Xog Muhiim ah:Maxaadan ogeyn oo laqarinayaa Kulankii xalay kadhacay Ankara, Turkiga Somalia itobiya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 มิ.ย. 2024
  • Xog Muhiim ah:
    Maxaadan ogeyn oo laqarinayaa Kulankii xalay kadhacay Ankara, Turkiga, Soomaaliya iyo Itoobiya, maxay qoreen warbaahinta Turkiga, iyo wararkii ugu dambeeyay Xuutiga iyo Gasa.

ความคิดเห็น • 306

  • @nadaarashow9782
    @nadaarashow9782  2 วันที่ผ่านมา +133

    Aljazeera iyo Vidiowga muqaawada Cusub daanta galbeed.
    th-cam.com/video/Zx4pge7DfIg/w-d-xo.htmlsi=s3xKeNIe80hwprHI

    • @abdiisse563
      @abdiisse563 2 วันที่ผ่านมา +8

      Good job Mr Nadara

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 2 วันที่ผ่านมา +3

      Ilahayow guul sii Falastiin , Yaman iyo kuli inta Jidka saxda ah ku dagalamaya kuwa sharta wadana ayaga ku celi oo halaag Aamiin

    • @siradaden5830
      @siradaden5830 2 วันที่ผ่านมา +2

      Thank you Nadara show

    • @AbbAbb-sn9bf
      @AbbAbb-sn9bf 2 วันที่ผ่านมา +1

      Y

    • @MaxamadCumar-wi2og
      @MaxamadCumar-wi2og 2 วันที่ผ่านมา +1

      Nadara show

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 วันที่ผ่านมา +13

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin

  • @user-qz1dw4nu1m
    @user-qz1dw4nu1m 2 วันที่ผ่านมา +11

    Masha Allah oh! Allah assist our brothers in plastine in Gaza and danti gabedi ya Allah ansur ikhwanana ya mujib

  • @caydaruusaxmedmaxamuud
    @caydaruusaxmedmaxamuud 2 วันที่ผ่านมา +16

    (بسم الله الرحمن الرحيم)
    اذا جاء نصر الله والفتح, ورايت الناس يدخلون في دين الله افواجا, فسبح بحمد ربك واستغفره انه كان توابا.
    Furashadii masjidka barakaysan ee #Baytul_Qudus ayaa muuqata

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 วันที่ผ่านมา +5

    Wax laga wada hadlo’ayanba jirin, toos iyo da’dab midna. Yuhudkan madow Alle hanaga qabto shartoda🤲

  • @MunshidSomaliMohamedFadhli
    @MunshidSomaliMohamedFadhli 2 วันที่ผ่านมา +8

    Let’s friend stays friend but never cross the line my land and my water only belongs to me. ❤

  • @user-hf3no8oc4w
    @user-hf3no8oc4w 2 วันที่ผ่านมา +30

    Friend is friend but never be negotiate the Somalia water, land and sky guuuuul Somalia ❤❤❤❤ from Alberta Canada

    • @waryaaofficialchannel3323
      @waryaaofficialchannel3323 2 วันที่ผ่านมา +3

      Dhul.kalo somali galbeed beey ba naga hastaan tuug Hassan shiek

  • @user-bf1vw3eq2x
    @user-bf1vw3eq2x 2 วันที่ผ่านมา +25

    Rabiyow itobiya naga qabo frm somlnd

    • @maryanapdi7123
      @maryanapdi7123 2 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin yarabi ❤❤

  • @Qabar22Qabaryare
    @Qabar22Qabaryare 2 วันที่ผ่านมา +13

    Ilaahow ugargaar walaalaheen falastiin

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 2 วันที่ผ่านมา +9

    Allaha guuleyo falasatina 😊

  • @fayomar9684
    @fayomar9684 2 วันที่ผ่านมา +14

    Allahu akbri Allahu akbri Allahu akbri Allahu 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 2 วันที่ผ่านมา +16

    BADA SOMALI BALEX MAXA MURUNKA IYO WADA HADLKA KENEY WAR NAGA DHAF SHAKADA PLEASE

    • @munocadey9436
      @munocadey9436 2 วันที่ผ่านมา

      Soomaaliya soma dhawo wlhi waxaka ayan kala hatlaa😂😂

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 2 วันที่ผ่านมา +18

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين الأبطال المقاومين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 วันที่ผ่านมา +3

    waa runtiis 3 sheydaan Allah jabiyo kufaarta aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 วันที่ผ่านมา +10

    Walee waa geesiyaal reer falastiin❤❤❤

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 2 วันที่ผ่านมา +8

    Ibliis oo mareykanka ah dijaal oo iguriis ah iyo fircoon oo Israel ah nacatulaahi caleyk

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 2 วันที่ผ่านมา +9

    Ethiopia waxba iskma haysano, ee Ethiopia ayaan baddanada nagu haysata Ustaad.

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 2 วันที่ผ่านมา +2

    MAASHAA ALLAAH falastiiniyiintu sidii fadhaanfadhka meel kasta ha kaga soo baxdo yuhuudna godkeeda biya ha ugu galaan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 วันที่ผ่านมา +8

    Mr yaxya sariic waa runtii waa sadeexda shar wade ee aadamaha ugu xun ilaa sadexdaa dunida laga cidhibtiro mooyee nabadi inta cirka ayey inoo jirtaa

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 2 วันที่ผ่านมา +9

    Allahuma ansur falastin

  • @ismadmohamed4789
    @ismadmohamed4789 2 วันที่ผ่านมา +9

    Soomaliya ayadaa dalbatay in la dhahgalo dowladeyna dawlad la aan ayaa dhaanto mahanee turki ma soo dhahgali laheen

    • @munocadey9436
      @munocadey9436 2 วันที่ผ่านมา

      Sax wlhi turki weyba naka yabeen😂

  • @ramlaabdi4775
    @ramlaabdi4775 2 วันที่ผ่านมา +9

    Xilikaan masojediin😂1k+wanisalamay

  • @ramzifarah9666
    @ramzifarah9666 2 วันที่ผ่านมา

    Waan soo siyasrtay ustaad nadaara mahadsanid

  • @canabatto3328
    @canabatto3328 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    masha allh allha guuleyo musliminta falastin

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +1

    SHARWADAYAASHA.....

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 วันที่ผ่านมา

    Asc Nadaara Allaha guuleeyo Muqaawimada Cusub ee Daanta Galbeed Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah Qeeyr.

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8re 2 วันที่ผ่านมา +2

    allaahu.akbar.vidoe.cajiiba.dheh.mr.nadaara.allaah.hakugarabgalo.ad.ayaan.ugu.faraxnaa.markaan.aragnoadoo.dhahaaya.nagtaa.lagagaliyay taangi.mar 4 ama cagaf ama nimir ama 10 askari nagta lagagaliyay

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 2 วันที่ผ่านมา

    Mudane dalaxoreye xafudu Laaha ilahwo cimri dheer ioy cibdo Allaha hakusiiyo guulesta Guul iyo gobanimo Xassan shiikh xafudu Laaha cadawag ha iska cabaaden

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 วันที่ผ่านมา

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤

  • @user-xg3bb6fi2w
    @user-xg3bb6fi2w 2 วันที่ผ่านมา

    Alx lilaah marhadii danta galbeed aybilaabeen iskacaabinta sahnuuniyada waa guul ilaahayna gomadahooda hasugo aaamiin

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 2 วันที่ผ่านมา +8

    Caawa waad nagu raajisey/daahisey salaadii subax anaga oo soo tukanay ayaan daawanayaa From jigjiga

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 วันที่ผ่านมา +5

    QABYAALADU XITAA KAMA MAQNA WARIYAASHA SOMALIDA SI WALBA UU YAHAY WARIYE HEER CAALAMI AH

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 2 วันที่ผ่านมา

      negative ayeey.maskaxdaada ushaqeeysa wariyaha cidina ma taageerin 😂😂

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go 2 วันที่ผ่านมา

    Weriyahan habku warka u tebiyaan u boga anu thanks sxb

  • @jawahirmohamed924
    @jawahirmohamed924 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaabney ha guuleeyo walalaheena falastiin dhamaantiina alaahuma Aamiin Aamiin

  • @user-pp3lu7jm3d
    @user-pp3lu7jm3d 2 วันที่ผ่านมา +3

    Marna keenya Marna itopia hadaba badeena iib maaha

  • @_Aurora293
    @_Aurora293 2 วันที่ผ่านมา +2

    Thanks bro nadaara

  • @alawisharifali992
    @alawisharifali992 วันที่ผ่านมา

    Waa wariye Run Sheeg ah❤

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 2 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah วันที่ผ่านมา

    Machaallah

  • @braziliano12
    @braziliano12 2 วันที่ผ่านมา

    Guul falastiin insha allah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 วันที่ผ่านมา

    Mnsha allah bro nadara jzakallah khayr walaalkeen waad ku mahadsantahay warbixintaada qiimaha badan,

  • @abdikarimyusuf6141
    @abdikarimyusuf6141 2 วันที่ผ่านมา +2

    War anaga Itoobiyo taago uma ogolno ijaar xitaa ma rabno, xabash waa cadow Xasan shiekh maxaa ka qaldan. War Turkey ma naqaanee na dhaafa dheh. Dalaal ma rabno

  • @shariifkacade7213
    @shariifkacade7213 2 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Nadaara

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 2 วันที่ผ่านมา +3

    Nadaara show ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 วันที่ผ่านมา

    Allaah akber muqawimada alqasaam xamaas🇵🇸🇵🇸🤲

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 2 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah

  • @sakow747
    @sakow747 2 วันที่ผ่านมา

    Thank you

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 2 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر اخواننا في الفلسطين

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 2 วันที่ผ่านมา

    ALLAHU AKBAR ☝️❤❤❤❤❤

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 2 วันที่ผ่านมา

    Alxamdulilaah ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi wa ku farxay daada kalbeet

  • @XasanXeyle-sb8xg
    @XasanXeyle-sb8xg 2 วันที่ผ่านมา

    Allaahu akbar

  • @user-be5rg7pg4b
    @user-be5rg7pg4b 2 วันที่ผ่านมา

    wcs maasha Allaah siyaaro cusub guul falastiin Allow ❤

  • @fadumomahamud9176
    @fadumomahamud9176 2 วันที่ผ่านมา +2

    I agree xuuti

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dhulkaaga iyo badaada halagula murmo wa cawaan nimo wlhi😢😢
    Bal aan kwrno sidaan somalida Ethiopia jooga sidee logu so daraa lahaa somali

  • @user-by5zk7pn1m
    @user-by5zk7pn1m 2 วันที่ผ่านมา

    Waa guul danda galeed muqaawimo

  • @FaraxMohammed
    @FaraxMohammed 2 วันที่ผ่านมา

    I lahay hawgargaro falastiin amiin amiin amiin yaarabi

  • @AbdiazizHassan-d8n
    @AbdiazizHassan-d8n 2 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar

  • @Abdirahman83
    @Abdirahman83 2 วันที่ผ่านมา +4

    Nadara show Wa ku sugayne

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 2 วันที่ผ่านมา +3

    Horta waa su'aale inaga iyo itoobiya yaa gar daran intaa haddii leysla garto howshu wey fududaan laheyd haddiise wax la dhoodhoobayo Dee dhaxdhaxxadin maaha

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dowlada dhankeda jil jileec ayaa ka muuqda itoopia in ay hada sidaa fudud u hor fariisato maba ahayn

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 วันที่ผ่านมา

    bismillah masha allah tabarak asc nadarow mahasanid runti waa muuqaal cajiiba oo lagufaano illaheyba uga mahad celineynaa alx lillah waxan leyahay cadawga gumeeystaha hagubto dambas allaha kadhigo mujahidinta falastin guul guul guul illahow ugargaar illahow unaxariiso illahow aamiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 วันที่ผ่านมา

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @manaomar212
    @manaomar212 2 วันที่ผ่านมา

    Allow alle ma dhulkenii iyo badeenii baa xabashi nalagu gorgortamesaa
    Qalaas somali ayagoo nool ha isduugan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 วันที่ผ่านมา +1

    Gantaalka garbaha leh waa gantaada la yidhaa cruise ka lkn ma hypersonicbaa sida gantaalada blastica

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 วันที่ผ่านมา

    Awalba weey khadaareen oo hadana
    Allaah ha khadaariya
    Sllaah ha naga qabta shartooda

  • @mawlidmowga593
    @mawlidmowga593 2 วันที่ผ่านมา

    Nadaara warka 3aad waad raajisaa wayadan anaka africa ayan jognaa warka hore u soo daa

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 2 วันที่ผ่านมา

    Asc wr wb allah ha israciiyo reer falastiin dhamaantooda allah haku irzaaqo guuuuuuuuuuul warto aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi allah haa jabiyo yuhuuda kumeysatah dhagarta badan allah haku riido guud eey kaso bixikaariin wayaan aaamiiiiiin yarabi

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan sheekh fudeedkiisa markii hore aby wadahadl toos ah inuu la galo intuu badeena turkey kusoo hogaaminaayo

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 วันที่ผ่านมา

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda hana garadsiiyo nimcada Allah ku beerey iyo diintooda aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin Allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 2 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaaliyey waaqica jira arka . Maheysano madax damiir leh ee dalka aan difacano inta qabiilka iska deyno

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan aad ugu farxay 3da sharta oo run ah

  • @abdirashidmuhumedyussuf9412
    @abdirashidmuhumedyussuf9412 2 วันที่ผ่านมา

    Asc guul daanta galbeed

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @Cali-tu8fg
    @Cali-tu8fg 2 วันที่ผ่านมา

    Allaahu,akbar

  • @arisakmowlid6995
    @arisakmowlid6995 2 วันที่ผ่านมา

    Asc 3 shayadan waa sax xayey sarix

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiya askari ayaa xukuma ee haqabsado meesha uu rabo kaddib ayuu jawaab helidoonaaye,ilahadal dhulkaaga ayaan xoog kuqaadanaynaaye taas Somaliya waa diidnay.

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 วันที่ผ่านมา

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @YusufAbbas-rq7dw
    @YusufAbbas-rq7dw 2 วันที่ผ่านมา

    Thanks cabdiqadir Nadara??????❤❤❤❤

  • @user-bw1ct1um9g
    @user-bw1ct1um9g 2 วันที่ผ่านมา

    Yahya saria que dieu vs protège con Coronel

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guuleyo falasatina

  • @NimcoAided
    @NimcoAided 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alle how hiiliyo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 วันที่ผ่านมา

    Wcs brother congratulations brother

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 วันที่ผ่านมา

    Rabi habadiyo mujaa hiding ta cadowgana ar gagax illahy haku rido iyo kalsooni daro bi idni Allah muqaawimada iyo falsTtiin iyo yaman ❤❤❤❤❤

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 2 วันที่ผ่านมา

    dawladu goaan hayeelato itoobiya ilaa ay ka labtaan yaaney yaaney wada hadlin
    mawqif hayeelto casiimadu waa wax fiican

  • @abdikhadiribrahim90
    @abdikhadiribrahim90 2 วันที่ผ่านมา

    Allahu ❤ Akbar❤ Allahu❤Akbar❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤ nice

  • @user-bw1ct1um9g
    @user-bw1ct1um9g 2 วันที่ผ่านมา

    Asc mes amies je vs salut une salutation de islamique ❤

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 2 วันที่ผ่านมา

    Wax caqliga gal ah ma ahan ma dhulkena gor gortan ku galina waxas macqul ma ahan somali ayada halkas is dhigtay qabylad iyo nin jaclesi dhulkena sas miya ku weyn rabnaa lakin macqul ma ah ani waxan qabaa turkig aan ka lexano adunka hora usocdaa mesha danahena ka arkeno aan aadno sas qabaa somaliyay 🇸🇴 dad muslimin ah isku diin ah isku dhaqan ah isku luqad ah aan is rabin masibo weya allah naga saaro subxanalaah 💔

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 วันที่ผ่านมา

    Wlhi waa runtiis Yahye sariic,shar aan ahayn 3 daas wadan ma jiro,israel, maraykanka, ingiriiska, ilaahay musiibo daran haku rido insha allah khayr

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Farsiiska dee haka reebin

  • @SahroHajiomar
    @SahroHajiomar 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh waad ogtahay inuu ku qudbeyey Itobiyo bad uma diidanin asagana raba in uu Itobiyo bada siiyo wax aanad ogen ma jirte ama runta ka hadal ama ha ka hadlin arimaha dowlada qofkasta waa ogyahay xasan Sheekh in uu wadanka maa biinayo gudo iyo dibadba umada Somali yeed Allaha ka qabto haddii Hayo inta u dhiman wadanka waa ku daayey somaliyana shisheeye ayuu gacanta Allow naga soo gaar

    • @aminajama160
      @aminajama160 2 วันที่ผ่านมา

      SahroHajiomar Hasan dhiiqo, waxaa dhama oo ka caqli badan muuse handaraab

  • @two-faced6562
    @two-faced6562 2 วันที่ผ่านมา

    Sax waaye warka yaxye sariic wa sadaxda shar ee calaamka ,alaah ha xifdiyo reer ahlu yaman

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 2 วันที่ผ่านมา

    Allaah baan kugu dhaarshaye nadaaraw wllo nagadaa muusiga aad soogalinaysid.
    muusigu waa xaaraan .

  • @MahdiYaasiin-ho8nh
    @MahdiYaasiin-ho8nh 2 วันที่ผ่านมา

    Waa runtiisoo waasharta adoonka

  • @hassanabdi7232
    @hassanabdi7232 2 วันที่ผ่านมา

    Turkigu mawuxuu kanoqday heshiiskii difaaca xeebaha ee pr.xasan uu lagalay

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo badahayaga laga wada hadlayaa yaab qof badiisa lagala hadlayo 😢😢😢😢😢

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @akisheharara
    @akisheharara 2 วันที่ผ่านมา

    Waa cajiib, xabasho oo dhulkeenii Soomaali Galbeed gumeystihii ingiriiska gacanta u geliyay wali haysato intaan ka soo ceshan lahayn ayaaba xasan xabaalo faagte iyo muuse faajir dariiq u fureen, maxsy tahay sabta aan u wada xaajoonayno mxay tahay, aniga waaba shakiyayee xasan ma faraa laga hayaa, Soomaaliyeey kaca oo aan waddankeena difaacano

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 วันที่ผ่านมา +5

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️

  • @nimcoali-dy1nc
    @nimcoali-dy1nc 2 วันที่ผ่านมา