heestii "Ciidda Xamasadiyo Gilgilashaa Carada waa reer Galmudug" iyo munaasabaddii xuska 14-ka Augus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • heestii "Ciidda Xamasadiyo Gilgilashaa Carada waa reer Galmudug" iyo munaasabaddii xuska 14-ka August oo xalay ka dhacday Caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamareeb.
    Galmudug State TV

ความคิดเห็น • 64

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 28 วันที่ผ่านมา +19

    Heesta laxan baa kuu daceey fanka somalida kooxaha ayaan kaa hela Hambalyo reer galmudug noloda dalkayagi hooyo madaxwene qoor qoor nin heere sare nolow madaxwene Hambalyo iyo shacabka reer galmudug ❤❤❤

  • @Mohangoat11
    @Mohangoat11 26 วันที่ผ่านมา +11

    Waxaa loo yidhi koonfur fanka shaqo kuma leh iga wala heesta galmudug laba jeer baan dhagaystay xalay from isaaq Ciidagale

    • @iqraabdisalad2118
      @iqraabdisalad2118 19 วันที่ผ่านมา +1

      Dhigaa❤❤ ben wye xasan adan samatar iyo magool iyo salaad darbi iyo kuwakle ba wa HG ❤mrka wa ben wrarka dadkn😊

  • @NimoMogeh
    @NimoMogeh 20 วันที่ผ่านมา +2

    Wll hambalyo hargeisa ku noolay aad idiin jeclahay guleysta

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 28 วันที่ผ่านมา +12

    Waxasa hess ladaha galmudug koobki tartanka gobolada ayay guulaysteen matana danka fanka hesstani way gadan tahay runti cumadad rer galmudug ayan kuturay from jig jiga 😅 guul iyo gobonimo reer galmudug ❤

    • @user-wb5xt4ht5d
      @user-wb5xt4ht5d 23 วันที่ผ่านมา

      D/😊re333322w2222222222w1wqw22222 1:34 ww21w

    • @iqraabdisalad2118
      @iqraabdisalad2118 19 วันที่ผ่านมา +1

      Thanks ❤❤❤sxp

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 28 วันที่ผ่านมา +4

    HAMBALYO GALMUDUG KU WARA NABAD ISKU DUBNAAN HORUMAR WE LOVE GALMUDUG👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saadabdirahmanbashir7980
    @saadabdirahmanbashir7980 2 วันที่ผ่านมา +1

    Excellent

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 27 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo hambalyo dadkaygoow guul iyo gobanimo❤

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 21 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allaah Galmudug guul iyo gobonimo ❤❤❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 27 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow Galmudug ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @salebanxirsi9329
    @salebanxirsi9329 21 วันที่ผ่านมา

    Guul galmudug from birco

  • @isdaji
    @isdaji 27 วันที่ผ่านมา +5

    VIVA galmudug allow dhowr amiin 🤲♥️❤️💖💖💖❤️❤️❤️✍️

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 12 วันที่ผ่านมา

    Abahey geel lahaan jiray waxa dhanto anigaa dameer leh hada runaa lasheginee riti dameer karad quruxsan war heblo ninkeda midkaan waayay waa nadarajeyay ritigu karad qurxoonyahay kismayo cadeey kuleel mahurte kurteyda galeyda iikeena igaqabo jigjigo kismaayaa iska qabanaa haah itobiya masarey anaagaa isleh gaalo madoobaan ahayee iisogurmo

  • @moabdi3129
    @moabdi3129 24 วันที่ผ่านมา +1

    Fantastic best song

  • @MalyunHasanwarsame
    @MalyunHasanwarsame 28 วันที่ผ่านมา +1

    Allow guull waarta yaarabi

  • @mxy08
    @mxy08 28 วันที่ผ่านมา +1

    NIMCAAAN ❤❤❤❤

  • @user-wr4hc4wg1n
    @user-wr4hc4wg1n 27 วันที่ผ่านมา +1

    Galmudugnimo 💙 🤍💚

  • @meiranmoalin7665
    @meiranmoalin7665 28 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsnaid dadkeygoow 🩸❤️ 💎 🎊14 August 2024 Boqortooyo qiima badan Masha Allah Allah mahad iskaleh 🩸 ❤️ 👸 🤴 🥰

  • @abdulkadirmohamed718
    @abdulkadirmohamed718 25 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤ somali 😍😍

  • @ibrahimsharif3410
    @ibrahimsharif3410 25 วันที่ผ่านมา +1

    ❤Masham allah

  • @cabdibaakaay1234
    @cabdibaakaay1234 11 วันที่ผ่านมา

    Rer galmudug wan idin wataa❤

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 27 วันที่ผ่านมา +1

    Wwww m.a guul galmudug ❤❤❤❤

  • @lplionphotography9146
    @lplionphotography9146 28 วันที่ผ่านมา +2

    𝖬𝖺𝗑𝖾𝗒 𝖺𝗁𝖺𝗒𝖽 𝗑𝖺𝖿𝗅𝖺𝖽 𝗌𝗁𝖺𝗋𝖺𝖿𝗍𝖾𝖽𝖺 𝗐𝖺𝖽𝖺𝗍𝖺 🔥🔥🙏❤️

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 21 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Galmudug ❤❤❤

  • @AbdiQani-wd9xr
    @AbdiQani-wd9xr 28 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @QueenQuru
    @QueenQuru 28 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤

  • @axmedcilmi3664
    @axmedcilmi3664 15 วันที่ผ่านมา

    heer saare

  • @Arafodore
    @Arafodore 21 วันที่ผ่านมา

    Galmudug❤️❤️❤️❤️❤️❤️💃💃💃

  • @AshiqNazir
    @AshiqNazir 20 วันที่ผ่านมา

    Is there an English translation of this track? Would love to know what they are saying.

    • @WalWaal-b7h
      @WalWaal-b7h 8 วันที่ผ่านมา

      Celebration of state in Somalia name galmudug 😂

  • @moabdi3129
    @moabdi3129 21 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo Galmudug

  • @user-wo6hp1yk7g
    @user-wo6hp1yk7g 14 วันที่ผ่านมา

    Glm🎉🎉🎉

  • @abdirisaaqxasan541
    @abdirisaaqxasan541 24 วันที่ผ่านมา

    wxn hees way dhaftay hablyo kun vs kow jeer dhigu biyo maha from.duriyada.

  • @BaashiAbdiqadir
    @BaashiAbdiqadir 15 วันที่ผ่านมา

    😊❤

  • @jamahassan4485
    @jamahassan4485 28 วันที่ผ่านมา

    Mashaa alaah my people

  • @user-qe8dn5qz8i
    @user-qe8dn5qz8i 28 วันที่ผ่านมา +1

    M. A❤❤❤❤❤

  • @ZebraasAli
    @ZebraasAli 19 วันที่ผ่านมา

    Toolkay oo dhan waxaan u jecelahay galmudug

  • @darmaanhireey9989
    @darmaanhireey9989 28 วันที่ผ่านมา

    Waa cajiib arintaan

  • @MohamedsaidAbdullahi
    @MohamedsaidAbdullahi 16 วันที่ผ่านมา

    ❤❤keeo

  • @MohammedSalad-fx6rd
    @MohammedSalad-fx6rd 28 วันที่ผ่านมา

    Hablyo warer galmudugnimo

  • @AminzoAbdi
    @AminzoAbdi 5 วันที่ผ่านมา +1

    Iew2o18🎉❤

  • @RooblehDaahir
    @RooblehDaahir 23 วันที่ผ่านมา +1

    1:05

  • @DaladaSamawada
    @DaladaSamawada 7 วันที่ผ่านมา

    galmud waa wadanaa hadaanu nahay reer soomalilaand

  • @Libaaxa8989
    @Libaaxa8989 17 วันที่ผ่านมา

    Wow.🤩🤩🤩🤩🤩

  • @CashoCabdullahi-b2l
    @CashoCabdullahi-b2l 22 วันที่ผ่านมา

    Mashaalah khoor khoor laantaa abaar❤❤❤

  • @moabdi3129
    @moabdi3129 21 วันที่ผ่านมา

    Dad diig lee ba ilaan nagadhashay fro Sl

  • @mibar8731
    @mibar8731 25 วันที่ผ่านมา

    Allow dhaaf

  • @MaxamedAxmedcumar-e6u
    @MaxamedAxmedcumar-e6u 26 วันที่ผ่านมา +1

    ❤😂🎉😢😊

  • @CubeydClaahicali
    @CubeydClaahicali 26 วันที่ผ่านมา

    11❤

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 25 วันที่ผ่านมา

    Nastexo dayax laxankega waa waxkale fananda yare codbay leddahay 😅

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 7 วันที่ผ่านมา

    Ayyy abgal hada nhy gob banhy uq dad na ma naqano ax galmudugey gob bad heysatan balse uqdad ba ni heyso alaya cafiya axbabi

  • @FartuunMaxamedcabdi-f1o
    @FartuunMaxamedcabdi-f1o 14 วันที่ผ่านมา

    4r4

  • @malikadam95
    @malikadam95 วันที่ผ่านมา

    Rer galmudug heesaa ku dhamaday Lakn wa maamulka kaliya oo dagal qabiil ka dhaman dadka wa ilbaxan ayaga gadal gadal bay u shaqeyan

  • @SaynabCabdiraxmaan-n8r
    @SaynabCabdiraxmaan-n8r 25 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhh

  • @abdiwalishonbe5393
    @abdiwalishonbe5393 15 วันที่ผ่านมา

    Agah War gabdhuhu isku ekaag😅😅😅

    • @WalWaal-b7h
      @WalWaal-b7h 6 วันที่ผ่านมา

      waa wllo😂

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 21 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allaah Galmudug guul iyo gobonimo ❤❤❤

  • @anabahmed6926
    @anabahmed6926 28 วันที่ผ่านมา

    ❤️❤️

  • @isdaji
    @isdaji 27 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DjMaslax-k6f
    @DjMaslax-k6f 23 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤