tusmo noolow inta nololjirto AAAMIIN YAARABBI

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤ gabadh samroon calig qofe

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 6 หลายเดือนก่อน +4

    Maanshallah tabarakallah waafajinta RABI ayaale labadaba waan kubaasay xataa hadaan waxyar kadareemo inay kuyara kacsanyiin aabahood waxan dhahaa hooyo ceeb waa aabo hada wallaahi markaan arko iyagoo saaxiib laha waan farxaa markay hadiyad ugadayaan waxan usheegaa wuxuu jecelyay ileen anigaa lasoo noolaaye Maanshallah iisoo dhaha walaalayaal talada safiyana qaata walaahi qof idin jecel ayuubaa waxidiin sheega nimankana caruurta hooyada hakudirina wey jiraane safiya nimankana lasoo tali walaal 😘

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 6 หลายเดือนก่อน

    Maanshalaa. Dulqaadbuualekusiiyay.

  • @fahimaibrahim3498
    @fahimaibrahim3498 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah waa hadal nuxurkii danbigaga Allah ha dhaafo

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi waa runtaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wallahi waxaa tahay Tusmo

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 6 หลายเดือนก่อน

    Alebaarihainoogadhio. Intiislaanah. Amiin

  • @user-on4xr6tb6k
    @user-on4xr6tb6k 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasroSh-i4b
    @NasroSh-i4b 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah allow kuu xafid adigane klaahayow kuu danbi dhaaf amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah!Allah ha kuu dhamaystiro

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maaaaaaaaaaaaaashaaaaaaaaaaaa allaaah Safiya Tusmo Alaha kudhowro
    Alxmdlh wallaahi wanku jeclahay Adigookale alaha noo badiyo
    AAAMIIN AAAMIIIN AAAMIIN YAARABBI ALXMDLH.

  • @HassanAhmedHassan-h2i
    @HassanAhmedHassan-h2i 15 วันที่ผ่านมา

  • @user-yd9kr1ww1z
    @user-yd9kr1ww1z 6 หลายเดือนก่อน

    Is astur

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah tabaarakallaah ❤

  • @FaraxYusuf-vn6qm
    @FaraxYusuf-vn6qm 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maamo maanshaa alaah

  • @user-mp5sb3wy4w
    @user-mp5sb3wy4w 6 หลายเดือนก่อน

    Naa maxad u dhiigtay calanegi bleuga

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maaasha allah tabaarakallaah waa talo fiican shukran aabohood iska daaye xataa qof bingo aadam ah wax dhanex maray baana caruurtayda usheegin oo xumaan ah waayo maba rabo inaan ilmahayga qalbiga kaqasakheeyo waayo caruurta qalbigoodu waa nadiif waxaana fiican wax wanaagsan in lagu shubo

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah good for you ❤❤❤❤

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walee waan sameynaa oon weliba kafeygiisa bixiyaa markii ciyaalka la kulmaayo aan ku iraahdaa hooyo hoo lacgtaan ee aabihiina kafeygiisa iyo cuntada ka bixiya☝️🤝🤝💪🇳🇴❤️❤️❤️😍🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇳🇴

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 6 หลายเดือนก่อน

      👍👍

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah wad mhdsnthy xabibti waa talo dhameystiran ❤

  • @abshiramohamed6423
    @abshiramohamed6423 6 หลายเดือนก่อน +1

    I Love You Abaayo

  • @farhiaadam2777
    @farhiaadam2777 6 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا أختي الغالية ❤

  • @marianyusuf1768
    @marianyusuf1768 6 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa allaah gabar caqli badan ayaad tahay

  • @abshiramohamed6423
    @abshiramohamed6423 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Tabaarakallhu Abaayo Fiican Ayaad Tahay Si Fiicana u Fikiratso Waana Wax Fiican Waxaad ka Hadleyside ee ilaahey Hana Fahan siiyo Xaqqa Macaanto
    Ilaahey Hakuu Jazeeyo insha allh

  • @FaisaMahad-mx8xs
    @FaisaMahad-mx8xs 6 หลายเดือนก่อน

    Safiyo waa runted gabay ay aqrise jeclahay cunug xanun san an dhale ushida

  • @hassannur5512
    @hassannur5512 6 หลายเดือนก่อน

    Safiya waxan shalee misjidla ku dhexe arkeey apoo ka dhoofay Amerika yiimide Borama ninkaasi waa warsangeli xaskiisa ayaa degen halkan wuxuu ii sheegeye inuu gabadhi 2 caruuruuha kala tegtee ostaraliya wuxuu is ku dayee inuu halyad u geeyo si uu u arkøo laakinii nasiibdaroo weey diidade inuu arkoo dad somalia aha ayuu ugu dhiibe halyadii siidiii ayuu ku soo laabtee shkii .

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 6 หลายเดือนก่อน

    Caqliga Allah ayaa bixiya❤

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 6 หลายเดือนก่อน

    Waa wax fiican fariid

  • @abubakarwasuge244
    @abubakarwasuge244 6 หลายเดือนก่อน

    Asc tusmooy walaal adiga marki aan meel kugu dhlaliilo yaad la timaadaa xikmad aan caadi ahayn.
    Baarakallaahu fiik.
    Taas Waa marki la is furu ka dib. Waana xikmad qayim ah.
    Bal Noogu dar talo ah
    Inta aan la is furin ee la isku dhibanyahay waxa hooyada somaliyeed la gudbood in ilmihu uusan marnaba aabahiis guriga ka Waayin.
    Cudur Saar haddii aad dhisayo.
    Thanks.

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 6 หลายเดือนก่อน

    Alloow kuu xafid awlaada❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇳🇴💚🤲❤️☝️😍😍🇳🇴💪💪💪💪🤝🤝🤝

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 6 หลายเดือนก่อน

    Asc subxaana allaah Aloow naga kori mashalaah wllshey alloow ku xafdi oo ku koryeel adiga iyo awlaadaada iyo seygaadaba 🤲❤️❤️🤲🤲❤️❤️🤲🤲🤲💚💚😍😍😍☝️☝️☝️😍💚🤲❤️samirka halagu dadaalo aniga way isoo martey hadana weligeyba kama xumeyn waan u wanaajiyaa waayo ma doonayo iney inacaan 5baa la iigaga tagey

  • @rahmaahmed3694
    @rahmaahmed3694 6 หลายเดือนก่อน

    Say Maashaa allaah yoursef

  • @farxiyacaydiid4668
    @farxiyacaydiid4668 6 หลายเดือนก่อน

    Asc habo waa runtaa waan arkay qoys waalidiku is hayeen oo caruutii hooyada ay lasafteen inkaartii aabhu balaayo ay kurida

  • @abshiramohamed6423
    @abshiramohamed6423 6 หลายเดือนก่อน

    Been ma ahan Nitada Wanaagsan Waa Wax Dhan

  • @YA7JSTHIM
    @YA7JSTHIM 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wasx abaayo

  • @akramismail9530
    @akramismail9530 6 หลายเดือนก่อน

    Safiya walaal waxaa iska dhaaf orod xajka tag

  • @abshiramohamed6423
    @abshiramohamed6423 6 หลายเดือนก่อน

    Allha ku Garab gallo

  • @ayanahmednur5773
    @ayanahmednur5773 6 หลายเดือนก่อน

    walahi hoyadey kaliged bey na so korisay wadanki ayado jogto anaga marka kornay qurbaha adnay abo hoyo u imana lacag ayan raba hoyo in na so wacdo na dhihi jirtay hoyo wa ni duceyna abahin iska ogada aniga iyo abahin waxii naga dhaxeyo anaga no tala shaqo ma ku lihidin wa abahin ee biil u so dira dhihi jirtay ila iyo hada na dhahda mid la arosayo abo aya bixiyo

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤