NINKEEDA MAXAY KU SAMAYSAY CABSI CABSI FAADUMO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @tash7356
    @tash7356 10 หลายเดือนก่อน +5

    Kkkk raga hantida dumarka bilaash kujecela abdiqadir halka wu ka biya diiday kkkk xoolihina ku fara adkaada dumarow

  • @AbdirahmanElmi-vu2nw
    @AbdirahmanElmi-vu2nw 10 หลายเดือนก่อน +3

    Asc
    Abdiqadir Royal iyo faadimo
    Hadii aan fikirkega ka dhiibto
    Cawil waa qofka aad soo xumeysay hadii aad guursado ku xisaabdan 2 qodob kuna darso mesha aad joogto waa wadan ajnabi
    Waa qodobka 1 ka filo wax kasto in uu sameyn karo qofka adiga oo ku jacela yahay gacmihiisa ku qorayay magacada
    Ka filo wax kasto in uu ku sameenkaro
    Mida kale waxaad tahay hooyo caruur korsado oo kaligeed ah
    Meesha aad joogto adigoo firinayo
    Aniga intaas ayaa ku darsanaa
    Walashey waan dareemi kara culeska ku haayo
    Thanks
    Waxaana ka mid ahay team adkaatay
    Team adkaatay I love you so much
    Guul iyo gobanimo team adkaatay
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waxa layiri dheriga hadba qofkii udhow ayaa cadka kala bacaa😊

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 10 หลายเดือนก่อน +2

    Faaraxyada qaar waa bilaa faaiido

  • @user-ne2oq4mv7i
    @user-ne2oq4mv7i 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin ilaahay ha u fududeyo

  • @Halimo-et9zs
    @Halimo-et9zs 10 หลายเดือนก่อน +3

    Halimamohamed

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤😂🎉

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 10 หลายเดือนก่อน +2

    Naagaha ayagaa is bahdila

  • @Maryama_H
    @Maryama_H 10 หลายเดือนก่อน +1

    Cawil waaba qof waalan ee ilmahaaga iyo naftaada ka ilaali

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 10 หลายเดือนก่อน +3

    Marku imanayayba balankaas buu watay waka kaa tagay inuu naagta dalbaduu doonayay

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 10 หลายเดือนก่อน +1

    Tolow faysal ma anigaa

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaad hamaan tahay royal...
    Miiskinta xoogageeda u daayoo shaqeysta

  • @ashuali3520
    @ashuali3520 9 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️

  • @FartuunsheekhAdaancabdi
    @FartuunsheekhAdaancabdi 5 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @xasancabdiaftaaga8930
    @xasancabdiaftaaga8930 10 หลายเดือนก่อน

    Jacaylku aarsi mahalo guurso cawil

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 10 หลายเดือนก่อน

    Waa nahaab

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sumeyiman2876
    @sumeyiman2876 10 หลายเดือนก่อน

    Abayo istiqara tuko Allah ayaa talo kufilan

  • @HaboonCabdiraxman-ok9me
    @HaboonCabdiraxman-ok9me 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wu ka ar goosnya crar 😂

  • @user-uh5ty8zw7j
    @user-uh5ty8zw7j 10 หลายเดือนก่อน

    Warya iryar tah dah.

  • @user-md9ur2fw1s
    @user-md9ur2fw1s 10 หลายเดือนก่อน

    Faisal

  • @NimcoOsman-qz3zd
    @NimcoOsman-qz3zd 9 หลายเดือนก่อน

    Hani yaa naga qabsada kkkkkk

  • @FaizaQowdhan-zt3hy
    @FaizaQowdhan-zt3hy 10 หลายเดือนก่อน

    28

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 10 หลายเดือนก่อน

    Cawil guurso

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 10 หลายเดือนก่อน +1

    Guurso cawil jacayl dhab ah aya hayee❤❤

  • @FaizaQowdhan-zt3hy
    @FaizaQowdhan-zt3hy 10 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 10 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅

  • @husseinmohamed4290
    @husseinmohamed4290 10 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar nak 3 pm kuu kaceyso oo carurna kuu daldaleyso why u😢 u maxa

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 10 หลายเดือนก่อน

    Maan isku tolanahay maan ceeriyo

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 10 หลายเดือนก่อน

    Waabad usheegtay inaad ruux kala lasheekeysato muxuu doonayaa

  • @user-uh5ty8zw7j
    @user-uh5ty8zw7j 10 หลายเดือนก่อน

    Janadou irware ma gajo hisake.

  • @hamzalit9313
    @hamzalit9313 10 หลายเดือนก่อน

    Mira kundi kuugujira kuwa geed saaran loomadadsho feisal

  • @tash7356
    @tash7356 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hany buu xadka ogu tagay eee ilma kale ayan dalay telephone ayu luuq kula jiray eee ilma kale ayan dalay simka ayu aniga iga dansaday dadka kale wey waci karaan eeen hadey sida tahay wa ninkeygu fadumo wexey so gudbisa sheekoyin doqomo o raga diira galisa dumarkana bahdisha yahu

  • @Ugbaadapdilaahiali
    @Ugbaadapdilaahiali 10 หลายเดือนก่อน

    Naa cawil ku carar oo haduu kuuu xomadona noo soo noqo

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r 8 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @FaizaQowdhan-zt3hy
    @FaizaQowdhan-zt3hy 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 10 หลายเดือนก่อน

    Cawil guurso

  • @user-lf6zt1kq6f
    @user-lf6zt1kq6f 10 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @user-md9ur2fw1s
    @user-md9ur2fw1s 10 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @ashayussufasha7365
    @ashayussufasha7365 10 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @FaizaQowdhan-zt3hy
    @FaizaQowdhan-zt3hy 10 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @FaizaQowdhan-zt3hy
    @FaizaQowdhan-zt3hy 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤