Arin Murugo leh qaabka Caruurteena Gaalada u dhumiyaan || Sh Maxamed Rashaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @Maahirzayinmaahirzayin
    @Maahirzayinmaahirzayin 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh maxamed rashaad alle ha unaxariisto

  • @husseinabucubeyd7733
    @husseinabucubeyd7733 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi wa iga qososhiiye shiikha
    Alle ha u naxariista

  • @faysalmohamed3131
    @faysalmohamed3131 3 ปีที่แล้ว +9

    Adinkoo mahadsn noosoo badiya muxaadaraat kiisa 🙏🙏🙏🙏😣😭😭😭😭

  • @faysalmohamed3131
    @faysalmohamed3131 3 ปีที่แล้ว +19

    Sheik mxmed rashad wlhi qalbiga ayuu iiga yaalaa illahy ha naxriisto run tii wxuu ahaa nin aan laganban xaqa
    Wlhi waan jclahy illahy ha unaxriisto
    Muxaadaradiisa kma cajiso

  • @sameerahajiofficial
    @sameerahajiofficial 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay haunaristo sheikh Mohamed Rashad waxu ahaa sheikh Qali ah janatul firdowsa Ilahay hakugu casuumo. Awlada Somaliaed ma Allah haino xifdiyo melwalba oo ay jogan .

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha u naxariisto sheekheene aan jeceyl nahay Allah janatul firdowso nagala kulmiyo

  • @mucjisoxaaji2146
    @mucjisoxaaji2146 ปีที่แล้ว +1

    ALLOOW kuu Naxariiso

  • @Musaay00
    @Musaay00 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow uu naxariiso

  • @shukrimuuse8175
    @shukrimuuse8175 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hakuu naxariisto sheekh

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow kuu naxariisto

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah sheekh and allah yarxam

  • @thewariah
    @thewariah ปีที่แล้ว +3

    Sheikha manta hadii uu noolaan lahaa kawaran?

  • @ahmednajiibabdi1999
    @ahmednajiibabdi1999 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alllow kuu naxariiso ❤❤

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 3 ปีที่แล้ว +2

    Rabiyow unaxariiso

  • @muqtarjabuti4373
    @muqtarjabuti4373 ปีที่แล้ว

    Masha allah macalin

  • @shukrimuuse8175
    @shukrimuuse8175 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cilminaaficaad katagtay oon ku raxaysano qabriga ilaahay haku waasiciyo

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh xaqiiqada so socotay buu sii ogaa Allow ku naxariiso horaan baa lo yiri WAXA TAAGAN QOFKII GARAN WAAYA WAXA SO SOCDO MAGARTO marka waxii taagna ayuu gartay waxa so socdana wuuba noosi sheegay m.a

  • @MrFuley
    @MrFuley 2 ปีที่แล้ว

    الله يرحمة

  • @mustafemohamoudmohammed9717
    @mustafemohamoudmohammed9717 19 วันที่ผ่านมา

    Wallee waxaaas oo dhan waa wax aan soo arkay Intooda badan.

  • @mohamedabdullahi2356
    @mohamedabdullahi2356 3 ปีที่แล้ว +2

    Very true

  • @muqtarjabuti4373
    @muqtarjabuti4373 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 3 ปีที่แล้ว

    Waa dhib

  • @thewariah
    @thewariah ปีที่แล้ว +1

    Sheikha MSN chat buu layaabanaa kkkk hada aduunki baa rogmaday