Ifraax udgoon waaaw qofki yaqaan Lee yaqaan jilinkeeda my favorite actors somalida ee rer America safiyo naciimo kabayare ifraax udgoon jiijo jaceel waa dad cajiiba
Ifrah udgoon in the building this woman is all about talent Sir Iyo Caad the best Somali series ever produced in Somali history congrats to the crew and the director Mohamed practimol kudduz✅
Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋❤️🔥inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan Jumca Mubarak ❤️Qalbi is Not Easy somali waa jasaariin intee qisada socotay hal qof o comment xun so qoraya indhaheyga may qaban dantina garten gbdha ka foqo shayadin ba tihiine xuriyada AYADA BA LEH 😏
New character is in the building. That is why I love this series. Yaa ila arkay in maanta Faadumiina la burbursaday which very intertaining to watch😅 Tiinaa is not easy💥🔫
Uf yaa ila nacay labada istastabaya ee jecal jilaya jiliin mayaqanan uf dheh ifrah udgan yasmiim iyo fatimiina my favorite inta kale wan is dhafiyaa walahi
Waaw naag nool baa soo baxday caawa i like dad ka noocan ah faadumiina waa la helay caawa kkkkk nooso badiya flmka sida xujo wan idin salamay my teem 🎉
Asc. Walaalayal we don't need English language. The only reason we watch this because otherwise. We are happy to watch Hollywood movies. Sorry this message is the for the young lady who was interviewed the young man.❤❤❤ it's encouraging
I wish all Somali women are like this young lady who interviewed her future husband to be as if he is applying for job. You need to enquire a lot about the guy or a lady who you are intending to marry before in hand.
Aar faadumiina 😂😂wixii ku helaan layaabay kulahaa sacaada laga bilaabo dharka kamid ahay wlhy waa iga qoslisay team tiina hadaan nahay nalaguma soo degdago😮😮😂❤❤❤❤❤❤
Waatii aabeheed ku tidhi ninkayga shaqo fcn inaad siisay wuu ii sheegay Ee uu odaygii yidhi anigu shaqo ma siinin Sheekada markaa ayay u cadaatay Imikana lacagtii kaash ayay ku qaadatay halkii uu xawaalada ugu diri lahaa Si aan loo ogaan in aanay India joogin Hawshu way socotaa 😅
Ayyy filimkaygii waso dhacay waxan asi eheen maba fiirsado thanks team xogmaal blz filmkaan hanugu kala jarina noo dhameya yaila mid ah ❤❤
Filo dawàda ani
ani
Anba sido kale xbbti
Filimkaan waa igu socdey awalba, laakiin haddi Ifrah soo gashey aad buu ii xiise geliyey.🥰🥰😃
Ifraaxda ifahansiiya hada
@@dhamays5603gabdha ruwayad jahweer la dhaho ku jiri jirtay Waa la waaye
I miss Ifrah, she is Amazing, I can’t wait till her and Tina go against each other 😅.
Never seen this actress but she’s amazing
Gabadhaas waa mashalah waa macalimad ardayda wax barta.waxay dhigta maadada chemistry arday badan ayay wax bartay Good job
tee wllo
ifrax waye@@manshaallhmohamed7881
@@manshaallhmohamed7881I think gabadha ifraah
Halkee lagala xidhiidhi karaa luuqada hay bartew
@@manshaallhmohamed7881 ifrah walaal
Asad qarni dhib badana 😂😂ilmo minka banankisa isku dhajinaayo gorme dhalayaan kulaha 😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣 aniga xataa meeshaa aad ayaa ugu qoslay yarka funny waaye 😂
Yaaa Rabi ubad bariyaa igu arsaaaq iso duceyaa somaliyey😢
Amin
𝑨𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒔𝒊𝒊𝒚𝒐 𝒘𝒍𝒍 𝒂𝒎𝒆𝒏
Amiin amiin
Allah ubad baariya hakugu risaaqo wll istiqfaarka iyo saliga nabiga baso
Allaha kusiiyo
Wow, She is amazing, and one of the best talent in the serie, although they are all good talents.
Sounds like a interview but I love it , straight to the point , sis is not about wasting time
Loving this series honestly I'm hooked first ever watch somali soap opera 😍
Ayayaaaaaay waaa wareeeey ifrax udgoon ayaa soodhacday waleee waa jilaayad shaashadaha kabaxday we miss ifraaax shidan waad shiday filimka maanta sidii filimkii aad nagu kala jarteen uun hanagu kala jarina plz ❤❤❤❤❤❤❤ waad Mahadsanidtihiin sidaad usoo gudbiseeen 🎉
Faadumiina wixii helaa layaabay waaba tii dharka kamid toqotay😂😂🤣🤣🤣🤣 tiiiina is not easy ❤
Ifraax udgoon waaaw qofki yaqaan Lee yaqaan jilinkeeda my favorite actors somalida ee rer America safiyo naciimo kabayare ifraax udgoon jiijo jaceel waa dad cajiiba
Aad iyo aad Musalsalkii Atarishada ka aheed Ifraax asoo go aan ogaa bee
Xasuuus
Ayyy ifrah actoradii filimkii jahwarer 2018ki alxmdullah illhay intas cafimaad iyo naftan yat nagu simay😢
Ifrah udgon inta ku praty flimkii jahwrer pest flim u ahaa wllhi ♥️👌
jah. meeshi maanta gabadh kulul oo xarago badan bku arkaa, that's so amazing.
Adnaan model ereyga “ Why not “ Dhiig Buu Kakeeney Please Haka Nafiso ereygaas leave him alone 😂😂😂
Waaw ifrah udgoon kuso biirtay jecliya jilinkeeda walashay ifrah udgoon. ❤❤❤❤❤❤
Ifrah udgoon in the building this woman is all about talent Sir Iyo Caad the best Somali series ever produced in Somali history congrats to the crew and the director Mohamed practimol kudduz✅
But she needs to speak the Somali language
Agreed 💯 ❤@@luqmanabdukadir5638
Fbgv cbcgrf🎉😢gaff if s
Ifraax wan uxiisay maxamed waxan rajenay inaad markale riwayad isla sojishaan Adiga iyo IFRAX❤❤❤❤❤❤❤
Long time ifraah udgoon miss u wlh jahwareer iigu danbesay qofta kaliya flmka shideysa
I can’t count how many times I have watched this masterpiece. Walahi Somali Waa tagtay Manshallah
Allah is one ❤❤❤❤❤
Fadlan waa codsi luuqada English kadaaya family aan English ka garanayn idiin ku xiran waa iga codsi Mahadsanid
Boqalal afsomali aqoon baa daawata filmka wuxuu ka hadlaa Somalida inta ay ka kooban tahay oo hada kala luuqad ah
@@AdenIsmail370 soomaali kala luuqad ah ma jirtane waa run soomaali waa soomaaali waxkale majiraan
@@inacumar1524 meeqa Somali ayaa afsomali fican aqoon baa qurbaha ku nool??!
Waxa isku xijiya blz waidin baryaa 😢😢😢😢😢😢😢😢
Tan kale sumayo intee ku dambeesay soo boob siiya filimka 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ya ila arkay manta inusan sidi hore ahayn iso raca😂😂😂😂😂
Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋❤️🔥inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan Jumca Mubarak ❤️Qalbi is Not Easy somali waa jasaariin intee qisada socotay hal qof o comment xun so qoraya indhaheyga may qaban dantina garten gbdha ka foqo shayadin ba tihiine xuriyada AYADA BA LEH 😏
ilmaha inee wax dhaxlaan inee dhashana ka horeeyso😂 waa run
It seems people like this musalsal so much 😊
fadumiina fulayleetahsy adne 😂 biskuulad Lee maadharka kalamidnoqotey waaba amini la ahey😊😅😊
Xogmal media keeps goings best somali series films interests of the people's i can't wait prt 11 coming soon insha allah ⚽️👍💯❤😀❤😃😊
Faadumiina Teamkeeda ayaan ahaa si xun baa naloo galay 😂
Hhhhhhh maxa ku geyay hee 😂😂
New character is in the building. That is why I love this series. Yaa ila arkay in maanta Faadumiina la burbursaday which very intertaining to watch😅 Tiinaa is not easy💥🔫
Tina is criminal and she should go to jail !
Fadumina wixii helaan layaaby tiina isn't easy 😂😂
Fadumina meel joog soo lagaama waayin ka xaaxaabi hee😂😂😂😂😂
Tina . Jog naya ha dhimanine kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂 madaxa ka sartid😂. Gabadha filinka ku so birtay wan ka helayyyy❤❤❤❤❤❤❤
22minute it's impossible please soo badiya wakhtiga😢
my former umu-salama classmate Ifrah keep up the great work
Sir io caad malinba mlinta xigta wuu sii macaana❤m.a keep going all the team 🫶
Ifraax udgoon hadey ku jirto hadu xiso yeshay God Talent ❤
Wad mahadsantihin dhamaan jilayasha iyo inta kale oon muqan eefilimka wada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Realy ifrah udgoon is not easy ❤❤❤
😂😂😂😂 the questions for the date next time am doing this enough of heart breaks 😂😂😂you interview someone as if your hiring him for a job 😂😂😂.
Uf yaa ila nacay labada istastabaya ee jecal jilaya jiliin mayaqanan uf dheh ifrah udgan yasmiim iyo fatimiina my favorite inta kale wan is dhafiyaa walahi
Waaw naag nool baa soo baxday caawa i like dad ka noocan ah faadumiina waa la helay caawa kkkkk nooso badiya flmka sida xujo wan idin salamay my teem 🎉
Allah cadnaan waa fashilmirabaah gabarkulul baa baatimid faadumiina na cashar baalodhigey 😊😊😊
Hooyo ama walaal waxaan quraanka kariimka ah kubaraa dadka habka online ah quraanka xifdigiisa tastiixisa tajwiidkisa iyo hingaada ducooyinka sidookale ilmaha yar yar een jaanis u helin in si toosa dugsi quraan utagaan ayaan igana baraa hadaba hooyo ama walaal qofkii ubaahan maseg hoos iigu reeeb insha allah hooyoyinka waa ubilaash
Ifraax kusoo dar inaa dhaha rabay filimka cadi mhn ❤
Filimka hada ayuu ficana dhawadhan wan uxiisay wlhi iyo safiyo tusmo❤❤❤❤❤❤❤
welcome back ifrah we really missed ur films
Wx ilaahay kasoodhuuntay miyey tiri misne wàa dhagahayga hdii saas ay thy abyo ALLe ulaabo ALLe wxbo kma dumaaan wxa qarsoon iyo waxa muuqda asagaa kucilmi leh wad gaftay ALLe ulaabo abyo
Director mohamed biristimool alle caqliga Haku siyadio best director adigo kale ah Somalia lagamasoohelayo hore usoco pro❤❤❤❤❤
Let’s see who gonna win ifrah or tiina
Welcome my sis we miss you team ifrah ❤❤ we love you
wow ifarah udgoon we miss walhi qoftan doorkan way shiday qoftas❤😂 wa atarisho banaka ku dacaday
Tiina iyo fadumina😂😂wlhi filimka oo dhaan waa xamasad miiran anakon kalaqad dhadheynin mansha,allah
Intii habeen fiirsan jirtay cml hada maalin fiirsaneeso like saar aryaa😅😅
Waaawareeey Ifrah Udgoon in the building welcome Ifrah we missed you
Xabada uurka leh o ilmaha minka korkiisa ka saran😂 suuro 100% wey dhameysay wn jeclhy gabdhaha sidas usuuraha bdn wlhi🥺💋😂
Horta ayada iyo ninka run run may isku qabaan waba iga yaabiyeen ani😂
@@Aziiza_A ma ogi wlhi jiliin le wye side ila tahy😂 mcny sidas ma igu suronee adi😭💋
Waa ayeeyo Koris znapka Ugu qoranthy
@@EBYAN267 snap keeda maa heysaa quruxeeyy
Filimkubaa eguu macn yahay Mar hadiyey ifrah udgoon ku jirto wn jclhy wlhy jilinkedaa❤
GABDHA filinka kusoo biirtay wlhi aad baa ujeclaan jiray filimada ay la wadi jirtay m/paractiml come back ifrah udgoon❤
Waa lagu fara yaraystey film-kan ❤❤❤❤
From now on I will watch because of ifrax I love her
Wow filmka waxa kuso biraay qof adag ifrah udgoon jila khatara
Ninkaa dhulka gaday jiliin kiisu aad bùu u fiicanyahay❤
War ifraha ahaaa masha Allah wan ku xiisnay ifrahey❤❤❤❤❤
Asc. Walaalayal we don't need English language. The only reason we watch this because otherwise. We are happy to watch Hollywood movies. Sorry this message is the for the young lady who was interviewed the young man.❤❤❤ it's encouraging
Bas naga dhaha kuwan qalbiyada noo dhoora yaa dhaha
Hadaa. Waa gabdhan hindiya usocata
Ilmaa minka dushiisa isku dhajinyaa kulahaa😂😂😂
Ifraah udgoon ❤ my fav actor ❤
I’m so happy 😢 Be careful sure of what she sending of you to that 😂
War codka nga hagaajiya qof codkiisa dheer waaye qof neh gaab waaye 😮
اللہ اللہ اللہ اللہ اللہ ❤
❤
woow malinkasta dad cusub ayaa kuso biira ifrah oon jilitaankeeda kahelo ayaa soo biirtay
Ifra ba hadey so gashe filmka uu nagu socona🥰
Caadi mahan Ifraah long time we miss you ❤❤❤❤
Me i wanna see sumayo labada xalqad ugu horeysay maba sooo dhafinbeeee
Tina is not easy wlhi fadumiina aloow nisad iga dhig ayeey ka gaartay🤣🤣
Camera man ka caadi mahan si qurux badan buu uduubay haday gabar tahayna si Qurx bdn by u duubtay ma. A mahadsanidin❤
Ifraah udgoon ma préférée actrice ❤❤
Wooooooooow ifrah udgoon we love u filimkii iminku sii macaanadey ❤❤❤
I wish all Somali women are like this young lady who interviewed her future husband to be as if he is applying for job. You need to enquire a lot about the guy or a lady who you are intending to marry before in hand.
anaagu ingilishka ma fahmiin fasiirka noogu soo qoora
Ifraax so labaty ya xasusto filmkii jahwareer❤
I remember wlh❤ the girl is so intelligent m.a
@@amrilabdirizack5508yes❤
Team tiina is not easy 😂😂❤
Sir & caad ilaa 100 noo gaarsii paristimool tractor aan waxba laga qabin karin waye runti🙏❤
Ilmo minka korkisa isku dhakinaya kulaha labadan is qabo wa xarabo😂
First comment
ifraax Wan u xiisayba 2018 ayaa igu danbaysay
Hanbalyo first time I have watched somali movie
She sounds like Coach Maryam right like if you agree with me
Jog nayaa 😂 I like that woman she is a talent .
Asad iyo ayaan qosoley igudilen😂hees hindi ayeybo kamareysa😂 funyy
Fadumiina,see loogalay maanta😂😂😂
Yes filimka inglishka ayaa ii sii qurxisey😊
Ifraax 😢waa ku xiisney wlhy❤❤❤soo laabo
Halyeeyadii jilitaanka aaga soo gashay cabsi cabsi ifraax ❤
Ilahay sidu midaan English ugu fududyey Ilahay ha igu fuddy😂
Aamiin dhamnten
Aar faadumiina 😂😂wixii ku helaan layaabay kulahaa sacaada laga bilaabo dharka kamid ahay wlhy waa iga qoslisay team tiina hadaan nahay nalaguma soo degdago😮😮😂❤❤❤❤❤❤
Waaaaw waa gabadhi ku jirtay Film kii cajiibka ahaa ee jaahwareer
Wardee caawa qolo afkii.hooyo dafir san baad keen teene wasidee
Asad iyo ayaan reer khaan bay iskubadaleen 😂❤
😂😂😂😂balse dhiba baa Kusoo socotaha 🤔🤔🤔dhibka dhani waa ayaan😂
Waar naagahan yaryar luuqadu may u cusub thy horta 😮
Na somaali nagaga hadla
Gabadhaan walaca jilaysa qorsha kalay damacsantahay Baan umalayn ninka inuu naag kale jecelyahay Bay ogaatay
Miiila aragtey horta😂
@@princesskajal9595 haa waxbaa meesha kujiro
Saas uun weeye ufiirso wxba salag leh😅✌️
Waatii aabeheed ku tidhi ninkayga shaqo fcn inaad siisay wuu ii sheegay
Ee uu odaygii yidhi anigu shaqo ma siinin
Sheekada markaa ayay u cadaatay
Imikana lacagtii kaash ayay ku qaadatay halkii uu xawaalada ugu diri lahaa
Si aan loo ogaan in aanay India joogin
Hawshu way socotaa 😅
Haa markii uu taleefanka ku hadlaayey dhulka qiimihiisa loo sheegay ayey xanuun isku riday. Teeda kle Dr da ma isla ogyihiin talow
ifrah udgoon my favourite actor ❤