shalay iyo shaqadeyda maqaayada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @makoislaw
    @makoislaw  ปีที่แล้ว +8

    Waxaan kaa codsanaya share subscribe like mahadsanid

    • @umuriham25
      @umuriham25 ปีที่แล้ว +1

      Abyo mako subscribe waa kuu saaray

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa’allah xooga Allaha kuu barakeeyo Aamiin mida kale xagee joogtaa micnaha dibada mise africa waxan rabay inaan ku dhaho qof ku caawiso ma weyday hadii dibada tahay wan dareemi karaa Allaha kula garab galo waxaa u baahan tahay qof ku caawiya ugu yaraan

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah
    Ay mako iyo maqaayadeda
    Waa sax shaqo aya sharafleh shaxaad ceeb waye. Xogada ale haku barakeyo walashen.
    Mahadsanid.

  • @kheertoalinuur7084
    @kheertoalinuur7084 ปีที่แล้ว +1

    Asc wallaashey allaah kuu barakeyo

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah walaasheen 🎉🎉🎉 hore u soco

  • @osmanmahamud2724
    @osmanmahamud2724 ปีที่แล้ว +3

    Bentaa maaha shaqo .wacan reer Uk

  • @yasminmohamed608
    @yasminmohamed608 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashe

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah tabaraka alaah abaayo ilaah haku xafido ilaahne haku barakeeyo aamin amiin yaa rabii

  • @OpulentMotivate
    @OpulentMotivate ปีที่แล้ว

    Masha alha tabarakalah

  • @familydacaddagan4230
    @familydacaddagan4230 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah Guuleso Wll

  • @queensaafi
    @queensaafi ปีที่แล้ว +2

    Mashaa alllah tabarakallah caaadi mahana ino sobadi abayo gacanta alllah ku barakeyo shukaran alllah ku xafido Aamiin

  • @qaalidumarxasan1089
    @qaalidumarxasan1089 ปีที่แล้ว +1

    Been maha hooyo ah yar Alex sanada shaqo laan ah waa xanusaty wlhi hda allow ibarkey hda helay shaqo bishan bilwi Rabaa OO nadfda ah abayo

  • @hooyocooking
    @hooyocooking ปีที่แล้ว

    Maasha allaaah tabarakalaah xabibti 👌❤

  • @aueca-ln9lu
    @aueca-ln9lu ปีที่แล้ว +2

    masha allaah abaayo thank you

  • @ruumichannel
    @ruumichannel ปีที่แล้ว +2

    11k gefeliciteerd 💝💝💝💜💜💜👏👏👏

    • @makoislaw
      @makoislaw  ปีที่แล้ว

      Jilba murax lagu imaaday 11k😂

  • @هنأأحمد-د8ص
    @هنأأحمد-د8ص ปีที่แล้ว +1

    Masha allh xabbti allaha ku xafido kuu xiisay wlhi shaqo wcn xaqiiq dhiiragalisadeynaa thy

  • @hana1ist
    @hana1ist ปีที่แล้ว +1

    Been maaha makoo wad ku mahad santahay taladaada 🥰

  • @hawodheyman5468
    @hawodheyman5468 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waruntaa shaqaa sharafleh

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo hor mar wacan ku rajayanaya 😘😘😘😘😘😘

  • @Beautifulflowergirl4
    @Beautifulflowergirl4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah we missed you walaal qaali welcome back

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 ปีที่แล้ว +3

    Wcs walashey qaali shaqa sharaf leh sas waye abayo mar Ina ku imado waye Cuntada dharerka iga dhamaday ❤❤❤😂😂 xabibti guul wacan

    • @makoislaw
      @makoislaw  ปีที่แล้ว

      My rajadeyda cashaqa welcome xabibti wa diyaar dheylo qaas ah🥰

  • @ruumichannel
    @ruumichannel ปีที่แล้ว +2

    Waxiii nool baa ku noleya waleee

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc mashallh

  • @hibofarxiyo4956
    @hibofarxiyo4956 ปีที่แล้ว +1

    Mssha Allaha

  • @iskufilansomali6400
    @iskufilansomali6400 ปีที่แล้ว

    MashAllah sister guul wacan ❤

  • @qaalidumarxasan1089
    @qaalidumarxasan1089 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi abayo MCN waxaa no noqan dhirgalin

  • @marwochannel1230
    @marwochannel1230 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah hore usoco abaayo

  • @sacdiyomacalin1754
    @sacdiyomacalin1754 ปีที่แล้ว +1

    Walaalye shaqo maka helaa

  • @haninora533
    @haninora533 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah Abaayo nala wadaag sidaa u subisaan shub shubka bariiska pls mahadsanid qaali❤☀️🌻✨

  • @deganmahamed8715
    @deganmahamed8715 ปีที่แล้ว +1

    Wcswrb abayo masha allah shaqada cafimad waye qurbaha hadad ku noshahay cusbada iyo Sokarta aya ka gubanayso mitakale Sherta iyo lagta lacag nagama gadna dhac dhac ayan ku sinayna wana sherganayna baryo mahan tas madama familyga ka midnahay guulayso waliga gadal hamarin abayo ❤❤❤👌🙏💯

    • @makoislaw
      @makoislaw  ปีที่แล้ว

      Shukran xabibti 🥰

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abaayo keep going 😍💕😍👌

  • @shamiscadey
    @shamiscadey ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo ❤❤❤❤

  • @hafsuja114
    @hafsuja114 ปีที่แล้ว +2

    Hami chanel miya walaalo yihiin?

  • @qaalidumarxasan1089
    @qaalidumarxasan1089 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo macaan cundoyni lagu shaqsan karo no Soo gali abayo

  • @xayadcilmi3410
    @xayadcilmi3410 ปีที่แล้ว +1

    Muqdisho miyaa