Wax kale ayay isku qaateen. Shacabkii way ku khasaareen. Xilka halaga xayuubiyo dabadeed maxkamad hala saaro ( traitors, betrayers, double-dealers,back-stabbers)
Mara Horeba Ka Doortatay Kuwan Mesha Ku Sawiran Ayaa Malaha Ujeedo Kale Kalahaa Oo Aan La Ogayn. Wejigii Madaxdaba Malaha Ee Waa Labeeb. Wejigii Ragaba Malaha Ee Waa Badhdumar. U Fiirso!
Waar Faro Qabooda Dawlada Somaliland, Ayaa Kibrisay Kuwan Parliamentka Ku Yimid Sifa Qaldan Ee ilaa manta Rebeshka ku Ah Wadanka. Waa In La Kala Diraa Waxan Aan U Qalmin Parliamentka Somalland. Waa Wax Laga Xisoodo Waxan Aa Leedihiin Waa Xildhibaano. Ceebey Tacaal.
SNM iyo Somaliland waa laba magac oo isku mida labadaba waxaa iska leh qarankan Somaliland.. SNM waxay dhashay Somaliland.. mida ogow marka hore kabacdi hadalku waa ku furan yahay….
Hhhhh badhiweyn anaka ayaa keenay oo idinku caynee af Somali aad leedihiin oo aad nagu caydaan la kaalaya wax walba ma anaka ayaa idin barayna mida kale maanta laga bilaabo somaliland waxa iska leh mujaahidiintii SNM iyo ubad koodii oo qudha kuwii kale mar haday nagu kibreen oo futadii xumayd nagu Kala qabteen somaliland meeli ugama banaanee ha ka guureen.
Afartaa nin waa Cadow somaliland cidkale ay u shaqeeya waa in xilka laga qaado farmaajo ayay u shaqeeyaan waa cbbc waxa aad ka garanaysaa ashaxuma ay la dhex joogaa barlamaanka waa fidno
Waa arin aad u muhiima nimanka waxay Kala safari waayeen dalka,shaqadii loo igmaday iyo mucaardada in kasta ta Abdirazakh khaliif ka duwantahay Aduunkoo dhan dhan ay tahay ninka xilkuu hayay ee uu u dhaartay dalkiisa cadow kasoo raacay wakhti dagaal ay tahay Tiisu dil toogadho ah
Waxaan kaala hadlaayay shalay baad sii wadaa beentii qolonimo ayaad ku darsatay cudur reerbaana kaa soobaxay xildhibanadana dadbaa doortay ee maxmada super awal maay dooran kamana qaadi karaan xil ee intayee inagu hadhay dadka dalka wada leenay miyaad sii didinaysaan dalkii mawaxaad ka dhigteen salaan iyo Kala tag isaaqna Bari wuu Kala tagi
Baba somaliland government president Bihi and his team did not check sycolgly the person need to be a member of parliament or which party he join from somaliland president and his team should think twice and have an interview with all young boys who r born after 1969 somaliland authorities the think this generation r true somalilanders 89% of somaliland population r Injected in a jalysis and tribalism from originally Isaak and non Isaak clans need unity with Darood classic governments while 98% of Garhjas need to join Darood government never never believe the media took by Fasal whom his heart is loged with Darood and Ero same he is loged to Darood 😮😅
Asc mashaallah geesiyaasha ciidanka qaranka jamhuuriyada barakeysan guul iyo gobanimo somaliland ❤❤❤❤
Maansha allaah guuul iyo gobanimo Viva Somaliland 💯🟢⚪️🔴💯❤️👌
What are you happy about four thousand of your soldiers have been killed in SOOL 😂😂😂😂😂🎉🎉🎉 welcome back to Somalia 😂😂😂😂😂
Musharkii yaraa ayey kibir ka qaadeen
Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ✊✊✊✊✊✊✊💚❤💚❤
Wax kale ayay isku qaateen. Shacabkii way ku khasaareen. Xilka halaga xayuubiyo dabadeed maxkamad hala saaro ( traitors, betrayers, double-dealers,back-stabbers)
waa in maxkamada lakeenaa
Xisbiga waddani waa cadawga SOMAILAND❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
XILBAANADAN WAA INAANAY KASII MID AHAAN GOLAHA WAKIILADA
☝️👍👍👍👍👍♥️💯🙏🙏🙏🙏 waasax waabalaga raagay sharcigu hashaqeeyo guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin ❤❤❤
Sharcigu maaha mid sland ee waa mid suberawal iyakuna maxkamaday samaysan doonaan hadii qaranku gacan subeer noqdo maxkamada laguu sheegayaana waa nin muuse ilmadeer yihiin oo uu meesha dhigtay midnimada ilaaliya dadkana dadbaa doortay sida muuse loo doortay hadii kale waxaad fishaanba waa awdal land
Hala xukumu dhamaantood iyaga io kuwa kale ee lamidka ah....guul iyo Gobonimo SOMALILAND ❤❤❤❤
Waa ruun walahi talada lagu jabo ugu wanagsan waxbay na barayn
Hala xukuumo walahi waxan siyaasad an waxba ka aqoon
Wanted 4xildhibaan halagasaaro dawladuna dagaalka Garaadada laascanod hasoo afjerto doorashana hala qabto
Halaga qaado xasaaniyada cadaqaatayaasha
Dawladdu hadday waxka qaban waydo nimankaa dembiilayaasha ah waa in shicibku gacanta saaraan midi waa garac saddexna faqashtii bay ahaayeen iyaga iyo huwanta ciidanka qaranka laysay waa isku kiis waa in sharciga lamarsiiyaa gunta guntu dhashay
Isagaa xilka iska xayuubiyay Mr khaliif
AFAR AY WEYAAN AFARTABA SHARCIGA HALA HORKEEENO
Waa sax in laxisaabtamaa anagu waanu ka soo hor jeednaa xil dhibaanada dalka iyo nabad gelyada wax yeelaya
Dadka Qaranka hadimaynaya dalka iyo dadka waa in Suyaasada dalka laga saaro
Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan Somaliland, ilaahaw Fadliga Basha Ramadan Darteed Colaadda Nabad Noogu bedel, Guul Ciidanka Qaranka.
Waa halyeeyo alle iyo raggba yaqaana guuleysta ❤❤❤❤wllaalayaalaw
4taa nin wa cadawga gudaha ha la xidho
4 Tuug ee isasoo kaxaysta Nasiib wanaag Bulshada Somaliland. Baa ka Adag mashalaah
Kuwan waxa kalita Somaliland masu marin miadan hadi Somaliland mel u danta ugyahin
Waa warkii reer samatarka
Waa sidaa waa in talabo deg deg ah laga qaado
waa maxay xadhigu bariba waa la soo Dayne???? Waar dayuusiintan fagaaraha khayriyadda halagu toogto,,doofaaro doofaaro dhalay weeyee ha loogu quus gooyo cadawga qaddiyadda jamh.Somaliland,, Barkhad batuunna waa dayuuska ugu wayne isaga ha loogu horaysiiyo insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep
Sax weeye tallaabadani haddii ay dhabta tahay
OGI OGI KA JOOG WAAR HOW KA JOOG
Qarankan waa loosoo dhintay dayuusiintaa hala xidho waaba loo seetadheereyee
4 nina siiba mahameda iyo barkhada aada aya dadka somaliland ugu hana weeyanaye laakii maalina qudha lama aragan iyagoo danta qaranka ka shaqayanay waxaya noqadeen ninma musa danbeeda u ahan ciro iyo wadani dadka iyagaa isa nacasiiye😢😢😢
SADAXDAN XIL DHIBAAN CIYAAL YARYAROO LACAG LASIIYA SOO AFJARI KARA
💖🤍🥳💚🥳💖💚💜💔🥳💖🥳💖🥳🤍🤣
Si fcn
INA DAWDAR WAAWARLORD
WAARUN DHIBAY KUHAYAAN WADANKA
Taalo 4 xildhibaan dacwaadoda lasuga dhamaadka dagalka Lascanood
Walhi way istahilaan wayo waxay qabanayan shaqo aan toodi ahan
sharciga xukumadu waxayusamaysatay masaakinta shicibka ah kaliya inlogucagajugleyo lagunabaadho kaliya
Afartuba waa cadawga qaranka Somaliland ee hala buufiyo oo hala eryo waa lagu khasaaraye 👍☠💀👹
Kowaso waxbahmasamankaran
SHARCIGA SHEEGAYA IN LA XIDHI KARO XILDHIBAAN XASAANAD LEH NOO SHEEG DASTUURKA QARANKA MEESHUU UGA QORAN YAHAY IYO NUMBER KIISA????
AFARTAA TUUG WAA IN LA XIDHAA WAA CADAWGA SOMALILAND
Kuudafadan is urursatay ee ciiro ugu hooreeyo shaacabaku haa iskaaqabatan
Intaasiba waxay gacan Saar la leeyihiin cadowga somaliland waxayna xidhiidh la yihiin kooxda farmaajo iyo kooxa nabadiidka
Mara Horeba Ka Doortatay Kuwan
Mesha Ku Sawiran Ayaa Malaha
Ujeedo Kale Kalahaa Oo Aan La Ogayn.
Wejigii Madaxdaba Malaha Ee Waa
Labeeb.
Wejigii Ragaba Malaha Ee Waa Badhdumar.
U Fiirso!
Waxba yaan la xidhin ee xasaanada halaga qaado oo suuqa gala hala yidhaahdo
XUKUUUMADU IL GAAARA HAKU HAYSO XIDHIBAAANADANI DAD KALE AYAY USHAQAYNAYAANN
Afartaas iyo wasiir cabdil qaadir iimaan warsame waa in baadhitaan lagu sameeyo oo xilka laga qaado maxkamad na la saaraa
GAADHI GOODA GAADHI LAGA DHUFAN KARAA DAQA DAREWALKA
SIFUDUD SHIRQOOL GUDUBAA LO DHIGI KARAAA
DAD U ADEEGA DANO SHISHEEYE OO SOMALILAND DIID AH AYAA GOLAHA WAKIILADA INOO SOO DHEX FADHIISTAY SHARCIGII LAGU XAKAMAYN LAHAANA WELI MA SAMAYSNA .
Waara nimaka hakeena waxa kasatoo sheegeen ha cadeeyaan hadaanaya cadayan hala xukuma dadkii nimka doontaya ayaa maanta dadkii ogaadeena xaqiiqadoo oo la ogaadaya ilaahaye kashifaya
Gudoomiye ina khaliif.isagu tagba laakiin labadan kale ina abiib iyo Axned waa in laga qabto dalka waxba lamay hadhin intii Awoodooda ah
Waa runa qalada baa loo doirtaya waxaya ka shaqeeyan waxaa ahayan masalaxada iyo danta dadka dadka somaliland haka fiirsato dadka soo dooranaya 4 nina waa cadowa geena
Mdxweyne muuse wxd modaa in ay shax badani kahosbaxeyso waa in uu wajibkoda mariyaa nimankaa
Doorta dadka aya ku wayantahaya qaranimada somaliland waxa walaban ka hirayasiiya danta dadka iyo dalka xitaa nafatooda kuwaasa uqalama qaranka
Waar Faro Qabooda Dawlada Somaliland, Ayaa Kibrisay Kuwan Parliamentka Ku Yimid Sifa Qaldan Ee ilaa manta Rebeshka ku Ah Wadanka.
Waa In La Kala Diraa Waxan Aan U Qalmin Parliamentka Somalland.
Waa Wax Laga Xisoodo Waxan Aa Leedihiin Waa Xildhibaano.
Ceebey Tacaal.
Hadeyna snm ahyn waa xadhig jamuuriyada badhida weyn
SNM iyo Somaliland waa laba magac oo isku mida labadaba waxaa iska leh qarankan Somaliland.. SNM waxay dhashay Somaliland.. mida ogow marka hore kabacdi hadalku waa ku furan yahay….
Hhhhh badhiweyn anaka ayaa keenay oo idinku caynee af Somali aad leedihiin oo aad nagu caydaan la kaalaya wax walba ma anaka ayaa idin barayna mida kale maanta laga bilaabo somaliland waxa iska leh mujaahidiintii SNM iyo ubad koodii oo qudha kuwii kale mar haday nagu kibreen oo futadii xumayd nagu Kala qabteen somaliland meeli ugama banaanee ha ka guureen.
Kkk😅
Afartaa nin waa Cadow somaliland cidkale ay u shaqeeya waa in xilka laga qaado farmaajo ayay u shaqeeyaan waa cbbc waxa aad ka garanaysaa ashaxuma ay la dhex joogaa barlamaanka waa fidno
xildh ku sheega ina abiib Si uu xalad dagaal u abaabulo ilaa itoobiya ayuu kawadaa ol ole iyo kicin waa in maxkamad.degdeg ah lasoo saaraa
Waa arin aad u muhiima nimanka waxay Kala safari waayeen dalka,shaqadii loo igmaday iyo mucaardada in kasta ta Abdirazakh khaliif ka duwantahay Aduunkoo dhan dhan ay tahay ninka xilkuu hayay ee uu u dhaartay dalkiisa cadow kasoo raacay wakhti dagaal ay tahay Tiisu dil toogadho ah
Hala xidho waa qayral masuul miidhan ma buuqbaa loo doortay wadankay khalkhal ku hayaane
Waxaan kaala hadlaayay shalay baad sii wadaa beentii qolonimo ayaad ku darsatay cudur reerbaana kaa soobaxay xildhibanadana dadbaa doortay ee maxmada super awal maay dooran kamana qaadi karaan xil ee intayee inagu hadhay dadka dalka wada leenay miyaad sii didinaysaan dalkii mawaxaad ka dhigteen salaan iyo Kala tag isaaqna Bari wuu Kala tagi
Heego Radio qaranku ma rabitaanka Muse? waar isla xishooda xildhibaanada shacabkaa doortay Muse xilkii ka dhamaa
Beenaale ilaahay aqoon ayaad tahay laakiin hadalkaagu waa koran ololay o maaha wax kuu qormaaya iyo wax cidi kaa dhegaysanayso midna
Waar beennaale ayaa tahay.