FURIINKA BADAN MAXAA SABABA IYO MARKI ILMO LOO DHALO MAXEE ISKU BADALAAN…?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 984

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  7 หลายเดือนก่อน +49

    Soo daawo th-cam.com/video/wo4yixoc5vI/w-d-xo.htmlsi=tz0M5cv5vJPN92Oz

    • @nimcoabiib2439
      @nimcoabiib2439 7 หลายเดือนก่อน +2

      Ok aniirooy qaali

    • @Queenubah-c3f
      @Queenubah-c3f 7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid macanto 🎉e😊

    • @Iqrayusufabdi
      @Iqrayusufabdi 7 หลายเดือนก่อน

      Part two kuso dara plz❤

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 7 หลายเดือนก่อน +433

    Digniin Magaca Allah ama magaca Nabigeena Mohammed (NNKH) like haku raadsan Plz 🙏

    • @MalyunAbdi-m7o
      @MalyunAbdi-m7o 7 หลายเดือนก่อน +1

      Warunta.illahy halagabaqo

    • @Yuslim_somali_CR7
      @Yuslim_somali_CR7 7 หลายเดือนก่อน +1

      scw scw scw ❤️

    • @ziyadhassanmohamed
      @ziyadhassanmohamed 7 หลายเดือนก่อน

      Anigu u maba saaro like dadkas wan ka soo horjeeda

    • @HiboMaxamad-l5r
      @HiboMaxamad-l5r 6 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 7 หลายเดือนก่อน +301

    Aniga ahaan anoo 6sano marwo ah mansha Allah experience Aan guurka uleyahay waxa waaye guurku waa dulqad iyo inaad wax badan katagtaa saad guurkaga u ilaashato majiro qof dhameystiran lkn qofka adaa laga rabaa inaa dhameystirto marka waxan oran karaa dulqad iyo ixtiraam iyo inaad qofka dacad utahay intasa udub dhaxaad u,ah waxan urajaynayaa qofwalbo guursan rabo inuu nolol fiican helo inta haysatana alle haw barakeeyo❤❤❤

    • @Amina-sahra
      @Amina-sahra 7 หลายเดือนก่อน +21

      12sano ayaa bilo yar iiga dhiman
      Wlhy hadalkaaga waa sax mudo illaa 5sano khilaaf iyo buq ayaan ka dhaman waynay hadase alxamdullh marka intaad iska fahmaysaan hadaydaan udul qaadan furiin baa meesha iman

    • @ikraanmaxamed9516
      @ikraanmaxamed9516 7 หลายเดือนก่อน +4

      Wakuwanaa dadkaan rabay labadaan gabdhood dadleyku haleeyn kareey hayaane halagu yaaco

    • @odayroy3099
      @odayroy3099 7 หลายเดือนก่อน +7

      Mashallah gabdho sharfan ayaa tihiin asal gabdhihii soomaalida ee saxda ahaa ilaahay reerkiina iyo caruurtiina ha idiin barakeeyo nolosha waa halgan iyo calool adeeg hadaadan waxa aad haysato ku faro adeegin wax kaa maqan waxba kuuma galaan. Mahadsanidiin

    • @Amina-sahra
      @Amina-sahra 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@odayroy3099 aamiin wlaal mahadsanid👍

    • @Nalkanuura5
      @Nalkanuura5 7 หลายเดือนก่อน +4

      Been maaha wll Illahay baaba yidhi raga iyo dumarku waa is dhamaystiran ❤❤ sanado badan oo qurux badan wada noolaada wlshy ❤❤

  • @HamseToni
    @HamseToni 7 หลายเดือนก่อน +237

    Amiira hal codsi oo ah part 2 oo wiilal ku jiran aqwan coz dood wadaag ayay noqonaysaa, halis waaye thanks for your effort 😮😊❤

    • @khadiijaahmed9993
      @khadiijaahmed9993 7 หลายเดือนก่อน +4

      Codsiga wu fuliyaa❤wiilal asoo ah🎉

  • @ramasridho5261
    @ramasridho5261 7 หลายเดือนก่อน +160

    Wlhi fowsiya is such an intelligent woman❤️look at the way she speaks she’s so detailed

  • @HamseToni
    @HamseToni 7 หลายเดือนก่อน +280

    Amiira qurux with new talent thanks aqwan ❤😮😊

    • @MunoDaahir-go3sy
      @MunoDaahir-go3sy 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 7 หลายเดือนก่อน +164

    Ciwaanka amiira's podcast kadhig marmar dod dhanka wilasha iyo gabdhaha kadhig wxa kabadasha hal wiil iyo hal gabar kadhig anshaxa doda hala ilaliyo waqtina uqabo adne xirirye ka ahow

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 7 หลายเดือนก่อน +11

      Yeah, good idea wye 2isbuuc ba mar cml waa barnamij qatar ah

    • @bintmohamed6029
      @bintmohamed6029 7 หลายเดือนก่อน

      @@queenruun9709 haa i like dodahan cml

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 7 หลายเดือนก่อน +161

    Jah koko bulle io foosia io ugbaad waa gabdho maskax io aqoon isku darsaday😢❤❤

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 7 หลายเดือนก่อน +10

      Mashallah doodaha ay koko iyo iyo fowsia kujiraan waan jeclahay

  • @Cristianoronaldo-e7b4d
    @Cristianoronaldo-e7b4d 7 หลายเดือนก่อน +85

    صلى الله عليه وسلم 😢❤
    Away dadki jecla nabiga 😢

    • @FicaneyGedow-jh7xh
      @FicaneyGedow-jh7xh 7 หลายเดือนก่อน

      اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم❤❤

  • @MusaAbdi-e2d
    @MusaAbdi-e2d 7 หลายเดือนก่อน +153

    Koko always had good reasoning m.a ❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 7 หลายเดือนก่อน +90

    Koko dooda qofka ugu fiican aqliga ilaahy hakuu barakeeyo❤

  • @Juusto-o4b
    @Juusto-o4b 7 หลายเดือนก่อน +80

    Ayyyyy mashalah manta mawduuuuc culus iyo background jawi daagan ah baa noo keentay amiradeena karti nadan teeeeniii horumar wacn kuuu rajeynaaya 👸🏻👸🏻👸🏻🥰🥰naaag noool meel iska sooo saartay oo role model noo ah 🫶🏻aqwan kuwa noocan cml ah iyo challenge yada isugu keen dhex qas saas kaa rabna 👏🏻👏🏻🥰🥰

  • @Kevin___Cade
    @Kevin___Cade 7 หลายเดือนก่อน +63

    Fowzio,Ugbaad,and Koko they are intelligent thinking very much ❤❤

  • @muscabyaasir2897
    @muscabyaasir2897 7 หลายเดือนก่อน +77

    May alx walhi 2cunug ayaan dhalay alx 5sano kohor ayaan kala tagnay xaskaygii alx hadana waan ka war qabaa ilmahayga iyo ayadaba wanan bilaa oo hal bil manan biil la aan dhigin❤qadar ilahay iyo xaal adun unbana nakala geyay ma ahaan wax aan isku fahmi waynay oo wakhtigaa intaa ku ekaa👋markastana alx oo ilahay ayaa mahad leh

    • @Axmadtoy
      @Axmadtoy 7 หลายเดือนก่อน +4

      Mashal alahakusharfo

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 7 หลายเดือนก่อน +11

      Mansha allah waxan jiray 9sano markuu abahay nadayacay ilaa hada anoo 2cunug dhalay markan soo xasuusto suu igatagay wan oyaa xitaa markan kilmada aabo maqlo wan oyaa I hope inaa massage aragto ilmahaga waliga haka tagin hoyadood iyo ayaga ismalaha kana ilaali niyad jab ay lanooladan 😢😢

    • @SuleeqoAqil
      @SuleeqoAqil 7 หลายเดือนก่อน

      M.a allh xas wanagsan Haku siyo sidas iyo sikasicifan udhaqsley carurtada

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 7 หลายเดือนก่อน +1

      Macha"Allah ❤🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Badell Kheyr Qaba Allaha Ku Siiyo YARABBI 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 7 หลายเดือนก่อน +1

      Sax😢

  • @SamiraHirsi-s5i
    @SamiraHirsi-s5i 7 หลายเดือนก่อน +54

    Koko is very smart i love you koko ❤❤❤

  • @hadayabella8971
    @hadayabella8971 7 หลายเดือนก่อน +33

    When a person is well educated, it can be seen in the way they express ma sha Allah Fozia and Koko.

  • @-farhia
    @-farhia 7 หลายเดือนก่อน +50

    Qofta foosiyo ladhaho xigmad waaye hadalkeda baaaba cajiiba iyo sey uhadleyso Wanka heley fikrikeda mansha allh

  • @Fofoahmed88
    @Fofoahmed88 7 หลายเดือนก่อน +37

    I agree koko 100% realistic weeye naag sxbnahay kama hadlikarto Private Kayga

  • @C.W.W
    @C.W.W 7 หลายเดือนก่อน +46

    4 gabdho oo wada caaqil ah
    Msha alh❤❤❤❤❤❤ 5 amiiro

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal 7 หลายเดือนก่อน +12

    Ani ahaan waxaan oran lahaa inta laguursan wa in lais tiqaraystaaa
    Haduu qeer ku noqdo lazim carab iyo ilko wa ay isku dhacaan mesha qilaaf waa imanaa
    Marka waxaan is dhihi laha guurku wuxu ubahanyahay sabar iyo adkeysi dulqaad samirku marna wa sibir marna wa subag so waxan oran lahaa hala sabro si miraha aad dhali dontaan ugu intifacdaan alle na hala cabudo wax walba qeer bay kuso idlaan donta insha allah❤❤❤

    • @fatimaabdikadir
      @fatimaabdikadir 7 หลายเดือนก่อน

      Wallahi waa runtaada...... Aniga waan istiqaareyste runtii lakin Sharta iyo kheyr KA ba waa iin Alle looga Mahad celiyaa wax kasto waa tusaale iyo garasho.....nolasha ayaa wax kaaga barayso.

  • @queenkaxda6393
    @queenkaxda6393 7 หลายเดือนก่อน +16

    Ayy amiiradena wlhi waa barnaamij ad u wngsn InshaAllah ilaahey ceebta ha asturo somali hada nhy wayahan danbe aad beynu usii xumaneynaa wayo waxyabo o aney din iyo dhaqan tona u laheyn baanu isku arkeynaa ee ilaahey hana asturo adun iyo akhiraba adigana hormar wcn ban ku rajeynayaa❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 7 หลายเดือนก่อน +18

    Amira waa qof experience leh wana sax gabadha hade asxaab badantahay iney inta badan guriga wuka duma tan kale ugbaad wa runted qof muqaal ahan sidu u egyhy waa ina ku qanacsan tahy hadi kale..❤

  • @nashmimahdi7790
    @nashmimahdi7790 7 หลายเดือนก่อน +8

    ani istaqarada ayaa natiijo fcn ka helay alxmdulhi daacad ahaaw samir badnow allhey isku xit allah ayaa ku siinayo guulahada nlsha adun iyo akhiro❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 หลายเดือนก่อน +52

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 หลายเดือนก่อน +19

    Wlhi intaan chenalkaga kuxidhna waa fikradii ugu quruxda badnayd aad soo qabatay soo bandhigtay
    Waxad soogudbisen wax badan oo dadku wax kaogayn
    Keep goin insha allah 800k❤🎉

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 หลายเดือนก่อน +68

    Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

    • @filsansaci
      @filsansaci 7 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw scw❤❤❤

    • @KirKac-xh1fp
      @KirKac-xh1fp 7 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw ❤❤❤

    • @caishahaji8839
      @caishahaji8839 7 หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤❤❤

    • @hanijamac137
      @hanijamac137 7 หลายเดือนก่อน +1

      صلى الله عليه وسلم ❤❤

    • @NasriinAli-i6t
      @NasriinAli-i6t 7 หลายเดือนก่อน

      Salallahu calayhi wasalam❤

  • @HiboHussein-u3i
    @HiboHussein-u3i 7 หลายเดือนก่อน +21

    M.a walhi koko she is intelligent

  • @karaama144
    @karaama144 7 หลายเดือนก่อน +17

    waxaan maqli jirey maahmaah somaaliyeed oo dhahda 3dumara hadey kulmaan xasarad bey kala dhaxlaan 3nin hadey kulmaana waaya arag nimey kala dhaxlaan lkn taa waa bedesheen koko su.aasha uurka lagaga cararaayo gabadha ninka kacararaaya baan diyaar u.ahayn aabanimada waxaana sababa baan isleeyahay gabadhu marka hore bey nin aan musuul ahayn guursatey waana sababta keenta iskudhaca badan marka gabdhaha somaliyed waxaan kulatalin lahaa nin udiyaarsan in u.aabe noqdo haraacaan somalina waa kamaahmaahday marhore waxeydhehaan ninkudhalikara baa kudhaqikara ee raga 30 ilaa wixii kasarayya ogaada🤴

    • @ShukriAbdi-hk4dv
      @ShukriAbdi-hk4dv 7 หลายเดือนก่อน +5

      Soamlidu maahmahyadoodi jahiliga ka mid ah 3 dumar hadey kulman xasarad bey kala dhaxaln iyo wixi xun xawa leh waxasi walag tagay ragi bey fadhi ku diri iyo xan kusoo hartay dadkii wax bey barteen ader😂

    • @AyaanMohamed-ry8eo
      @AyaanMohamed-ry8eo 7 หลายเดือนก่อน +1

      Msha Allah waa fikir wacan wankugu raacsanahay qofkastaa ha xusho qof uqalma gabadh iyo wiilba👍

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 2 หลายเดือนก่อน

      Mel baa ku xanunesa panadol cun waku daresan hey uff dheh

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 7 หลายเดือนก่อน +19

    Mashalaah koko she is smart ❤️🖤

  • @safiyomacow8790
    @safiyomacow8790 7 หลายเดือนก่อน +14

    Ani fikrateeyda waxaa.ku darsanaa
    Oo ah furiinka muxuu u batay figrateeyda dhaqan xumada kahor inta la is guursan waxaa badsanay heesaha waxaa hilmaamnay diinta qor aan aqriska qalbigeenah waxaa ku xifdinay hees xijaabka waan tuurnay dhaqanka gaalada aan isku guursanaa 😢 hadanah waxaa jecelnahay in nalagu dhaqo diinta
    Rabi aan u naqono

  • @waraashewabaashe8792
    @waraashewabaashe8792 7 หลายเดือนก่อน +58

    Inta jecel amiira iyo cayda like bls mahadsanid

  • @AshaNoor-st5hq
    @AshaNoor-st5hq 7 หลายเดือนก่อน +40

    Koko maskax iyo aqoon isku darsaty walhi koko❤❤❤❤❤❤❤

    • @DalqoXundubey
      @DalqoXundubey 7 หลายเดือนก่อน +1

      M.a dheh ❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 7 หลายเดือนก่อน +20

    Koko waa qabar caqli iyo aqoon usaxib aah MashaAllah illahey hauziyadiyo. Aniga koko fikradaheda ayan laqaba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 7 หลายเดือนก่อน +11

    Tnx you abyo amiia ❤❤allow hablaha soonaliye mustaqban wangsan siiiy ❤❤😢😢

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 7 หลายเดือนก่อน +1

    1-waxaan filayaa wakhtiga sheekada inaa waxa runta ayna kawada hadal kuwa isfuraa
    2-samirka iyo in xaqiiqda nolosha la wajihin kabacdina caqabada ugu horaysa lagu kala tago
    3-kala korinta way fiican tahay markasta si qoys degan loo helo
    4-nolosha markasta way adagtahay wax loo rafaadina dhayal laguma helo ,dadku hadaanay isgarab istaagin wax ma hagaagayaan lkn caday iscaawiyaan oy dhibaatadooda kawada hadlaan iyo qorshayaashooda waxkastaa waa u hagaaga
    5-dadka xaaska ah uma fiicna inay asxaab yeeshaan ,waayo wax ay ka faaidayaan ayaanba jirin asxaab shaqo oo shaqada ku eg waa caadi lkn aan noloshiina soo dhex galin (ragga iyo dumarba)

  • @MaxamedXassan-fh1oi
    @MaxamedXassan-fh1oi 7 หลายเดือนก่อน +61

    I appreciate your program Amiira ❤😮🎉

  • @hananhaji353
    @hananhaji353 7 หลายเดือนก่อน +1

    Suaasha 3
    1.dadkena waxa ku yar in family planing la sameyo ,oo laga wada hadlo ilmaha gorme la dhala iyo hadi sanadka kowad ay ilmo diyar u yihin ama u ahy
    2.gabdhaha somalida hade dhalan nolasha balance uma lahan oo cunugii le ku mashquusho ,nafteeda ayey ilowda

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 7 หลายเดือนก่อน +8

    Family planing diinta way qabtaa hadi heshiis labada qof kuyihin sido klena aan laga cararayn gaajo ama faqri ee muhiimadu tahay in ilmaha lakala koriyo si cafimadka ubadka iyo hoyada iyo jiritanka qoysku uxoogaysto 🥰dintena ayadaba shegtay xowlayni kamilayni sidan ognahyna naasnuujinta baraxa la waa qayb kamida Family planingka marka hadii uu xaaran yahay nuujiya labo sano oo kaamila quranka karimka laguma sheegeen

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 7 หลายเดือนก่อน +1

      Mansh allah soo qor ayaan iskahaa mahadsanid

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 7 หลายเดือนก่อน +22

    Amiira ❤ Ugbaad❤ Fowzia❤ koko❤ sundus❤ Nolosha maiidin xumeyso❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 7 หลายเดือนก่อน +23

    Amiiro qurux wlhi ayada cawda iska hadashy Naag adag ❤

  • @Saden06
    @Saden06 7 หลายเดือนก่อน +44

    This is the best project by far you aired with great girls. Camera part is nailed. 👏👏👏 keep going.

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 7 หลายเดือนก่อน +26

    M.a Dumarland hda nahy wa is barany wlhi noso badiya gbdho muwducyo badan O dhan walpo tabanayo Ka so hdla plz i❤😊

  • @Alhajjyprincess59
    @Alhajjyprincess59 7 หลายเดือนก่อน +39

    We need more videos like this Amira keep it going 💯

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 7 หลายเดือนก่อน +19

    Anigaaa waxan dhihii karaa dhibka ugu weyn oo maantey taagaan inuu yahay social media boqolkiiba

  • @manoqaali
    @manoqaali 7 หลายเดือนก่อน +26

    Waaw wa ku heysana wax na anfacato hadanahy gbdhaha somaliyed part two❤

  • @indhodaraleyabdi5373
    @indhodaraleyabdi5373 7 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah together we can change the world, one good deed at a time. This is what our community needs, beautiful young intelligent women who come together to change the world. The background is also magnificent.

  • @zuhuurabdirisak3479
    @zuhuurabdirisak3479 7 หลายเดือนก่อน +20

    Omg Dadka comments ka qoro mahi Lkn mnta mowduca iyo background ka waali wye amiro keep going

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 7 หลายเดือนก่อน +11

    Sax wayey koko hadalka ey ka dhawajisay ninka walac oga caraaro diyar uma ehen inuu abo noqodo💯💯

  • @RahmaRuuxi-t1l
    @RahmaRuuxi-t1l 7 หลายเดือนก่อน +22

    Amiira coming soon Insha Allah 800k❤❤❤❤

  • @Maluk-x2w
    @Maluk-x2w 7 หลายเดือนก่อน +9

    9sanno ayaan la sheekaysanay saygayga oo ah aabaha curadkayga haddan sheego guurka macnihisa guud waa inaad dulqaad iyo tanaasul badnaata mararka qaar waxa jira ina qofkaaga qaladkisa waliba kugu cadhoodo markaas oo kale lagagama baahna inad adna cadhooto waa inad space siisa qofkaaga ka dibna marku cadi noqdo communication ka yeelataan ❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa allaah koko maskaxdii oo qof ninkii hela baa masiible Maashaa allaah allaha xiftiyo sidookale dhamaantood iyo waliba gabdhaha somaliyeed ba iyo muslimiinta oo dhan

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 7 หลายเดือนก่อน +4

    Amiira barnaamij dhalinyarada wax lagu fahansinayo kentay wakumahadsantahay gabdhaha rayigoda kadhiibten,,,,fowsiyo iyo koko fikradoda masha allah

  • @FeysalNoor-f22f
    @FeysalNoor-f22f 7 หลายเดือนก่อน +3

    Fowsia ABSOLUTELY she talk really 😊

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 7 หลายเดือนก่อน +14

    Amiiro waa barnamij fican so badi😊😊 fosiyo iyo koko dad wax garad ah iga dheh😊😊😊😊🎉❤❤😊

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 7 หลายเดือนก่อน +7

    Aniga waxaan qabaa in la isku sabro gurigaan loo sabrin inta badan wuu burburaa waliba 5sano ee u horeeso guurka sabarka hala badiyo labada qofba siiba gabadha alxamdulilah 13 la i qabaa wax badan waa usoo sabray ilaahey ayaana iwaafajiyay hooyo mcn ayaana i waani jirtay hada family keyga waa isku faraxsanahay alxm ❤❤❤❤

    • @sacdiaabdirizak756
      @sacdiaabdirizak756 7 หลายเดือนก่อน

      Rerka alle hano barkeyo 5 sana hda i dhamaan rbto

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 7 หลายเดือนก่อน +25

    Asc asxbey hooyo aya iga hanunsan ee igu so duceya 😢😢intu alle i cafiyo inshaAllah 😢🤲🤲

    • @mumtaaz28
      @mumtaaz28 7 หลายเดือนก่อน

      اللَّهُمَّ رَبَّ النَّاسِ أَذْهِبْ الْبَاسَ اشْفِ وَأَنْتَ الشَّافِي لَا شِفَاءَ إِلَّا شِفَاؤُكَ شِفَاءً لَا يُغَادِرُ سَقَمًا

    • @Xaawadegan-x7e
      @Xaawadegan-x7e 7 หลายเดือนก่อน

      Alh kucafiyo 🤲

    • @sucaadabdilahi3375
      @sucaadabdilahi3375 7 หลายเดือนก่อน

      Alle ha caafiyo

    • @maryuh711
      @maryuh711 7 หลายเดือนก่อน

      Ilahey ha KU caafiyo abayo

  • @HamseToni
    @HamseToni 7 หลายเดือนก่อน +19

    Amiira caawa barnamijkii ugu cuslaa ayaad noo soo duubtay, waxan ka codsanaa inad markale soo samayso part 2 oo wiilal ku jiran si ay doodu u macaanaato keep going aqwaan ❤😮😊

  • @DeeqaxanafiMaxamed-ol3pe
    @DeeqaxanafiMaxamed-ol3pe 7 หลายเดือนก่อน +11

    Wllhi cwa dood qurux bdn aya soban dhigten amiradeyda wan kahelnay plz part 2 wiilsha❤❤❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 7 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم رحمة لكل ميت، وشفاء لكل مريض، وتفريج لكل هم، وغفران لكل ذنب، ورزق لكل محتاج، واستجابة لكل دعاء ❤

  • @Sukeyna1234
    @Sukeyna1234 7 หลายเดือนก่อน +136

    One like all team 27❤

    • @Supr93
      @Supr93 7 หลายเดือนก่อน

      I’m so glad 🎉 milk to hydrate her implants with the new anti oak spray bottle someone gave her get it today she as of right by the end of this week 😂

    • @MaanoAbdukadir-kx9om
      @MaanoAbdukadir-kx9om 7 หลายเดือนก่อน +2

      Amiiro telephone iPhone ma soo wado ee like waxba ha raadinin😅😅😅😂😂😂😂

    • @nimcabarre7324
      @nimcabarre7324 7 หลายเดือนก่อน

      Sukeeyno xabiibo ani waaye TH-cam maa ledhahay

    • @Sukeyna1234
      @Sukeyna1234 7 หลายเดือนก่อน

      @@MaanoAbdukadir-kx9om taas shaqadada mahaa🙄🤓😏

  • @ilaysbook
    @ilaysbook 7 หลายเดือนก่อน +1

    1 qofka marka uu guursanayo. Allah hala tashto oo ha istikhaareesto
    2. Qofka marka uu guursanayo. Ha aamini in noloshiisii hore iyo wax badan oo noloshiisa ah in uu ka tanaazulo
    3 . Wax badan oo social media ha ah yuusan aaminin.

  • @Kafiaali5281
    @Kafiaali5281 7 หลายเดือนก่อน +11

    Ayyy quruxbadna videogu cameradi miya ku duubysa ayy iliked wlhi❤😊

  • @SacdiaAbadir
    @SacdiaAbadir 7 หลายเดือนก่อน +19

    M.a koko gbdh aqli leh m.a queen❤❤❤

  • @Sheekhada
    @Sheekhada 7 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus waa anoo kale wllhi dadka marka ku dhex jiro hadlkaba igu dhaga 😂😭

  • @hafsaibrahim1198
    @hafsaibrahim1198 7 หลายเดือนก่อน +7

    Mashallah fowzia she has good intellectual capacity ❤

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 7 หลายเดือนก่อน +12

    Ani koko waaku raacsanahay ninka walac uga carara gabarta diyaar uma aha inuu aabo noqdo teeda kale qofku markuu diyaar uyahay inuu masuuliyad qaado uunbuu guri dhisikaraa🙄
    Amiira keep going wllashey 800k🎉

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 7 หลายเดือนก่อน +29

    Amiira caawada wariye cml ayay u Soo fadhidaa Qaybta wiilshana kusoo dar amiiira

  • @Sagaldahir-d6s
    @Sagaldahir-d6s 7 หลายเดือนก่อน +7

    Amiira qurux talented girl mashaalah sister keep going

  • @AhmedDheere1-nk1gw
    @AhmedDheere1-nk1gw 7 หลายเดือนก่อน +12

    Fawsio intelligent gal waye ruunti
    Good opinion waye 3:00 I like the problem 😊

    • @BINTUFATMA
      @BINTUFATMA 7 หลายเดือนก่อน

      And koko❤

  • @nashaadelmi8314
    @nashaadelmi8314 7 หลายเดือนก่อน +9

    Amira liketa kulama dhaafo wlhi queen ❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 7 หลายเดือนก่อน +11

    koko wlhi waa gabdh wax barty weeyi hory u soco wllkh❤❤❤❤❤

  • @rumaneyy9802
    @rumaneyy9802 7 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks. Aamira wllhi waxa ahy dhalnyarta manta xitta aan xariir l aheyn manta a fikrad muhim ah niga qaatey noo soo badi adoo mhdsn❤😻✨

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 7 หลายเดือนก่อน +7

    Mowduuc muhiim ah ayaad maanta noo soo gudbisay waan kaaga mahad celinayaa wlshy, Doodaha noocaan ah noo soo badi waliba waxaan kaa codsan lahaa inaad Falanqaynta kusoo darto gabdhaha kale ee Somaliyed aragtiyadooda soo duuba dheh inta ugu muhiimsan soo qaado xitaa raga ka qayb gali oo sidan cml qaab cilmiyaysan haku socoto

  • @shadiyaabdishire5121
    @shadiyaabdishire5121 7 หลายเดือนก่อน +24

    Amiira kooko love U sis ❤

  • @MariaAdan-l6m
    @MariaAdan-l6m 7 หลายเดือนก่อน +17

    M.a koko wax garad wayey ❤❤
    Ninki koko helo naagbo helayo ❤❤❤❤

  • @hanuuznuur1211
    @hanuuznuur1211 7 หลายเดือนก่อน +6

    1. Waxa furiinka badiyo waa dagdaga oo laysku guursaday iyo 2da ruux oo guurka isku aragti kahaysan
    2. Gabdhaha qaar wayba ogolyihiin hadii ninka naag la aroosayo coz diintaa ubanaysay dhahayaan hadii dhankaas laga eego waa sax lkn dhanka kale ani ma ogoli in layla guursado inaan kadaba galo gabar kalana waa caadi kuwaasi waa damac+xaasidnimo+ lacag jecyl
    3. Ilmaha markay meesha imadaan waxa laysugu dhacay waxaan is dhihi karaa gabdhihi ayaa. Wayadaan danbe waxay barteen inay copy dhahaan dhaqamadi cadaanka waxay run moodeen shaashadaha waxa lagu soo bandhigaayo oo jiliinka ah that's why waxaa meesha ka imaanayo isku dhac fara badan ninkana waxa uu isku dayaya qaab uu ku madax dajisan lahaa
    That's my opinion inkastoo wax qibrad ah anan lehyn. Oo 19jir jamacad dhigato lee ahy😂

    • @niini7270
      @niini7270 7 หลายเดือนก่อน +1

      Adi in lagula gursado mrabtid gabar walashana ina kadaba gashid warabta mia mx xsidnimadas wxa nfta lajeceshahy wlasha lajeclaw
      Hda siqaldan kufahmana sorry

    • @Kajol833
      @Kajol833 7 หลายเดือนก่อน

      ⁠​⁠@@niini7270ilahy 4ubaneye walasha maxay tahay wa ina ogolata anba wan ogo laade sax❤😂😂

    • @hanuuznuur1211
      @hanuuznuur1211 7 หลายเดือนก่อน

      @@niini7270 sis waad iqalad fahnty ani marabo in layla guursado sidoo kalana marabo inaan kadabagalo bisinka maxaa xasidnimo igu waty qoraalkyga inaan kulaabto igu kalifty bee wax sfcn u aqri bal

  • @kadra9957
    @kadra9957 7 หลายเดือนก่อน +4

    Best topic 👌 👏 👏
    I agree with Koko , smart girl
    Part 2 , gabdhaha iyo wiilasha ka so dhig .
    Fikirkeyga waxaa waye inta an la is guursan. Waa in la wada hadlaa , balaan la sameystaa, labada qof wa in ay dacad isku yihiin .
    Good work 👏 Amiira qurux ❤❤
    Keep going 👏 👏 👏

  • @xassanhonest5730
    @xassanhonest5730 7 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyaro hal mar nabigga igula saliya scw scw scw❤❤❤

  • @Bahjabilan23
    @Bahjabilan23 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waxbadan oo Niyadyda ka guuxayeey bay ka hadleen Kooka iyo fawsia so mhn Waan qaaty muqaalkn Thnku Amiira❤

  • @NawlJamac
    @NawlJamac 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wan ka helay ku soo celi meeshan iyo hablaha na soo badi Dumar wax bartay na ku soodar koko iyo fosia wan ka helay fekradahoda❤

  • @Keyf-m7l
    @Keyf-m7l 7 หลายเดือนก่อน +2

    Amiiraa plz wiilasha kasoo sameey waxan cml noso badi wayo fa'idoyin badana laga helaa wana kugu hamblyeynaa new talent ga aad la timid mshlh

  • @Aziizo10
    @Aziizo10 7 หลายเดือนก่อน

    mashaallah barnaamijyadan camal ayaa ah kuwa ay bulshadeena u bahan tahay faldan soo badiya

  • @Sumayo-fl3ud
    @Sumayo-fl3ud 7 หลายเดือนก่อน +4

    Dodoha faidada ino leh no sobadi sida kan cawa okale ah sis amiiro keep going ❤

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 7 หลายเดือนก่อน +4

    Guurka waqti dheer isla soconay kuma xirno inu raago laakiin waa calaf iyo Rabbi la barya wax badan

  • @Nafisa762
    @Nafisa762 7 หลายเดือนก่อน +5

    Amiira qurux cawa barnamish fiican ayaa keentay Tnks quen noo soobadi 800k l can't wait wlh horay usoco❤❤❤❤

  • @Munna.22
    @Munna.22 7 หลายเดือนก่อน +1

    Fowsia qof an Jeclahay Maskaxdeeda iyo fikradaheeda ❤ Mansha Allah Abaayo Allah hakuu Barakeeyo Maskaxda iyo Aqliga ❤

  • @FardusDirie
    @FardusDirie 7 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha allah caawa barnamij cusub iyo gabdho wooow ah wilsaha waxad ka soo dhigta asad arimeheena cayda fadil Iamk dadka waa wayne wax garadka

  • @Cayuushqurux48
    @Cayuushqurux48 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ku Sali xabib ken Nabi mohamed❤❤

  • @Aishamataan
    @Aishamataan 7 หลายเดือนก่อน +2

    7 yrs ban reer leeyahay alxmd Labada qof waa is dhamaystiraan e ma jiro qof 100% dhamaystiran, Guurku wuxu u baahanyahay dulqaad, Ixtiraam, iyo isku tanaasul. Iyo in wax badan layska indha tiro 2 qofba.

    • @FaadumoXuseen-zm2iu
      @FaadumoXuseen-zm2iu 7 หลายเดือนก่อน +1

      Isku mid nahay anigana 7years waaye

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sanadka hore waa in aan wax caruura laysu dhalin ee lays fahmo thanks

  • @MohamedAamin-f3o
    @MohamedAamin-f3o 7 หลายเดือนก่อน +3

    Amiiradeyda 800k inaa before Ramadan gaarto rajeyna❤🎉😊

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 7 หลายเดือนก่อน +8

    Wah fb kaso dawaday adon so dhigin kwrn adna so galise❤😂😂masha allah barnamijkan waa ku heesta hore usocod wanagsan xbbbtii

    • @maanyare4246
      @maanyare4246 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ku qoran😂 fb

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 7 หลายเดือนก่อน +3

    Omg cawa barnamijka xasaasi waye amiro kuwan cml noso badi sister😊❤🎉

  • @NuriaYukub
    @NuriaYukub 7 หลายเดือนก่อน +20

    I appreciate your program Amiira qurux❤❤🎉 keep going you can do better❤❤❤

  • @misss3461
    @misss3461 7 หลายเดือนก่อน +9

    Amira saying cut all friends off is crazy. If you have bad friends just say it 🙄

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 7 หลายเดือนก่อน +1

      Saxiibadu waxba mataraan wll wayna saxantahay

    • @misss3461
      @misss3461 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@khadiijaabdqadir akhas nimankaan xun mexey taraan marka??? Bal iisheeg

    • @misss3461
      @misss3461 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@khadiijaabdqadir saxiibo xun hadaad heeysatid iska sheeg

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 7 หลายเดือนก่อน

      @@misss3461 anigu saxib aan rag ahayn horta maba lihiye se lkn adigu mabeeninaysa in dumarka laqabo aanay saxibo inay yeshay kuwanagsanayn waayo dulmi wareeg xan guri kumashqulid nafta kaga qasayan hablaha de horta maxayba sokordhinaysa saxibtinimada dumarka kadhaxaysa waxba dee

    • @maryuh711
      @maryuh711 7 หลายเดือนก่อน

      Real like u can set boundaries why would u let ur friends interfer in ur marriage I'm glad the rest didn't agree w her

  • @simanmoha7366
    @simanmoha7366 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah amiiro qurux moduucyadaan noo soo badi ❤
    Ani rayikeyga anoo soo kaabinaayo waxaa dhihi lahaay:
    1. furiinka waxaa badiyo ama ku badan nolasha public laga dhigaayo
    2. jaceylka loo jilo dadka iga tiiri
    3. qofkii oo guur dhanba u soo jeydin lkn si caadifad u guursanaayo sida hebel waa guursaday adi meesha maxaa ku dhigay cml
    4. Ka fiisasha la aanta xulashada qofkaada it is important point
    5 . Isdhageysi la aan ama kaldanbeen la aan iyo dulqaad ka oo liito😊

  • @barlinhilowle5259
    @barlinhilowle5259 7 หลายเดือนก่อน

    The red hijab sister ma sha Allah. She has strong opinion I really like but all the sisters there are very intelligent. Makkah bless y’all

  • @abdiqaadir7729
    @abdiqaadir7729 7 หลายเดือนก่อน +3

    21:21 koko waa gbr aad io aad u leh emotion wxy eegysa saaxiibteed mrky sundus ledahy aso gbr qba gbr kale.damc kasii galo wyo amiira san ognhy iyado fol hysa ay.mqshy in saxibked guursanaya😭😭am so sorry amiira wll wxn kuu rajynaya guur aanan dhib io muruga intaba lahen inaad hesho wayo wxd thy gbr boqorada❤😢naziio wcn kuu rajynayaa

  • @HamseToni
    @HamseToni 7 หลายเดือนก่อน +15

    Ayyy Amiira caawa waxa naga gadan background iyo camera da noo soo badi dooda aqwan ❤😮😊

  • @somalitiktoklive6683
    @somalitiktoklive6683 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guurka ma ahan in hal qof kaliya la qanciyo ee waa in lays qanciya laba qof tan kale guurka waa Hayaan iyo Halgan adag ee ma ahan kaliya in la raxeysto oo la farxsanado kaliya.
    Laba malin dad is yaqanay oo guurkoda hagagay ba ka badan kuwa sanado xiiri laha oo guurka kadib ku kala yacay.