Guryaha xaafada Parkland Nairobi iyo qiimaha 3qol

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2022
  • #nairobi#parklands#kenya

ความคิดเห็น • 16

  • @qaaliqatimguriqeer3059
    @qaaliqatimguriqeer3059 ปีที่แล้ว

    Thanks sis we need more information

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 6 วันที่ผ่านมา

    Abayo donhom Kasoo hadal qurba joogta waana dhiben wax walba qaali ka dhigen Guryaha Pricekooda Kasoo hadal

  • @indheey
    @indheey ปีที่แล้ว

    Masha allaaah abaayo soo badi waan ubaahanahay

  • @hannamoalin5237
    @hannamoalin5237 ปีที่แล้ว

    masha allah anfaceey walagu waye syanta

  • @djmanka6840
    @djmanka6840 ปีที่แล้ว +4

    Asc ninka hindiga waxaad lee dahay nin fiican maaha gurigiisana waxaad lee dahay waa guri fiican, albaab furan lama galo ee waji furan baa la galaa

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo waan kugu cusbahay inte kala soo xirira

  • @hafsaabdi1831
    @hafsaabdi1831 ปีที่แล้ว +2

    Nairobi waa la igu afduuban gaaray wlh sas aanba ka qaaday wadanka dhan

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 8 หลายเดือนก่อน

    🫶

  • @calicabdimaxamed1286
    @calicabdimaxamed1286 ปีที่แล้ว

    Gabdho kaliya miyaad u waramaysaa

  • @TheDayib
    @TheDayib ปีที่แล้ว +3

    Hinduga wa Cunsiriyal Islam nacayb wayn kujirto kafogada. Cadawga Islamka yaan lakorinin

  • @naagnool4127
    @naagnool4127 ปีที่แล้ว

    Abaayo Snapchat ma leedahay ma iso qori karta anigana Sweden ayan kaso guuri rabaa

  • @nasroaden2469
    @nasroaden2469 ปีที่แล้ว

    Abyo dugsi quran ma udhowyihiin

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    Walaalo nin hindu ah ee noolashaadi iyo wixii aad cuneyso kugu Fara galinaayo
    Lacag ha siin ee dad kale Ka kireeyso