ความคิดเห็น •

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waxaas waa ogeen in ay tahay maaweelo 😭💔 Xasan iyo kooxdiisa waa ogeen in 😭💔👍

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤ mahadsanid adeer runtaan kugu jeclahay runtii ❤❤❤ Thanks

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 2 วันที่ผ่านมา +1

    Adan Waa runta 👍

  • @HappyBakedBuns-cx7zb
    @HappyBakedBuns-cx7zb วันที่ผ่านมา

    Walamaqlaaya. Macalin

  • @NuurCalisheikh
    @NuurCalisheikh วันที่ผ่านมา

    Waa caadi Shabaab xiligii farmaajo wada hadal ma ogolayn lkn hada waa la ogolaysiiyay maahoo

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi วันที่ผ่านมา

    .yaaab

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd วันที่ผ่านมา

    Macalinka lugeeyo taliye Qayb baydhabo luguma dilan oo Mareexan ahaa ma jirto, taliyaha
    Qaybta 60aad waxaa taliye ka ahaa General cabdinaasir xaaji xaashi hadana waxaa uu Degan yahay London,dadka beenta ka dash.

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 วันที่ผ่านมา

    Soomaalidu waxey noqdeen xabadi keentey iyo xabad sugayaal! Dhibaato kasto la sheego waala hoganaya!
    Rabbi Tallo ku Filan 🙈🥵😡