Qof nasiib Leh tahay calaamadan Hadaad Hurdada ku Aragto Ruux Alle Doortay Haysta Awood weyn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 78

  • @aaminasaalax7738
    @aaminasaalax7738 2 ปีที่แล้ว +11

    Shekhow muraad baan leehaye iso ducee waa maalin jimce ahe hadU kjayr iyahay muraadkaasi insha Allah

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Meel qurux badan bad fadhidaa sheekh Cabdalla xifdullah mahadsanid ❤️

  • @xabiiboxalane5512
    @xabiiboxalane5512 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah sheeq Allaha Ku xifdiyo wanaaga la isuma quuro

  • @aishaqaalib3477
    @aishaqaalib3477 2 ปีที่แล้ว +4

    Alhamdulilah salada subax waan kacaa sacad kuma xirto waxaan arkaa anoo kacay sheqa edamayo alhamdulilah waxaan kaloon kuriyooday anoo salad tukanayo dhahayo yey saladada idhaafin io waxaan kaloon kuriyooday anoo sadaqo labaxayo qof miskiina cawinayo markiba wansotosay waxaan tukaday saladi subaxa kadib marku wagi baryey ayaa guriga so istaagay qof maskiina sidibaan sadaqada ulabaxay alhamdulilah

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah meel qurux badan bad fadhidaa sheekh Cabdalla xifdullah mahadsanid ❤️❤️❤️❤️💕❤️❤️❤️❤️

  • @amiira8902
    @amiira8902 2 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah. alle ha kuxafido

  • @roodayusuf7848
    @roodayusuf7848 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah sheekh badbaado kher alle haku siiyo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah👍🙏😍 shukran sheekh

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว +3

    MashAllah Allah idin xafido ❤️❤️❤️❤️👆👆👆👆

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wr wb mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan sheekha Allah ha ku barakeyo amina amina amina hore usoco in sha Allah

  • @Iimaan_
    @Iimaan_ 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga maalmo kahor waxaa niyada iga soo dhacday arimahaan ina kasoo hadli doonto mantana waaba kan😳 cajiib subxna allah

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @ritajmohamed1332
    @ritajmohamed1332 2 ปีที่แล้ว +3

    😭kuli calaamadahas wan isku arkay subxna Allah😭

  • @queenlayla3809
    @queenlayla3809 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha ❤❤❤❤💯

  • @xafsahoodo1461
    @xafsahoodo1461 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle khayr haku siiyo salada lay kiciyaa alx guriga iftiin noqda

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi aad ayaan ufiiri dheerahay waligay fiiradayda been ma ahaan

  • @amiishofficial626
    @amiishofficial626 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah salaada subax runtii waa la ii kiciyaa wax ii kiciyana ma aqaan mar mar adaanka ayan maqlaa markaan sokacana sacadaan firiyaa waxan arkaa salaadii subax oo wax yar dhiman horaan u kacaaa masha allh alxmdulilah

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 2 ปีที่แล้ว +5

    Alx aniga salaad subax sidaa baa ahy waxaad modaa in ley dhahay hurda intaa ayaa kugu filan anoo faraxsan baa kacaa hurdadana aan mcan saneen weysadana aan dhibsaneyn qabow walba oo jira

  • @khadijamohamud9170
    @khadijamohamud9170 2 ปีที่แล้ว

    Asc jazaaka Allahu qeyr

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh babbaado qisooyinkii cajiibka ahaa maanoosoo duubtid muuqaallaan

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 2 ปีที่แล้ว

    شكرا اخي مسلم

  • @munahassan5579
    @munahassan5579 2 ปีที่แล้ว +3

    Walalyal iso duceya waa xanunsanahay

    • @bashiircilmi9621
      @bashiircilmi9621 2 ปีที่แล้ว

      Wll ilahay cafimathakusiyo

    • @dagancali754
      @dagancali754 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay haku cafiyo wlle mcn inshalah

  • @geenyagedo4569
    @geenyagedo4569 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheeq ani marmarbaa laiiyeeeri jiray dadbaan waydiiyay waxy idhaheen hee hadhihin shib ahoow waa malagii kudili lahaa hadaa hee dhahdo wa dhimanee mrkaa magcayga maqlo shib len dhihi jiray dhawanahan mamaqlin lkn waxa kalo jirto hbn ano hurdo ban eray la idhahayo kuriyoday wil an xarir lahayn idhahayo subaxdina eraygii on isbadalin ayuu idhahay anon qofna usheegin wanyaabay wlhi lkn alxm

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wlky ilahay haku xafido

  • @sacdiahassein6589
    @sacdiahassein6589 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc shekhw isoducey muradaa leyahy iyo walaladey musliminta isoducya dhamntin adan igu libanay shekhn

    • @yartainadaahir797
      @yartainadaahir797 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku sahlo wll muraadkaga oo aan macsi lahayn

    • @XantaSomalia
      @XantaSomalia 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilahey murad kada haku sahlo wll wixi qerka kugu jira ❤️

    • @sacdiahassein6589
      @sacdiahassein6589 2 ปีที่แล้ว

      @@yartainadaahir797 jazakalah walalo

    • @sacdiahassein6589
      @sacdiahassein6589 2 ปีที่แล้ว

      @@XantaSomalia Amiin ada umahadsanthy abyo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalhey channelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍🙏🙏🙏

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore usocod wangsan sheikh

  • @maxamedabshir3021
    @maxamedabshir3021 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheekh waxan ku riyoday iyado wilkaygu iga xararay markan sohelayn an gurigaygii garan wayayay qof no sheegana an wayay sheekh alle haku sharfee maxay noqon kartaa

  • @umushayma58
    @umushayma58 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc shiikh alle haku xafido hana nookaa daayo insha allaah anigu waxan isku arkaa markaan sexdo malaha sanadkii sadejeer ban riyoodaa markaa mitelan anigoo u imid qof aan aqaan oo aroosa ama qoslaya ama xanuunsan kadib riyey ahayd lkin waxa dhacda qofkaa aan ugu imi riyada isla sidii anku riyooday ayaa dhacda mudo kadib siduu qofku ahaa dharkuu xidhnaa xataa dadka lajooga waa sidaan riyada ku arkay markaas ban idhaah alla wanku riyooday adigoo sidan ah aa laygu qoslaa buus sowdigan hada joogaba mahadeer bad nagu riyootay ok

  • @mamag1155
    @mamag1155 2 ปีที่แล้ว +2

    Shikow 3caalamadood oo hore caadi Baan iskugu arkaa mudooyin badan Lakin sadexda danbe iskuma arin ilahay amarkii marka alaha tobada iyo toqfiiqda Hana waa fajiyo

  • @ahmethhazanapdilaahi2197
    @ahmethhazanapdilaahi2197 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

  • @shamsamohamed1331
    @shamsamohamed1331 2 ปีที่แล้ว +2

    Allhmdullah

  • @ramla.abdi.5451
    @ramla.abdi.5451 2 ปีที่แล้ว +3

    Jizakallaah

  • @esmaabdullai222
    @esmaabdullai222 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah calamadahaas wax badan ayan heystaa masha allaah jasakalahu kheyran yaa aqi filaah awel waan iswrydiim jirey maxay yahay qofkan salada ku tosiya, iyo wax kasta sidan u sheego ayey udhacaan masha allaah Alhamdulillaah rabil calamiin 🤲🤲🤲

    • @mustaqbalchannel7589
      @mustaqbalchannel7589 2 ปีที่แล้ว

      Wax ma xaman miyaaa waligaaa kkkk

    • @esmaabdullai222
      @esmaabdullai222 2 ปีที่แล้ว

      @@mustaqbalchannel7589 calamadahaas oo dhan ma aha waa qaar,, xanta majecli subhanallaah wll

  • @zahrodhemanxasan2881
    @zahrodhemanxasan2881 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh sheqow noso badi

  • @haboncabdi9048
    @haboncabdi9048 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc shıkh badbado chanal ale haku xafıdo shııkna waxan ku waydın lahaa. Saxıbaday aya waxay ku rıyotay ıyado la dılayo oo rag aya dılayo markas aya waxa dhacday. Ragas waxay ku dhawaqayan. Dııla dııla wakas nıınkedı baxaye ıyada ılmaheda yar bacden ınanatı waxay akhrıstay laxawla wala quuwata ıla bıılah. Markas fash lala dhacay marku fashku ıs dhaho ku dhuufaba wuula wayaa. Bacden nıın kale aya uyımaday markasu ku dhahay. Maxad udılı wayday nıın kale ugu jawbay ıskada wa mıskınade waxay tırı ınnatı saxıbaday aheed ano rıyadı ku jııra aya dıımladı ıga dayeey. Oo nıınkı ıdılayey ayaba shaah ıso shuubay.

  • @nunucute5825
    @nunucute5825 2 ปีที่แล้ว

    Mansh allah ❤️

  • @faadumomohamed3299
    @faadumomohamed3299 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhow wax catar leh baa ku seexatey ama barkin catar lagu shubey ama maro catar fininica ba arkaa thanks u Alle haku barakeyo

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin yaa allaah

  • @sucdimaxamid4193
    @sucdimaxamid4193 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakalh

  • @najmaaxmed8439
    @najmaaxmed8439 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxyaabaha buriya nososheeg sheekh

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh anigoo hurda amaba sojidha wixi ankuriyodho runbeynoqdan,isofasir

  • @roodaabdirahman1861
    @roodaabdirahman1861 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar

  • @queenhalaney9471
    @queenhalaney9471 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh arinta wakhtiga salda subax io sideda saac hbenki sidaas ayaa la ikiciyaa asgo qof ikicinin ayaa grabka laiga dharbaaxaa mrlwalba mgceygna wan maqla mrarka qar ano laiyerenin arimhs wan arkaa

  • @abwaanozil8801
    @abwaanozil8801 2 ปีที่แล้ว

    sax intan wan ahay

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhow waxan iskula yabay arin baa kusooo dhacayo qalbigeyga arinkasne sida uu ugusoo dhacay qalbigeyga ayan u arkaya qadar ale qof shaqsi ah baaa niyada igasoo dhacayo manta waxa laga yaba ineey mar hore igu danbesay qofkas aragiisa ama maqalkiisa qofkas waxan maqlaya aqbarku sabsan sida inuu dhintay inuu arosay inuu waxku sokordheeen naftiisa wexey raban ha noqdan marar badan ban ufiirsaday oo an arkay qadar ale

  • @nishahass7070
    @nishahass7070 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani waxaa isku arkay malinta soo manahay sacad ama laba sacadod intaa maqribka la adimin ka hor hurdo aya ila tagato waxaana daremaa in lai kicinayo salado wax yar ka diman. In lai dahayo cml afur

  • @abdirahmanibrahim7494
    @abdirahmanibrahim7494 2 ปีที่แล้ว

    Asc wrw sheikh jazakaAllahu kyran,walal wilkeyga Wa lix sano mahatlayo cayun ba igahaye Allah swt ino hadashiyo duadha waxagina walal

  • @yasmiinbille4565
    @yasmiinbille4565 2 ปีที่แล้ว

    Asc.seek.aniga.sku.arkay.magacga.o.liguyero

  • @tasliimtasliim9623
    @tasliimtasliim9623 2 ปีที่แล้ว +2

    💪💪💪💪💪💪💪

  • @rayaankamalabdile2746
    @rayaankamalabdile2746 2 ปีที่แล้ว

    Shekh anu sas wax uma arko lkn wax haday dhacan dhib badan o laga wal walo anu waxan dhaha kama wal walayo hadana sidi an shegay ayay noqota🤔🤔

  • @nimcaali8314
    @nimcaali8314 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaadanka salada subaxa bes miyaa mise kuli🤔

  • @nolosheydamiski
    @nolosheydamiski 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc shekh alHa ku barajeyo
    Gabar walashey ah aya
    Waxay aaaaad u rabta
    Arintan inad u so macnayso
    Waxay dhahday hurdada
    Dhexdeda aayan ku duulaa
    Hadan dad is layno haday mel
    Cabsi tahay hadi walba
    Wan lalaa ayay dhahdy
    Shekh insha alah jawab

    • @adoonkaalle6347
      @adoonkaalle6347 2 ปีที่แล้ว

      Wll qali youtubka ku qor riyadan la duuleyo wad heleysa sheikh ba fasireyey

  • @fardawsaismailali178
    @fardawsaismailali178 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @ayaanibraahin1966
    @ayaanibraahin1966 2 ปีที่แล้ว +2

    Ale hakaa abaalmariyo

  • @missraajo70
    @missraajo70 2 ปีที่แล้ว +1

    Shlay ayaa gbr ila joogty miyarad heyze niyada iga so gashy ine jibineyzo miyarada wx yar ka dib miyaradi wey jabty iyadana jabise wn yaaby marki hore mxaa ugu sheki weyse iqabaty

  • @asmaxamad3932
    @asmaxamad3932 2 ปีที่แล้ว +1

    Salda waa la kiciye man garano waxa ba iye kiceya

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wrx wbr

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 2 ปีที่แล้ว +1

    Xan yaa kabad baadaya hebel waa dheer yahay haday xamasho tahay xadiskii

  • @baliilom3755
    @baliilom3755 2 ปีที่แล้ว

    Midas wan isku arakay ani wllhi salda subax wan ka sokaca dadka oo wada jifa
    Mida kale oo Qufka ad aragto wax uu yahy oo dhan Aya shdgi kara wllhi

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 2 ปีที่แล้ว

    Ani waxan niyadeyda galiyaa wnarka wlh

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 2 ปีที่แล้ว +2

    Cws wllo

  • @farhiashire9579
    @farhiashire9579 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @fadumamacalinnurow9092
    @fadumamacalinnurow9092 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 ปีที่แล้ว

    Masha allah