NINKAA JECLA BA ILMO IGU INKIREY BAAN KU IDHI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 123

  • @sahrobuux9846
    @sahrobuux9846 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodanmiss u really weligy ismaan laheyn ruux TH-camr ah ba sida walasha ujeclaan

  • @ifkanolasha3258
    @ifkanolasha3258 3 ปีที่แล้ว +6

    Abyo ha usheeganin Ee dareen sii inaa jeceshahy hodan ayaanku rali ahy

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 3 ปีที่แล้ว +6

    Hodan Dhameys dumar Alle haku daayo aamiin ❤❤❤❤

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodany xbtt wankusmy shekoyinkas waan ka hela allh yaxfdak adigu yo famligaaga ❤❤❤❤

  • @awiyehelp4003
    @awiyehelp4003 3 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH KU BARAKEEYO HUNO HODAN ONLINE huno

  • @najmaabdifarah8975
    @najmaabdifarah8975 3 ปีที่แล้ว +2

    Amin yaa rabbi

  • @muniraabdirahmanmohamed71
    @muniraabdirahmanmohamed71 3 ปีที่แล้ว +2

    asc abyo Hodon wan ku salamy hadan rayigayga ku darsadoh gabartaa wlshay ah wan kula talin haà wiilkaas wAA you ku jclyahy isaguba lkn kuma you shegan karoh wAA uu kaa xishoonayaah qof àan ku jclayn kuma xanaqeen kumana damqadeen abyo marka wll darensiih lkn intaa hor tagtoh ha dhihin wan ku jclahy abyo mcn

  • @hodanhusseinmohamed1650
    @hodanhusseinmohamed1650 3 ปีที่แล้ว +1

    Dharka aad xidhantay ayaan xoog uga helay masha allah xageed kasoo gadatay wll

  • @najmaabdifarah8975
    @najmaabdifarah8975 3 ปีที่แล้ว +2

    Yes mcny kugu fikir an ahy coz wan xishonayna

  • @yaaz5935
    @yaaz5935 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ceeb in aad nin kudhahdo waan kujecelahy waayo hadad saas ku dhahdo toban geedi buu kaa guuri walee

  • @cumaryasmin107
    @cumaryasmin107 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah Allh maku Nabad kenii

  • @samiiracabdishakuur4588
    @samiiracabdishakuur4588 3 ปีที่แล้ว

    Xppti Qaali Habka Jacal Loosheegtaa jira Oo Afka ahan Ee Wllo Alle Hadin xafido Qaali 🤲🤲🌹

  • @asmiitabella3766
    @asmiitabella3766 3 ปีที่แล้ว +10

    Just aneyba iheysataa hodaney wiil jeclahay mana ushegan karo xitaa aso wllnimo iso wacayo anan kaqaban karin😪

  • @fatimaabdiyusuf2274
    @fatimaabdiyusuf2274 3 ปีที่แล้ว +2

    Hodon cadey rabi haku xafido qli dr all kugu jeclahay qli horey usoco

  • @aasiyoali7456
    @aasiyoali7456 3 ปีที่แล้ว +1

    Ku jclhy qali from borama

  • @soumayasafi8104
    @soumayasafi8104 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah taparakaallah huno mcn allah hakunabdeyo gurigagi ado nabada inshaallah iyo familkagaba dar Allah kujecelahay wlh

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodan channell kaan waaban ilaawaa dear hhh allah ha sahlo qali markaan channel kaas dhamaan soo wada daawaday bn kan soo raadiyay mashallah markii horaba wan ku xirnaa kan♥️

  • @cumaryasmin107
    @cumaryasmin107 3 ปีที่แล้ว +3

    Niiba kalsoni kumaqabo xata kaiqaba hanoqdo mar walbo nafdida wan u shega inan kalgi hai wayo ano kaliyan dhash ano kaliyan wan dhima ka caloshada kasobax ya ku dayacya hadi u allh ku hadeyo moyane lax walbo meshi is dhiig to ba laga qorac🙌🙌🙌🙌

  • @fatimaciise445
    @fatimaciise445 3 ปีที่แล้ว +4

    Abaayada wiilka jecel waxan leyahay abayo mcn wiilka ka dhigo sida wllkaa mar walba darensii in.aad ka fikireyso darendii in aad hormar kiisa jeceshahay darensii in uu kuu yahay sida wllkaa kaa wen mar walba wanaaji u noqo qofka uu latashto ku dhe ha welwelin anaa garabkaga joogo iskana ilaali ragu ma wada fiicnee oo yaan jacelku ku indha tirin ka fikir mustaqbalkaga wa xaqiiq intaa hada sameyso asaa ku dhahaa wan ku jeclahay lkn ogow nin walba in uu jecelyahay gabar wanagsan asturan af gaaban

  • @مأجي-ز8ض
    @مأجي-ز8ض 3 ปีที่แล้ว +5

    miss you Hodaney😘
    aniga xataa qisadan oo kale ayaa ihaysata dadka taladooda ayaan dhinacayga ka fiirsanaya😂

  • @siajungkook1829
    @siajungkook1829 3 ปีที่แล้ว +5

    fosiya yarise igu salan waa samideda👸🥰🦋❤💯

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 3 ปีที่แล้ว +6

    Abyo gabadha hore ayaan talo siinayaa mcn badan wlsheyda rumaad mid ayaan talo kugu siinayaaa horta nin ha isku dhihin waa ku jeclahy waayo ragu ma jecla naagta daba oroda lkn aniga ra.yi ahaan waxan qabaaa midka hodan oo kale ninka waxyaabo badan ood kuso jiidan karto ayaa jirto u samee waxyaabo uu kugu jeclaan karo close ku noqo wiilka oo la soco xaldiisa asigaba ku dareemi doono qalbi ayuu leeyahy

  • @hayaadabdisamad921
    @hayaadabdisamad921 3 ปีที่แล้ว +21

    Inanta lala talinayo hadey argato commentskyga idhegyso wll hadaad inanthy waxa qurux bdn in adi lagu dapa ordo ee maha inaad aduu wax daba orodo darenkagana keepgareey ama qari intaad qArin karto oo ninka dawakhi yacni marku kula hadlayo ee uu ku horjoogo iskuday inaad indhihiisa si directly ah u eegto waqtiyadad wada hadlasane telephone ka hore massage yada how furin call ka hore how qaban waayo wuxuu ku arkaya qovan camal kale lhyn oo telephone uun gaadh ka heyso

  • @leilahmohamed9642
    @leilahmohamed9642 3 ปีที่แล้ว +2

    aniga uguso horeyo hodanteyda🥰🥰🥰💙glb wngsan welcome back allh caafimad nagu gaarsiyo ramadanka intii xanunsana allh cafiyo

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walalah qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan 🙏🙏🙏

  • @suleekhanuux3328
    @suleekhanuux3328 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll hodanee wll anigu walahi sidaa aad kulatalisay ayaan kala talinlaha

  • @HodanBadbaadoChannel
    @HodanBadbaadoChannel 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah xbbti guulayso waan ku jeclahay

  • @ikraanhibo4545
    @ikraanhibo4545 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah one macn 💓💓💓💓💓💕💕💕❤❤

  • @xaliimocadaawe9205
    @xaliimocadaawe9205 3 ปีที่แล้ว +6

    Tan koobaad aan rayigeyga qaaska siinayaa ))))))-- okeey wiilka waad jeceshahay maxumo waad jeclaan kartaa asiga wow ku daneeya inta badan madaxow kusaartay tamaam grty ma ogtahay ruux oon ku jeclen inoo ku daneen wow ku jecel yahay jaceylkase kala eh walltinimo iyo mid nolosha inta kadhiman yacni caruur teyda hoyadood cml 😁 midaa kusiinaya ani ahaan manta samey laha macquul sxbo kaleh wad ledahay waqtiga sii jirtay kadhin waxadne ku dhahdaa abw sxbw wiil aan bartay sana ahy sana ahy ow idhahy jacelow isoo bandhigtay ane aselbo guura ujoogay marka ila tali maku yaaca mase waqtiyaan siiya ila mudo ino dhahayo heero kaleyahay abaayo qararka adiga is kaleh waxad go ansata farxadeyda eh lkn hado inta xanaaqo waxow sheego waye ow madaxa xogxogo 🤦🏽‍♂️🥺 weyku dhantahay lkn waa inoow kula jooga folka fol cml waqtiga jamacada kaso baxeesin tan kaleh sheekada umacey hore jug no xayeysii taasa kugula talina wilasha qaarne jaceylka inee shegtaan ma awoodan xishood illaah amar kiis 🤣🤣

  • @xaliimocadaawe9205
    @xaliimocadaawe9205 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabarta kaleh sxbtinimada )))))))-- waxaso kaleh ineey sheegta ma aheen wax talo lesku siiyo bulshada lahor keeno maahin sababto ah gabartu weyba xumataybo hadane wax kaamaba qarsan waba ogatay ine qaldan tahay inaa tar tiib kaada kabax sate aheed ood u ceeb qarisaa in kasto magaceeda lashegin lkn bulshadaad dhex keentay ogoow aduunyadu waregsato waye adoo dhoowrsan oo asturan ey kula dheceysaa allaha kuma kasee gabartaasne allaha soo hanuuniyo sheydankane Allaha kanaaro denbigedane allaha dhaafo iyo denbiga muslimintabo 😘😘

  • @inabare20dagan28
    @inabare20dagan28 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @ummuabdalleh9180
    @ummuabdalleh9180 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxiibka wanaagsane suu nabiga CSW no sheegay xitaa janaduu kuu shafeeco qadayaa waligiin sxiibka wanaagsani eed khyr ka faaidayso la saxiib

  • @macowchannel8842
    @macowchannel8842 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto

    • @aaminosharaf1188
      @aaminosharaf1188 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah my queen illah ha inoo kaa deysto aad baan kuu jeclahay

    • @aaminosharaf1188
      @aaminosharaf1188 3 ปีที่แล้ว

      Ma wanaagsana iney gabadh nin jaceyl u sheegato hadey si waali ah u jaceshahay xitaa siyaabo kale oo ay usoo jiidan karto ayaa jirta qibradeeda ha isticmaasho

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 ปีที่แล้ว

    Yess hodaney
    Anaa kula fikir ah ninku wa inu jacylka hor sheegtaa
    Gabadhaas ayada jacayl ku abuuri karta
    Heer uu usheegtana ayada gaarsiin karta
    Haso jiidato wilkas
    Lkn yeysan u sheeganin

  • @surayaahmed9902
    @surayaahmed9902 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimanka maba jeclo gabadhaha maanto dhan waco maanta oo dhan massage ka u dira even hadi ay jecel yihin mar hadi adiga daneen taada badato asaga lee aad ku mashqusho wuu kaa carari marka ha isku dayin inaa jiljileec hadi lagaa dareemo meelaha ayaa ooy doonta hadhaw

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 3 ปีที่แล้ว

    Waan ku salaamey walaashey

  • @fayruzacali4198
    @fayruzacali4198 3 ปีที่แล้ว

    Sister love you wallhi abaaa saaid mar waliba kufo xirnhy abaa❤️❤️❤️❤️❤️

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 3 ปีที่แล้ว +3

    Sikastu kujecelyahay nin hada dhahdo wan ku jeclahay malintas ba kugudanbaysa ee ogow gabarey. Sida iimuqata hada wa u kujecelyahay. Nimanku waxay jecelyihiin in ay wax dontan ee majecla in lokeno. 🙅🏿‍♂️

  • @deeqaabdifitah2922
    @deeqaabdifitah2922 3 ปีที่แล้ว +2

    Side udhahe qof wnku jclhy lkn wad dhihi karta wanka hele dhaqankada

  • @hanamohamed680
    @hanamohamed680 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa huno Haden ceeb weeyaan waan ku jecelhey wll inantu iney hadaladaa ay tidhaahdo ma wanaag sanaa ceeb weeyaan isku rayi ayaan nahey 😉🙃

  • @fatimaali3609
    @fatimaali3609 3 ปีที่แล้ว

    Hodan abyo mcnti dharka aad ayaa igu qurux bdn tahay dharka xiro

  • @samiitaluula3058
    @samiitaluula3058 3 ปีที่แล้ว +2

    Inteey ka harin hawaaniso oo ha unasteexeeso abyo

  • @anhaarxirsi7924
    @anhaarxirsi7924 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo

  • @zamzammorocco3776
    @zamzammorocco3776 3 ปีที่แล้ว

    Asc xbbti wankufarxay aragtidada mashaallh 💋

  • @aragsanabdi5017
    @aragsanabdi5017 3 ปีที่แล้ว +6

    Naaa wlaley anakana is adkeyn baa na dishay onu is lenahy inanimadada qiimo uyeel dadna si fudud bay ninka ugu shegayaan sister isagu haku sheegto so jiidasho samee😐

  • @ismahaanfaaraxaxmed5951
    @ismahaanfaaraxaxmed5951 3 ปีที่แล้ว

    waan ku salamay walaal qaliya ka waran

  • @ifrahfaisal9961
    @ifrahfaisal9961 3 ปีที่แล้ว +2

    Xis u hodaneey wlhi 💯💯💯

  • @elhanxamdi10
    @elhanxamdi10 3 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah
    😗

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaashey

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah wllo

  • @arwathapet8453
    @arwathapet8453 3 ปีที่แล้ว

    احبك يااختي الله يحفظك من كل شر

  • @fadumacabdi5605
    @fadumacabdi5605 3 ปีที่แล้ว

    Hodanaye jacelaku ceb mah ee waxa cebah waxay jacelku utakhan somalidu oo waxa kamudah wan ku arakay wan ku cashaqay hadhowan ceb ayay kala khadan jecelaku waa ixatiram iyo kaladabayan iyo sabar ama sabir man yaqanan sabbtoh gabadhihi somaliyed aya waxa waxay noqoden kuwo dinati kafokaday osn cidan latashanayan nafatodan kalasoni ku qabin maraka ilaahay haso hanuniyo

  • @ayuublakioffiacil8698
    @ayuublakioffiacil8698 3 ปีที่แล้ว +2

    M .a keeb going wll

  • @نلليشيخمحمد
    @نلليشيخمحمد 3 ปีที่แล้ว +5

    Aniga hodan aan la qabaa ha dhihin waan ku jeclahay ninka asaga ka sog inoow ku dhaho hadii kale barito woxoow ku dhahayaa naa adigan ka jogi waye ee fariiso meel 🙄

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wlloh Allah Keep you jcnto

  • @nacimaduriyada9829
    @nacimaduriyada9829 3 ปีที่แล้ว +1

    Waligay ma odhan nin waan ku jecelahy wlhi dhaqan uma lahin ninja hadan jecelahay waan darensi lah🥰

  • @salmanuuraabdirisaq4270
    @salmanuuraabdirisaq4270 3 ปีที่แล้ว +2

    hodan cadey ❤❤❤

  • @filsanmohamed7702
    @filsanmohamed7702 3 ปีที่แล้ว +2

    May wll ha u sheganin xita isago ku jecel hadad u shegato ood kaga horeyso markasu ba is badelya oo is qaadanya marka inad tusto ood darensiso moye lkn waliga waliga ha u sheganin

  • @fartaali3202
    @fartaali3202 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodaney ilove the wey u sey fozay waxa ku ficantahay shushutenta hhhhh

  • @sabahmuuse1567
    @sabahmuuse1567 3 ปีที่แล้ว

    Hodaney horta waanku xiisay ok hadan suaashada ka jawaabo aha wiil jecel ma u sheegen lahayd mudo wiilba xidhiidh lahayn aadba u jeclaa mar qudha ayuu gab iga dhehay calaashan igaga baxay si cad lkn dib ayaan u xidhiidhiyay 3 year ayaan si caadiya iskula hadalnaa lkn wali anigu aadba u jeclahay lkn uma sheegin is adkayn iyo samir baa idilay belo ayaa ninku dhehda waanku jeclahay xanuunka idhaama

  • @لتياالعين
    @لتياالعين 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo dhip maleh wn ku jeclahy lkn ani ma dhihin taas🎭

  • @mumtaaz6488
    @mumtaaz6488 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi kulamida ahy waa dhiman kra lee wku rba madhahaayi

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +8

    Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey .

    • @fatimaabdiyusuf2274
      @fatimaabdiyusuf2274 3 ปีที่แล้ว +1

      Salma qurux abayo wnkuu xiisay rabi haku xafido

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 3 ปีที่แล้ว

    Waan ku salaamey

  • @amaalcali1374
    @amaalcali1374 3 ปีที่แล้ว

    Msh allh

  • @رباغفرلي-ذ7ن
    @رباغفرلي-ذ7ن 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku Jeclahay walashay

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 3 ปีที่แล้ว

    Hodaneey xbt waxa jira reerka yagu mashall waa reer magcle maalena,marka willal badan ayaa iso doonta waxbarshana wadamadan carbtasn ujooga lkn waadiidayaa uun marka wll iisoo duceeya adigu asxbtaadyba malha ilbaa jirta ,nin kastoo ii imaada marabuun baan odhanyaa.

  • @kingaizack7971
    @kingaizack7971 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going sister

  • @iloveumom8568
    @iloveumom8568 3 ปีที่แล้ว +1

    Mid la qaawiyo iyo mid ilmo lagu inkiro Alla ilhow mxay dumarku galabsadeen ilhow qalbiyadayada diinta KU shub iyo xaqa iyo xishoodka

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah my sis keep going ❤🙈❤

  • @najuumezza3728
    @najuumezza3728 3 ปีที่แล้ว

    Hodan Online family Waan Ku soo slamay ano ka imi Hodan online Asc😂😂😂😂

  • @khadijojab3321
    @khadijojab3321 3 ปีที่แล้ว

    hodaney abyo qisoyinka nosoda inta nabarty bad nag daysy please please nosogali

  • @manaaribrahim5401
    @manaaribrahim5401 3 ปีที่แล้ว

    Waa ku jeclhy dhib uma arko

  • @anisaabdullahi5045
    @anisaabdullahi5045 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi hodaney abyo aniga Qudheyda kula mid ayn ahy wn xishodaa hhhkkkk

  • @hassanharareharare8499
    @hassanharareharare8499 3 ปีที่แล้ว +2

    Hodan cadey wakusalmy abyo kuxiiisny wlhi

  • @cumarsuud9849
    @cumarsuud9849 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc😍😍♥️ok

  • @abyanqueen5598
    @abyanqueen5598 3 ปีที่แล้ว +2

    Aayo I am the first today

  • @manaaribrahim5401
    @manaaribrahim5401 3 ปีที่แล้ว

    Haa iyo maya ka bdn malagu dhaha

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 3 ปีที่แล้ว +2

    Hodan cadey galab wanaagsan

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 3 ปีที่แล้ว +4

    Abyo nimanyaasha waaba necebyihiin nag waa ku jeclahy kala hormarto naagtaas way ka tagaan mida ay iyaga raadsadaan ayey jecelyihiiin

  • @leilahmohamed9642
    @leilahmohamed9642 3 ปีที่แล้ว +2

    subxanallh ilana wanagsana ine gbr nin waxas okle kula kaftanto amaba prnk kusameyso🤭🤭 OMG anyway abayo sida kuqancin karto kuqanci ine been kathy😞

  • @aishaali6565
    @aishaali6565 3 ปีที่แล้ว

    Diyar waa habo mcn

  • @cumarsuud9849
    @cumarsuud9849 3 ปีที่แล้ว +3

    Aayo♥️haa❤💥

  • @nimcakitchen6903
    @nimcakitchen6903 3 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰

  • @khadarxasanxaashi9034
    @khadarxasanxaashi9034 3 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @jamilakoning756
    @jamilakoning756 3 ปีที่แล้ว

    Hodan walaala wali madaa soo noqon miyaa waxaa rabiya kareemadii iisoo jawaaba Amal Holland

  • @nawelnalka
    @nawelnalka 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤️❤️❤️

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 ปีที่แล้ว +2

    Asalamu Aleykum Yaaa HODAN

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll hodan iska dhaaf inaad nin hortagto ood jaceel usheegatee kii xidhiidhku idinka dhaxeeyay ayaan loo sheegan karan inaad jeceshay markaa hablaha badankoodu wy qarsadaan inay ninka jecelyiin waaa sidaaa qli wn rajaynayaa inaad akhriyi doonto community gayga

  • @Engbisle1
    @Engbisle1 3 ปีที่แล้ว

    Gabadha wiilka haku dirin haday jeceshahay oo ogtahy in uu nin wanagsanyahay ha u sheegato hadii kale ninka geed kuma xirnee naag kalaa usoo bandhiganaysa

  • @sahrujahaji6058
    @sahrujahaji6058 3 ปีที่แล้ว

    Allow hana dadajin

  • @iqpaalmohmet6593
    @iqpaalmohmet6593 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdh kliYe ano dawn video geda an like uu saro ilhaaY Haku xifadiYo

  • @sudaysiyareoffcial295
    @sudaysiyareoffcial295 3 ปีที่แล้ว +1

    ku soo biir asxabtayda chat.whatsapp.com/JGBeEKasQpE2Jep7noyV93

  • @manaaribrahim5401
    @manaaribrahim5401 3 ปีที่แล้ว

    Ceeb ma aha waku jeclhy naf aa ledahay

  • @saynabyusuf7667
    @saynabyusuf7667 3 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @rahmadhalole6716
    @rahmadhalole6716 3 ปีที่แล้ว

    Hodanay mamaqashay qof wuxuu xumaan moodo ayuu qof kale xarago mooda

  • @sadzcooking713
    @sadzcooking713 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo chanalka adiga maleh mise someone else

    • @maryanabdirhman2430
      @maryanabdirhman2430 3 ปีที่แล้ว

      ɪʏᴅᴀ ʟᴇʜ ʜᴇᴇ ᴍxᴀ ᴅʜᴄʏ😳

    • @sadzcooking713
      @sadzcooking713 3 ปีที่แล้ว

      @@maryanabdirhman2430 abayo I subscribers chalkeda kaley that's why I ask her and you know our people the use someone else chanel that's why sweetheart nothing else

  • @samiyamahamet5630
    @samiyamahamet5630 3 ปีที่แล้ว

    Abayo ila talida noso badadi

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 ปีที่แล้ว

    Hodaney channalkan mxa u nacdey
    Kan waba ilowney wlh

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 3 ปีที่แล้ว

    Isaga tag ninkada ku noqo