HEES SHIRIB AH & CIYAAR AAN HORAY LOO ARAG ‘HEES TAAGNI & FADHI U DIIDDAY GABDHAHA REE LONDON | HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 89

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 2 ปีที่แล้ว +2

    Muqdisho & Ceelbuur 💚❤

  • @qadroqali1116
    @qadroqali1116 6 ปีที่แล้ว +11

    Baalayo dhaqan xun maxaa ugeeyay calankan bara barada u eg keeni quruxda badnaa aaway uf waan ka lalaboodaa calankan iyo kan xabashida inta neceb illaah kor haka dhigo

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  8 ปีที่แล้ว +9

    Yaa Yiri Gabdhaha Ree #NFD
    Ciyaarta Shiribka ma yaqannaan?
    Daawo Wacdaraha - Habeenkii
    Gabdhaha Ree #NFD & #London ..
    th-cam.com/video/qmoWDWIRoOU/w-d-xo.html

  • @canababdi823
    @canababdi823 7 ปีที่แล้ว +1

    boqoradii gabdhihi Ogaden mashaallaa ibashallaa huunoyin we love u garaabkeygii we Love u rer gariisa cadey jaceyl an dhamaan ban idin hayna walaladayadii iyo nolool wanagsan ku nolada codow kiinu waa codowgayaga from DDSi JiGJiGA

  • @horsedmedia1279
    @horsedmedia1279 4 ปีที่แล้ว +1

    Calanka kenya ❤❤🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪 OGADEN ❤❤

  • @ruqiyojimcale3774
    @ruqiyojimcale3774 7 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw banaadir iyo xamar iyo wardhery iyo Balcad allhw yabidhan sare by bilow yaku baxaa bakol barawaha boga xiga bulaburda mahad mtqn allw iidhowr My dhiga leyga viiiiva Abgaal ismaan

  • @inaxuseen6966
    @inaxuseen6966 6 ปีที่แล้ว +7

    Shirib kee naga ceebeyen haday kenyan yihiin maxaa shirib keena ugeeye ee waliba calanka baqtiga nogu dhax lulayaan

  • @shabiyeshab5864
    @shabiyeshab5864 6 ปีที่แล้ว +3

    Celbuur 💗💗💗💗💗👈

  • @fahmacabdulahi330
    @fahmacabdulahi330 5 ปีที่แล้ว

    Waaba SOMALI MAXASMA Ugeeye calanka keenya uf calankeenka ee dhulka KU jiideen lkn Somali waxaan DHAHAA HA NOOLAATO ILOVE YOU SOMALI ❤️❤️❤️❤️❤️💓💓💓💓💓

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 8 ปีที่แล้ว +4

    woow hees iyo bar anigaba jiifka iska lulal

  • @waziri1856
    @waziri1856 7 ปีที่แล้ว +5

    allow yaa madfac ku dhifto dhamaantod waa mxy clnka noocan

  • @shaficiiman8049
    @shaficiiman8049 7 ปีที่แล้ว +10

    Cakuyee Calankay Lulayaan Necbiyaa Iga Daa Timiri Jabtay

    • @kowsarluula5234
      @kowsarluula5234 6 ปีที่แล้ว

      Shafei Iman sheeko ku nacay😂🇰🇪🇰🇪💞🙏🏾💪🏾 gang gang cadi iska dhig sxbow/cadey (nin iyo naag waxaa tahay ma aqano yacni magacda)

  • @Abs592
    @Abs592 6 ปีที่แล้ว +1

    I note the irony of the song Vs the Kenyan flag. The song is about Somaliweyn naming and praising towns across the five Somali populations as United in the Somali flag and the dance with Kenyan flag. Which flag will go forward is to be seen.

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 8 ปีที่แล้ว +4

    thaks abdi Asiatic tube wallkey fananka heesta qaaday magaciisa ayaan kaa codsana

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  8 ปีที่แล้ว

      Adigaa Mudan Huuno...Magaca Fanaanka Waa - Axmed Zaki...
      Heesta Booqasho..

    • @boqorkaganacsiga3831
      @boqorkaganacsiga3831 8 ปีที่แล้ว

      +ABDI ASKARI TUBE maxa waaye gabdha calanka kenya yaa u dhiibay

    • @bureeqocadey1738
      @bureeqocadey1738 7 ปีที่แล้ว

      waa axmed zeki

    • @umaimahabdihakim2926
      @umaimahabdihakim2926 7 ปีที่แล้ว

      +somali muqdisho Somali Kenyan waaye dee..waa calankooda refer garisa cmal

    • @asliadan8770
      @asliadan8770 7 ปีที่แล้ว

      Shiriib maaha Wa mushakal boqol heeso kala nooca weeye gobiille aya kujiirta Wa heesaha rer geedo

  • @abdulahibicir2189
    @abdulahibicir2189 7 ปีที่แล้ว +11

    waamaxay calanka eey lulayaan yaab somalinimo majirto

  • @mustafafaradar6228
    @mustafafaradar6228 8 ปีที่แล้ว +1

    Ww mashaa allah wa kabaxsaden

  • @amiinyarehassanali9620
    @amiinyarehassanali9620 4 ปีที่แล้ว

    Heley heley hey waya
    Wayaba heley heley waa
    Banadir iyo xamaar
    Boondheera iyo balcadi
    Alloow yaa bidhaansada bay
    Bilow yaha kudhaxa bakool
    Barawaha bugaa xigee
    Baladweenyta caantaa iyo
    Burca barbay matabaan

  • @asmahussein7576
    @asmahussein7576 5 ปีที่แล้ว

    Yaaaahuuuuu. Waaxay. Calanku

  • @asmahussein7576
    @asmahussein7576 5 ปีที่แล้ว

    Salamaad. Wardalka. Hanaga. Habaarina. Calankaasimalahee

  • @baashiyare4690
    @baashiyare4690 8 ปีที่แล้ว +6

    kkkkkkkkkkkk
    waaaw
    waxaan ka yaaabi inaaaan eedooyinkey
    dartood fanaan unoqdo sey isu ruxayaaaan kkk

  • @masbal9180
    @masbal9180 6 ปีที่แล้ว +8

    Aqash aduunka calankaan xunkaa ugu necbahy ooy kuwaani lulayaan bishii October calankaan dartiisa ayaa laiixiray malin aan baror diiq u dhigaynay dadka 14 October 2017 banan bixi bay dhalinyaro sooqaateen Anna waan kaxogoo Ku is istaagy oon jeexjeexay saa maxa igaracay askartii xatta waan ladagaalay jeel baa laydhigay mailoobo illaa haddan meeshaan Ku arkaba waan gubaa balaaya calan haka dhigateee kuwanina wayba isooqateen in aan meeshaas jogaa iguwacnayd wlhi suuligaan kusoo ridhi laa hoogaha foosha uxleh

    • @dblockforlife2044
      @dblockforlife2044 6 ปีที่แล้ว

      Hilaac Dahir walal their from kenya kuwaa nii waa reer kenya dalkoodi weye kenya

    • @masbal9180
      @masbal9180 6 ปีที่แล้ว +1

      d block for life
      Kuwaani Somali weeye ee indhaha bal kalafur saficn u eeg bal waa Somali ma Kenyan ba darxirta

    • @dblockforlife2044
      @dblockforlife2044 6 ปีที่แล้ว

      waa somali kenyan nfd waa xaage kenya soo ma ahaa daadkani waa ogadenki kenya waa reer nfd sidha ddsi oo kaale they have been living in kenyan for yeasr they are called somali siju

    • @ayankojoy1491
      @ayankojoy1491 6 ปีที่แล้ว

      Yaa najeclada idin yiri

    • @ayankojoy1491
      @ayankojoy1491 6 ปีที่แล้ว

      Somalia idinka Lee kuhisha anaga wanka sabarnaye

  • @safa9647
    @safa9647 4 ปีที่แล้ว

    Ceeldheer 😍😍😍😍😍💋💋

  • @majorosman5095
    @majorosman5095 4 ปีที่แล้ว

    Abgal iyo calanka 🇰🇪 Kenya maxaukeenay

  • @wizdalmar7559
    @wizdalmar7559 8 ปีที่แล้ว +1

    I missed my people and my motherland Garissa Cadey

  • @fatmahassan7902
    @fatmahassan7902 7 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow hadey heesta xabad ka fahmeen maxaa isku cadaabaa kkkkkk sujuu iga dheh

  • @Cartan7
    @Cartan7 7 ปีที่แล้ว

    waqooyi somalia u dhashay ahmed zaki heesaayaa

    • @indomie7
      @indomie7 4 ปีที่แล้ว

      waqooyikaga was doqn

  • @axmedsomali3372
    @axmedsomali3372 6 ปีที่แล้ว

    Aaway calankeenii

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

    Maxa calanka kenya u geeyay

  • @Muniid99
    @Muniid99 8 ปีที่แล้ว +1

    Hadii reer NFD yihiin, xaq bay u leeyihiin in calanka wadankooda Kenya isticmaalaan. Aniga wax dhibaato ah uma arko. Nin walba meesha uu jooga wax haka sameysta Laakiin waxaan la yaabay Heesta shiribka. Aduunka waxaan ugu necbahay inaan arko Niiko Iyo shiribka, waa dhaqan u gaar ah jareerta Iyo Mooryaanta. Dhaqan ciyaareedka Soomaalyeed midkoodna ma aha.

    • @Libanwolf
      @Libanwolf 7 ปีที่แล้ว +1

      Muniid Said shiribka jareer malaha wax ciyaar mudulood qaasten abgaal

    • @aisha665
      @aisha665 6 ปีที่แล้ว +2

      WAXAN LA YAABAY DAD SOMAALI DHAB AH ADIGANE SOMAALINIMADA KA XIGO O CALANKA BALUGA WATO, AYAAD JARER KU SHEEGTAY, ADIGOO JAREER KII UGU SANKA WEYNAA E KENYAATI HOOS JOOGO KUNA FARAXSAN CALANKOODANE WATO,MAXAD GUMEYSI KU JIRTAAN ADINKA IYO KUWA JIG JIGA JOOGO KUWAASO HAL QABIIL U BADAN DABA QAATIGOODANE KU SHAQEYSTA ADIGO NOOL IS DUUG INAD SOMAALI DHALAD DHULKODANE SHARAF KU JOOGO INTAD WAX KA SHEEGI LAHEYD,SHAME ON YOU.

    • @cabdulahiibrahim8835
      @cabdulahiibrahim8835 4 ปีที่แล้ว

      Jereertuba Waa soomali dalkana cid kaxigto majirto

  • @garaadgedostudio1942
    @garaadgedostudio1942 8 ปีที่แล้ว

    www mansha Allah

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 7 ปีที่แล้ว +11

    hhhhh cawanti somalida aheed siduu nin walba calan u qadanayay a ba lanacay koodii somaliya ilahow cadawgena jabi umadana qalbigoda isku fur

    • @masbal9180
      @masbal9180 6 ปีที่แล้ว +1

      Raashidiin Abdullahi
      Aduunkaba calankaan saan unecbahay Hadad ogaanlayd October calankaan awadii layxiray mar aay kuwayaryaroo dhalin yaradii kamida aay soqateen baror diiqdii 14 October kol aan nairobi jognay waan kaqatay markaba ku is istagayn oon jeexjeexay calankaan xunkaa aduunkaba ugu nacahy Allow yaa ifkaba kahayaansha balaayada kuwaanina aqlialahan wayba isooqateen

  • @qamarqamar9638
    @qamarqamar9638 4 ปีที่แล้ว

    anaga hadii aan nahay abgaal cismaan waanu careysan nahay zppto aH shiribkii intii naga kufsateen hadaneH calanka aan necbanahay u jeednaa 😡😡😡

  • @BASHIRTUBE
    @BASHIRTUBE 7 ปีที่แล้ว +1

    calanka kinya xata digi mesha heee

  • @abshirhussein9237
    @abshirhussein9237 8 ปีที่แล้ว +1

    Calanka Kenya halayga daba geeyo ilen somali un ban arkaaye

    • @sayidnuur7992
      @sayidnuur7992 7 ปีที่แล้ว +1

      +Abshir Hussein soomali soo inba meel kuma oodna waa nfd ayagana soo kenyati mahaysto😭😭😭😭😭😢

  • @marwaaliballahkuxirnow
    @marwaaliballahkuxirnow 4 ปีที่แล้ว

    Shiribki nooga dheelen

  • @maxamed1766
    @maxamed1766 8 ปีที่แล้ว

    aniga qaybta shiribka ah ayaaba i cajabisay shiribka waxaa laga ciyaaraa koofurta soomaaliya gaar ahaan goboladda sh/dhexe, banaadir,galdaduud, iyo qayb ka mid ah sh/hoose waana ciyaarta aan ugu jeclahay ciyaaraha soomaalidu dheesho.

  • @roseyyhues-1494
    @roseyyhues-1494 7 ปีที่แล้ว +1

    Heesta horta magaceed meelna ma ku qorna

  • @mohamed_dek9
    @mohamed_dek9 4 ปีที่แล้ว

    Nacalaa calankaan ku taal
    Aduun baan ugu necbahay wlhi

  • @S_Siman2188
    @S_Siman2188 5 ปีที่แล้ว

    Geel maxu barafun ka yaqan he😂😂😂marka calanka Ethoobiya laga tago kan KU xigo e an necbahay wa calanka Kenya uf 😡😡👊 war io dhamantis heestan gayiga somalidu degto odhan aya KU xusan somaliya hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hobey bulsho yahay ma nabadba 🙏😍😍😍💋❤️❤️💓❤️

  • @hibaaqkalashkalash4303
    @hibaaqkalashkalash4303 7 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhh intiii calan somaliyeed laheystay Hada NEH kii Nairobi miyaaa xafladihii la adeen

  • @fardoowsaismaciil4540
    @fardoowsaismaciil4540 7 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa Allah

  • @zeynababuu186
    @zeynababuu186 4 ปีที่แล้ว

    Calanka kaney maxaa waya marka

  • @raxmasoomaliland1616
    @raxmasoomaliland1616 6 ปีที่แล้ว +1

    Did away calnkini bystanders abayo

  • @aishahussein4229
    @aishahussein4229 5 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 8 ปีที่แล้ว +1

    geel kuul maxaas ka kasa hee

  • @ganiyaawaleh5168
    @ganiyaawaleh5168 8 ปีที่แล้ว

    Djibouti 💗

    • @kingqays642
      @kingqays642 8 ปีที่แล้ว +2

      oooh!!! maxayta somalidan calanka kenya iyo england ruxaaya maxay rabaan isheega why???

    • @kingqays642
      @kingqays642 8 ปีที่แล้ว +1

      mansha alah waxan kuhesta,ar goobile goobiloow ar goobile saar gedood ablaga so gaaryayow! ash calaa

  • @bayinacismaan8000
    @bayinacismaan8000 4 ปีที่แล้ว

    maxee thy sidaan 😡😡😡

  • @nasiibaabdikariim9332
    @nasiibaabdikariim9332 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkk somalidu wa dad bila calana miya kay arkaanbay ka jecelyihin kooda

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 6 ปีที่แล้ว

    Kenyan miyaa waxay calankaasi

  • @ikraanabdi3714
    @ikraanabdi3714 6 ปีที่แล้ว

    Why calanka Kenya uwadaan uf yaaa dab Ku qabto kuligod wlh adunkaaa unecbahay calan islamed qof wado adunka calanka bulugaa ujeclahay waxaan nala shekanaayo somalia

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 5 ปีที่แล้ว

    Kuwan calanka islameed la lulmaa ma hdeey kenyan yihiiin ma heesa Kenyakaa ku cayaraa cakuye Ar Cukuye maan laawe huh
    Kan mid ka necbahey jireee 🇪🇹🇪🇹 kan uun ika ilali Xasuuqii Ethipia la ma ilowaan weye hishish kastoo lala kalo😨😡😡

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 5 ปีที่แล้ว

    Waxa calanka Ethpia misa Kenya la ordayo malhane wax kle maleh ar Allow somali xaan iraa duco looka quustii yaaab atleast Heesa Somalika iska dhafe kuwa cidaa clankoda lahaadeydin iska darta 🙄🙄🙄 yaasalaam Aduunka waxa ujeclahy qofka markuu Gobalada gumeysiku heesto ka yimaado yiraah somali mahi tiradiiiyan intaan ka badanay aa meel walba daadsanahay oo nakula digaa🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @bodayemediaproduction5242
    @bodayemediaproduction5242 7 ปีที่แล้ว +1

    PPP Somali meel walbo ay jogto waysku dhiig

  • @cumardaad5048
    @cumardaad5048 6 ปีที่แล้ว

    waa yaabe heestu ma waxey u daaran tahay amase ka hadleysaa dhul iyo dad kukuunye waa maxay islaamahanna ma jareerti xabashida aheyd baa mis waa soomaali
    maxaa yaab is daba yaaal

  • @bureeqocadey1738
    @bureeqocadey1738 7 ปีที่แล้ว

    gabdha jakada qabto cadi maha

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 8 ปีที่แล้ว

    ar gofile goofilow gofile aha babaygi Jamame iyo bu,aale iyo kismayo wey iga gadantahay heesta

  • @sadaqyare4224
    @sadaqyare4224 8 ปีที่แล้ว +9

    😂😂😂😂yaap badanaaa calanka kenya maxa loo roxayaaa

  • @canababdi823
    @canababdi823 7 ปีที่แล้ว

    boqoradii gabdhihi Ogaden mashaallaa ibashallaa huunoyin we love u garaabkeygii we Love u rer gariisa cadey jaceyl an dhamaan ban idin hayna walaladayadii iyo nolool wanagsan ku nolada codow kiinu waa codowgayaga from DDSi JiGJiGA

  • @shaficiiman8049
    @shaficiiman8049 7 ปีที่แล้ว +7

    Cakuyee Calankay Lulayaan Necbiyaa Iga Daa Timiri Jabtay

  • @canababdi823
    @canababdi823 7 ปีที่แล้ว

    boqoradii gabdhihi Ogaden mashaallaa ibashallaa huunoyin we love u garaabkeygii we Love u rer gariisa cadey jaceyl an dhamaan ban idin hayna walaladayadii iyo nolool wanagsan ku nolada codow kiinu waa codowgayaga from DDSi JiGJiGA