Maxa kaga let dawlad itoobiya waxa ka dhacay bal ii sheeg car qabiil ba dadka war iga hadli karane isagu dawlad deeganka iyo ogadeen iyo isaq sidad u taqanba maxaa isaga iga furan nacas bariis waayey sheekhal tii uu aha samaroon haw celiso ceeb la joog weeyan
Nin tukada u eegtahay wa taalo siyasaad haku Akhira seegiin . Im from Awdal our roads are shitty and very under developed and the whole 🌎 world knows . Hadana nabaad baan ku samirnaay Alhamdulillahi rabil allamiin.
Suudhka Adiguba sawdiga xidhan Ma kafan bay sii xidhan lagayen Dad Shacabka ahe lalaayey Ehelka Tacsiyeysan ha Siyaasadayn Badhaacis looma baahna waxba Ku hadli mayside Xishood
@@door-hinge😂😂 Ma itoobiya musuulka yahay nacas mise qabiil ba ka jooga war wana as dawlad garaneyn dadka dhintey wa itoobiyan qabiil a wa isaq bal sheeg hadal ka buu I iga furan
Allah wanu tabaynaa Xukuumadii Kulmiye iyo madaxwayne muuse Biixi Cabdi waar dalka iyo dadkaba ha loo gurmado waar shacaboow Cadawga ha loofejignado war shacaboow reer soomaliland noow fejignada ilahayoow madaxwayne muuse Biixi Cabdi noo soo celi aamiiin
Meeshu maha soomaliya wa itoobiya buu Ina inuu ka hadli wa u aqoon xumo argagixiso lagama ogala dadka meesha ma lascanood bay moodayan nacas buuni aqoon la an maxan Cuna maxan Cana muuse na lascanood oo uu ka talinayey buu cal waayey dhar cad hubka dhigis jufo dhulbahante la yidha ku sameeyey marka meeshu wa dawlad deeganka itoobiya warku haydin galo ninkan ogaleyn Dee ha guuro
Ninkan wariyuhu waa doqon professional ma aha laba jeer ayuu galay hadal 1 -Muuse Wasir kaa dhigay halkuu ka odhan lahaa Dawladii Musse kaa mid ahayd. 2 - Boqolkii Cisho lama gaadhin- si wacan ayaa loogu jawaabay oo la yidhi ma xaalad laga aamuso ayaa la joogaa.
habar awashan ilmada yaxaaska daa dineysa reerkan yaree gabi good ubadan intaas uun ku filantahey waxba arab mihiim maaha xuduuda oo la furo baa ka mihiimsan
Warbaahinta dhan waxay ka shaqaynaysaa waddadi u gumaystahay u jeexay in lagumeeyo somali oo dhan. Bal fiiri ayagaa isu xoog weyn itoobiyanka addonsado waxba iskama dhihi karaan maba aaminsana in ajnabi xabbad lagu ridi karo oo la iska dhicin kar.
Ummadda la laayay madaxwayne ciro xukunkiisa laguma layn waa dadkeenii lkin mar hadday dacawalay ay xuduudeena ka baxsantay ergo iyo wada tashi inlaga galo uunbaa inagu waajiba
Kkk Ma mustafa dirawal ahaa ala akhiro Mina’s ka baqeyn mustafe wa aqoon yahay muuse a wuu a dhaco karaa muse markuu xarshin joogay heel buu la joogey Gandhi a muu arag afkiisu ka yidhi no lol a dawlad dii siyad Nara ugu horeysey mustafe na muu a Dagon soomaliya Hal kee Dora’s ka yimi soo dhuuso muu soo ka hadlaya geel uula joogey oo ogadeen ka dhaceen oo ka baqey
waar waxan sidii dumarka iscaddeeyey ee dhanka xun wax ka fahmaya een waxa innagu dhacayba aan arkayn waraysi ha siin, sida dadkuu cirro diray loo bahdilay ee maamul goboleedka ka liita, jabka intaa leeg ee innagu adiga miyaanay kuu muuqan, wax la sugi kàro foolxumadu way ka wayntahay.
we need plan A and B sacadatil wasir ciro wuxu noqday zero he needs training intu waxwalka ma ogida hayay ayuu ilahay run qabiga u madowbeyay waar meeday MOU-dii wali miyuu ka fikirayaa ????????? Ethiopia iska daaye anakiba yaaban waliba Trum p ayaa imanayoo samir malaha 30 seconds hadaad ku qancini waydo tukaanka jarkaagu ka qadanayaa hadaad saldhig sinaysaan 30 seconds ku dhamaysta oo muhimada ka raaca xolihiinana qaata kol ay citiraaf ku tahay iyo wixii dantiina ku jirto lakin sii diyargaroba just 30 seconds!!!!!!!!!! from saylac city
Argagixiso lagama ogala dawlad deeganka haguuro ninkan sani u joogeyn buu I nacas and ogadeen iyo isaq inuu dhexgalo wa u nacasnimo dawlad baa ka talisa meesha maha lascanood
Buuni true legend
Buu I nacas meeshu awdal itoobiya la yidha argagixiso lagama ogala dhibato kuumo talk nacas shacbkee Ma itoobiya dhacay Kasi jira war nacas bad tahee buuniyow amus
Waar nimankiinan madaxda sheeganayaa anigu waxan idinla yaabaa marka idinkoo qubuuraha jooga oo qof aasaya aad suudh miidhan isku taagtaan kani markaa waa qalbi adaygiinii ee illaahay qalbiyo jilicsan oo aakhiro xasuusan ha idinka dhigo.😢😢
Guul Gobanimo ARAB S.ISSXAQ❤
Buuniyoo waa 15 days 😅 soo ducee arinka waa lagu jiraae.
Sowkan adigaba koorka xiran maad dhigtid oo asaadeydii dumarka lagadhinto xiratid Buuni waa cadaw xaasid ah adiga Allah kuguceliyo xaaqidnimadada
ma masuul dawladeedbaa isagu?
@door-hinge saa labiska masuuliyiinta maxieankaraan lkn mucaaradku waa xirankaraan sida argagixisada yaad udhaqmeysaan meelwalba gunfuri baa idinkagaley
Maxa kaga let dawlad itoobiya waxa ka dhacay bal ii sheeg car qabiil ba dadka war iga hadli karane isagu dawlad deeganka iyo ogadeen iyo isaq sidad u taqanba maxaa isaga iga furan nacas bariis waayey sheekhal tii uu aha samaroon haw celiso ceeb la joog weeyan
Nin tukada u eegtahay wa taalo siyasaad haku Akhira seegiin . Im from Awdal our roads are shitty and very under developed and the whole 🌎 world knows . Hadana nabaad baan ku samirnaay Alhamdulillahi rabil allamiin.
Wadooyinkaaga dhisadee
Magaalo kastaa cashuurteeda wadada loogu dhisaaye
Take ownership of your situation
Your expectations should be based on reality
Bilaaa caqli
Hadaa ma macawsay xidhan lahaayeen.
Adigu masaaaajidkii iskaga noqo kulmiye kaasoo saaray
Buuni oo joogi kari laayajy waa kaa ididoo qadimey waar baro mucaaradnimda
Inagumedkan wali mahadlaya
Buuni waa runti💚🤍❤️ Arab waa gob❤️❤️❤️gessi iyo gessi Buuni💪💪💪🙏🙏🙏
Maxa isaga ka galey Ma isaq a Ma itoobiya ayuu cilia hays nacas
Suudhka Adiguba sawdiga xidhan Ma kafan bay sii xidhan lagayen Dad Shacabka ahe lalaayey Ehelka Tacsiyeysan ha Siyaasadayn Badhaacis looma baahna waxba Ku hadli mayside Xishood
ma masuul dawladeedbaa isagu?
@@door-hinge😂😂 Ma itoobiya musuulka yahay nacas mise qabiil ba ka jooga war wana as dawlad garaneyn dadka dhintey wa itoobiyan qabiil a wa isaq bal sheeg hadal ka buu I iga furan
Kani wali miyuu hadlayaa?
Mr sudhleh adba waad wadata sudhka tana wa shiir qoolkii ad si dhigty
Subxanallah calamadii calanka
Jsl na kodhadhkoda kumx laleyahy
Buuni dee music naga meesha waa dhul wadan kale
Absolutely wa ruunta buniyaow
Gooojacade adieu noogawaran
Allah wanu tabaynaa Xukuumadii Kulmiye iyo madaxwayne muuse Biixi Cabdi waar dalka iyo dadkaba ha loo gurmado waar shacaboow Cadawga ha loofejignado war shacaboow reer soomaliland noow fejignada ilahayoow madaxwayne muuse Biixi Cabdi noo soo celi aamiiin
Sow idinku maydaan ridin reer is dabayaacow
Ilahooow si deeg deeg aah muse bihi uso ceeli ❤
Alle naguma soo celiyo dabku ka tagay baa wali qiiqaya
Meeshu maha soomaliya wa itoobiya buu Ina inuu ka hadli wa u aqoon xumo argagixiso lagama ogala dadka meesha ma lascanood bay moodayan nacas buuni aqoon la an maxan Cuna maxan Cana muuse na lascanood oo uu ka talinayey buu cal waayey dhar cad hubka dhigis jufo dhulbahante la yidha ku sameeyey marka meeshu wa dawlad deeganka itoobiya warku haydin galo ninkan ogaleyn Dee ha guuro
Ninkan wariyuhu waa doqon professional ma aha laba jeer ayuu galay hadal 1 -Muuse Wasir kaa dhigay halkuu ka odhan lahaa Dawladii Musse kaa mid ahayd. 2 - Boqolkii Cisho lama gaadhin- si wacan ayaa loogu jawaabay oo la yidhi ma xaalad laga aamuso ayaa la joogaa.
Jazakum Allah khair wasiir
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Walaahi waa runta waxaani xukumad maaha wefti inta leeg bay uu direen jigjiga maxay addis abba uu egyn wayeen
Mansha Allah nin rageed. Hore usoco.
War kan b aabihi miyaa mise wa walaalki
Ma anigaa waalan mise cadanbaa laga heesi. Dadkan miyayna Dowlad deegaanka ka tirsanayn? Maxa Somaliland ka galay??
Waliba isaq na maha ka I haduu a qabiil ugu hiilin lahaa wa nacas
Tay iyo suudh.mxuu badala.waar ninkani xigmada ma ahay
dad cey waa duloobaa
BUNI
Wax Jira Ayuu Shegay
Federal jacayl iyo Somali ka roor ba lagu imtixaamay nimankan.
Muuse. geesi. Mee intaanay bulbs gaadhin
Maxaa lasugayaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
Buuni buuni kugu maalnay 😂💪
alx alle aya mhadle
war ninkasi mucaarid dagdeg ah ayu bilabay ninkasi wlhi wxn garan wayey inu afka kahadlo io inu afyarta kahadlo war isla qanjil nio
Buuni waa baruud
Buuni xaawaley .sida dhooreyda ayu habeen iyo maalin dadka u xag xaganaya.fikir iyo talana sooma kordhiyo.wa xaasid xiqdi iyo buqdi ku koray oo lafta gun ka ah.inkaari kugu dhacday.
habar awashan ilmada yaxaaska daa dineysa reerkan yaree gabi good ubadan intaas uun ku filantahey waxba arab mihiim maaha xuduuda oo la furo baa ka mihiimsan
Buuni is not easy😂😂😂😂😂
Buuni geesii qaran
Wata kee dagalka dhacay itoobiya qabiil kana maha bal sheeg hadalka iga banan nacas baahan dawlad ba itoobiya ka jirta
Wasiir buuni waa inankii inamada maxaad tiri reer wadani meyd ayey uxidheen suudh iyo tey
Kkkkkk 100cisho masugeyno wey bilaabantey ciyaartu huwaneey
Ciro meee
Wuu hurdaa
SUDH MUXUYAHAY
Warbaahinta dhan waxay ka shaqaynaysaa waddadi u gumaystahay u jeexay in lagumeeyo somali oo dhan. Bal fiiri ayagaa isu xoog weyn itoobiyanka addonsado waxba iskama dhihi karaan maba aaminsana in ajnabi xabbad lagu ridi karo oo la iska dhicin kar.
Geesi geesi dhalay weeye waxba haka daba yuusina
Xasid Buni duli. Damer.
👏🏾👏🏾👏🏾
Waa dameer caws u dhiga
BUUNI WAA MASUUL QARAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Federal jacayl iyo Somali ka roor ba lagu imtixaamay nimankan.
Sowdiga adba lebisan
Usheeg HUWANTAA xassan dhiiqo tuuuuuug xaarmajo xaarmajo buuuufi geeeesi buuuni kosoco
500 ciidankii iyo saraa kiishii laascaanood iyo halagii dadka ey ugeysteen hameyn kama hadal afar iska araba buu siyaasa deynayaa
Kulmiye wa laydin tabay
Meel Aar ka kacay Atoor fadhfadhiisay...
Gesi gesi dhalay
Waa nin rag ah si wacan uga hadlay. Waa Dawlad iyo Dawlad la’aan.
Wasiirkaas jaahilka ah ee aan dareen lahayn waa in degdeg Madaxweynahu u eryaa !
Geesi buuni qaranka
Buuni.dhaliweyne
Libaax borama wakaa ninkan arabow ilaashada 😂😂😂😂
Buuni inan gumeed argagixso ah oo As 🥷🏼 u shaqeeeya dhWaan Liyuu Polis ku way kusoo qabanayaan kelebyohow
Geesi buuni
WAA RUNTAA TEY LAGASHADAA WAXBA MATARAYO
Makhniis
BUUNI IS NOT EASY?❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GEESI QARAN
Xukumadan cusub wllhi waa huwan hoose may itopiya utagan mxy dawlad deganka kala hadlayaa
Adigaba hada suit xidhan buuniyow 😂😂😂😂😂😂
Dad aan u qalmin baa loo dhibay xilalka
Ummadda la laayay madaxwayne ciro xukunkiisa laguma layn waa dadkeenii lkin mar hadday dacawalay ay xuduudeena ka baxsantay ergo iyo wada tashi inlaga galo uunbaa inagu waajiba
Bal ii sheeg Mel an xudud Luisa ahayn qabiil la la wada gin waxa galiyey nacas bahan
Akhas new Somaliland leaders
English soo baro horta
Heeey oo Buuni Wali ma wasiir ayuu isku haystaaa heeeey
Waaar reeer awdal estate. Hagaaji
Kabax waxaa batuulo😅
nin adag buuni urikin jilicsanta suudhadhka xidhay
Waliba buuni wuxu iloobay inuu cagjar u ahaa dirawal madaxwayne hore mouse behi
Kkk Ma mustafa dirawal ahaa ala akhiro Mina’s ka baqeyn mustafe wa aqoon yahay muuse a wuu a dhaco karaa muse markuu xarshin joogay heel buu la joogey Gandhi a muu arag afkiisu ka yidhi no lol a dawlad dii siyad Nara ugu horeysey mustafe na muu a Dagon soomaliya Hal kee Dora’s ka yimi soo dhuuso muu soo ka hadlaya geel uula joogey oo ogadeen ka dhaceen oo ka baqey
Shacabka ma Ethiopia mise waa soomaalian war wuxu caqliyaraa
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 no comment
Kulmiwow waan ku tabayaa !!!!!!!!! qurba joogba taliyay virtual cirona waa hurtaa siyassassad iyo strategic plan ma jirto
Adigaba hada suit xidhan buuniyow 😂😂😂😂😂😂yaan laga dareemin
Buuni waa madax u sheeg nimanka wax
Buuni waa halyey run sheeg ah
xoolo mesha ma wuxuu uhaysta somaliland
Muse.waydii.cidankii.gojacade.lagu.xasuqay
Buuni damer
Kani waa dameer. Adeer howshani adiga kuuma taalee reerkaaga colaad howsoo jiidin
adigaa dameera oo bikaa dhiiiga
waar waxan sidii dumarka iscaddeeyey ee dhanka xun wax ka fahmaya een waxa innagu dhacayba aan arkayn waraysi ha siin, sida dadkuu cirro diray loo bahdilay ee maamul goboleedka ka liita, jabka intaa leeg ee innagu adiga miyaanay kuu muuqan, wax la sugi kàro foolxumadu way ka wayntahay.
Camera Man Hadad Ahaan Lahayd Mad Tirahden
Dee suudhka dhigoo asaydii dumarka xidho kkkkkk
BUUNI NIN RAGEED TAABSII
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
we need plan A and B sacadatil wasir ciro wuxu noqday zero he needs training intu waxwalka ma ogida hayay ayuu ilahay run qabiga u madowbeyay waar meeday MOU-dii wali miyuu ka fikirayaa ????????? Ethiopia iska daaye anakiba yaaban waliba Trum p ayaa imanayoo samir malaha 30 seconds hadaad ku qancini waydo tukaanka jarkaagu ka qadanayaa hadaad saldhig sinaysaan 30 seconds ku dhamaysta oo muhimada ka raaca xolihiinana qaata kol ay citiraaf ku tahay iyo wixii dantiina ku jirto lakin sii diyargaroba just 30 seconds!!!!!!!!!! from saylac city
Argagixiso lagama ogala dawlad deeganka haguuro ninkan sani u joogeyn buu I nacas and ogadeen iyo isaq inuu dhexgalo wa u nacasnimo dawlad baa ka talisa meesha maha lascanood
Ninka kaliye runta ka hadla isago dagan hdalkisana dad badan damqo buuni geesi❤😂😂
Well spoken
😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😊
Geesi buun mashallaha
Dowlada Somaliland iyo dowlada faderalka itoobiya
Maxaa halkaa ka muuqda
MADAXWEYNUHU CIYAALO SUUUQBUUIUU WAASIIIRO KADHIGTAYYYYKUWANNNN KUWANI WAY NACEEEEBEYENN SIXUN KII NAXASUUUQAYAYYY AYAYYY LAABTABLABATA UGAKINAYAA IYAGOO XASUUQII KU RAAAALIGALINAYA
Buume hadlay ku ma xuma
Mee kursigii miyuu seexday. Hatooso
Wadankiiba wadani waxa uu ka dhigay maamulgobaleed waayo halka ay waftiga ooga dirayeen jigjiga maxay ugu diriwayeen adisababa
Wee buni😂😂
buuni shaqadii dumarkuu hayaa nin baa tee looma fiirsado ragu waxay xidhaan
Diri diraale
Waxan bal coonka ah eeg suudhka sawka isaguba xudhan
Maxaa 100 cisho lasugi. Sowtan wadankii kofiyad bacle hunguri lasocdaa mamulkii ciro kala waregay xagu madaxwaynihii joogaa