MASEER DHAMAAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 724

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m 21 วันที่ผ่านมา +69

    Ultimo sacdio wa gulesatay,daacadi ma hungowdo,laqdaboolena ma liibaano marka kooxdii sacdio dhibi jireen ee asad dhaceen rafaad baa u danbeeyay,lkn sacdio way guuleesatay waxay silciyaanba viva sacdio quruxeey❤❤❤❤👌🙏🙋🥰🤩😍

    • @makoahmed7381
      @makoahmed7381 21 วันที่ผ่านมา +1

      Ma sha Allah hambalyo Dhamaad Farxad iyo guul team Sacdiyo Filinku wuxu aha Filin yacni wacyi galin ah oo happy ending Farxad ku gabagaboobay we will miss you team Sagal ❤❤❤

    • @user-hs6xs7py8m
      @user-hs6xs7py8m 21 วันที่ผ่านมา

      Wuxu wa jilim😂

    • @user-qg7rl6yu4m
      @user-qg7rl6yu4m 21 วันที่ผ่านมา +1

      Waa jiliin lkn some times wa dhacdaa ee habluhu haku tusaale qaateen🙋👌

    • @Caashamaxamadcismaan
      @Caashamaxamadcismaan 21 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbshirocaliAbshirocali-hq8iv
      @AbshirocaliAbshirocali-hq8iv 20 วันที่ผ่านมา

      AK na wuu guuleysty

  • @SalmaAxmad-xk7gy
    @SalmaAxmad-xk7gy 19 วันที่ผ่านมา +7

    Allh walhi qof safar iga aaday cml ayaaan ugu murgay markuu dhqmaaday musalsalka😢😢😢😢😢

  • @user-hy6nu8gy3l
    @user-hy6nu8gy3l 21 วันที่ผ่านมา +16

    Ax sucdi o dhimatay ku dhamesen filinka😭 sagal iyo ekay way dayacanyihin sacdiyo iyo asadna guul ayay garen omg filinkii abid ugu mcna wlhi guuul Team sagal iyo asad 🫂❤️💋😭😭😭😭😭 wan idin xisi dona

    • @ardojama7362
      @ardojama7362 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😊😊😊😊😊😊😊😊😊😂😂😂😢😢😢😮😮😮😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😅😅😅😅😮😮😢😢🎉🎉😂❤❤😂😂🎉🎉😢😮😅😅😅😮😢😢🎉😂😂❤🎉😢😮😅😅😊😊😊😊😊😊😅😅😮😮😢😢😢🎉🎉😂😂❤❤❤😊😅😅😅😅😮😮😮😮😮😢😢😢🎉🎉😂😂❤❤❤❤😂😢😮😮😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😮😮😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 21 วันที่ผ่านมา +18

    Alla ma dhammaaday maseer😢 ugu dambeyn sacdiya guuleysatay mid kle noo bilaaba oo maseer caml ah

  • @sagalabdulnassir6420
    @sagalabdulnassir6420 21 วันที่ผ่านมา +7

    Asad iyo Ak becomes Friends Married he's Sister OMG 😲 😍 Maseer film gonna missed you all Sacdiyo Best waye Trustworthy waye ..Manaseer my Brother in law Asad 2 million cheak woow fanny waye❤️ 😅😅

  • @Ahmedabdinoor-ks1cc
    @Ahmedabdinoor-ks1cc 21 วันที่ผ่านมา +24

    Magaceygu waa axmed cabdi noor
    Waxaan kunoolahay wadanka ANGOLA
    Filimkaan aadbaan ujeclaa waana kahelay
    Lkn waxan codsanaa inaad nambaradiina isiisaan siiba sacdiyo iyo asad wayo labadaas ayaa kudayasho mudan inkastoo waxa filim ahaayeen

  • @haykal8026
    @haykal8026 21 วันที่ผ่านมา +5

    Ala filim somali an dawado kana igu horaysa 1 ilaa dhamad ayan dawaday ima dhafi jirinba filim mcn bu aha wllhi thanks sagal iyo timkeeda ❤❤❤❤❤

  • @user-hy6nu8gy3l
    @user-hy6nu8gy3l 21 วันที่ผ่านมา +18

    Omg asad iyo ekey way heshoyen sacdiyo iyo Asad way is aroosen sucdi way dhimatay omg musalsal farxad iyo murugo kudhamatay 😭😭 intan abid dawan jiray musasalo somali kii ugu ficna❤️❤️ Temi sagal iyo asad Nolada inshallh ilhy ha idin xifdiyo dhaman family sagal iyo asad iyo asxabtaba guuul time miser ❤️❤️❤️❤️😭💋 love wa idin xisi dona

  • @user-vl3pp4xh7t
    @user-vl3pp4xh7t 21 วันที่ผ่านมา +9

    Mid kale oo qurux badn aa rabnaa sagaleyy😢😊😊😊❤

  • @mrohanibare5447
    @mrohanibare5447 21 วันที่ผ่านมา +4

    Waaa filimkii. Soomaliya. Oon sijoogta ah. Ula socnohy. ❤guul koox dhisan 😊

  • @maankacabdullahi165
    @maankacabdullahi165 21 วันที่ผ่านมา +15

    Filmkaan maseer dab iyo holac ayuu ahaa film lamida no bilaaba hee😢

  • @user-uw9vp1nr8d
    @user-uw9vp1nr8d 21 วันที่ผ่านมา +11

    Hadamuu dhamaaday masser habeen walba waan sugijirey 😢😢😢😢😢😢

  • @user-sf6sb2pg
    @user-sf6sb2pg 21 วันที่ผ่านมา +18

    Dhamaad aaaa wan kuuxisi doonaa maseyr😢😢😢😢😢

  • @NasraAhmed-qy3er
    @NasraAhmed-qy3er 21 วันที่ผ่านมา +7

    Dhamaad AAA musalsal kan bilaw ilaadhamad❤ wanlasocday TH-cam ka dhan isaga iyo musalsalka xaynosh ayaan ka fiir san jiray macasalama Yaa maseer🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👋👋👋👋

  • @Rasaan-oi3dw
    @Rasaan-oi3dw 21 วันที่ผ่านมา +33

    Dhamaad aa 😢 mid kale oo qurux badan rabnaa

    • @dahirdaud6762
      @dahirdaud6762 21 วันที่ผ่านมา +1

      Waxan rabnaa halka ukudambeyo jclka asad walaashii iyo Mr AK??

  • @XaliimoAbshirxaliimo
    @XaliimoAbshirxaliimo 21 วันที่ผ่านมา +12

    dhamaad aaa war waxa yaa kadayay in la dhamyo yaaqay waa nagu dheeshen😢😢😢😢😢😢

  • @SabnuuCalyuu
    @SabnuuCalyuu 21 วันที่ผ่านมา +13

    Marka hore dhaha naga dhameya marka danbena dhaha best film buu aha😂😂😂😭

    • @SamsamCali-ep2dy
      @SamsamCali-ep2dy 21 วันที่ผ่านมา

      Wllhi benta maha😂😭

    • @haykal8026
      @haykal8026 21 วันที่ผ่านมา

      Waxas somali ban unahay dhib midhan waye marna naga dhameya bay dhahayan marku dhamadana sana lo calacalaya kwrnhe😂😂😂😂😂

    • @NaaNa356
      @NaaNa356 16 วันที่ผ่านมา

      😂

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 21 วันที่ผ่านมา +20

    Caawa waa calool xumo iyo farxad guuleysta AK nabada qaado

  • @cabdisalanmaxamud3169
    @cabdisalanmaxamud3169 21 วันที่ผ่านมา +7

    film kan dad caqlibadana ka danbeyey ogaranaya in aduunyo dhalendetahey wa film cimro qadashole runti😢😢

  • @LuckyLongPier-co7iu
    @LuckyLongPier-co7iu 21 วันที่ผ่านมา +2

    Tiimkii fillimkan maseer dhigi jirayoow waad mahadsantihiiin wllhi wan idin jeclayn ❤😢

  • @AishaHusseinOmar
    @AishaHusseinOmar 21 วันที่ผ่านมา +10

    Masha Allah horay usocda team maseer

  • @fatimajano9862
    @fatimajano9862 21 วันที่ผ่านมา +6

    waadku mahadsantihiin soo tabinta filimkan waan dhamaystay ku kaloo ka quruxbadan idinka rajaynaa aadbaad uwada mahadsantihiin intiina nasoo gaadhsiinaysa iyo intiina soo tafatirtay ba

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 21 วันที่ผ่านมา +6

    Ugu danbeyn sucdi way dhimatey inta sucdi caayi jirtey idinkey idin taalaa caawa sucdi way idinka hooseysaa ilaahey hakuu naxariiso😢😢😢

    • @user-zx1bn3lw5w
      @user-zx1bn3lw5w 21 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkkkkk alla huuno waxa waa filim run miyaa mlesay

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates 21 วันที่ผ่านมา

      Naa gabadha ha habaarin wuxu waa riwaayad e bisinka

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 21 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @shukrisharaf1358
      @shukrisharaf1358 21 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂

    • @Rosequrxinta634
      @Rosequrxinta634 21 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Zamiya884
    @Zamiya884 21 วันที่ผ่านมา +24

    Gona miss you team maser😢😢😢😢😢

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 21 วันที่ผ่านมา +7

    Dhamaaantiin waaa mahadsan tihiin we gonna miss you guys❤

  • @manishrashid6939
    @manishrashid6939 21 วันที่ผ่านมา +2

    Magaceygu wa manaal caraab waxn kunolyahay magalada garissa filimka bilawgisa ila iyo damatkisa wanlasocdayy aad ban oguhestay like it was very interesting indeed 👍 horey usocdaa team maseer bye 👋

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 21 วันที่ผ่านมา +3

    😭😭😭😭😭 si run ah ayan u ooye wlhi 😭😭 pls hanaga tagina family Sagal😭😭

  • @fadumobarre6400
    @fadumobarre6400 21 วันที่ผ่านมา +9

    FilimkaygiiH maseer waan idin xisi doona

  • @KhadraAli-pe4bg
    @KhadraAli-pe4bg 21 วันที่ผ่านมา +2

    Waxan salmy gu hore salgal iyo Asad iyo dhamaan azxbta filimka ugu horeyo sacadiyo sucdii munsar iyo akey Amal dhamntiin wan diin xiisii doon insha allah❤🎉🎉🎉🎉

  • @nimojama-xp4rc
    @nimojama-xp4rc 21 วันที่ผ่านมา +5

    Waan idiin xiisi doona team maseer 😢😢😢😢

  • @QadroXasan-cf5pu
    @QadroXasan-cf5pu 21 วันที่ผ่านมา +6

    Mashaa allah meel qurux badan aad mariseen

  • @user-xl2eu3xo4e
    @user-xl2eu3xo4e 21 วันที่ผ่านมา +7

    Nabad galyo

  • @user-jd2dh3yl2s
    @user-jd2dh3yl2s 21 วันที่ผ่านมา +7

    Waaaaw sacdiya guuuuuul

  • @user-ri1eq2lb6z
    @user-ri1eq2lb6z 21 วันที่ผ่านมา +5

    Dhamaad aaa. Qalbiga ijaby😭😭😭

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 21 วันที่ผ่านมา +10

    Waaad mahdsantihiiin

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m 21 วันที่ผ่านมา +6

    Masha allah sacdio quruxleey❤❤❤❤

  • @SabiriinAadan-ls9gp
    @SabiriinAadan-ls9gp 21 วันที่ผ่านมา +5

    Dhamad😢😢 aaa

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 21 วันที่ผ่านมา +1

    Maseer wuu dhamadey thank you sagal somali family filimki kale nobilawa please

  • @AnisaArgsan
    @AnisaArgsan 21 วันที่ผ่านมา +4

    Waa ceey dhamaad😢❤siwalboo ahaato ma hadsanidiin❤

  • @AbdirahmanArreh
    @AbdirahmanArreh 21 วันที่ผ่านมา +4

    Maseer waa dhamaad ee maxaa Qursho idiyalo

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 21 วันที่ผ่านมา

    Ma sha Allah wacyi galin aad iyo waxan buu aha hambalyo Filinku farxad buu ku dhaamaaday farxad ku dhamaad buu aha afka Inglish ka happy ending movie iyuu aha we will miss you team Sagal ❤❤❤ we 💕 you all Asad iyo Sagal. Caafimaad noo gu waara

  • @user-sr5sj2cc9q
    @user-sr5sj2cc9q 21 วันที่ผ่านมา +4

    😢😢😢 by by plz aduun aawey filimka

  • @user-zt3bq1yb4o
    @user-zt3bq1yb4o 21 วันที่ผ่านมา +2

    Hambalyo hambalyo hambalyo waxan u hambalyeynayaa sacdiyo qurux iyo asad o sidaan doonaynay yeelay masha Allah. Lkn sagal iyo hodan meel kumiinaan ogaanin sagaley abayo ilahay haydin xiftido adiga iyo qooxdaada amiin. Wlhi wuxuu ahaa filimkaan filim cajiiba waxyaabaha anka fahmay wa inay laqdabonimadu ad uxuntahay ugu dambayna adiga kugu sonoqonayso marka qof walbow daacad ahow ,somaalidu waxay dhehdaa sirmaqabo saabaa biyo uceshaan xaqiiq. Hada sagaley filimkii masayr ma isdaynay abayo midkaloo fican nososameeya inshallah waxanba kabaqiyo in haben dambo laba saac isaso diyaaroyo on dhaho away maser cawa kkkkkkkkkkk. Hor usocda abayo

  • @quenubgad
    @quenubgad 21 วันที่ผ่านมา +2

    Wan ku baryaa sagal maseer parti 2 noso sameey
    Ala aniiga ruwayadan leen dawada ee noso ceeli sagaleey

  • @ruqiyoshqcali6614
    @ruqiyoshqcali6614 21 วันที่ผ่านมา +7

    Allh kii ugu horeyey ana saray🤙

  • @aminaamisha3263
    @aminaamisha3263 21 วันที่ผ่านมา +5

    By by maseer musal somali shidan bu ahaa

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 21 วันที่ผ่านมา +3

    Filmka xiga ku soo dara Cuudyo Mar cad Haad baan ugu helaa taas

  • @faaisoahmed6610
    @faaisoahmed6610 21 วันที่ผ่านมา +4

    First comment 🥰

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 21 วันที่ผ่านมา +1

    Woow asad iyo Ak way heshiiyen sacdiyo naa waala aroosay time Sagal thank you soo much ❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍👑👑👑👑👑

  • @warsanmaxamud5445
    @warsanmaxamud5445 21 วันที่ผ่านมา +2

    Filim iyo abihi wlhi waan iniwata teamkina balze waan ini xiisi dona ❤❤❤👋😉

  • @MarwoAyaan-ls3cj
    @MarwoAyaan-ls3cj 20 วันที่ผ่านมา

    Mashalah wa musalsalki ugu horeyay e somali ah en dawado mahdsanidin dhamantin jiliyasha noso galiya musalsal kale

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiid 21 วันที่ผ่านมา

    Thanks dhamaan jilyashaaa maseyr isku soo noqoad xiiso badan ❤❤❤❤❤

  • @kimzoya7250
    @kimzoya7250 21 วันที่ผ่านมา +5

    Best musalsal buu ahaa wan u xiisi doonaah sagaley abyo musalsal kii aduun noo soo daaya maxaad nooga joojiseen

  • @NuuraFariid
    @NuuraFariid 21 วันที่ผ่านมา

    Flim aan la bilowmay maalin kastana aan la socday best flim buu ahaa 😅😢❤❤❤❤❤

  • @hanadagan6230
    @hanadagan6230 21 วันที่ผ่านมา +6

    Dhamaad aa😢😢alla kadaya dee😢😢

    • @NasteexoSheikhmuuse
      @NasteexoSheikhmuuse 21 วันที่ผ่านมา

      Weertuuiohvfsa😅😅😅😊😊😊😅🎉🎉😮😮

    • @NasteexoSheikhmuuse
      @NasteexoSheikhmuuse 21 วันที่ผ่านมา

      😂❤is a good one and I love the idea of the people who 2 the 😢😢😢❤❤❤😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @maryanshire3387
      @maryanshire3387 21 วันที่ผ่านมา

      😢😢😢😢😢

  • @MohamedAhmed-rt3tg
    @MohamedAhmed-rt3tg 21 วันที่ผ่านมา +2

    War filimkaan muxuu u dhamaadey intii amal laga uureynaayo,lkn mid macaan noo bilaaba plse

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 21 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah sacdiyo samirkeddii badnaa iyo dhibaateyntii badnayd way u qalantaa in la boqro. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 21 วันที่ผ่านมา +1

    Aroos qurux badan iyo heshiis miyaa dhacay sacdiyo ma guuleysatay waa sugeynay tiim maseyr bye bye

  • @Hanicali2837
    @Hanicali2837 21 วันที่ผ่านมา +4

    Dhamaad aaaaaaaaaaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hibosaidshire4773
    @hibosaidshire4773 21 วันที่ผ่านมา +1

    Congratulations meel fiican ayaad ku dhameyseen🎉🎉🎉🎉🎉🎉 daacadu mar walba ha guuleysato😍😍

  • @user-sh8cb3yv3w
    @user-sh8cb3yv3w 21 วันที่ผ่านมา +5

    😢😢😢😢Wa uxisi Dona ❤

  • @shamsadoley4623
    @shamsadoley4623 21 วันที่ผ่านมา +2

    😢😢😢 madhamadey sanaa awey sagal aroski ek calool xumo hadu naga dhamadey

  • @xukunyusuf2611
    @xukunyusuf2611 21 วันที่ผ่านมา +3

    Maqaail

    • @xukunyusuf2611
      @xukunyusuf2611 21 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤Ma

  • @user-um3cr4qr7q
    @user-um3cr4qr7q 21 วันที่ผ่านมา +5

    Anaa uhoreyo caawa❤❤❤❤❤❤

  • @SamiiraAadan-ye8kn
    @SamiiraAadan-ye8kn 21 วันที่ผ่านมา +3

    Dhamaaad aaaa akh naga taga nio 😭😭😂😂

    • @user-sh8cb3yv3w
      @user-sh8cb3yv3w 21 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂damaad iga deh

  • @user-wt3po6kd9s
    @user-wt3po6kd9s 21 วันที่ผ่านมา +4

    Dhamad aaaa

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden3782 21 วันที่ผ่านมา +1

    OH FILIMKII WAA SO GABA GABOOBAY FILIM QURUX BADAN BUU AHAA 😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤KULIGIIN WAAD MAHADSANTIHII TII SAGAL ❤❤❤❤

  • @ZuhanaMohamed
    @ZuhanaMohamed 21 วันที่ผ่านมา +3

    Alla manage dhamada😢😢😢

  • @user-rv9cv2od4m
    @user-rv9cv2od4m 21 วันที่ผ่านมา +6

    Ala dhamaad aaa best film 🎥 ever wi will missed you guys 😢😢😢

    • @sundusaweis8151
      @sundusaweis8151 21 วันที่ผ่านมา

      Best drama dheh

    • @ardojama7362
      @ardojama7362 วันที่ผ่านมา

      😊😅😮😢🎉😂❤757😢🎉😮😂😂😮😅😅😅oi87tgfaaw277288ssd9r88uty78287t8tutyhgdee4847t😊😊😅😮😂😂❤❤😢🎉🎉😅😢😅😅😮😅

    • @ardojama7362
      @ardojama7362 วันที่ผ่านมา

      😅😮😢😢😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

    • @ardojama7362
      @ardojama7362 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ardojama7362
      @ardojama7362 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 21 วันที่ผ่านมา

    Macnaha meesha ku jira aya ah in mar walba laqdabo aan lagu liibanin sacdiyo guushi waa gaartay yaa arkay saaxiibtey sagal sagaley wax badso wax beel bey leedahay cidlo ayad kuso dhacday waa ku mahadsan tihin waqtiga quruxda badan eed nala qaadaten anago adunka daafihisa kala joogna vivia ayan idin leeyahay dhamantin iyo kulan dambe xiisa leh we love you all❤❤

  • @IjaabaShiiq
    @IjaabaShiiq 21 วันที่ผ่านมา +3

    Muu dhamaadayna..😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Zaynabahmed2024
    @Zaynabahmed2024 21 วันที่ผ่านมา +4

    Dhamaad aaaa😢😢😢😢😢😢

  • @NuurAbdalle-ik1cf
    @NuurAbdalle-ik1cf 20 วันที่ผ่านมา

    Walaal 3 XALQADOOD oo dhaadheer nooga soo dhiga sabbtoo waxaa Jira dad aanan WELI daawanin.❤❤❤😂😂🎉🎉😮😮😢😢😅😅😊😊😊🙏🙏🙏

  • @user-ww2uw7xp6f
    @user-ww2uw7xp6f 21 วันที่ผ่านมา +4

    Alla dhamaad aa mid Kalo mcna no bilaba plz

  • @SabiriinAadan-ls9gp
    @SabiriinAadan-ls9gp 21 วันที่ผ่านมา +4

    Dhamad😢😢

  • @user-yg7lm4td5k
    @user-yg7lm4td5k 21 วันที่ผ่านมา +6

    Bye 😢😢😢😢😢😢
    Sagal aduun noo bilow please

  • @MaryanOsmansalath
    @MaryanOsmansalath 21 วันที่ผ่านมา +5

    Nabad gelyo😭😭😭😭

  • @zaadozahal1374
    @zaadozahal1374 21 วันที่ผ่านมา

    Filmkii si fiican iyo guul buu kudhamaaday ❤❤

  • @Walalnm
    @Walalnm 21 วันที่ผ่านมา

    I'm watching 👀 you from south Africa 🇿🇦 the end of maseer miya manta sagal isoo jawab

  • @user-vd3nn8lb6k
    @user-vd3nn8lb6k 21 วันที่ผ่านมา +3

    Inuu dhamaado ma aheeyn

  • @HiboHUSEINMohamed
    @HiboHUSEINMohamed 21 วันที่ผ่านมา +1

    Maseer woo dhawaday Lakin aniga wiligey mana kaso hadlin Lakin cawa waxaan dhahy by waa nixisidoona Lakin waxaan niga codsana ina nobilawdaan musasal cusub xisi badan noo bilawa😭

  • @ZahraAli-hs9ft
    @ZahraAli-hs9ft 14 วันที่ผ่านมา

    C'était une belle film de Somalie que je jamais vu

  • @SucaadAhmed-cz2sw
    @SucaadAhmed-cz2sw 21 วันที่ผ่านมา

    Inaad moosii wadaan ayaan jeclaa waayo waan ka helay musasalkan wallahi Ak iyo munasar nabada qaata

  • @user-mr8by3hs5g
    @user-mr8by3hs5g 21 วันที่ผ่านมา +3

    guulsta team maser bay by 😢😢

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 21 วันที่ผ่านมา +2

    Alla film wuu dhaafay waan uxiisidoonaa😭😥

  • @user-zh1ft5cw7m
    @user-zh1ft5cw7m 21 วันที่ผ่านมา +6

    Dhamaad aaa😢

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 21 วันที่ผ่านมา

    Waw 😍 What an amazing musasal keep going team sagal
    Thank you ❤️❤️

  • @keyowwadaniofficial6594
    @keyowwadaniofficial6594 19 วันที่ผ่านมา

    Masusalsalka maseer wlhi waa musalsal an ka helay noolada family sagal iyo asad masha allah

  • @CiisecabdulaahiFaarax
    @CiisecabdulaahiFaarax 21 วันที่ผ่านมา +2

    Dhamaad aaa mid lamida noo bilaaba Wana mahad san tihiin

  • @ZuhuurSaleebaan
    @ZuhuurSaleebaan 21 วันที่ผ่านมา

    Meeel wanaagsan buu kudhamaaday by by Maseer best film ❤

    • @shuuunabdi-tt6bp
      @shuuunabdi-tt6bp 21 วันที่ผ่านมา

      Kuma Dhaman meel wanaagsan wa qabyo filinka sacdiyo dhashay sucdi o la asay AK oo wixiisa helay oo arosay sagal iyo walasheyd meshe ku danbeyeen wa qabyo dhamadka wa haleyeen

  • @engmohamedmohamoudawali4898
    @engmohamedmohamoudawali4898 21 วันที่ผ่านมา

    Masha allah aadban iniiku mahadcelin dhamaantiin lkin inaad sucdi dishaan mahayn sidoo kale filim waa uu socday Ee maqaan waxaad u istaajiseen tusaale "Ninkii Dhagar kala qof dumar inuu Gusigiisa ka arkaayo baa socotay oo asad walashii oo Rikaab wada haduu arki lahaa wuu ka qomamayn laha waxu kula kacay sacdiyo balse wax kasta gadaal buu kasaxay aad baana inii salamayaa reer masayr Familly uu ugu horeeyan Asad iyo sagal sacdiyo iyo sucdi iyo Hodan Ak iyo zxb samiir sidoo kale asad walashii iyo sacdiyo walasheed dhamantii Horumar wacan iyo faraxad🥰💯

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 21 วันที่ผ่านมา

    Mashallah filimki si quruxbadan ayu kuu dhamaday gulaysta team SAGAL family ❤

  • @Hodan123-ut4de
    @Hodan123-ut4de 21 วันที่ผ่านมา +2

    Wafll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faysalomar3124
    @faysalomar3124 20 วันที่ผ่านมา

    Horta hambalyo ayaan nilahay marka hore waxatiin dhalinyaro aad umaskax furan alaha nixifdiyo dhamntiin hada waxan sugnaba waa XAXLADII DHAMAADKA FILMKII MASEER EE MUDAD DHEER SOCDAY❤❤❤❤❤

  • @FaizaAbdirahman-cu5lo
    @FaizaAbdirahman-cu5lo 21 วันที่ผ่านมา +2

    Meeshaaan Maseer Uguma Jeedo Eee Waa Aar Goosi

  • @SahidAhmed-mr2dc
    @SahidAhmed-mr2dc 21 วันที่ผ่านมา

    dhamad 😢😢😢midkale oshidan isha alah❤❤❤❤❤

  • @qaaliabdi466
    @qaaliabdi466 21 วันที่ผ่านมา +5

    Waan uxisi doona

  • @nuuramaxamed2238
    @nuuramaxamed2238 21 วันที่ผ่านมา +4

    Waa mahadsantihiin

  • @sahruujaadan7474
    @sahruujaadan7474 21 วันที่ผ่านมา +4

    dhamad aaa😢😢

  • @user-dv8nn8te2s
    @user-dv8nn8te2s 21 วันที่ผ่านมา +4

    Alah kan noo siiwada 😢😢😢😢😢😢