BEESHA MAQABUL OO DAGAAL KA DHAN AH AXMED MADOOBE KU DHAWAAQDAY IYO XOG HALIS AH DAGAALKII KULBIYOW.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 73

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 18 วันที่ผ่านมา +3

    Anigo ah Besha Maqabul ahna Makahiil waxaan ogeysinaya rer Jubaland in ninkaas Maqabul mathalin.

  • @MuhumedAbdi-h1z
    @MuhumedAbdi-h1z 18 วันที่ผ่านมา +3

    Makahil waa geysii aan gabaan bls Ahmed madobe waa wax ma gartee gesiyal garab bellay Xaji.Makahil ❤❤🎉

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 18 วันที่ผ่านมา +3

    Aniga maqabul ah. Waxana tageri haya AHMED ISLAM. Ninkan cuqdad gaar ah Ahmed uqaba.

  • @AsadAhmed-p9p
    @AsadAhmed-p9p 19 วันที่ผ่านมา +4

    Waryaa Ogaden waa Ogaden akhlaaq yeelo

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 19 วันที่ผ่านมา

      Ogaadeen dagano kalala leeyahey walalayal heer warfa ku noqda itobiya u dhalaten

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 19 วันที่ผ่านมา +4

    Maqabul Iyo talamuge iskashade iska saara axmed shabaab

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 18 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Guul,,umada somaliyed,,melkasto,,ayjoganba,,,shisheye kalkal,,jawasista, Allah jepsho

  • @AHMEDMIGUILWAISS
    @AHMEDMIGUILWAISS 19 วันที่ผ่านมา +2

    Kalmadaas u danbeysa ayaan kugu soo gurlaneynaa. Ilaahayna guusha uu ni siin inshaAllah.

  • @abdirashidgesod5433
    @abdirashidgesod5433 18 วันที่ผ่านมา +1

    sookaad laheed mar danbe kahadli maayo ahmed madoobe gacan baan utaagay malaha dhaawac baad ahayd waa lagu soo daweeyay

  • @khatrahussein618
    @khatrahussein618 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ogaadeen waa hal

  • @FarhiaAlim
    @FarhiaAlim 19 วันที่ผ่านมา +2

    Guul maqabul

  • @XuseenwaliSuudi
    @XuseenwaliSuudi 18 วันที่ผ่านมา +1

    ASC.masha.alaah

  • @camelmilk3358
    @camelmilk3358 18 วันที่ผ่านมา +1

    War doqonyahoow aan cadawgiisa aqoonin naga aamus

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 19 วันที่ผ่านมา +4

    Axmed Madoowe haa layska xureeyo waa mujrim

  • @CabdiQaadir-k3t
    @CabdiQaadir-k3t 18 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaad udiliweysay markaad badbadineysay

  • @UmuAsma-tv5pt
    @UmuAsma-tv5pt 18 วันที่ผ่านมา

    Waa sax wll❤

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 18 วันที่ผ่านมา

    OGAADEEN HADDII AAD AXMED MADOOBE AAD DALKIINA,AAD KA BAD BAADIN Way saan dalka Soomaaliyeed oo Itoobiyanka iyo ciidamada Axmed Madoobe uu wato Soomaaliwayn oo dhan ayaa soo gelaayp haddii Ogaadeen aad ku fiir sataan dhulkiina uu Axmed Madoobe siinaayo Itoobiyanka waa taariiq madow oo u soo hoyatay Ogaadeen.

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 19 วันที่ผ่านมา +2

    GUUUUUUUL GUUUUUUUL GUUUUUUUL SOMALIA

  • @AdenAbdi-u4o
    @AdenAbdi-u4o 19 วันที่ผ่านมา +1

    Weligii Gaaljeceloow baahaaysani
    Xuduntiisaa ku xabaalan.

  • @FeisalDaud-eb9du
    @FeisalDaud-eb9du 19 วันที่ผ่านมา +5

    Aniga maqabul ah asayid axmed maxamed Islam ayan lajirnaa tugan maqabul ma matalo waa caloshis ushaqeste tug ah

  • @MohaAbdi-v2y
    @MohaAbdi-v2y 18 วันที่ผ่านมา

    Barina,,waalaga,adkaan,axmed,adoobe

  • @FarhiaAlim
    @FarhiaAlim 19 วันที่ผ่านมา +5

    Ahmed dhuxuleeste waa tuug

  • @AdenAbdi-u4o
    @AdenAbdi-u4o 19 วันที่ผ่านมา +1

    Adigakeed aheeyd xageed naga soo gashey ma adigaa makaahiil
    Ama maqaabul u ah Afhayeen
    Kulbiyoow laga yaqaano,dfs wax
    Layiraahdo hadii,aad xasan difaaci
    Karto, soo,istaag furinta dagaalka
    Hadii kale afkaaga haayso.

  • @tamaanhussein9713
    @tamaanhussein9713 17 วันที่ผ่านมา

    We are kumade

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 19 วันที่ผ่านมา +2

    Warya calaalka joojiya iyo abaal baan axmedow kugulenahay e ama dawlada federalka raaca ama axmed iyo alaabtiisa lacagaha gunada iyo baada siiya .

  • @tamaanhussein9713
    @tamaanhussein9713 17 วันที่ผ่านมา

    Demeer qaylo dheer

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 19 วันที่ผ่านมา

    Axmad madoobe haleyskugu tago , idinkama xaniinyo badno

  • @Aliyare25
    @Aliyare25 19 วันที่ผ่านมา

    Kan wariyo ma,oha hasan sheikh ayuu u shaqeya

  • @DaadirabuukarShariif
    @DaadirabuukarShariif 19 วันที่ผ่านมา

    Axmed modobe waadinbiile wuxuudonayaa iney ciidamadu dinbiga lawadaagaan ee ciidamadu hakadigtoonaadaano

  • @maryamocarab4459
    @maryamocarab4459 19 วันที่ผ่านมา

    Dowlada wacan amaybufisa waxan

  • @Barkatlesaid983
    @Barkatlesaid983 19 วันที่ผ่านมา

    Adiga iyo maanhadal meesha hadal logama bahna orodo qoryaha qata wilal rag dhalay bad rabta ina dab galisa

  • @AminaIbarahim-r7r
    @AminaIbarahim-r7r 18 วันที่ผ่านมา

    Benale Benale axmad wadowlad tolomoge kuma jiro maqabul Mel fariso

  • @nooralihaj9130
    @nooralihaj9130 19 วันที่ผ่านมา

    Kenya ya tagereysaa dekada kismayo yaa laka goistaa

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 18 วันที่ผ่านมา

    Ogaadeen waa uu idin wasa qeeyey Axmed Madoobe bar nadow ayuuna idin mariyey waxa kaliya oo ka bad baadin karo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed waa in ay beelwaynta Ogaadeen ay wiilashooda qoriga ay kulazspo jewstay ninkan wato Amxaarada Itoobiye ee ah Axmed Madoobe haddii maanta ay ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ay meeshaan uga dhowaan lahaayeen beelwaynta Hawiye wakaahi asafa ito Itoobiyanka uu wato Axmed Madoobe waa ay ka bad baadin lahaayeen ciidamada Itoobiye. Marka arinta maanta waa guusha na Soomaali ayey raaci mise ciidamada Itoobiye ayey raaci oo dalkeena Soomaaliyeed ayey qabsa nasyaan waa taariiq qormayso oo Ogaadeen idin raacayso ofaada Hawiye waa geesiga,Soomaaliyeed waxaaba dhici haddii sidaan loo laynaayo ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed in ay soo wada galaayaan Soomaaliwayn oo dhan koley Majeerteen ma,soo galaayo.

  • @MaxamedQarfaan
    @MaxamedQarfaan 18 วันที่ผ่านมา

    Dadka waxay u maraysa daarood adna ogaadeen ayaad kala qaybinaysaa is dhagayso

  • @AHMEDMIGUILWAISS
    @AHMEDMIGUILWAISS 19 วันที่ผ่านมา

    Nin kasta dhulkiisa ha rito .

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 19 วันที่ผ่านมา

    Cabaadka Iska yaree. mee hassan iraaqi aad u gurbaan tumeysay! Awii Kuwii mooriyanta aad arportka raaskaanbooni ku wereejiseen? U dirsa Hassan sheekh dacwa

  • @muktar202
    @muktar202 18 วันที่ผ่านมา

    DHULKA SOO BARO

  • @Habiibsharaabi
    @Habiibsharaabi 18 วันที่ผ่านมา

    Bashal aya wiyda

  • @AxmedXarbi
    @AxmedXarbi 19 วันที่ผ่านมา

    So rebo wixi dhacay wa dhacen wana la xalin hadi ale yirhda dagal asakeyo ha layska ilaliyo

  • @HassanKhaliifAdan
    @HassanKhaliifAdan 19 วันที่ผ่านมา

    Dhagacade anaahooyadaadii
    Dadii dhilada ahaydwasa tuug
    Tuugdhalay maad dagaalka imaatid dabada aan maar kaagaliyee. Inadhilow kkkkkkk

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 19 วันที่ผ่านมา

    👺👺👺👺👺🫵

  • @muktar202
    @muktar202 18 วันที่ผ่านมา

    KKKKKKK WAR GAASKI AWEY

  • @Barkatlesaid983
    @Barkatlesaid983 19 วันที่ผ่านมา

    War ninyahow saw adigii abeed lahaa maahan wa lakala adkadaye aqbal adkansha hadal wax ma tare

  • @Habiibsharaabi
    @Habiibsharaabi 18 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkk

  • @nooralihaj9130
    @nooralihaj9130 19 วันที่ผ่านมา

    War ama hogaansama ama iska celiya

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 19 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr
    @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr 18 วันที่ผ่านมา

    Duuusale isasoraca

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 19 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah aniga baa cadow isku noqonay allow kuwan kuwa ka qeyr qabo inoo keen Aamiin

    • @deeqyare2897
      @deeqyare2897 19 วันที่ผ่านมา +1

      Madoobe ayaa kadanbeeyo oo xoog rabo inuu wadanka ku heysto

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 17 วันที่ผ่านมา

    Waar adiga ma delaalnimadii baa meshan kaagashay

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 19 วันที่ผ่านมา

    benaale nacas nacas dhalay miskiin

  • @Habiibsharaabi
    @Habiibsharaabi 18 วันที่ผ่านมา

    Ahmed islam guul allah hasiyo yarabi

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 18 วันที่ผ่านมา

    Caadifad ahaan ayaad uhadlaysaa ee sidaasi mucaarad nimo ma ahee
    SHUQUL MAQAABUL KA
    NAGA DAA???

  • @AHMEDMIGUILWAISS
    @AHMEDMIGUILWAISS 19 วันที่ผ่านมา

    Ma nin qodhahaate ayaad iska qaban kari ladihiin

  • @XuseenCabdiqalinle
    @XuseenCabdiqalinle 19 วันที่ผ่านมา

    Jaahil hadlay ayaa tahay

  • @AhmedAhmed-bh8kn
    @AhmedAhmed-bh8kn 19 วันที่ผ่านมา +1

    khaniis moryaan

  • @mojama78
    @mojama78 19 วันที่ผ่านมา

    In adeer waa lagaa dhex hadlaayaa si fiican uhadal. Wiilasha meesha jooga waa kuwii muxumed fanax markiib horay iibsaday, nika ragga waakii mowqif lahaada lkn lacag bay raaceen. Shacab ha noqdeen ama ciidan meel ka tirsan ha noqdeen.

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 19 วันที่ผ่านมา +1

    Kir kir kir amus

  • @HassanHajir-f2g
    @HassanHajir-f2g 19 วันที่ผ่านมา

    Ogadenow. Inta naga dhimatay alha unaxaristo waxaad ogataan. Dhibkana waxa kenay XASAN sheeq ogaaden wa isjecelyahay lkn is daba qabta wxba ogadeen waxba Kuma kala maqno

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 19 วันที่ผ่านมา +1

    Tug amus

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 18 วันที่ผ่านมา

    Xayawaan Ayaa Tahay Cqligisa U Ad U Liito Ayaa Tahay

  • @AdenAbdi-u4o
    @AdenAbdi-u4o 19 วันที่ผ่านมา

    Kulbiyoow waxaa laga xoreeynayaa Abgaal Waceesyle
    Iyo Qaar Afgaaduud ah.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 19 วันที่ผ่านมา

    Muqbulo waaayo dee kkkķk

  • @abdifarah-ej6uq
    @abdifarah-ej6uq 19 วันที่ผ่านมา

    Tuuuug Benale

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 19 วันที่ผ่านมา

    Maqaabulow waayo war anagaa yab aragnay kkkķ

    • @honestyfirst2165
      @honestyfirst2165 18 วันที่ผ่านมา

      Waan dageste. Mafahmin meesho ujeedo. Laakin hadii madax lagudagaaloya, dorasha hal qof iyo hal xod halagalo.