@@hodanahmed4188 dawladu yay dawlad utahay mise yay wax ku taha so shacabka mahan hal reer kaliya utaliya dawlad madax banan inay noqdana way raban Shacabku may Diidan waxas?
15:23 qosol iguma harin bigbro is geesiyenaye hadana still kkkkkkk cabsiyaaa kujirta kafi cadi ma aha wu kagashte waxa kasidaran cayni fulaynimadisa qaylada big bro siduu uganaxe asagabo halug kutaagna any way keepgoing ismadhanto welcome to mugadisho markale
Dadkan leh Somalilan iyo Somalia Kala wacanaa soo dhaweyn SOMALILAND kuma gaadhan waata kalee anaga mawaxaa lagu dhahay WAALEYSKA Soo GALAA dad bilaa passpor ah waata kalee anaga may fanaaninta kaleba la eryo dad aanan fanaanin aheyn waxbaba aheun oo hadana leh show qabanayaa😁😅😅😅😅😅😅😅xagee lagu arkay adoo waar isku xishooda reer MUQDISHO Hadey naf idiin hayaaa may Frist one imaadan
Muqdisho allaha nabad nogadhigo wlhi wamesha kaliya anqof soomaaliya lagu gumeysan karin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌍❤❤❤
Farhia aamen
Abyo subscribe iisaar
Aamiin abyo ❤👌
@@zeynabahmedomar4403 abayo subscribe iisaar
Saxiix
Abayo wlhi waa ruunta
Caasimada umada somaliyeed qof walba oo somali ah lagama xigo wa hoygiisa Nabada Allaha usiyaadiyo 👏👏
QURBUHU QURUX BA MALEH😭😭♥️🙏ISMA DHAANTOY ANA INAAD YURUB STRESS IISO DIRTAAN ADINKANA WADANKII RAAXEYSATAN MA QORSHO LAGA DAMBEYAYU AHAA 😭😭
Moosoow wey iskakaadireen 🤠🤠🤠
Moosoow
Moosow waa lagu gaaday
😂😂😂😭😭😭
Moosow wuu dareen hadlayaa
ManshaAllah caasimada umada somaliyed Wey shidantahay Allow no barakeeyo nabad waarto ka yeel
Ilaahow ada weyno waaxide wadankeena Nabad galiyadi iyo xasiloonidiisi usoceli😢🤲🤲
Maalinbo maalinta kadambeso in dhul shisheeyo nalagu gumeysto anago libaaxyadi Africa ah waa wxn inagu isku geysanay ,somaliyeey walaalnimadi iyo jeceylkeeni aan isku Soo ceshano oo qalbiga halaisku furo🙏🇸🇴💙
amiin yaa rabi
Kala gobsan Rer Konfur io rer Wuqoyi Muqdisho cid gara maleh sida Hargaisa
ASC walal Subscribe ii saar Fadlan 🙏🙏
Kala saar shicibka iyo dowlada abwaan geesi oo la saaxiib ahaaba hargeysa cadey buu mushaaxayaa
sax wayo wll 👍
@@hodanahmed4188 dawladu yay dawlad utahay mise yay wax ku taha so shacabka mahan hal reer kaliya utaliya dawlad madax banan inay noqdana way raban Shacabku may Diidan waxas?
@@abdikafiahmed9832 waku sara sxb
Woow wanka helay vlogan waa meel aad qurux badan I wish inaa imada reer muqdisha noolada hormar wacan
BEERTA NABADDA IYO BEERTA BANAADIR IYO DAYNIILE AYA IDIN DHIMAN SXB BIG BRO IYO KAAFI
Mugdisho markad imaten muqaladina leygama soo hor maro😂❤️✌🏼😁
Ani cml kkkkk
Me too I love xamar
Warhedhe imadhato bajaja fulosine maxawaye
Nin walbow wadankaa wax kuu dhamo maleh nabad waarta muqdisho cadeey allow yaaa allah ka yeel amiinl
Nolosha qurbuhuu qurux bamalahee hadmaan dad keekow dalkeenadhisanaa muqdisho qof ki kudhashe oo waliba qurbo joogo ayaa daremi karo qiimaheeda ilah nabad waarta hanoka dhigo muqdisho 🙇♀️😔🌹💋🌹
Daarusalaam my dagmadayda yaaqshiid iyo gooftayda dhul aan hilmaami Karin isbuuciina laba Mar Soo booqdo
Wow thanks ismadhaanto that’s beautiful place darasalam ilove it
M.a Alx muqdisho wa meesha kaliya aa cidna lagu gumeysaN
Muqdishu wax walbo aa laga helaa,illahay dad aqli badan oo qabiil ka hufan haku beero. amiin yaarabi.
Masha Allah Mogadishu way quruxbadantahay ilaahay nabad haka dhigu
Masha allah welcome isma dhanto ku bashala magaladiina muqdisho mantay inan darsalaam idinla jogo igu ficned wlhi💟💟💟💟
Maan sha allah
Muqdisho.maamadii dalkaad mushaaxaysaan mabruuk🌷🌷🌷
Ala xamar ma jogtin inan idin arko ficned ad idin jeclahy 😍😍😍😘
Rahmo wll subscribe iisaar
Subscribe Ii saar fadlan 🙏🙏🙏
Ismadhanto one love
Abdisalan abyo subscribe iisaar
Ismadhaanto hormar wacan idin rajaynayaa
Walal abdi nasir subscribe isaar
Abdinaasir epow subscribe iisaar waa codsiye .
Al-fanaan DOOLI
th-cam.com/video/PhrS9vd60AU/w-d-xo.html
@@hagardiidteam647 wll subscribe igu caawi wan kuu saara
@@hajidheere8025 abaayo subscribe igu caawi wan kuu saara
All qurux badn muqdisho masha allah ❤️🇸🇴🇸🇴
Xanaftii hargeysa muqdisha idinka meertay allow barakey xamar🇸🇴🇸🇴♥️♥️
Viva mogdisho🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
Mashaa allaah waa lla ogyahay muqudisho waa hooyada umada soomaaliyeed 😍❤❤❤❤👍
ASC walal Subscribe ii saar Fadlan 🙏
My homeland Muqdisho
Big bro waxba madan no reban hadaan nhy reer karaan 😂😂😂😂😂from America allow anon daaru salaan tegin hey dilin
Fuleynimu dameeye big bro kkkk
Asx
Iskaga bashala magalidina m.a Tim Isma dhanto alla idin xafido💋💋❤❤❤❤👌🏻👌🏻💕
Masha alllh muqdisho waligay ma arkin wlh waan kahelay ilhow wadnka amni noga dhig
Sorry xaafadeyda aa imaateen niimana arkin sorry wlahi
Maasha,alaah muqdisho sidee dhulalkii yurub oo kale noqotay.
Ismadhanto darusalaam ma usoo labaneysiin
15:23 qosol iguma harin bigbro is geesiyenaye hadana still kkkkkkk cabsiyaaa kujirta kafi cadi ma aha wu kagashte waxa kasidaran cayni fulaynimadisa qaylada big bro siduu uganaxe asagabo halug kutaagna any way keepgoing ismadhanto welcome to mugadisho markale
Ala cayni iskumid nahay big pro waageese maska xambaray 😳😳😳😳😳😱😱🤗🤗
Big bro xamar wad ku qurxanaaty yaa ila qabo
maansha alaah reer muqdisho dad qalbi wanaagsan
Masha alH 🙏🙏🙏
Mansha Allha one Love walalhy
Mashallah were do you stay at muqdisho big bro
Haddii Hargeysa laydinka soo eryay Muqdisho cidiba idinka xigtee ku baashaala 😁✌🇸🇴
Vlogn wa ki u qurxda bdna inti ay muqdisho jogen💯
Walalkay ama walashay waxan ahay wiil soomaaliyeed oo youtuber ah hadaa tahay qof horumarka jecel igu caawi wllo soomaalino
👎👎👎👎👇👇👇👇👇
OO IISAAR SUBSCRIBE
Wll wan kusaray adna iisar hammi forex academy thnks
@@ifrahabdirashidali8807 qaali waan kuu saaraa adna ii saar
Woooow masha Allah
Dadkan leh Somalilan iyo Somalia Kala wacanaa soo dhaweyn SOMALILAND kuma gaadhan waata kalee anaga mawaxaa lagu dhahay WAALEYSKA Soo GALAA dad bilaa passpor ah waata kalee anaga may fanaaninta kaleba la eryo dad aanan fanaanin aheyn waxbaba aheun oo hadana leh show qabanayaa😁😅😅😅😅😅😅😅xagee lagu arkay adoo waar isku xishooda reer MUQDISHO Hadey naf idiin hayaaa may Frist one imaadan
m.a,kaafi fuleysana,bikbaro,wuka,arsaday marka lukta kataabanesay m.a lkn,nosobadiya,video yada allaha,niixafido Ismadhaanto,❤💋💋❤❤👌
Isma dhaanto Horu mar wcn idin rajaynaYa Dhamntin Big boro kuwata Pro 😍😍😍😍😍
I like it my friend your video so funny thanks from South Africa
Isma dhaanto mhd sndiin yaqa sida quruxda bdn ee dalka dadka u tuseysiin🙏🙏
ASC walal Subscribe ii saar Fadlan 🙏🙏🙏
Isma dhanto🙌🏻
Mashallaah love wadankayga hoyo
M.a
DaruSalaam qurux🥰
Asc walal Subscribe ii saar Fadlan 🙏
Masha Allah isma dhaanto wlh waidin shidan tahy ilahey haidin saidiyo
Masha allaah 👍💕❤️❤️😍😍🌹🌹🙋♂️🙋♂️
Nikaas weyn abwanka sheganaya
Ankala garaneyn
Xamar
Mogdisho
G/banadir
Inee hal tahay Aya kula hor imanaya abwan ayan ahay somaliyed adunyey xaal qaado adeer Mesha jogto waa mogdisho darasalam
Adi Maa Reer Kaaraan Ah Big Bro 😜😜😜🐅
We are reer Muqdisho big bro wlhi waa gobanimo aan dheer nahay gobalada kale ee wadanka
Cayni fulaysaanaaa team ismadhanto allah ha idin xafido
Walalayaal waxaan ahay gabar walaashina plz iso booqda o subscribe isaara mahadsanidin
Wan ku saray waxa tahayba
saki cade waad mahadsan tahy
Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🌹🌹
Mashaallllll ah cadima hana🥰🥰🥰
Maasha allaah mogdisho waa hoyo
Masha allah ismadhanto guul idin rajeyna wan jeclhy inan idinla kulmo lakin mel aad jogtan ma ogi wllahi 😭😭😭💕❤❤❤
Hhhh big bro xayawaanadoo dhan sheeko xariiro ahaan buu uhayaaa, suu wuxuu iska dhigayaa nin kala yaqaan, warabaha balan malaha uutaagan yahay hhhh 😂😂😂
Mashaallah big bro walal waqalbiwanagsantahy Allah kuxifdiyo bro mashaallah
Ismadhanto horuma keep goin kaafi fulaysanaa hhhh🤣🤣🤣
masha allah
Masha allah
MashaAllah ♥️ keep going sax guys ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
Ismadhaanto dad an ku xiranahy horo u socda ayan idin leyhy👍👍👍
Asc walal Subscribe ii saar Fadlan 🙏
Mashallah so beautiful xamar ❤️💋❤️💋
Www masha allah kudalxisa wadankina hoyo
Fatxi wlal subscribebiisaar
Masha Allah keep going ismadhato 😘😘😘😘😘😘😘🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
We love you isma dhaanto
Wow so beautiful Somali
Wiilka yar Salim wallalkiis moohoo Allah unaxaristo salim
Who’s salim
Wallhi muqdisho allh noodaayo kafi waageesi masha allh
Mashaallah dulkeyga hooyo qurux badana ❤️❤️❤️
Waad shidnaateen saad muqdisho utagteem
Arkafiyoo Masha amaan. Majiro kulahaaaa
Peace &love all ismadhaanto team❤❤❤
ASC walal Subscribe ii saar
Waaaaw masha allaah jidkan mari jiray ahaa team isma dhaanto allaha udin xafido
Atoorayashena keep going😍😍😍😍
Masha Allah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Big Bro Kafi yare ninkaas reer Baadiyaha ah Waan Ku dhaganaha iska reeba Hortiin buu rabaa in Uu caan Noqdo
Come to zambian
Big pro khiyim bad u ektaybe
Ismadhanto keep going love igu dhajiya
ASC walal Subscribe ii saar Fadlan 🙏🙏🙏
@@abdikafiahmed9832 ok
Allah beerka kafi wuu iga qosliyeye walahi
Big bro sxb reer Kaaran nooga leexo horaa cod xumo ugu dinbaawde hadana caay xumo Ha ugu dinbaabin
Mogadishu wax lag hln malh ❤️
Muqdisho intaa ka baxday aa xamar tagtay lkn wali gobalka banaadir aa joogtaaa.
Reer muqdisho arinkaas ka soo jawaaba
😂😂😂😂
Waali cas hhh
Darusalam yaa leh Abgaal iyo murusada leh
Somali ayaa leh 😡😡😡
@@mrzaki9745 kkkk qabiil walba dhul ayuu lee yhy ee is daji
@@raxmocdeey277 wxaas wye wxaa hormar loogaari waaye Somali ilaahey umaqan, fikirkaga dad bdn kulaqabo lkn fikir qaldan wye maqabi sas aniga.
@@mrzaki9745 zxp aniga mihi dadka qabiilka kdanbeyo lkn waxa ku keeney pig proh wuxuu dhahey reer karan away yacnii meydhistan dhulkooda cml aniga gana waxan dhahey daru salaam abgaal iyo murusada leh waa fhntey umaleena wll
@@raxmocdeey277 ok mhdsnd wlshy inkastoo big bro dhihin rer kaaran dhulkoda meydhistaan, wxuu dhahay rer kaaran meeshan maimaadan mrkas wiilasha kle dhaheen Maya dameer xaarkisa lama ogolo meeshan cml hhhh kaftan lee kaeheed maybe. Kaaran bo abgaal ubadan saan filaaayo lkn ma'ahan inladhaho qabilkas degankas leh wxaa kuhaboon ayaga ubadan ❤️💯🙏.
Team Isma dhaanto madaxdayda waa idin salaamay
Kkk wosolbadanaa big pro suu unaxay markii kaafi uulukta kataabtay
Xaq miyaaa inaad xafadeyda timadaan oo aydaan isoo salaamin 😭😭😭😭
❤❤❤❤👌👌👌🤝🤝👍👍👍
Msha allh muqdisho
Masha alh alh idn xfido wll
Muqdisho waka baxdeen xamaraa tagteen baa islahaa 😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣