ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Mustafa dhuxuloow ♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍
Abdulahiyow mashaa Allah tabarakalah maalintaad qumantahay si wanaagsan baad u hadleesaaa lakin carabkaaga waa seef laba afood leh
Guuul wacan
Jinsiyadaha waamaxey
Wa kugu raacsanahey waxey ka muhiimsan tahey wazaarado badan. Abdullah Ciise AUN isago R/wazaare so noqdey ayu aqbaley inu Waziir noqodo. Ka bacdina aqbaley inu Ambassador noqdo muhiimada wa sidaad sheegtey waliba heya-adan wa muhiim jidan✅️
Ninka tagay waa shaqeyay kana waxa karajeyneyna inuu haw ada hor udhigi
Ninkan cid uu u adeego majiro xilka uu hayey reerka uu kumatalo cidna wax uguma qabto waxan ka aheyn hagardaamo
Xilkaas waxaa mudnaa in masuul kasoo jeeda beelaha Baadi-cade ama Ajuuraan ama Warsangali harti midkood laa magacoobo ayay ahayd.
Warsangani Harti Daarood weye❤
Ma harti baa ninkan warsangali gii sanaag baa 😂@@mahdi-kr9vj
Waxat ila tahat ha ka bariiseyo dhuxuloow kkk
Dalkaas waa kee😂 Kenya 🇰🇪 miyaa
Waxay ila thy in aad leef leet kasoo qadaty ee kis naga soo gaarsi
Kaas wax qabasho laga sugimaayo
Qaraabada miyaa ninkan
Ninkan mustaf dhuxlow wa murusade
War ninkan maxad isku tihiin
Qabyaaladayte waynaaday maxa soomaalida uugu dhaxayn wayday
Waxay ila tahay in aad wax qabad loo eegin ee in uu ku nasto loogu dhiibay😂
Aqoon xumadaada ayaa Kumar keentey adeer. Meesha dhaqaale ayaa loo imaadaa ee wax qabad lol ma imaado mida kale dadka intiisa badan ayaa qadatey basaborka
You took bakshish, how to explain this man
Niyow sidee baad u ogaatey inuu rabo inuu umadda u adeego. Weriye la dhegeysto ayaad tahay ee LEEFLEEFKA iska daa, kuguma haboonee.
In aad lacag soo qaatay bay ila tahay
Kkkkkkkkkkkkk