Aadan Sahal libaax baad tahay, aqoon yahan. Hal shay aan kuunyar saxo, maxasta iyo waxmagaratada weeyi kuwa wax caaya, nama matalaan, oo qaaqlayaashaasi ma matalaan Soomaaliland. Maxastaa qaaqlayaasha ah ha ku raagin, cid ay mafalaan ma jirtee
Maantay anoo reer koonfur ah waxaan jeclaan lahaa inaa somaliland ahaan lahaa war wlhi konfurtan waqooyi baa dhaanto maanta waqooyi waxan oran lahaa war sida taiwan camal u hor mara wadan la aqonsanyahay noqda oo aduunka lafalgala oo IT barta oo koonfur dhan iskaba ilaawa inee jirto
Ragganimadu waaa taaas soomaaliyana wxn Ku ncno meesha ma yaalaaaan they are our brothers ❤
Sido kle wllo from muqdisho guul baan idin rajaynaya markasta dad xun way naga buuxan ka somalia ahaan lkn alle xaqa hafahansiiyo i.a❤
Aadan Somaliland uu jecelyey Somaliweyna uu jecelyey mashalh qof walba oo waxbarta waa sidaas
Sahan Aadan ustaadkey sharaf korgaga Ahaato❤
Abti wlhy laandhere ayaad thy hadalkaaga sida xadiiska ayaan udhugtay qarankana kama kaftantid lkn iskaga dulqaado muwjadaha caadifada❤
Aadam Khadar Ali Aqoonyahanka Somaliland guulayso Brother horumar waara kuu rajeynaya 🎉🎉🎉
Qofkii fariinteyda arka waxaan ka codsanaya inuu isoo duceeyo waxan rabaa in ilaahey i hanuuniyo❤
Alle haku hanuuniyo oo haku jeclaado adna ku dadaaL si aad uheli lahayd jcylka ilahay❤
Alle haku hanuuniyo
Alle haku hanuuniyo wll❤
Ilahay haku hanuuniyo asxabta xun ka fagow
Allaha kuso hanuuniyo
Cilmiga wuxu ubahan yahay wax soo sar ee ma aha wax baan soo bartay hore usoco mr adan sahana
Aadan Khadarow Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hakugu sugo mab'da'aaga Soomaalinimadda waana wadadii Culumadda Soomaaliyeed gaar ahaan Sheekh Maxamad Dirir iyo Sheekh Mustafe iyo Sheekh Almis iyo Shuyuukh badano ree Waqooyi ahon tirin karin Allaha xifdiyo dhammaantood.
Waa run aadan sahan
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 Love ❤️ somaliland🎉
Saaxiib waddani baa tahay caaqil ah Zomalilander horey u soco 💚🤍❤💯
Abwaan camaari, sahan ogansho wa raga caqligu kagaga jiro maskaxda lkn somalida caqligu futata ayu kaga jiraa❤❤❤❤❤❤
Waa. Sax waa sax. Brother ❤️ ❤️ ❤️
Aadan sahan wan kusalamay zxp aad baan kutageraa guulayso
AADAN SAHAN ALLAAH ADDUUN IYO AAKHIRABA HAKUGU LIIBAANO WAXAAD TAHAY NIN DHALLINYARA AH OO CAQLI BADAN HORE U SOCO
Ma sha allaah wll wad mahadsantahay qodob kaas si wacan ayan u fahanay
Asc
Maa shaa'allaah
Alla waa Aadankaygii😢❤❤❤kan Reer Daahirku maysku kaaya daraan aan Alberta u geeyee,Labada Reer na waanu heshiisiin lahaynne(isaaq iyo Dhulbahante).
I.a wd heli wllo 🎉😂
Naa dhig magaca Dhulbahante OO ninka sidaada ugu barooro dhaqan xumaa
@@Baashaaaladiga heshiiska maad necabtay mise aadanbaad ka hinaastay
Qoyta wah magaladayadi 😂f mahamed issa🎉❤
Ciise muuse miya daga wll mise habar jeclo
@@AnajiipMahometciise muuse
Indhahaygi cm Aya daga wali a apokor cise rer wandon iyo maxamed ciise😢❤
Baloodh iga siiya maxamed ciisoow adan cise baan ahaye
Aadan sahan legend 🎉
Mahasnid ustaad
Maxaa dad adiga oo kale ah oo caqli badan Muqdisho looga waayay🇸🇴💔💔
Walal aadan sahan
Wa runtaa pro dadku waa walalo❤🩵
Aadan khadar cali suldan roble ❤💯
Masha Allaah nuxurka qaddiyada qaranimada iyo aaminsanaanteeduba waa intaaas uun
Allaah yacisik Aadan sahan nin wax badan fahansan
Waar soo dhawow dee inader from s.muuse waan ku wataa anuu lkn soo dadaal waad yara gabowdee waa kaftan inder boqorow❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Alle haku sharafo madaxey❤
Qoyta magaaladii reer ayeeydey❤
Mahadsanid wllo guuleyso Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa 💯
uff uff soomaaliya
Really pro❤
Ustaad ku soo laabo podcast
😂❤❤❤😂😂🎉🎉 mash Allaha hakuxafido. inadeer. Waa.ruun
❤❤m.a xaqiqada ka hadashi
Fariid keep going Zxp
Somaliland gul❤️💛💚🔇♥️💯
Aadan Sahal libaax baad tahay, aqoon yahan. Hal shay aan kuunyar saxo, maxasta iyo waxmagaratada weeyi kuwa wax caaya, nama matalaan, oo qaaqlayaashaasi ma matalaan Soomaaliland.
Maxastaa qaaqlayaasha ah ha ku raagin, cid ay mafalaan ma jirtee
Abahaay iyo faqshba was soomaaliya cadaw baanu isku naha kan yar ee faraa taagtagay muuxuu kuu tari
AadaN ani gar iyo garDaroba wnkuwaTaa❤
Ala aadan sahan muxu kala maslaxayaa walhi culayska baa ku saaran 😅😅❤
Sidada okale iskama ciyarayo ogow
Adam nasab kamila o garad iyo murti badan manshalah 😍😍
Soo laabad wanagsan macalin 😊🎉❤
Mansha allah ❤
Good point waa qadiyad b l isku haystaye somalinmadu w baarka sare yaan cadaawad isu kiin galin
Nio aadan maadan noo imanaynin qoraxey
Weji ma lihid sahanoow inaa deer bal maxaad naagu sii sheegi weydey imaatinkaaga😂😂😂❤❤
Waa lagu xidhayaa
Wan salaamaya ilma soonaani
Sodhwoow mundane khadar sahan wariye sare🎉
Niin jira ayathy sxb wad matsnthy 🎉🎉
Aamin in lagu xidhaayo
Nin habarjeclo ah waligaa haka shakiyin😂😂
Ustaad muuqaalkan wuxuu iqalmaayay channelka #sahanka podcast
Ana uhureyo keep going
Dadnimdu waxay leedahy wax walba dhalashada kaweyn❤
Aden- sahan is the legend.
aadan sahan iyo cabdimaalig muuse waa raga kadhashay soomaali gaar ahaan soomaalilayn
Aqoonyahan wax garada ❤
Isku sawirtaye maxad ka faa,iiday
Bal nala wadaag aadan
Well said
From Galhareri som
SOMALILAND aqoonsi caalamiya mahaysato
LKN
XEERKA CIISAHA 😂😂😂😂😂
Way ku soo wada saareen reer commenf😅😅😅
Aadan sahan soo dhawoow
Ustaad adan sahad sharaf iyo karaamo
Legend si nin weyn uhadashay ❤
Warkuba wa intaas✅️
A aa Sharaff manta labis baad nagu garaacdy😂😭💔
Kk adaan sahan berahayaaki ayad tiime
Qof aan calankga iyo dawladnimada aaminsanayn sidee ugu dhiiratay inaad calankoda iyo dawladnimadoda iga dhaadhicisid iminka wll dantayda ka dhex arkay igu dheh
Wankuslamay zxp @adan sahan.
Aadan khadar Ali aadan wll nio talo naftayda ayaan xakamayn kari la ahaye please
Soomaalida intooda badan waxba isma waydiiyaan siyaasiyiinta dalka soomaaliya waa mid cadow goodona waa mid qora waana shisheeye
Aadan sahanow inoo soo duub howdka aad ku soo kortay intaan in ka badan lipax
Gobalada waqooyi ee somalia 🇸🇴
Somali waa somaali❤
TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA ALLE CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO QABIIL KUU DOONO MUUNOQODO ISCADEEYA ISAAQOOW
Waar huno manta si baad u dheerteee😂😂😂😂
❤❤❤❤
Wll waku taagar ceerigaabo naaga ima huno❤
Alla yaa cisik🙋♂️
😂Haddii Mogadishuina Xasuuqay Inaba Sool Beeynu Xasuuqnay😂 Taas La Fahmi Karaayye Taas Dheh 6:05
Wr nio ninkaa Rabibaa garaaad iyo af tahanimba siiyey ee hadalkiisa weeleya
War adan sawdiga dheeraday manta😂😂😂😂😂
Waad iswaasheen 18 may idin tartay 😂😂😂
Kii aadan qurux midhan buu noqday😂
Maxa kawda hadan kacye
Somalia ha u arkin wax dad gooni uleeyihiin ee u arag aslkaada on ay tahay
Ku qanac inaa soomaali ka tahay reer xamar ama somalinad ama reer bari iwm🎉
Ninkan waa somaliland ee ma ah axad somalia u dhashay m
@promahamedaxmed1274 adikaaba ah axad somali inkir ama aqbal
Hadal ba waa intaas aadan khadarow
Aanu aragno af somali cidii nagu
Celin lahyd xinyo mooye
Maantay anoo reer koonfur ah waxaan jeclaan lahaa inaa somaliland ahaan lahaa war wlhi konfurtan waqooyi baa dhaanto maanta waqooyi waxan oran lahaa war sida taiwan camal u hor mara wadan la aqonsanyahay noqda oo aduunka lafalgala oo IT barta oo koonfur dhan iskaba ilaawa inee jirto
caruurtii calan castaa Cayda aaamisan Ee dadku wuu Cafimaad qaba aaminaaduna waa quluubta
Caadifad iyo jidbo baad ilaa 1960 ku jirteen ilaa dad Aadan Sahan oo kale oo wax fahansani ay hoggaanka qabtaan ama la taliyaan siyaasadeed ay noqdaan
Masha allah turkigii waxkale ayaad ku so noqoteyba 😊😅
ALLAHAYOOW NIN DAALINA IYO NIN DAACADA DEEQDAADA HA U SIMIN.
LA NOOLANDOONEE 3 SANO KADIB AYAA AYNU WADA SHEEKAYSAN DOONAA.
Ugu dambayn waad is cadaysay, waxayna u muuqataa inaad wax guud ka hadalkiis joojisay.
Mahadsanid.
Miskiinba tahaye wax fahan😂
Sxb igu weyn Aadan khadar Ali Suldan Roble waan ku salaamayaa halyey aan u ogahay wax qabadkiisa iyo todnaantiisa, waxan ahay Ardey rer puntland oo reer Bossaso ah aad ayaan kuu salamayaa inkastoo aadan kadib Garowe aadan nasoo gaarin,waxaan aad u jeclahay inaad mar kale xogo daarran Turkey schoolership noo soo diyaariso mahadsanid asxbta idinkana waan idin salaamay.
Xoolaad na moodeysaa malaha pro😅
barigii aan yaryareen baa magalada mandheera ee gobalka nfd
intan tagno baan adoonka ku dhihi jirna mandheera waa Somaliland 🇸🇴
markasuu malinkaa dhan nabursanjira
wayadaan danbe baan un arka dad iyaga kaligod isku gobayo somalilanimada
mafahmin micnahoda
lagayaabo laftiga inaysan fahmin
forever🇸🇴
Liibaax wlhy waxad tahay qof ilahaye aqoon iyo garasho alle u dhamayese tiraye
Aadanow ma xilbaad soo donatay.😂
Ustaad Goorma Turkish ka imadey😮
Waan hubaa profesor aadanow in ay kugu weyntahay soomaalinimda yeelkood Oromada Afsoomaaliga baratay ee caytama