Wuxuu yiri waxaala soo tarxiilayaa kuwa an sharciga lahayin iyo kuwa aan dadka jarmalka dhex gelin ma wuxuu ula jedaa dhex galka kuwa angalobin ee soomaaliyed ee diintodii islamka hayita ninkan islanimadiisa waa inlabaraa Subxanallah.
Balo ku soo noqatey dhalinyardii dhibkaas ogeyd u Markey ayuu ka soo celinaa imaanka beel lacagta as baa u daran bal muu dhaho wax hasoo barateen ka Dib hala soo celiyo
JARMALAKA SABABTU U DOORTAY ISAQAA U BADAN WANA XASID XASAN HORTA QOFNA RISIQIISA ISAGA MA JOOJIN KARO WADAMADA ADUUNKA KAMU HADAL JARMALKA OO QUDHA AYUU SHEGAY INSHA ALLAH KUWIISA JOOGA MARAYKANKA AYUU SOO CELIN DOONA DONAL TRUMP ISAAQAA JARMALKA INTA AAN LA IDIN CELIN MEELAHAA KALE ISKA DHIIBAA WA HADI LA YEELO IN LA IDIN CELIYO
HADAN JAAHIL SOMALIDA KENYA FADHIDA MAAD HORTA SOO CELISID WADAN KALE DHISANAYSA EE KU BAABAYSA QANTIGA IYI ISKA WADA DHIIBAY KENA MAAD SOO CELISID KUWA MARAYKANKA MAAD SOO CELISID
Mel ey nabad kajirto ayaa lagu solabtaa ee Xasan sh asagaba dad cun ah ee xasan halagu mudaharado dadkii nolaa wu qarxinaa kuwii dhintayna wuso saray ee waxa wasaqa ah iska qabta😢
SHIR KAD MA GEFE AH AYUU SAMAYSTAY OO QOYS KIISU LEE YAHAY OO ILAA YURUB ILAA MARYKAN DADCKA MAR KA LA SOO CELIYO XOOGAA DYAQAALE AH OO DIBU DEJINA AYAA LA SIIYAA OO HADAY URUR TO MALAYIN DOOLAR NO QONAYSA TAA AYAY RABAAN INAY QAATAAN ISAGA IYO QOYSKIISA DAD KAA KAAGA DARANE WUXUU QOR SHAYNAYAA INUU WAXNA AL SHABAAB U DHIIBO WAXNA JEELAL KU LAAYO SI AAN DAC WOOYINBA LOOGA QORIN SOMALI INUU ROGAYO WAA ISKA CADAHAY WAA SAHAL WAXANI
War madaxa weyno dadkisa galaya yurub ama usa canada wa save ha soo ceshan ee gabdhihii ad sacudiga geysay raadi xagey ku danbeyen kuwasa so celin iyo kawarqab xaq kugu leh.
AMA ISKA QABATE AMA ALLAAH IDIIN GARGAAR OO IDINKA QABAY XAL KALE MA LIHI DIN WAXAN WAA SAHAL SHIRKADAN QOYS KIISU DAD KA LARABO IN LA SOO TAD XIILO OO HORE MADAX WEEYNE AQBALA AY U WAAYEEN XOOGAA GAA DIBU DEJINTA AYUU RABAA EE MAR KAY URUR TO MALAA YINKA NOQO NAYSA HADABA DAD KAA SIDUU U GELI DOONAA QAAR AL SHABAAB BUU U DHIIBI DOONAA QAARNA XAB SIYADUU KU LAYN DOONAA SI AAN LOOGA DABA TEGIN MEEYTIDA NINKA AA KHIRO UGA DABA TEGEY DADKA LEH ALLAAH KA CABSO MABA QUUSATO SOMALI WAA DAD HAYIN U AH GUMAY SIGA
Saxibayaal subscribe isaar muuqalka like Saar fikirkaga commantiga igu so qor 🙏🏻
Wuxuu yiri waxaala soo tarxiilayaa kuwa an sharciga lahayin iyo kuwa aan dadka jarmalka dhex gelin ma wuxuu ula jedaa dhex galka kuwa angalobin ee soomaaliyed ee diintodii islamka hayita ninkan islanimadiisa waa inlabaraa Subxanallah.
MW Xassan waan soo noqoneynaa adigana shardi hal Itobyaan yuusan ku harin eri Orom kasta
walaahi waan raacsanahay hadalka madaxwaynaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ascwb xasan Shiiq dadka guryahooda ka darts’s Alaah ugu cabso barakaceen meel u yeel Subxaanaka yaa cadiim
Balo ku soo noqatey dhalinyardii dhibkaas ogeyd u Markey ayuu ka soo celinaa imaanka beel lacagta as baa u daran bal muu dhaho wax hasoo barateen ka Dib hala soo celiyo
JARMALAKA SABABTU U DOORTAY ISAQAA U BADAN WANA XASID XASAN HORTA QOFNA RISIQIISA ISAGA MA JOOJIN KARO WADAMADA ADUUNKA KAMU HADAL JARMALKA OO QUDHA AYUU SHEGAY INSHA ALLAH KUWIISA JOOGA MARAYKANKA AYUU SOO CELIN DOONA DONAL TRUMP ISAAQAA JARMALKA INTA AAN LA IDIN CELIN MEELAHAA KALE ISKA DHIIBAA WA HADI LA YEELO IN LA IDIN CELIYO
HAA WALAAHI MUU TAAGO. USA. IYO TALYANIGA
Adeer dalkiinii Ku noqda oo cadawga Ka difaaca
Qoxootiga Kenya muu ka soo cesho lacag baa u daran xassan illahow adaa nadeeqa
HADAN JAAHIL SOMALIDA KENYA FADHIDA MAAD HORTA SOO CELISID WADAN KALE DHISANAYSA EE KU BAABAYSA QANTIGA IYI ISKA WADA DHIIBAY KENA MAAD SOO CELISID KUWA MARAYKANKA MAAD SOO CELISID
Xasanow maxaad dhalinta u haysaa?... حسبنااللة ونعملوكيل
Awesome wuxuu sofagay qabriyadi hadana wuxuu ugadabatay dadkii caraway inuu socashado suulayo
Mel ey nabad kajirto ayaa lagu solabtaa ee Xasan sh asagaba dad cun ah ee xasan halagu mudaharado dadkii nolaa wu qarxinaa kuwii dhintayna wuso saray ee waxa wasaqa ah iska qabta😢
SHIR KAD MA GEFE AH AYUU SAMAYSTAY OO QOYS KIISU LEE YAHAY OO ILAA YURUB ILAA MARYKAN DADCKA MAR KA LA SOO CELIYO XOOGAA DYAQAALE AH OO DIBU DEJINA AYAA LA SIIYAA OO HADAY URUR TO MALAYIN DOOLAR NO QONAYSA TAA AYAY RABAAN INAY QAATAAN ISAGA IYO QOYSKIISA DAD KAA KAAGA DARANE WUXUU QOR SHAYNAYAA INUU WAXNA AL SHABAAB U DHIIBO WAXNA JEELAL KU LAAYO SI AAN DAC WOOYINBA LOOGA QORIN SOMALI INUU ROGAYO WAA ISKA CADAHAY WAA SAHAL WAXANI
Baddaheena Af Qarmuun ayaa leh xoog ku qabsanayaaa waa runtiis MW Xassan waa inaan Dhulkeena ilaashanaa Beeraha falanaa Kaluunkeena soo saaranaa Shidaalka iyo Kheyraadkeena aan ku faakiheysanaa...
Hhhhh
8:14 waaw madaxweynahena xassan wa madaxweynahi ugu horeya madaxweyne jarmalka shir jaraidka,qabto, wax kale beyba nala tahey 😂😂 la kulanka madaxweyne kale
Waxaad ogaataan oo kale inay yurub oo dhan waxay sugayeen qof ubilaaba in laceliyo soomaalida wuxuu noqday xasan luga qaroof waa ninkii ugu horreeyey oo dumiya masaajid cajiib marabo inaan waxbadan kasiisheego laakiin haddaad soomaali tihiin oo ay run tahay muslinimada aad sheeganaysaan waxaan xasan sheekh uu sameeyey nooma cunato ee si deg deg ah hallooga falceliyo.
Awal buu qabriyadii iyo dadkii dhitayba gatay oo kuwii agtisa jogay gajo iyo silic ugu agdhinten iyo nabadgelyo daro kugu ag dhinten hadana ma kuwii kacararay kadaba tegey oo xarashtay dhalka munafaqiinta iyo cadowgu qabsaday miyaa dal u ah dadka gajada iyo silicu kudishey dalka ayka casheyan inta kurasta fadhida iyo inta ay dhalen iyo nagahoda xasbunallahi wanicmal wakiil.
War madaxa weyno dadkisa galaya yurub ama usa canada wa save ha soo ceshan ee gabdhihii ad sacudiga geysay raadi xagey ku danbeyen kuwasa so celin iyo kawarqab xaq kugu leh.
Haye ma wuxu raba inu layo dadkas lasonaqqyo dila aya udiyaradhaliyarA lasonaqayo
AMA ISKA QABATE AMA ALLAAH IDIIN GARGAAR OO IDINKA QABAY XAL KALE MA LIHI DIN WAXAN WAA SAHAL SHIRKADAN QOYS KIISU DAD KA LARABO IN LA SOO TAD XIILO OO HORE MADAX WEEYNE AQBALA AY U WAAYEEN XOOGAA GAA DIBU DEJINTA AYUU RABAA EE MAR KAY URUR TO MALAA YINKA NOQO NAYSA HADABA DAD KAA SIDUU U GELI DOONAA QAAR AL SHABAAB BUU U DHIIBI DOONAA QAARNA XAB SIYADUU KU LAYN DOONAA SI AAN LOOGA DABA TEGIN MEEYTIDA NINKA AA KHIRO UGA DABA TEGEY DADKA LEH ALLAAH KA CABSO MABA QUUSATO SOMALI WAA DAD HAYIN U AH GUMAY SIGA
MEELKASTA LAACAAG BUU KAA RADINAYA OO MAA QASABAA GURGURTE
ISAAQ BAA KUU BADEEN GERMANY. AYEEY TUUGA ABGAL LEEYAHAAYE LAAKIN MAA OOGO INE CIIDAMO SOMALILAND NOQONAYAAN IYO DHULKODI OO NABADA
HASSAN SHEEQ WAXU RAABA INNE AL SHABAAB KUU QAASBO
Aabaha jaahilka ka was qudhmuun