Hubkii dowlad dii Abdullahi Yuusuf Axmed ay raxaween sisey iyo hubkii RRA intaba Mukhtaar Robow ayaa Al shabab ka khawarij ta ah kuwarejiyey ujeedkuna wuxu ahaa in la idin qabsado aa hadana dowlad fadaralka somaliya Ciidanka xoogga Dalka aa Digil Aw mirifle ubad naa waxaa warejiyey oo askartii kadhigey waxdhinto iyo wax hubk laga qaado oo iska bax ladhaho ayey lagadhigey wana sababta manta duulan toos ah la idinkugu soqadey wasiir tik Tok ayaa na laga fushadey nacas nimo intaas dhan bad lajiiftan
Reer Digil Aw mirifle iyo mamulka ba waxan leyahey tan wey muqatey iney sosoco tey na wan arkayey waxay na kudhaman inaad adkatan ama la idinka ad kado Ethiopian waa dowlad calamka laga aqon san yahey wey na baxaysaa lkn waxaa la rabaa wixii aad ka hesheen hubka aqonta cidan kutala galkiina ahaa idin lasobaxdan kuna dagaal lantan iska xorey san
Magafe Mooryaan Culusoow iyo Kooxdiisa tabarta daran HAG ethiopia aa la dagaalamoow haaynaa waxay ku soo dhamaatay raxanweyn aa la dagaalamoow haaynaa 😂🤣🤣😅
Maayland Guul Inshaa Allah
Sheekh qaasin wax iskku reeeb jeedo waa dir Gare waa dir galadi ayaa dhigil ah Indhaha ayaa istirtteeen
Kusali halmar nabi muxamed ❤
Guuuuuul laftagareen 😊
ilaahey idamkiis waad jabeysaan tiim khowmu luud ow insha allaah
👍👍👍👍👍👍
😮
K/Galbeed itoobiya u tababartay ciidamo badan lagama adkaan karo
Daba dhilif waa uun daba dhilif
😂😂😂 riyo ku nol maa dowlada oo hubka ka soo daga aa dagal ku qadi karti lafta garen iyo ethobiya isoo wada raca hadi aad wax taresin
Maxaa dagaal la gela wuu is dhiibay xasan dhiiqo.
Hubkii dowlad dii Abdullahi Yuusuf Axmed ay raxaween sisey iyo hubkii RRA intaba
Mukhtaar Robow ayaa Al shabab ka khawarij ta ah kuwarejiyey ujeedkuna wuxu ahaa in la idin qabsado aa hadana dowlad fadaralka somaliya Ciidanka xoogga Dalka aa Digil Aw mirifle ubad naa waxaa warejiyey oo askartii kadhigey waxdhinto iyo wax hubk laga qaado oo iska bax ladhaho ayey lagadhigey wana sababta manta duulan toos ah la idinkugu soqadey wasiir tik Tok ayaa na laga fushadey nacas nimo intaas dhan bad lajiiftan