GABADHII AGOONTA AHAYD OO LADHACAY KADIB SANADO BADAN AY DULMI KU JIRTAY MAXDAX AYAY NOQOTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 30

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 ปีที่แล้ว +7

    Dowladeenii Allaha Barakeeyo, midkake oo khayr bandana Allaha noo dhaliyo
    Siyaad Barre Allaha u naxariisto oo Jannadii ugu bishaareeyo aamiin Alaahuma aamiin Alaahuma aamiin insha Allah.

    • @khalidabbas9013
      @khalidabbas9013 3 ปีที่แล้ว +1

      Sacdiya Aamiin insha allah ilaahey ha U naxriisto

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Tabaaraka Laah Ilaahay ha nabadyeelo oo Barakeeyo Gabadhaas wa Gob Gobi dhashay .
    Khayr Allaha siiyo

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa Maamo Fariid ah Allaha badbaadsho meelkasto oo ay joogto

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa umaleyay inay isbadalayan ilen sharci ba hayay kacanki maxay balo yahen wax dhaca iyo wax wax dila kuligod Allah u naxaristo

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 ปีที่แล้ว

    SOO DHAWOOW MR.CAAMIR KEEB GOING ISHALLAAH TACAALA

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah runti waa qiso cajiib ah

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha Allah tabaarakallh habaryar congratulation wad sorida taay Xaqagii . Wiil kii walaal ka Allah ha u naxariisto amiin wan naxaay marku geriyo daay . Family gu ciidla bay Kahelen . Allah ku hiliyay . Niin kagu wu ku garaab jogsaday . He’s hero .Cimraan keep going brother

  • @ramlaosman1612
    @ramlaosman1612 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allan

  • @mohamedhassan8581
    @mohamedhassan8581 3 ปีที่แล้ว +2

    asc maxaa ku dhacay waad lahabsaamtay ninki iyo xaaskisi yurub yimid oo ka mayareeyey qaybti labrador meeday

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa Meel aan rabay Roob ma iigu da ay

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 ปีที่แล้ว +2

    wcl bro👋👋👋👋👋

  • @hamdatimiro8890
    @hamdatimiro8890 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcsm cimran thnkz

  • @xalimocumar6640
    @xalimocumar6640 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc waan idini salaamay

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wallo cimraan

  • @yusufjiile7943
    @yusufjiile7943 3 ปีที่แล้ว +2

    Rag io dumar ba siman gabadha keentay show wa gabadhan ladulmiyey.
    Xaqa feeraha kadilaacaa wlhi wa xaqiiq

  • @halimaabdulle3325
    @halimaabdulle3325 3 ปีที่แล้ว +2

    ما ج

  • @nuuraabdi1397
    @nuuraabdi1397 3 ปีที่แล้ว +2

    Sodaa Ina ader mantadhan wansugayee like naxasusi ani adi unban kugubararugaa

  • @shernm5551
    @shernm5551 3 ปีที่แล้ว +2

    Raga qaar adeernimo umaqalmaan
    Xoolo aysan shaqeesana weyjecelyihiin

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 3 ปีที่แล้ว +2

    Cimraan wale maxaad u yarysay sheekada?inta aanan dhagaysan waxaan fiiriyaa waqtiga aad soo jeedinaysid 40 ha ka yarayn

  • @nasteha874
    @nasteha874 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs😇

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah gabar wanagsan bay ahayd😍😍😍

  • @Myway3801
    @Myway3801 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wr wb

  • @saynabmaxamed7355
    @saynabmaxamed7355 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allaaah adigaa midan

  • @fridasson848
    @fridasson848 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib aduunka intaa joogto waxwalba waa arke

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 ปีที่แล้ว

    CAQEEDII BUU AHAA .GABARTUNA WAA GOB MAADAABA AY WAXKASIISAY

  • @aminoabdi4098
    @aminoabdi4098 3 ปีที่แล้ว +2

    Sobadi waloo

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs wlo