XASAN SHEEKH "ITOOBIYA YAAN DAMAC KA GALIN SALDHIG MILITARY LAAKIIN.."

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • XASAN SHEEKH "ITOOBIYA YAAN DAMAC KA GALIN SALDHIG MILITARY LAAKIIN.."
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali

ความคิดเห็น • 38

  • @makhtalalinoornoor6256
    @makhtalalinoornoor6256 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hadal mw dal xor ah xukuma kuhadlo maahan hadalkaani kuwa usacabinayaa kuwo lacag lasiiyay inuu wax wanaagsan kahadlayo ugusacabin maayaane

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 หลายเดือนก่อน +2

    UN securit council member ka waxaa ka shaqeeyey NABAD IYO NOLOL

    • @omarabdi2910
      @omarabdi2910 3 หลายเดือนก่อน +1

      NN iyo dowlada hada jogto Wa wada somali Maxa ku jaban intee u kala wadaa 2 sano wixi la qabtey o muuqda ku farax wa dalkadii hooyo Somalia qofki ilaah ka dhigey madaxweyne un baa eh muwadinimo ayaa muhim ah 😅😅

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 3 หลายเดือนก่อน

      @@omarabdi2910waa hal laakiin ninkan waa khayaamole qaran xassan sheekh la dhaho

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guul samalia xasan shiiq bahåa shiiq baad eheed samalia itopiyo samalia waa naceb nahay iyo Kenya wlh

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abaha iyo caalamba was
    Caalam ku xagee jooga abiye axmed meydkan kaaley gumeyso

  • @maxamedbiixi5344
    @maxamedbiixi5344 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale alekuqabay waad beenisay dhaartii ale sad ugu dhaaratay

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia marnaba calaqad wanaga nagama dhexeeyo 60 kun qof muqdisho ku dishay yaa kala hadlay hassan shiiq inoo iska indha tiri xasuuqe gesten asaga iyo ahlu naarki xiligas madaxweyne ka ahaa c/lahi yusuf ilahey uma naxariisto asaga malas hassanow ka joog hadalada qaar ee cadankan madowgan kuu meriyen sharci muslim majiro midgalada bis jiro yena ku sirin galadan yuhuda Amerika ka fogow inaa tiraa Ethiopia waxba uma diidanin waa udiidanahay dhulkena udiidanahay bilaa caleeg lataliya yasha madaxweyne sidan wax haka badalan

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 3 หลายเดือนก่อน +2

    Fursaday Kenya iyo ethpaya marab no ka fogaaw plz xasuuso dhib keey noo gesteen

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 3 หลายเดือนก่อน

      Kan waa ttug walaalkey

    • @FalastiinUpduqadir
      @FalastiinUpduqadir 3 หลายเดือนก่อน +1

      Alle ka baq ha caayin mudanaha

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 3 หลายเดือนก่อน +1

    nolow mudane madax weyne xasan sh maxamud xafidu llaaah

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kabo qashinka lagaso qaadey talyani haku sawirto ciidankada ‘ xildhibanada abgaalna Nairobi haku baashaalan ilaahey waa kuu naxariisan karaa
    Ethiopiana bada ha damacdo meyd baa tahey abiye hambalyo badaas Haduu qaadan waayo oromo weeye la yaabi mahayo meyd nin Wax ka qaadan waayey waa oromo uun orankiina meyd buu arkey

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xassan sheekh aabahey ayaad la eg thy ama aad ka weynthy laakiin ma kuu bogin odey sida ciyaalka u kaftama ayaad tahey xaqdarada iyo khayaamada aad ku wado umada somaliyed allah baa kaa xisaabin doona midaas ogow waliga

  • @Notorious9111
    @Notorious9111 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan na dhAfiya

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga 1 January baan sii ogaaday in muuse juudan iyo mooryaan xasan xaraash qaran baqti u sajuude heshish beenaadka bada zeylac isla ogaayeen

    • @omarabdi2910
      @omarabdi2910 3 หลายเดือนก่อน

      Nin jiran baa tahay aad dhaqtarka dhimirka quraan isi saar 😅😅😅😅

  • @CaliRermagaal
    @CaliRermagaal 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tunaasulka aad sheegtey ma waxaad qiil uga raadinaysaa kursigii foosiya xaaji aadan ee aad tidhi jabuuti uga tanaasul

    • @omarabdi2910
      @omarabdi2910 3 หลายเดือนก่อน

      Waxa is weydiin mudan Kursiga fowsiya ku gar naqsaneyso o ku doodeyso ma fowsia leh mise wa kursi Somalia ay ledahay yaab 😅😅😅

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 3 หลายเดือนก่อน +1

    madaxwanahu wuxuu uhdalay si dublimaasiya ee maha maamula kooxyadii bari jiri jiray amakooxo iskuxeeray xukun kalitalis sifiican buu uhalay oon xanaf lahayn sisoomaalilan loosoo afjaro iyo kuwa kufikirikara kafaaiidaysiga khilaafka itoobiya iyo somaaliya waayo itoobiya shacabay leedayhay inaga mida iyo dad muslina ooloobaahanyahay inlafahmo mafiicna midi midi kutaag macaaradkuna wayku farxaan marakay itoobiya uhan jabto soomaaliya acuudu billaah alla hasoo hadeeyo umada soomaaliyeed qalibaydooda alle hamideeyo aamiin

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 3 หลายเดือนก่อน

      Yaa nasoo afjari kara. Somali xunbaad tahay. Dhulka intad leedahay Ku ekaaw

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 3 หลายเดือนก่อน

    Negative comments and energy! Somali they lost them self ! Adeer kuna sexda kuna so toosa Hassan sheikh waa madaxwaynaha umada Somaliyed !
    20-40 jir qabil iyo tulo yar sheegta lama tartami karo calmaka !
    From jijiga somali galbeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdilahiayuu4362
    @abdilahiayuu4362 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wuxuu Doonayaa Dilaalka in Uu Itoobiya ka qaato

    • @omarabdi2910
      @omarabdi2910 3 หลายเดือนก่อน

      Iska riyoo 😂😂😂😂 dhul Somalia ledahay qabil aqonsi radinayo 33 ma gadan karo 😅😅😅

  • @MaryamaAlii-g2u
    @MaryamaAlii-g2u 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ummadu Waa kagudubtay xiligii loo sheegijiray hadal aan waaqic aheeyn

  • @maxamedaadam8134
    @maxamedaadam8134 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ugartay mwhu inuu leeyahay aniga lagala heshiis nuxurku waasas

  • @MohamedJawahiri-un2do
    @MohamedJawahiri-un2do 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh odayga hoos wax ma loosiin wayay sowtu laha Ethiopian bad uma diidani ee wada kale bay martay😊

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyay Madaxdeynii sidaan ayay u hadlayaan, Itoobiya bil walba waxay soo diraysaa dhar kun oo shacab ah iyo kun askari. Maxaa inoo xal ah ?

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 หลายเดือนก่อน

    Idaacadan beenloowga baa ka deeyso,dadkii waa naceene yuu adna ku nacsiin dadka😂😂

  • @maxamedshuceyb2396
    @maxamedshuceyb2396 3 หลายเดือนก่อน

    Macaac afnoolla wuu hadlaa ayna wuu ciyaa waa neefkan oo kale sxb dal aanad Catalina calankaagu kataagneyn mundo 40 sano ku dhawaad ayaad kadaba macaac leedahay idhahaaga oo shana ayaanu kakiraynaynaa saldhigga badda ee itoobiya adiga iyo cadowga 1koowad we somaliya hadlaa dhigay we uhaysato sokeeyaa waa jabuutiye maxaydin yeeli yaaaahuuuuuuuu

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 3 หลายเดือนก่อน

    Maashalah baarakalah dhibaato waa abii😂

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 3 หลายเดือนก่อน

    Wax qabadka qabuuraga aad so saarray ku dar

  • @CabdiXafiid-i5s
    @CabdiXafiid-i5s 3 หลายเดือนก่อน

    Dalxureeye✖️Dalxaraashe

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan dowladnimo waxba kama oga period!!

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 3 หลายเดือนก่อน

    ❤weldone mr president mohamud you're a great leader ❤

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 หลายเดือนก่อน +1

    Most currupted president ever

  • @MohamedAbdi-ws2ec
    @MohamedAbdi-ws2ec 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa.benale.khiyali.kujira.xasan.gurgurte.laba.sano.muxu.qabtay.dalxisbu.kujira.dalxiiska.dhamayso

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 3 หลายเดือนก่อน

    XASAN SHIIKH WA RUNTIIS SHAQO FIICAN AYUU WADANKA U HAYAA WA LUGU BARWAQOOWAY MAANTA MEEL FIICAN AYAAN JOOGNAA