SHARMA BOY OO SI XUN U KARBAASHAY DAD BADAN OO CAAN AH _ REACTION BY: HASSANSOYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 490

  • @UMUAhzabchannel1
    @UMUAhzabchannel1 ปีที่แล้ว +204

    Nin walan😂😂😂😂

    • @MulkiAhmed-oy9et
      @MulkiAhmed-oy9et ปีที่แล้ว +5

      Fiqi xirsi Bay isku yihiin ileen 😂😂😂

    • @ahlamabdi-oh7qq
      @ahlamabdi-oh7qq ปีที่แล้ว +3

      Walhi qoftu maxay u qurxoon tahaa is dhaahaa ileen wa fiqiyad ❤❤❤

    • @monaahmed12468
      @monaahmed12468 ปีที่แล้ว +2

      War qoftu ma fiqiyad baa 😂😂😂 inadertey weye

    • @tiina516
      @tiina516 ปีที่แล้ว +3

      @@ahlamabdi-oh7qq 🤣🤣🤣🤣

    • @AymanAbdi-h9h
      @AymanAbdi-h9h ปีที่แล้ว +2

      😂😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +35

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤❤❤❤😮

    • @XanaanMaxamud
      @XanaanMaxamud ปีที่แล้ว

      Salalahu caleyhi wasalam❤❤❤❤

    • @ckafi688
      @ckafi688 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw

    • @وليد-ظ8ف8ن
      @وليد-ظ8ف8ن ปีที่แล้ว

      scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @RidwaanXusen-w3r
      @RidwaanXusen-w3r 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @mohaayub1
    @mohaayub1 ปีที่แล้ว +28

    Waa raperkii ugu horeyay raariiqda somaliya 12 daqiiqo ku heeso keep going sharma k sharma

  • @aamowtoorow
    @aamowtoorow ปีที่แล้ว +64

    Hal ku sali nabiga scw 🙏🙏🙏

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +52

    You can ignore kuwa kleh Somali rappers but you can't ignore Sharma boy 🇸🇴🙏🏻❤️ Boqorka Reaction ka xasan🎉

    • @xadaarisom1782
      @xadaarisom1782 ปีที่แล้ว +2

      Hal kaan comment sida loo qoro le mataqana tlye😂

    • @munasada9411
      @munasada9411 ปีที่แล้ว +1

      S.C.W❤

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 ปีที่แล้ว +19

    Meqan ku sugnay caawo ...wanaga so daahday wllken mcn ❤ we live you wlllhi reaction kaga le iska jeclnahy noh❤❤❤❤❤❤

  • @MUZAL757
    @MUZAL757 ปีที่แล้ว +25

    Ku saliya rasulkena scw ❤

  • @saalahasmar3383
    @saalahasmar3383 ปีที่แล้ว +29

    King CK listening this song 🎵
    And crying 😢 😭

  • @abdinasirhashi4294
    @abdinasirhashi4294 ปีที่แล้ว +5

    Plz plz plz sharma dadkan ha iska dhaafan anaga marqaati beeso manalakusiiyo ...best reaction

  • @Ismaacilbaakir
    @Ismaacilbaakir ปีที่แล้ว +10

    Team sharma iyo team xasan soya ayan ahay adi iyo sharma wan adiin taageera wllhi ❤❤❤ iinoolaada ❤❤

  • @munisha63
    @munisha63 ปีที่แล้ว +5

    ax qabiil yaq somali nimo nagabadan nagadaya ilahayow dalkena iyo dadkena nabad😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 ปีที่แล้ว +9

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @AbdiqadirAbdiwali
    @AbdiqadirAbdiwali ปีที่แล้ว +15

    KING OF REACTION WANKU WATAA GUUL IYO GARDARO

  • @camaan8
    @camaan8 ปีที่แล้ว +14

    TEAM HAPPY POYS ninkan ispartipada meeqo jeer ugu padinay 😂Sharma jaahil lee ku dhagi karo ciyaal xamar hada nahay wan wadana 🫡

  • @TuneyMaxamed
    @TuneyMaxamed ปีที่แล้ว +19

    team sharma is not easy😂😂

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 ปีที่แล้ว +7

    Waxan waa mucjiso wlhi😂😂😂😂😂sharma kaa sharma big fun 😂😂😂😂

  • @FaizaAbdirahman-d9y
    @FaizaAbdirahman-d9y ปีที่แล้ว +1

    Hasan soya ninikii noo mataLi laha sharma k sharma wellcme to rapper😂😂😂🎉🎉

  • @maxamedxuseenaxmed4142
    @maxamedxuseenaxmed4142 ปีที่แล้ว +4

    The legend xasan soya and team Sharma ka Sharma 🤳🤳🤳🤳🤳

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 ปีที่แล้ว +13

    Wow what a historical song ,,,,,,,,,,maxaadka badelikarta Absolutely nonetheless Sharma boy geart man ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍🥰😍🥰😍🥰🙏🙏🇸🇴🇸🇴💎💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴

  • @farhiyalyrics5537
    @farhiyalyrics5537 ปีที่แล้ว +6

    SOYA ILOVEYOU AND I LOVE YOU REACTIONS 😂😂😂😂😂BOQORKA REACTIONKA and OUR GOAT SHARMA✋💯

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 ปีที่แล้ว +10

    Ck Depression cawga Masexanaya😂😂😂😂😂😂Qofwalbo reaction kaso bixi Cuqdad ayuu u qadaa😂😂😂

    • @malmo4235
      @malmo4235 ปีที่แล้ว

      🫣🫣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Warka.ibrahim3371
    @Warka.ibrahim3371 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂 best TH-cambar reaction Hassan soya 🎉🎉 keep going

  • @SumayoQali-bu7ix
    @SumayoQali-bu7ix ปีที่แล้ว +6

    Sidaan kuu sugaaye caawa ina adeer wan kusalaamay iinolow❤❤❤❤

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr ปีที่แล้ว +26

    The Best reaction king 🤴 of Reaction♥️On Fire 🔥 🥰🫂✌

  • @usmaancali510
    @usmaancali510 ปีที่แล้ว +2

    Legend of somaliya😮❤

  • @aliibrahimsheikh8195
    @aliibrahimsheikh8195 ปีที่แล้ว +3

    ayyyy hees ayaa ku dhamaatay adiga aad iyo aad ayaa umahadsan tahay ina ader hor usoco intaas iyo in kabadan

  • @TaajirAxmed-ez2mw
    @TaajirAxmed-ez2mw ปีที่แล้ว +8

    Sharma boy waa fananka kaliye 12 m rab aqriyay maxaa kabadilikartaan waxba😂😂🐐

  • @Walal10-i3t
    @Walal10-i3t ปีที่แล้ว +8

    Currently ur the best youtuber when it comes for reaction #legendsooya

  • @OscarwllQaran
    @OscarwllQaran ปีที่แล้ว

    Sharma boy waa abwaan waliba anshax fanka illlaliyo suuga wax o ka wado dadka qar mishas hobsid ayee ku galilahaaye respect iga sharma boy lagen always lagen 🙏🏻🇸🇴🙏🏻🇸🇴🙏🏻🇸🇴🙏🏻🇸🇴🙏🏻🇸🇴🙏🏻🇸🇴🙏🏻🇸🇴

  • @sharmakehassan5104
    @sharmakehassan5104 ปีที่แล้ว +4

    @Soyafilms I been waiting this reaction wlhi whole day even I missed my pickup load today 😅. You’re my fav TH-camr, god bless you broski

  • @Anwar-_-yare265
    @Anwar-_-yare265 ปีที่แล้ว +2

    SOYA heesta soo socota kaambi aan aadno😂😂😂😂

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah ellahay haku xifdiyo my sharmo

  • @JaanisKhaan
    @JaanisKhaan ปีที่แล้ว +7

    Sharma 🐐 goatka fanka wye mxaa kabadali kartiin ❤😂

  • @faizomaxame3821
    @faizomaxame3821 ปีที่แล้ว +1

    Hasn soya love waji aqon maa ku dhiibta neh dadka taqn oo comments ka soo dhibto le love siisa ninyahow

  • @Shiineaboow2707
    @Shiineaboow2707 ปีที่แล้ว +3

    salama hasan sooya ii booqo yuutubkya mhdsid wll macn big legen 😮😢😊😊✌️🔥

  • @Rasta-Kid
    @Rasta-Kid ปีที่แล้ว +6

    Ababa hope one day reaction iga bixi doonta ❤

  • @ihsanmiza-xk3rc
    @ihsanmiza-xk3rc ปีที่แล้ว

    Keep going abokor and macalin Sharma ka Sharma 👏🌼💯🕊️

  • @munamahamed1999
    @munamahamed1999 ปีที่แล้ว +2

    Hasan soyaa saan kusugayay waan daalnay 😂 noo wad sheekada

  • @abdirahmanmanka1914
    @abdirahmanmanka1914 ปีที่แล้ว +4

    Legend sa usugayay reactinkaga wa dalay wlhi 🔥🔥🔥

  • @ridwananwar2345
    @ridwananwar2345 ปีที่แล้ว +3

    Kuweys inaa ii xasuusisey xasanow Malay iyo kunburaale ❤👍😂💯

  • @cartanmusse7819
    @cartanmusse7819 ปีที่แล้ว +6

    Heesta Sharma boy afar qof ayaa lasoo qaaday hhhh

  • @FartuunMohamoud-wd1sd
    @FartuunMohamoud-wd1sd ปีที่แล้ว +1

    Sharma is not easy wllhi batuulo key way ciilantahy zuuka Sharmay Wali kudhagan tahy waadhuuqaa ay taagaan tahy😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @WllDarwin27
    @WllDarwin27 ปีที่แล้ว +3

    Kusali nabi muxamed scw ❤

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 ปีที่แล้ว +3

    Best reaction king 👑 of the reaction hassan soya keep going 🥰💖❤

  • @moohaanyre3312
    @moohaanyre3312 ปีที่แล้ว +4

    Hasan zoya wuu raxeesonaya wax maka badali karta 😂😂

  • @luckyboycabdala1777
    @luckyboycabdala1777 ปีที่แล้ว +2

    Soya reaction ka kaliyaa aan toos ugu dhameystey ee hestan maxaad iga badali kartaa x. Sooya😂

  • @cabdisalaamfilms8604
    @cabdisalaamfilms8604 ปีที่แล้ว +5

    boondheeraa deganahy pro 😮😮😮❤❤

  • @RageAli-r7b
    @RageAli-r7b ปีที่แล้ว +7

    nairobi maanta heestaan ayaa qof walba udaaran yaab😂

  • @XiddigAbdirahman
    @XiddigAbdirahman ปีที่แล้ว +12

    Allah is one❤❤❤❤❤

  • @mahameddeeq7364
    @mahameddeeq7364 ปีที่แล้ว +1

    Sharma ka sharma is pure tallented

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +3

    King 🤴 recation ka soya big funny 😄 kulel waaye karbaasha kan

  • @MaryamaAxmed-b2j
    @MaryamaAxmed-b2j ปีที่แล้ว

    Sharma kasharma pio waa nin legend waa wataa 😂😂😂😂 cadowgaaga capta ka hoose 😂🎉😂😂

  • @AliAbdulle-w2w
    @AliAbdulle-w2w ปีที่แล้ว +3

    SHARMA KA SHARMA best raper

  • @CaliYusuf-d1u
    @CaliYusuf-d1u ปีที่แล้ว +4

    Sharma boy wan wataa soya❤❤❤

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 ปีที่แล้ว +3

    Anga Waan dawanayaa maxaa ka badali kartiin waxbaa 😂😂😂

  • @djtinoow
    @djtinoow ปีที่แล้ว +10

    King of reactions 👊🏼🦅

  • @updirizackhuzzein3899
    @updirizackhuzzein3899 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad hassan soya halkaan ayaan kaa salaama hada 12 daqiiqo lee waaye sharma kafilo 1hour karbaash waa lagu daba daa laa lee

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 ปีที่แล้ว +2

    Sharma hadow so qada hes ....daqiiqad kuma wayn karno😂😂😂 wa kafatn intasna epow ...wayoo reaction kaga ..rabna noh ada ku af fahmayna😂😂😂😂😂

  • @LilbaliiSh-hq1cn
    @LilbaliiSh-hq1cn ปีที่แล้ว +3

    30 daqiqo 12 sac kadib big moha bigman team real og 😂 dhagahafor? soya😂😂😂 goat 🐐 😂

    • @salmanabdirisaak
      @salmanabdirisaak ปีที่แล้ว

      Big moha xaa ugu dawa wadiin 2 friends waye asaga iyo sharma waana isku fahmeen in loo kala kiciyo ee ck bal I.C.U kasoo fiiriya bal ma nawad qawaaa

    • @abdirisaqcisman3235
      @abdirisaqcisman3235 ปีที่แล้ว

      rah wah 30aa😂😂😂😂😂 arbal kaalay aargudo

  • @BisharoMohamed-n7z
    @BisharoMohamed-n7z ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ manshallah wanitagyera hassa iyo sharma guuleysta

  • @cabduqadirmoha5926
    @cabduqadirmoha5926 ปีที่แล้ว +3

    Goat of football❤❤❤ messi ❤goat of raper sharma poi❤❤ goat of reactoin soyaaaàaa❤❤❤

  • @mohanaliCr72122
    @mohanaliCr72122 ปีที่แล้ว +12

    Waxbaa ka shkeekeey is not easy sharma boy 😂😂

  • @xasanmaxamadmaxamuud8141
    @xasanmaxamadmaxamuud8141 ปีที่แล้ว +1

    My team sharma nohos waligaa haka shakanin

  • @nayaa1387
    @nayaa1387 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂was waiting for your reaction

  • @munasarapinho6500
    @munasarapinho6500 ปีที่แล้ว

    Nio hasan soooya se wx uraptaa tlie ck aa raadsanosaa hee ma run noshegtid😮😮

  • @abtoowabtoow665
    @abtoowabtoow665 ปีที่แล้ว +1

    Manta adile qosol kulah wlhi rasmi Aan uqoslay 😂xasan soya umadena matihid✌️

  • @zubanaking3684
    @zubanaking3684 ปีที่แล้ว

    Actor nimadaa na wa wali kale tarjumadka na kasii daran mucjiso hadii ladhaho wa adiga sxb kiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiip going

  • @nafisasharif4216
    @nafisasharif4216 ปีที่แล้ว +14

    Best reaction ever😂😂😂

  • @suuqsiraad2897
    @suuqsiraad2897 ปีที่แล้ว

    Sharma Lacagta youtubeka idin kordhiyay abaal mauga haysan sharma 🐐somalia🇸🇴Hanolato

  • @kamalgodane983
    @kamalgodane983 ปีที่แล้ว +4

    Manta Ana qos looyo wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 ปีที่แล้ว +6

    🔥🔥🔥🔥🔥 Sharma boy is 🐐💯💯💯💯

  • @calidaahir9109
    @calidaahir9109 ปีที่แล้ว

    Sharma k Sharma nintagay my brother is not easy waye always ✊️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @abdikaniadan8974
    @abdikaniadan8974 ปีที่แล้ว +1

    Hasan soya wana waloya mxa kabadili karta WAXBO😂😢

  • @CabdifataaxCarab-rr8xv
    @CabdifataaxCarab-rr8xv ปีที่แล้ว +2

    Kusali nabiga scw

  • @xasanmekon7122
    @xasanmekon7122 ปีที่แล้ว +1

    King of reaction soya

  • @UmulkherShnuur
    @UmulkherShnuur ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy request sharma k sharma 🎉❤❤❤❤💖👳

  • @bulshokoriye2702
    @bulshokoriye2702 ปีที่แล้ว +4

    Yes, you are right. Allaha u naxariisto Abdulahi Yusuf Ahmed aa dhahay-waan la shaqeenaa kuwa habeenki shaqeeyo iyo kuwa maalinta shaqeeyo.

  • @samriyepoi1065
    @samriyepoi1065 ปีที่แล้ว

    King of reaction Hassan soya from burtinle puntuland ❤

  • @mms7038
    @mms7038 ปีที่แล้ว

    hassan soya gadhi maad wada wxy gacmaha sad eedahay kkkkkkk jaaska nagaso hagaji

  • @drsluulyuusuf519
    @drsluulyuusuf519 ปีที่แล้ว +1

    Hee zoya❤❤❤ Luuleey ma I dhihinoo😂😂😂

  • @AbdiqadirAbdiwali
    @AbdiqadirAbdiwali ปีที่แล้ว +9

    SORRY macalin ileen ciyaal weero baa ku heley😎❤

  • @RaxmoRuun23
    @RaxmoRuun23 ปีที่แล้ว +1

    Abti xasanow had rag tahay waba taheye ana oge amaal dareen prank kulane haduu pranka dhamaado dheh raxma qaran aa iga codsatay pls abti xasan ❤❤

  • @abdiafarah6330
    @abdiafarah6330 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah 💕💞💙❤️👍💪👍👍😂😂😂😂😂 Hassan ❤❤

  • @RiyaaBeauty-xm8bq
    @RiyaaBeauty-xm8bq ปีที่แล้ว

    Goat 🐐 reaction 😂 xasan sooya😂

  • @AxmedAbshirAli-pi8sw
    @AxmedAbshirAli-pi8sw ปีที่แล้ว

    sooya best reaction man of Somalia maxa laga badali karaaa wxpa.

  • @zakariabadalHussein
    @zakariabadalHussein ปีที่แล้ว +1

    😂😂 Hassan soya in the building 😂i😂

  • @mahatmaxamed
    @mahatmaxamed ปีที่แล้ว +2

    Waxan waa karbaash xanuunkisa wato wllahi kulaha sugeyge wali ku dhagan tahay waa dhuuqa ee taagan tahay ar batuulo wax baa ku dhacay 😂😂

  • @salmanabdirisaak
    @salmanabdirisaak ปีที่แล้ว +1

    Abaa xitaa reerkisa iyo ilma adeeradiis waa kuyaacay ee hada xaa lagu qabsan doona waxan yar ina adeer kusoco dnt give them the chance🔥🔥🔥🔥🔥🤟

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 ปีที่แล้ว +2

    Xasan soya wanaga so dahay ...cawa wana ku qadanay maxa ka badali karatan waxba😂😂😂😂

  • @FaizaAbdirahman-d9y
    @FaizaAbdirahman-d9y ปีที่แล้ว

    Hason soya lajaminta fahmaya kamid ahay✌🤣🤣🖐

  • @markaawimarko3710
    @markaawimarko3710 ปีที่แล้ว

    Kaas ada ku koow tahey sxb lacg lakaan dadka ma caawisid sax ma hinoo 😂😂

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs ปีที่แล้ว +1

    Sharma ka Sharma abwaan fanan waaye maxa ka badali karta waxba

  • @Zulthana-m9c
    @Zulthana-m9c ปีที่แล้ว +4

    The best song 😻💘

  • @boqoradazaara8834
    @boqoradazaara8834 ปีที่แล้ว +8

    Wan sugayey reactionkaaga.sbbto ah funny thy 🫵muudkeygana wa sxda 😫😂

  • @BiyaMaalow-i9t
    @BiyaMaalow-i9t ปีที่แล้ว +1

    Xasan waakusalaamy sxb

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅😅😅😅 istaqfurullaah sharma basbaas

  • @McaadilXasan-ri4ju
    @McaadilXasan-ri4ju ปีที่แล้ว

    Waw masha allah ciyaal shibis asal
    Shaleemo xadramuud hadaa sheektay iyo shaleema maxamed bariise

  • @halimowali7056
    @halimowali7056 ปีที่แล้ว +1

    Mnsllah Allah my brother 😅😅😅

  • @abdihashi7736
    @abdihashi7736 ปีที่แล้ว

    Sharma is best no One can’t stop sharma

  • @CMSTUDIO2
    @CMSTUDIO2 ปีที่แล้ว +1

    12 lee la marooyaa xasanoow
    Ninkaan maka aamustidoo
    Half film yuu soo fasixinee 😅😅😅😅