Wahaabiyada Waxay iskudeyeyaan Waxaan iney Qariyaan Taariikhdan@Sheekh Cabdulhi Shuuke

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 8 หลายเดือนก่อน +2

    sheekh maxamed ibnu cabdul wahaab boodh soo gaaray kabahiisaa kaa sharaf badan adigoo suufi ah ka barakaysta qubuuraha

  • @SH.MAHAMED
    @SH.MAHAMED 8 หลายเดือนก่อน +3

    WAR ILAAHAY KA YAAB OO BEENTA KA DAA UMADDA KHAYR ALLAH KU SIYEE

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkan ma shiicaa.

  • @abuuasmaa9110
    @abuuasmaa9110 8 หลายเดือนก่อน

    wahaabiya haku disho ilaahey idinkiisa

  • @macalinsaalax
    @macalinsaalax 8 หลายเดือนก่อน

    ‏قال ابن القيم -رحمه الله-:
    "الكذب له تأثير عظيم في سواد الوجه, ويكسوه برقعاً من المقت يراه الصادق".
    إعلام الموقعين (١١٤/١).
    Beenta waxba idin faa'daymeyso runtana ma qari kartaa ilaahey kaligiis caabudo oo baryada u gooni yeela ma dambi baa qofka ilaahey cibaadadiisa cid kale la wadaajiso waa gaal cida uu rabo ha ka soo jeedo iyadana ma xumaan baa maanta hadaad Alle ka baqi waaysaan la socdo kulanka inuu Rabbi Agtiisa ka dhici doono halkaasna lagu kala baxaayo

  • @SH.MAHAMED
    @SH.MAHAMED 8 หลายเดือนก่อน +1

    WAHABIDA WAA LA YAQAAN WAA AHALU DOWHIID ILAAHAY KA BOOQ OO XAAQA U NUUSREE

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 8 หลายเดือนก่อน

    Qabuuri masayrsan waxaa laga yaaba inuusan hal kitaab oo sheikh muhamed abdiwahaab akhrin😅

  • @MohamedAmin-e5r
    @MohamedAmin-e5r 8 หลายเดือนก่อน

    Qubuurahaada orad iska caabud

  • @Aamiinmohamed-bj2of
    @Aamiinmohamed-bj2of 8 หลายเดือนก่อน

    Waar beenta dadka kadaaa