HABENKII MARKAY AQAL GALEEN SUBAXII AYUU BEREEYAY GABADHII UU 10 SANO JECLAA KADIB MARKAY😭💔 😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 70

  • @IfraaxMaxamedCali-s4w
    @IfraaxMaxamedCali-s4w 10 หลายเดือนก่อน +9

    naa ayaaneey wlhy dar ilaahay kuu jclhy saa usheekaysan kahelaa waxan ku qoslaa naayaa indha wyn markad dhahdo inaa ani ilahadaysanba moodaa wlhy funy aatahy ayaaney allaha ku xifdiyo mcnto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 หลายเดือนก่อน +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @MUDANqurx
    @MUDANqurx 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤🎉🎉🎉Masha Allah❤❤❤❤❤ Ayaaneey❤❤Walashey 🎉

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fatimaomer-h1x
    @fatimaomer-h1x 10 หลายเดือนก่อน +2

    Allh ku xafido ayaany ❤

  • @FaadmaFatxi
    @FaadmaFatxi 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaan indha weyney ani yar bn bilabay inan ku dawado weyna tirsan yihin like xasidnimana igama aha ee maqan cuqdad ha ii qadin lkn manty waan saray😂😂😂😂

  • @muna-Cabdi
    @muna-Cabdi 10 หลายเดือนก่อน +1

    Subaxaanallah wan afariirey habenki aqal galka subaxedi ha lagu qalo wlhi inatad noshahay waxa walb waad maqalin oo arkin

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 10 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks ayaan quruxey abyo mcn mahadsanid xilikii afurka naku so adisaa malin kastaa ayaney quruxey❤

  • @RaxmoCabdulaahi-yy6df
    @RaxmoCabdulaahi-yy6df 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh Abyo ayaan qurux wan ku salamay qali❤❤

  • @FathiaFathia-un5xo
    @FathiaFathia-un5xo 10 หลายเดือนก่อน

    Ayanyi kanokale rabiyowa nagahayi 😢😢😢oo midi wanagsan nasiy amiin☝🤲🤲🤲

  • @NA-id8hb
    @NA-id8hb 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ Ciid Mubaarak walaasha iyo qoyskaaga. Eid Mubarak dhamaan muslimiinta caalamka

  • @Faatimh-abdullahi55ww
    @Faatimh-abdullahi55ww 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thnkyou hapo ayaan sidaa noogu soo gudbisey❤❤❤❤

  • @naraacadeey552
    @naraacadeey552 9 หลายเดือนก่อน

    Wcs ayaneey
    اللهم لا تجعل رمضان هذا آخر العهد بيننا اللهم اجعله شاهدًا لنا لا علين

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ayaan qurux xaley sas maxa inogu gashay bayo qali Ale ayaan ka magan galay subxana llaah 😭😭😭waaba qiso naxdin badan 😢walidka mar waliba inaad ka dabeysid ayaan fcn wyo garad iyo aqli vuu ku dher yhy walid nimada ciyar maha allow ha ina tusin 😢

  • @laylaaa959
    @laylaaa959 10 หลายเดือนก่อน +1

    صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muhima2495
    @Muhima2495 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wwb
    Liketa wax walbo wey ka horeysaa quruxey waan ogahy mar marka qaarna waan iloobaa lkn adiga I xasuusisid😂😂

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 10 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan queen walhi qiso xanuun badan

  • @abDirhmaan122
    @abDirhmaan122 10 หลายเดือนก่อน

    ilaahoow wad kaya ha noogu darin nolol yaa rabbi

  • @deeqodeganluula1533
    @deeqodeganluula1533 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs abaayo waa iga soo gaarsiisay mahadsanid yaaqey❤❤❤❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 10 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah ilahow Hana Tusin

  • @falishassan528
    @falishassan528 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaan quruxay Eid mubarek ❤❤❤❤

  • @FaFa-h6o
    @FaFa-h6o 10 หลายเดือนก่อน

    Aaamiin yaarbi amiin yaarbi 😢

  • @shukriinahassan264
    @shukriinahassan264 9 หลายเดือนก่อน

    Ciid wagsan ayaan cadey❤❤❤

  • @nafisofaarax2934
    @nafisofaarax2934 9 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney ani wali qisada madhamaysan lakiin waxaan is dhihi karaa ninkaas gabadha labo mid ayuu u dilay masayr uu ka maseeray ayada ama sabab ani laiigu diidi karaa

  • @MaryamoSayid
    @MaryamoSayid 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaaney xbbti adiga dhiiri galisadayda ahe manta talo ban kaa rabaa mel khas an kalaso xiriiro magaranayo marka abayo ila tali adi iyo asxaabtada pless ayaaney Ninkayga wuxuu iishegay inuu naag ila shukaansado uu Dano gaar ah awgeed uguursanayo wuxuna iga codsady inan ku taageero wallhy Wan gariiray waxan sameeyo Wan garan la any ila taliyaxabiibatii

    • @fatimayusuf4999
      @fatimayusuf4999 10 หลายเดือนก่อน

      Abyo horta qalbiga alha ku qabojiyo 2 rakaco suno tuko arintada alle u bandhigo Mar hadu ka codsadana iska fasax qalbiga alle kama raciyo waxad is ledahay wadka qadan kartana ka qaado

    • @MaryamoSayid
      @MaryamoSayid 9 หลายเดือนก่อน

      Mahsanid xbbti

    • @NadarAhmedxirsi
      @NadarAhmedxirsi 9 หลายเดือนก่อน

      Gabar adoo kala in lagu danesto miyad ka ogalatay ninkaga hadusan rabitan uqabin ogow waxa laga yaba in godka qodiin adi iyo ninkaga aad idinku ku dhacdaan marka wll ka firso arintan

    • @MaryamoSayid
      @MaryamoSayid 9 หลายเดือนก่อน

      Maya xbbt asaga ayada marna madulminayo wayna ogtahy arrinka

    • @NadarAhmedxirsi
      @NadarAhmedxirsi 9 หลายเดือนก่อน

      @@MaryamoSayid in Dan gaara lo gursanayo miyay ogthy ayadu OK waye marka sis

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 9 หลายเดือนก่อน

    Subaxanallah

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 10 หลายเดือนก่อน

    Wcz xbbt qisooyinkii somaalida aad bn ugu xiisey

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs❤❤❤

  • @IstarCabdulaahi-l4m
    @IstarCabdulaahi-l4m 9 หลายเดือนก่อน

    subaxalalaah

  • @SumayaSheikh-t1r
    @SumayaSheikh-t1r 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs ayaan indhoweyn xppti ciid wanagsan adiyo caruurtada wankusii hormariyey qisadadii noso dhow😂😂❤❤❤❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs abaayo macan laakiin xalay waad noo jartay

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 10 หลายเดือนก่อน

    11:42 khinjira baa la dhahaa mididaa ayaaney 😢

  • @Fardawsamuhiimsiciid
    @Fardawsamuhiimsiciid 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs xbbti ayaaney see thy❤

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 9 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah 🥺😰

  • @ZidraBoore
    @ZidraBoore 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayane markan kugu cusba waka xanaqijiray hada maya ❤

    • @riyanriyaney5055
      @riyanriyaney5055 10 หลายเดือนก่อน

      Barasha horteda ha enicin 😂😂❤

    • @ZidraBoore
      @ZidraBoore 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@riyanriyaney5055 sas mehee marke dhahdo ay idho wen layta sosar haizo idhawey nanine kķkkk ayan❤

  • @ZamzamMohamed-o9h
    @ZamzamMohamed-o9h 9 หลายเดือนก่อน

    Ayaney love you forever

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs abyo ayanah❤❤

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 10 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaaney ❤

  • @LulGuhad
    @LulGuhad 10 หลายเดือนก่อน

    Thnks boqordayda ❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 10 หลายเดือนก่อน

    Subxnallah illaahy ha ina amaansado

  • @nasraabdi9848
    @nasraabdi9848 10 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ayaney 😂😂😂😂

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato TH-cam kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll

  • @JanaaLove-jy4wf
    @JanaaLove-jy4wf 2 หลายเดือนก่อน

    💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maymuunabdi4009
    @maymuunabdi4009 10 หลายเดือนก่อน +1

    Anigaba nin aan is jecleen hooyo marki hore may ogeyn dib wey iweydisay wiilkas miyad xirir ledihin haa markn iri wxy idhahdy ok lkn aniga hoyadaa hdan ahy ninkan iska dhaaf shaqo saa ah musan heyn naagna wuuqabay kdib ayn daba galay on dhahy guur kale mxd kufalee rer aydba ledehe wxu dhahy nagtan wx jirto ma ahan waa arebo ninkeda caml iilama dhaqanto adaa kujeclahy gadashaa nag inan lahadlo haka yaabin indhaheygu adu moyee ruux kale maba qabtaan😂😂yaa mrkas bn kagagaabsady ileen nin xaaskisa ceynayo ani iima daahayee hoyadi ima dhaline wxn iri nin xaskisa ceynayo inte geynaa wxu dhahy adi ina aderty bad thy naagtan xita iskuma dhawin ina adertay miyan xuman uquuraa guur ina adeer io qabiil mayaqane wxn dhahy xaaskaga allaha kuu barakeyo ee by block na wn ogu daray kfib iso wacay jees jees mxa isla micneynee awalba jaceylka iqabta iidaba ordeysee😂alxmdulilaah ilahy baa hoyadey iiga hadashiiyey xita marky idhahysay iska dhaaf intan diiday bn isku xanaqnay aan istagaybo wn kufay lug bn kamurgacday😢

    • @ifrahhassan7227
      @ifrahhassan7227 10 หลายเดือนก่อน +1

      Horey somali u tiri talo waalid ninki diido wuu turun turoodaaa marka wax fican baad sameysay sxb lugtana allah haku boogdhayo

    • @maymuunabdi4009
      @maymuunabdi4009 9 หลายเดือนก่อน

      @@ifrahhassan7227 sax waye aamiin mcnto

  • @MaryamoSayid
    @MaryamoSayid 10 หลายเดือนก่อน

    Plsss abayo naftii noo kale is oo qaada ila tali ra yigaagu waa ii muhiim

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 9 หลายเดือนก่อน

    Qof dadkoo dhan ay kaaga digaag, ha ku deg degin wax yaabo badan waa in laga fiirsado

  • @Fafumomohamednoor
    @Fafumomohamednoor 10 หลายเดือนก่อน

    Wsc❤❤❤🎉😢

  • @Najminaa
    @Najminaa 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @MssQurux-ko5sy
    @MssQurux-ko5sy 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs mcn to ❤😢

  • @ZamzamMohamud-yw5jo
    @ZamzamMohamud-yw5jo 10 หลายเดือนก่อน

    Waxa umalyna inu isagu jecleyn e ay iyadu jecled illaha ka Megan galnay jacayl indha la,an ah

  • @Zeinab-adam
    @Zeinab-adam 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @DaganNagad-so9mb
    @DaganNagad-so9mb 10 หลายเดือนก่อน

    Ayan taqayil 😂😂😂

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 10 หลายเดือนก่อน +1

    Na lawad duboya

  • @MUDANqurx
    @MUDANqurx 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤🎉🎉🎉Masha Allah❤❤❤❤❤ Ayaaneey❤❤Walashey 🎉

  • @zuuzaan-lg6iu
    @zuuzaan-lg6iu 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs❤❤❤❤

  • @CabdiCaziiz-qc3rt
    @CabdiCaziiz-qc3rt 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @Shukri-d7t
    @Shukri-d7t 10 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤