Halista Hepatitis B, C, iyo Kansarka Beerka ee Soomaalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @timon7487
    @timon7487 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay cilmiga cimriga caafimaadka caqliga camalka ha kuu barakeeyo

  • @msingopriska8255
    @msingopriska8255 5 ปีที่แล้ว

    Sidee somaaliya loogeynkaraa cirbadiisa ama sheybaarkiisa MSE somalida waxbaratay caawinaad caafimaad mageynkaraan daawada iyo doctors xirfad uleh pls somaalia halageeyo dawada cudurkaan

    • @abdikaniaidarouz9350
      @abdikaniaidarouz9350 4 ปีที่แล้ว +1

      Qofka qaba jooniska cad gaadhi maraaci karaa

    • @yaasmiinjaabir8084
      @yaasmiinjaabir8084 4 ปีที่แล้ว

      @@abdikaniaidarouz9350 wllo hadad qabto ilaso xirir wan qaba eh an kala xog qadane

    • @Warsan614
      @Warsan614 4 ปีที่แล้ว

      Anaaa qabada. Ee maxaa macluumad laga hyaaa

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 ปีที่แล้ว

      la xidhiidh khabiir DALKA INGIRIISKA TAKHASUS DhEER LEH walaal cudurada uurku jirta th-cam.com/video/kjbvIlVlyqU/w-d-xo.html

    • @r017x
      @r017x 6 หลายเดือนก่อน

      Asc yasmin hada side tahy wll​@@yaasmiinjaabir8084

  • @shukriabdisalaan6512
    @shukriabdisalaan6512 4 ปีที่แล้ว

    Xagan iskabar

  • @mahirmoalim4629
    @mahirmoalim4629 6 ปีที่แล้ว +1

    C CDC

    • @africanafrikab1198
      @africanafrikab1198 3 ปีที่แล้ว

      Walal muddo badan waxan la nolaa cudurka Hapetitis B waxa iigu daran kolka cunto dufan leh an cuno ama cunto culus sida hilibka digirta iwm caanaha geela aya aad ii anfaca caloosha markay i baxdo ama an is qaras faalo nasib wanag baritanka waxa la ii shegay in uu yahay kan igu dhacay MODEST mid sahlan

    • @ahmedmuktar1416
      @ahmedmuktar1416 ปีที่แล้ว

      @@africanafrikab1198 hada makaa baxay
      aniga B ayaan qabaa daawana waa lii diiday

    • @r017x
      @r017x 6 หลายเดือนก่อน

      Nio adiga hada xaalkaga kwrn maka baxay​@@ahmedmuktar1416

  • @aishashariif
    @aishashariif 7 ปีที่แล้ว +1

    caloosh ayaa ixanuni ilaa week

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว

      isa soo Baadh

    • @ayajama84
      @ayajama84 5 ปีที่แล้ว

      Walal isga caloosha shaqa kuma leh

    • @MBOsman
      @MBOsman 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ayajama84 ha odhan walaal sidaa. Waayo caloosha meesha ay dadku u yaqaannaan iyo meesha ay tahay ayaa aad u kala fog.
      Qofku haddii uu ku weydiiyo su'aal aadan cilmi u lahayn ka aamus ama sii talo wanaagsan sida inaad tidhaahdo "walaal u tag dhakhtarka kuugu dhow, una sheeg dhammaan calaamadaha aad isku aragtay"

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 ปีที่แล้ว

      la xidhiidh khabiir DALKA INGIRIISKA TAKHASUS DhEER LEH walaal cudurada uurku jirta th-cam.com/video/kjbvIlVlyqU/w-d-xo.html