ArimaHeena OO MARKII UGU HORREESEY ISTICMAALEY WHEELCHAIR & ASAD HAGIO DAREENKIISA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @ibyankhalif8414
    @ibyankhalif8414 4 ปีที่แล้ว +615

    Inta jecl inu Asad uu lugahisa ku,socdo ama jecl inu istago like sar wxan rbaa inan arko inta jecl Asad Hagio ♥️ one love guys ♥️💯

  • @ajm13131
    @ajm13131 4 ปีที่แล้ว +90

    Inata asad mustaqbal wanaagsan u rajeynayo like-ta iigu taabo, asad bro we love you and we wish you all the best , we are with you bro ❤️

  • @khadiirofficial9874
    @khadiirofficial9874 4 ปีที่แล้ว +569

    Inta asad mar walpa u duceysa inuu alle cafimadkiisi uso celiYo like saar

    • @jaamacnuur1411
      @jaamacnuur1411 4 ปีที่แล้ว +3

      Ilhow asd oo so conayo ituuus amiin amin amiin ♥️♥️♥️

    • @umu-maahircali3871
      @umu-maahircali3871 4 ปีที่แล้ว +2

      @@jaamacnuur1411 aamiin wllo

    • @luqmaan5623
      @luqmaan5623 4 ปีที่แล้ว

      Illaahey ❤️ cafimaad ku hasiiyo

    • @aniwaaikan5301
      @aniwaaikan5301 4 ปีที่แล้ว

      Ok inah mazuuL

    • @akramhussein224
      @akramhussein224 4 ปีที่แล้ว

      @@jaamacnuur1411 amiin

  • @zamzamjwarzame2365
    @zamzamjwarzame2365 4 ปีที่แล้ว +30

    Ilaahay wax kasta wuu awoodaa inshallah asad wuu caafimaadi dooonaa 😊❤inshallah

  • @qaalidqeys4699
    @qaalidqeys4699 4 ปีที่แล้ว +1827

    Inta jecel asad caafimaadkiis like hasaarto inta kle off

  • @Zakariyesultan
    @Zakariyesultan 4 ปีที่แล้ว +28

    Insha'alaah mardhow wuu kici doonaa where is team 27 ducada waa xagiina

  • @bigman148
    @bigman148 4 ปีที่แล้ว +216

    Inta nabiga S.A.W jacel like sare plz don't skip 🙂🙏

  • @amaalaxmedcumar5811
    @amaalaxmedcumar5811 2 ปีที่แล้ว +5

    Asad iyo inta iskaga camal ah ilaaah cafimad tam ah hasiyo🤲🤲❤

  • @saciidhassansaciidkey8247
    @saciidhassansaciidkey8247 4 ปีที่แล้ว +212

    Plz haduu darenkak isbadaley sideyda ogale like sar

  • @hodanahmed3304
    @hodanahmed3304 4 ปีที่แล้ว +4

    8 sano 😭😭 ilahayow cagihisa uso celi asad iyo inta kale wijarka isticmalo inashllh ❤

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 4 ปีที่แล้ว +155

    😢😭ilah ha ino cafiyo wllkena asad iyo intii lamid ah🤲

  • @ayynaliveyourlife4093
    @ayynaliveyourlife4093 4 ปีที่แล้ว +6

    Arimahena iyo wllhsa aad baan u jeclahay lino wa walaalo is jecel الله يحفظكم لبعض 👌👌👌🌹🌹🌹🌹🌹♥️

  • @abuukardaauud2309
    @abuukardaauud2309 4 ปีที่แล้ว +137

    Inuu ilaahey caafimada siiyo uu lugihiisa ilaahey usooceliyo inta jecel like saar

  • @daahirdayax1272
    @daahirdayax1272 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad hajyow barda allh haku cafiyo cafimad ayan kitijryna

  • @zii___baazid529
    @zii___baazid529 4 ปีที่แล้ว +396

    HADA KASO HOREY LIKE IGU KASBEEE
    TEAM 27

    • @maxamedmuuse4407
      @maxamedmuuse4407 4 ปีที่แล้ว

      @Muhanad al gala maalinka asad hagio la dhawacyy lola jeda bro

    • @kawsarosman7101
      @kawsarosman7101 2 ปีที่แล้ว

      Wllky Asad Alle CafimaD Tamaa haku siiyo 🥰🤲

  • @asmiitasiman3531
    @asmiitasiman3531 3 ปีที่แล้ว +1

    Alx asad xajio illhh cafimad degdega ha siiyo aamiin 😭😭😭😭

  • @geesiofficial6022
    @geesiofficial6022 4 ปีที่แล้ว +464

    Inta Ku Faraxsan ARIMAHEENNA in ow ka soo muuqdo CHANNEL ASAD HAGIO LIKETA IGU SAACIDA❤❤❤

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 2 ปีที่แล้ว +5

    ilaahay caafimaad ha kuu siiyo ' 🤲🤲hana kuu celiyo lxaadkaagii oo dhmays tiran🥺😢 ' if allah say 🤲🤲

  • @faysallaas9548
    @faysallaas9548 4 ปีที่แล้ว +154

    Inta Ku faraxsan arimaheena chenalka asad hagio inu furo Like saar

  • @Hibo-y4e
    @Hibo-y4e ปีที่แล้ว +3

    Insha Allah illaahay sidagdaga haugu gargaaro qof walba oo dhibatesan❤❤😢

  • @husseindakane2883
    @husseindakane2883 4 ปีที่แล้ว +231

    Cafimad dakdak Alle siya walalakina Asad marwlbo Alle ubaryar ....let us continue praying him for his recovery by grace of Almighty Allah soon he will walk his two feet ❤❤❤ ya Allah

  • @khadroabdullahi1838
    @khadroabdullahi1838 4 ปีที่แล้ว +7

    Allow wiilkan wllken ah cafimaad lugihiisa u ku istaago u sahal 🤲🤲🤲🤲

  • @mohaanijama5337
    @mohaanijama5337 4 ปีที่แล้ว +114

    Inta jacel asad inuu ilaahy caafiyo.
    Unable kaco like ha la dhaafin

  • @safiaibrahim8409
    @safiaibrahim8409 4 ปีที่แล้ว +7

    Wllhi waa xnuun aan dareemigarno dhamaan teen🥺🤦‍♀️Allow cfimaad dag dag sii my prather Asad🥺🤦‍♀️❤❤❤❤

  • @ASMA-j
    @ASMA-j 4 ปีที่แล้ว +42

    Illhy waxn ka barya inu asad hagio lugihisa so celiyo 💜🙏🏻

  • @nasrocadey8570
    @nasrocadey8570 3 ปีที่แล้ว +5

    Asad waxa tahay wllky aan ku dharto ilaahy waxa ku rajeenayah caafimaad teem wlle mcn inta jecel inuu asad inu laguhin ku socodo goor dhow like saar

  • @252Qasaalimedia
    @252Qasaalimedia 4 ปีที่แล้ว +77

    Ilhaay amarkiisa inta teegrto arimheena iyo asad like dhac ku siiya🤣

  • @nimcoibrahim8957
    @nimcoibrahim8957 4 ปีที่แล้ว +5

    Illaahay caafimaad dag dag ah haseeyo asad iyo dhamaan dad ka kale ee lixaadka kamaqanyahay wlhi waa xanuusaday😔😔❤️❤️❤️🥰🥰🥰. Haven kasta asad waa uduceeyaa. Wlhi waa xanuun anigaba edadey ayaa ay saas kudhacday shil gaari ay gashay awgeed lkn way kasoo kacday weelchair oo sida caadi ah ayey usocotaa. Asad waad kakacaysaa weelchair oo caadi ayaad usoconeysaa inshallah Illahey bari anaguna waan kuu duceyneynaa inshallah

  • @aragsanaxmedxasan6020
    @aragsanaxmedxasan6020 4 ปีที่แล้ว +46

    masha allah
    wlhi waan iska farxaa markaa arko arimaheena wayoo wuxuu daremaa waxwalbo oo wanagsan isku daygiisa waa ok wlhi keep going arimaheena

  • @nincomaxamedcali8186
    @nincomaxamedcali8186 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abowe mcn ilhey hacafiyo abowe asad aremeheena ha naga dhicin wllo wn kujeclhy m.a in badn 🙏🙏🥀🌷💋

  • @nipseypiraat4077
    @nipseypiraat4077 4 ปีที่แล้ว +62

    Asad hagio waa TH-camr kaliya oo comont xun losoo qorin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nacimaabdi3832
    @nacimaabdi3832 4 ปีที่แล้ว

    Alow cafimaad tam ah sii oo ukas inu lugahiisa ku istaago aamiin yarapi asiga iyo inta islam ah oo xanunsan alow kadul qaad xanunka adaa weynee😢😢🤲🤲

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 4 ปีที่แล้ว +137

    Maalin an dheeren ayuu Asad ka kici doono wheelchair ka Insha Allah Luugihisana Ku Socon doona si dhameystiran ☑

  • @fadumiinainasheekhadam5986
    @fadumiinainasheekhadam5986 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey cagahiisa haku istaajiyo Asad mar walba ilaahaan ubaryaa asaga iyo inta la midka ah Asad naafo ma aha naafanimada waa qalbiga boqolaal cagahooda ku socda ayuu wllhi ka wax qabad badanyhy insha allh wuuna ku istaagi doonaa cagihiisa insha allh

  • @abdirahiinmohamed1771
    @abdirahiinmohamed1771 4 ปีที่แล้ว +63

    Inta muuqalkan jiif jiif ku daawaneysa
    Like ii saara

  • @khadramaxamuud5514
    @khadramaxamuud5514 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wllo waa run asad wuu naladhashay waan wallaalownay ♥️♥️♥️

  • @kingakramofficial8069
    @kingakramofficial8069 4 ปีที่แล้ว +32

    inta kufrxsan arimahena inu 27 family xanunka la daremy like ii sar. ♥♥

  • @suleekhacismaan5662
    @suleekhacismaan5662 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illahay haysukiin barakeeyo wllo is jecel aad tihiin asad maanta wax aduunyo ka maqan maleh dad badanoo soconaya farxada uu haysto mahaystaan runtii waxan waa aduunyo waa laga dagaya sida aad u farxasnthy si kabadan inaad aakhiro u farxdo ayaan ku rajaynaya wllky illahay wuxuu yidhi kuwa sabra macoodaan ahay ee hore u soco wll🥰🥰🥰

  • @barkhadka6341
    @barkhadka6341 4 ปีที่แล้ว +32

    Asad iyo ArimaHeena Allaha walaalo idinka dhigay u mahad celiya big legends

  • @saaqahassan4304
    @saaqahassan4304 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allh Allh waxaan nigu amaanayaa sida daacad nimada leh ee walal nimada ah oo iskugu tihiin ul iyo diirkeed marka hore wayo aduunkaa walalo lagu yahay aqiro ninkasta camalkiisaa looxisabin marka allh nixafido marlabad wll qaliga tankale waad ku mahadsan tahiin sidaad dareen kasta oo wax tarleh ugala ugu soo bandhigtaan umada soomaliyed waa mid sharaf umada niigu heeyso wax kastoo dadka daroomoyana waad moojisaan waad ku mahadsan tihiin 👍🏾👏👏

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 4 ปีที่แล้ว +49

    ILAAHAY HA CAAFIYO WALALKEEN ASAD HAGIO OO LUGIHIISA HA USOO CELIYO AMIIN AAMIIN AAMIIN 😍😍😍

  • @fadumomuumin4350
    @fadumomuumin4350 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalkey asad farxadada waa farxadena pro guuleyso

  • @abdirisakofficialchannel9716
    @abdirisakofficialchannel9716 4 ปีที่แล้ว +32

    Halmar igu Sali Nabi Maxamed iyo Like Saar.
    Scw Scw.❤

  • @sawdaosman8548
    @sawdaosman8548 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh mash allh wllo isjecl oomudan in lagu Daydo allhe hayskudhafo inta jecel asad inu lugihisa ku istaago like isar

  • @abufalah2464
    @abufalah2464 4 ปีที่แล้ว +162

    Nio family hajio codsi weeye asad u soogada kursiga asi iswadaayo
    mcnha kursi koronto ku shaqeeyo boton laga darawala
    Si kacmaha ugu daalin
    Asad marealba kursiga kacantiisa ku wada kacmaha xanuunaayo
    Anagana kuma faraxsanin asad ineey kacmaha xanuunaan
    Pro asad
    الله يشفيك
    Ilaahey ayaa caafimaadka baxsho
    Alle caafimaaad taam ah kuuweediina 🤲🤲🤲

    • @queendejunior644
      @queendejunior644 4 ปีที่แล้ว +5

      Brother Asad wuxu uwataa exercise ahaan kursiga iswadaayo waa lacag yar ma badna Asadna wuu gadan karaa

    • @abdirahmaanak1275
      @abdirahmaanak1275 4 ปีที่แล้ว

      Amiin lkn qofaa sameysay chenalkan ee adi maxa

    • @nimcohassandhr7916
      @nimcohassandhr7916 4 ปีที่แล้ว +4

      Durba ozzy maka dabo samaysatay lkn ma garaysd hal mln ayuu 15k ku garay

    • @mohabofficial6489
      @mohabofficial6489 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcohassandhr7916 subscribe ii saar wlshy blz

    • @nimcohassandhr7916
      @nimcohassandhr7916 4 ปีที่แล้ว

      @@mohabofficial6489 hye wllo

  • @umuzeynabhassan2915
    @umuzeynabhassan2915 4 ปีที่แล้ว +8

    Allow natus Asad oo lugihiisa kusocda🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️

  • @sahalyare7653
    @sahalyare7653 4 ปีที่แล้ว +34

    Masha allah walaalo isjecel oo mudan kudayasho allah idin Dhib yareeyo❤❤🇸🇴

  • @najaxnuura3822
    @najaxnuura3822 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahoow Rabiyoow adaa awood lehe lugihiisii iyo socodkiisii usoo celi iyo dhamaan dadka lamidkaaba 🤲🤲🤲

  • @abdullaahiyamani9565
    @abdullaahiyamani9565 4 ปีที่แล้ว +36

    Mnsha,alh Wllo is jecel baa tihiin allaha idin daayo zhp Asadna allah ayan oga baryayaa inuu mar uun natuso isagoo cagihiisa ku istaagay

  • @CITYTOUR25
    @CITYTOUR25 4 ปีที่แล้ว

    Wlh Asad Hagio waxan u ixtiramaa sida walalkey iga yar Waa nin qalbi wanagsan naga qusulsiiyo. More respect Hagio 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @abdirizakmohamed286
    @abdirizakmohamed286 4 ปีที่แล้ว +16

    M.a asadhagio sidaas ayuu Ku faraxsan yahey Allah haku caafiyo Wll qali m.a asc

  • @istarliinfarah1742
    @istarliinfarah1742 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walal wanagsan aya tahay asad iyo intii lamid ah cafimad ayan uu rajenaya iyo in aay lugohoda ku socdan in shaa allah

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 4 ปีที่แล้ว +158

    Inta jecel in asad lughiisa ku istaago like isku muuji🙏❤

  • @amiiizhaxazan2024
    @amiiizhaxazan2024 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll.Azad adiga iyo inTa xanuuzaN alleh haydiN caafiyo🤲🤲

  • @KhaLeDhaykal47
    @KhaLeDhaykal47 4 ปีที่แล้ว +22

    ALLEH ha caafiyo inta xanuuzan🤲

  • @ayaanahmed3356
    @ayaanahmed3356 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah walal asad rabigu hakusoo celiyo socodkaaga insha allah

  • @ilhanofficial
    @ilhanofficial 4 ปีที่แล้ว +54

    Asad Inta mar walpa uduceso Allah ka aqbalo😢♥️

  • @aminamohaaa5668
    @aminamohaaa5668 4 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah asad abwe cfmd kheir qawo ilhey haku seyo

  • @istarlinabdinur8737
    @istarlinabdinur8737 4 ปีที่แล้ว +51

    Inshaa Allah one-day you will come back to normal again keep going big love ❤️❤️

    • @batunhussein8020
      @batunhussein8020 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahay iimaan kiisa how siyaadshoasad xaajiyoow

  • @sawdaibraahin6391
    @sawdaibraahin6391 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah hacafiyo wlllkeen Asad 🤲

  • @محبوبةالرحمان-ك3ش
    @محبوبةالرحمان-ك3ش 4 ปีที่แล้ว +25

    Asad wllo alle haku caafiyo
    Insha allah wad ka kicidontaa

  • @hamdushbeauty5689
    @hamdushbeauty5689 2 ปีที่แล้ว

    Videogaan hada le facebook ku arkay ma 2yrs ago oo ahaa
    Arimaheena wa walal qalbi fiican wlh video dareen walalnimo xambarsan horay u socda walalo
    Asad waxa ku rajeynaa ina dagdag uga kacdo kursigas o lugahaga ku istaagto🤲

  • @muusekadie1594
    @muusekadie1594 4 ปีที่แล้ว +23

    Asad sxb mcn ilaah cafimaad taam ah haku siiyo mar un waan Arki doonaa haduu Alle idmo adoo lugahaaga ku taagan🙏

  • @zenoadan2605
    @zenoadan2605 4 ปีที่แล้ว +8

    مشاءلله انشالله ترجع تمشششي من جديد اخي اسد😭❤️❤️❤️❤️🥀

  • @cabdiraxaiimcismaancalial8878
    @cabdiraxaiimcismaancalial8878 4 ปีที่แล้ว +23

    Aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabi ina sha allah Allah caafimda allah hasiiyo ina sha allah waan idiin salaamay soomaali dhamaan waan salaamay

  • @hamdafarah6232
    @hamdafarah6232 4 ปีที่แล้ว

    Xalay ban ku riyoonayey Asad oo soconaya lugihiisa ku istaagay Ilahy haku rumeyo Apowe mcn🤲🤲🤲❤

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 4 ปีที่แล้ว +16

    😭😭😭😭😭❤❤wlhi waa ini jeclahay prothers dadaan ku daydo ayaad tihiin alle hanii daayo 😭😭😭😭❤

  • @sabirinmohamed2813
    @sabirinmohamed2813 2 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena waa mahadsantahay abowe ilaahay hacaafiyo walaalkay Asad waa usooduceenaayaa💙💙💙💙💙

  • @faatimaabdallasheikhsaalim7411
    @faatimaabdallasheikhsaalim7411 4 ปีที่แล้ว +14

    Maasha allaah wallhi markaan soo xasuusto asad noloshiisa hore aan ku arki jiray iyo noloshiisha maanta aan ujeedo wallhi farqi baa udhaxeeya wallhi waan iska qiiroodaa markaad soo xasuusto siduu shalay ahaaa asad 😭😭😭😭😭 wllhi waxaan xasuustaa asigoo hajiyo bok shop markii uu ufurnaa wallhi hadane alxmdu lillaah waa arin alle kuriday inkastoo bin aadin kadambeeyo in uu maanta weljer kufadhiyo hadana waa mahad alle inshaa allaah waan rajeeynaa markale in aan arko asad oo luga hiisa ku socdo wallhi marwaliba waan uduceeyaa🤲🤲🤲 inshaa alllaah alle hakuu aqbalo soomali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dhan way kuu duceeyaan wayna kugarab taagan yihiin walalkeey halkaan ayaan kaa salaama asad hadaad aqrisid qoraalkeeyga wan love ❤❤❤ hore usoco marna ha niyad jabin

    • @salmosaciid5710
      @salmosaciid5710 4 ปีที่แล้ว

      Macnto adiga marko cadey mad danged xafade dagneed

    • @queen_s5197
      @queen_s5197 4 ปีที่แล้ว +1

      Faatima abdalla sheikh saalim wllshy stickerka aad adeegsaty wa ki qosolka laga yaba inay gcnta kaga dhacday e EDIT iska dheh iska badal stickerka qosolka mahan ki sadka ahaa👍

  • @caaishacabdiqaadir3975
    @caaishacabdiqaadir3975 4 ปีที่แล้ว

    M.a asad waa walaalky booska wllky iga weyn ayuu iijoogaa farxadaada lama ileysto insha allh
    🙏❤allh ha ikaso inaa mar uun kula kulmo❤👑👑

  • @arresaqirochannel7594
    @arresaqirochannel7594 4 ปีที่แล้ว +24

    Keep going mash allah ARIMAHEENA keep going and Asad Hagio keep going my brothers

  • @jokaraxmedabuukar4461
    @jokaraxmedabuukar4461 4 ปีที่แล้ว

    M.a ased hajiyo qofkii liito iyo qofka kalaba illahey aktiisa dembi dhaaf ayaa kaga socda asedow cafimaad taam allaha ku siyo aamiin aamiin

  • @mohamedbashi8811
    @mohamedbashi8811 4 ปีที่แล้ว +25

    InshaAllah Asad oo lugahisa kusocdo ayan arkeynaa mardow 🙏🙏💯🌍🌍🌍

  • @sacdiyoahmed6046
    @sacdiyoahmed6046 4 ปีที่แล้ว +1

    Asad wxaan urajenaya in.a
    Dhwaan inuu socod
    Iyo dhaaman wlalaha wiljar isticmaalo ❤❤❤

  • @khadijamohamed1818
    @khadijamohamed1818 4 ปีที่แล้ว +64

    Ameeen Insha’Allah always pray to see my brother asad walking may Allah ease it for him Insha’Allah

  • @lamanayasha2000
    @lamanayasha2000 4 ปีที่แล้ว +1

    Illaahey cafimad buuxa haku siiyo wllkey asad hagio Insha allah waaa arki Dondaa adoo lugahaaga kusoconeysid I.a wllkey

  • @kaltuunkadogo1257
    @kaltuunkadogo1257 4 ปีที่แล้ว +17

    Mashallah great brothers,,,wish you speedy recovery Asad

  • @anisonuur2320
    @anisonuur2320 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow rabiyow caafimaad qeer qaba oo qeer geeriyaad eheen sii wallkena Asad xaji 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ciiltireofficialchenal6306
    @ciiltireofficialchenal6306 4 ปีที่แล้ว +22

    BiG LeGeND aZaD Heigo CaFiMaD Ku RaJaNaYa🤲❤🙏👍👍

  • @siciiddheere3448
    @siciiddheere3448 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha caafiyo Asad 🤲🤲🤲🤲

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว +28

    Waa Alxamdulilaah Cfmdka alle Na Siiyay
    Asad Hagio Na Caafimaad Taam ah Allah Ha Siiyo😍😍🤩
    .

  • @amiiraahmed8840
    @amiiraahmed8840 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilahow nocaafi walalkeen asad iyo inta xanuun san insha allh mar un wuu socon doona

  • @hilkaspea692
    @hilkaspea692 4 ปีที่แล้ว +30

    Inti asad jecel like sar❤❤❤

  • @sahroxilif3260
    @sahroxilif3260 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a wll ficanatahay ilahey ha kuxafi arimahena inshallah wll asad woo cafimadidonaa wll anjecelnahay ooqalbi ka boswenkuleh atahay wll asad😭😭😭❤❤

  • @muniisho9730
    @muniisho9730 4 ปีที่แล้ว +16

    الحمد لله على نعمة اسد ان شاء اللة يعفيلك (قل لن يصيبنا الي ما كتب الله لنا هو مولانا وعلي فليتوكل المؤمنون

  • @maxamdciise2736
    @maxamdciise2736 2 ปีที่แล้ว

    Arimahena quf qalbi wanagsan ayaa tahy runtii asad ilhy cafimad hakusiyo amin yarabi

  • @nasrinanasri2864
    @nasrinanasri2864 4 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi asad abwe qalbiga kaga duceya Allah dartis insha Allah malin Allah aqbal inoga dhiga🤲🤲🤲🤲

  • @kalinimoiyokaalintakoowaad8367
    @kalinimoiyokaalintakoowaad8367 4 ปีที่แล้ว +2

    AlahaYoow Caafi Adaa Raxmaanee Caafimaad Taam Ah iYo Cibaado Suuban Ugu BadaL Aamiin Aamiin Wllkei Asad Hagio...❤❤

  • @geesiofficial6022
    @geesiofficial6022 4 ปีที่แล้ว +14

    WCS ASAD HAGIO
    BRO KEEP GOING
    WE LOVE YOU

  • @hibonuura8672
    @hibonuura8672 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta wiljerka kufadhido waaba iska j🤲🤲🤲🥰🥰🥰eclahay ilaahe hacaafiyo aamii yaarabi

  • @queenaliyah1083
    @queenaliyah1083 4 ปีที่แล้ว +7

    ManshaAllah I love this brothers aloow nodaah amin

  • @xamdarxahmed3620
    @xamdarxahmed3620 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaa wu soconya in allaa ma asad oo socday istaagay waku riyooday in sha alla soconysa qof kasto allah lixdisa lixaad allaha ha udaayo

  • @somworldnews7844
    @somworldnews7844 4 ปีที่แล้ว +9

    alle ga ituso adigoo soconetsid wll asad hagio❤🌸🎉🙏

  • @fadmaface7216
    @fadmaface7216 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah wllkey asad horay u soco mar namana ha dhihin mexey saan igu dhacday ilaheeyow umada. Muslinka cafi dhamantood o kherka nawafaji amiin amiin amiin

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 4 ปีที่แล้ว +27

    Ilahey hakucaafiyo wll asad inta sidaasoo kle uxanuunsan oo dhibkas so gary ilahey caafimaad dagdaga iyo farxad ha ugu badalo, insha Allah wad cafimadeysa ee marwalbo wllaha isticmaalo marwalbo dhiiri galiye unoqo wll qali

  • @hodoabdirahmanmohamed5217
    @hodoabdirahmanmohamed5217 2 ปีที่แล้ว

    Shukran arimahena wll asad iyo dhaman qofkasta Oo manta laxadkisa kusocon ilhy waxan ogabaryaya inu cafimadkodo uso celiyo sida ugu dhaw🥰

  • @teamanotherlevel645
    @teamanotherlevel645 4 ปีที่แล้ว +14

    Ilaahay insha allah waad caafimaadee🤲😭😭😭😭😭

  • @samiirogooye1348
    @samiirogooye1348 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiin yaa Allah 🤲🏽🥰

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว +12

    MashaAllah ASAD HAGIO💖💖💖💖👏
    Asxaab wada faraxsan ayaa halkaan isugu timaaday allow no ziyaadi💖💖💯👏
    PIN FOR ME BROTHER ASAD💖👏

  • @fatumojimcalenoor3412
    @fatumojimcalenoor3412 3 ปีที่แล้ว

    Maashllh aboowa allah ku daayo asad ilahay ha no caafiiyo