Asc; curfiga islaam wuxuu yahay gabadha in nus la siiyo. haddii uu la qalwoodo oo uu la kali noqdo waxaa ay culumadu sheegeen in ay meherka oo dhan leedahay….sababtoo ah haddaad gabadha haddaad keli la noqoto ciqaab ayaa ka dhalan haddii aadan nikaaxsan. Ciqaabta waxaad kaga galan nikaaxa. Galmo lama shardiyo, Keli inaad la noqoto ayaa muhiim ah
MASHA ALLAH DUCADA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ABAABA DAHIR DAHAB MAHADSANID JIR O JOGA CAFIMAAD CIMRI DHEER WE LOVE YOU👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
Maxkamadan cajiib waye illahey aya kula shaqeeya ogow Walee ayanku leeyahay illahey iyo malaa iktiisa aya kula shaqeeya Qeeyr allaha kusiiyo adiga iyo inti kulashaqeeyaba
Waa run maskinta
Good morning. daahirow 💯👑🔥🔥 mxkmada iinaba cadi ma aha wlhi😁
Maxdaan mareykanka waa tagtay maashaah a llaah
Nin qabiilkiisa la raadinaayo
Maxkamadaan waan jeclahaay
Naagtaa sow mahan tiii matooorkeda kujoogtay
DAHIR DADKAAN IS QABI JIREY DHIBKOODA YEEY KULA IMAAN SOMALIA WAA SUN IS HUWAN KA AAMUS DHIBKOODA
Maskiinta waa silacday
Alx diinteena wanagsan lagu kala xukumay
Dahir mahad sanid
Asc waa in aad uga qada maherka shardi la aan faadumo waa b gabadh daacad u hadashay
Kkkkkkkkk daahir xanuunka dawey🎉
LACAGTA LA SIINAYO AABO DAHIR WAXA MUDAN IN LA SIIYO HOYADAN WALASHENA O DUMARKA
Ayaada koowaad waa hadii ay meher sheeganin layska mehersado
Asc daahir waa ku taggera nus ayey leedahey shongala ever waye
Yu dambi kugu badalin qeerka and walaalaha soomaaliyeed aad uheysid
Abee Dahir iyo khadiijo suuq bee kafurteen
Ayada 237 ee baqara waa nisfi ayey leedahay hadaanu taban
AMBASHATORKA MAREKANKA O XALANE IYO KAN KENYA U QOR WARQAD WUXU KUGU SAMEYEY
Tanlabaad waa marka Ayada meher sheegato nus bey leedahay hadii ayaan kulmi .
DUMAROOW IS JIRA NIN IDIN QABO HA ISKU QAWININA ASO SARIIR IDINLA SARNEYN HADI KALE WA IDINKU RAKATEYNA WELIGIIN
💕🔥🔥👋🐕🐢☀️
Texas waaye 832
MAHERKEDA HA LOGA QADO
Maherka kala bar aye ledahay
Waarun baaba dahir mahad sanid
WA FILIM TEL LAGA XADEY LACAG KALE AYEY RABAAN
Daahir muslinka dhibaataysanbaad ugargaartaa
Asc
MAXKAMADAAN WA IN LA SARO XATA CASI WALIDEYNKA
NIMANKA DIBADA KA YIMADA ISKA JIRA
HADU VIDIYOOW FASAXAYO TEL U DIR FBI U DIR MAGACIISA ARINTA U KUGU SAMEYEY WAXA ARKE ASO LA XIREY LA TARXIILEY
NINKAN HA SIIYO XAQEDA GABADHA HADI KALE WAXA LAGA DACWEYNA FBI INU ASO XAAS LEH MID KALE GURSADEY SIREY HADU VIDIYOOW KA DUBEYNA WA XARIG TARXIIL
Sheikh boocbooc dheh meter maleh kulahaa gift waaye diinta soo baro dheh
Maxkamadina waa mideysoo murana majiro markaad ooyeyso waaleyska meyrayaaa midkastoo kibro.madarka lakeenayaa.midi dhaqmi.weyso.ninkeedà loo mashxaradayaa waxaa maa muusi maxkamadaana muran lahayn
Kooxda saacid aaway
Daahiroow dadka kalasaar waaguulaysan
Asc; curfiga islaam wuxuu yahay gabadha in nus la siiyo. haddii uu la qalwoodo oo uu la kali noqdo waxaa ay culumadu sheegeen in ay meherka oo dhan leedahay….sababtoo ah haddaad gabadha haddaad keli la noqoto ciqaab ayaa ka dhalan haddii aadan nikaaxsan.
Ciqaabta waxaad kaga galan nikaaxa.
Galmo lama shardiyo, Keli inaad la noqoto ayaa muhiim ah
Bal hadey garoob tahay maxay aroos weyn u soo argey meey ninkeeda mehersato oo iska aqal gasho
cadawgeeda iska jabinesaa soo mamaqlen markey laheed