Axmed Cali Cigaal $ Xasan Diiriye Ahun | Heestii Shugriyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha u naxariisto xasan diiriye faarax axmed cali cigaal na caafimaad ka ha u siyaadiyo aamiin aamiin aamiin MAXAA WAX INAGA DHUMAY

  • @abdikarinadan7063
    @abdikarinadan7063 ปีที่แล้ว +3

    Ma ogtahay inuu alifay. Abwaan. Maxamuud Cabdilaahi Ciise. Macalin

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walaal Dalmar .Waa hees aad u macaan xagga erayada iyo codeeynta.

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa marxuum Xasan Diiriye , ma aha Rooraaye.

  • @HassanHussen-z8p
    @HassanHussen-z8p ปีที่แล้ว +1

    Waa taariikh and pulutics

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees kahadleysa waxa maanta taagan in horey looga horjeedey

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +2

    Ereyada laxanka singub

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 4 ปีที่แล้ว +3

    Soo booqo Channel kayga hadii aad kuqanacdana igu dhiirigeli subiscribe fadlan Mahadsanid

  • @XasanIbraahin-e8m
    @XasanIbraahin-e8m 3 หลายเดือนก่อน

    Ale hawnaxariisto fanaan xasan diiriye caateye fanaan cod toolmoon dhe

  • @XasanIbraahin-e8m
    @XasanIbraahin-e8m 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haw naxariisto intii dhimatay bahda fankaba

  • @XamdaCilmi-ez7im
    @XamdaCilmi-ez7im 3 หลายเดือนก่อน

    Hesaha kuwi hore aya mcnaa dadkana dadkii hore aya wngsana dalkana waba isla sidas rabiyo nbd nasi 😢

  • @hassanrashid611
    @hassanrashid611 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasan diiriye wuu ka cod wanaagsan yahay a cali cigaal waayo erayada qaar kuma dhawaaqi karo cigaal

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 3 ปีที่แล้ว

      Adigaan afsoomaaliga aqoon ee baro afkaaga

    • @sharmaabdi1344
      @sharmaabdi1344 2 ปีที่แล้ว

      heesta axmed cali cigaal ayaa ku cod qurxoon

  • @AwaaleDahir-t3i
    @AwaaleDahir-t3i 10 หลายเดือนก่อน

    F