Sheekh Cabdilaahi Sh.Cali Jawhar Muxuu ka yidhi Gunaanadka Kulan Diineedkii 3aad Ee Ansaaru Sunna.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 93

  • @yaqubburhan7858
    @yaqubburhan7858 3 ปีที่แล้ว +10

    23 daqiiqo oo koobsanaya taariikh kumanaan sano ah oo la soo dhaafay iyo odoroska aayaha umaddeed .
    Maansha'Allah.

  • @nuradinsiciid9696
    @nuradinsiciid9696 3 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi cadiim Sheekhan hadelkisa waan i bogay ilaahy haku xafido shekh

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 3 ปีที่แล้ว +14

    Sheikh Abdullah Sheikh Ali Jawhar Guuleyso cimri dheer iyo caafimad wari Amiiiiiiin Amiiiiiiin Amiiiiiiin.

  • @Mohamedal-guled
    @Mohamedal-guled 3 ปีที่แล้ว +7

    Sh.abdilahi Sh. Cali jawhar Caalim qaaliya oo aad loo jecelyahay waa nin waaqica Dadkiisa iyo Dalkiisa la socda.

  • @Adler308
    @Adler308 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha alah sheekhu taariikh aanan maqlin ayuu sheegay wax ha laga qoro

  • @Tungaabtv
    @Tungaabtv 3 ปีที่แล้ว +17

    Sheekhul baladka somaliland ilahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo

    • @aminahassan1173
      @aminahassan1173 3 ปีที่แล้ว +1

      Allaahumma aamiiiiiiiin yaarabbi

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen9164 3 ปีที่แล้ว +8

    Hadaanu nahaye reer somaaliland Shiikhani waa Shiikhyada aanu u dabo fadhiisano waxa la loodin waayaye ilahye cimrigiisa ha raajo isaga iyo inta madasha iskugu Timi 💕💕

  • @kwolfsgeming4849
    @kwolfsgeming4849 3 ปีที่แล้ว +1

    Labada dhinca ba kalimatul xaq waa looga tagay Ilahay ha xafido yee sheekh cabdillahi she.cali jawhar dadka ha isku dirn xaqa sheeg dawlada mucaard dalka ha baabin fartaada ku rid xoog maahe. Easy peasy👍👍👍 oo iska eeg kaad dooranayso. Alle ha xifdiyo culmada Somaliyeed dhamaantood aamiin

  • @maxamedaadan8114
    @maxamedaadan8114 3 ปีที่แล้ว +10

    Asc. Waa. Shiikh. Mar. Walba. Wanaaga. Ka. Hadla. Daacad Ah. Ciidna. Kama. Gabado. Alla. Ha barakeeyo

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 ปีที่แล้ว

      Allahuma Aamin. Ilaahey haka abaal mariyo Sheekheenan .
      Miisaankiisa Akhiro Ilaahey haku kabo inta uu dalkeena Somaliland uu uqabtey

  • @ahmedabdi4396
    @ahmedabdi4396 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 3 ปีที่แล้ว +4

    Shiikh abdillaahi shiikh cali jawahiir alle ha xafiido waa shiikh wanagsaan masha allaah

  • @Landers2024
    @Landers2024 3 ปีที่แล้ว +14

    Libaxa Geeska Africa, sheikh waayn ee somaliland.

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 3 ปีที่แล้ว +6

    YAAAA ILA ARKA IN SHEEKHA IYO HADRAAWI ISU EEGYIHIIN 🤔🤔

  • @rbf3844
    @rbf3844 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah tabarakallah alle haku xafido sheikh abdilahi sheikh ali jawhar alle haka abaal mariyo adiga iyo culimada oo dhan.

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Alle haku sharfo

  • @MahdiMohamedMAHDIGA
    @MahdiMohamedMAHDIGA 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah waa culumadii hore ashaaciro

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha-Allah Sheekha Illahay cimrigiisa ha barakeeyo waa tiirarka Somaliland shacabkeedu leeyahay bari ayaan Djibouti ku kulanay anigoo safar labadayaduba kutagnay isaguna shir kaga qaybgalayo ana shaqo aduun baan u tagay isku hotel ayaanu ku dagnay, Sheekh maxaan xikmad ka faaiidaystay illahay khayr ha siiyo

  • @susugur5202
    @susugur5202 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Sheekh

  • @abdiahmed1324
    @abdiahmed1324 3 ปีที่แล้ว

    Maasha ALLAH Sheikh Abdullahi Jawhar. BaarakALLH Fiik. iLaaheey Haku garto Jannada Ugu Fiican Aakhira.

  • @abdirahmanh4189
    @abdirahmanh4189 3 ปีที่แล้ว +2

    Djuma oo jubada dhexe iyo Afmadow oo jubada hoose ayaa waqooyiga ku raacay in shareecada Islamaka lagu xukumo alxamdulillaah Alle ha innaga dhigo kuwii diinta u hiiliya

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว +3

    ..Mash Allah Culima"da #Somaliland..
    Allow dhawr.. Aan Koonfur ka xidhnayd Talo-qaaddan... Sida Sheikh Cali Jawhar Sheikh Berberawi
    Sheikh Adan Siiro
    Sheikh Cumar Daahir

    • @xaajilacag828
      @xaajilacag828 3 ปีที่แล้ว

      Barbaraawi sheikh maha waa nin wali aan gaadhin heer culumada

    • @karti-soor
      @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

      @@xaajilacag828 Doqon iyo doqon kasta hanoo soo jiidan dad, deegaanooda Xasilooni kari waayeey.. Sodon sano.. Dhexgal bulsho wax horree loo eedday

    • @azli5079
      @azli5079 3 ปีที่แล้ว +4

      Culimadu waa wada culimadeena dhamaan meelkastoo ay joogaan wll Allah ha barakeeyo Siyaasadii buuqeeda HA dhex keenin Culimada iyo Khayrka bulshada izugu Timid dhamaan Allah danbigooda ha dhaafo midkazta waanu dhagaysana waxna waanu ka faa'iidnaa plz inaga daaya dhibka siyaasada aan helno meel aan kaga nasano Alx waxan nahay bullhorn Muslim ah oo soomali ah🥰

    • @karti-soor
      @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

      @@azli5079 Nin wax badan Og ahay waa igu ceeb inaan dad Soomaaliyeed naco Dhallinyaro reer Somaliland ah. Qurbejoog oo shaqeysta waxbartay la duufsaday afmacaan rag waweyn Reer Koonfur Xamar geyeen hab ganacsi guryo Dhul iib ah.. Qaar kooxahaas u galeen.. Laba qaraabo da'20-32 iyaago falan xanuunsan Somaliland neceb Waaliidkii kasoo kaxeeyeen waa 2012 2017 2008..

    • @karti-soor
      @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

      @@azli5079 Nin wax badan Og ahay waa igu ceeb inaan dad Soomaaliyeed naco Dhallinyaro reer Somaliland ah. Qurbejoog oo shaqeysta waxbartay la duufsaday afmacaan rag waweyn Reer Koonfur Xamar geyeen hab ganacsi guryo Dhul iib ah.. Qaar kooxahaas u galeen.. Laba qaraabo da'20-32 iyaago falan xanuunsan Somaliland neceb Waaliidkii kasoo kaxeeyeen waa 2012 2017 2008..

  • @zeinabismail9300
    @zeinabismail9300 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الله عليك يا شيخنا الجليل
    رفع الله قدرك وكثر الله من امثالك

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 3 ปีที่แล้ว

    Jizakumulllah Sheikh

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhad baladka s/ soomlilaan caafimad iyo cimri dherer ilahay hakusiiyo

  • @bilesiciid1474
    @bilesiciid1474 3 ปีที่แล้ว

    Sh cilmi u soo dirmeeshan

  • @xaawadeeqsanducele8719
    @xaawadeeqsanducele8719 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah alle haku barakeeyo shekh Abdillaahi shekh ali Jowhar alle cimri fa hakuu dheryo adiga iyo culimada da kalaba ameeen

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 ปีที่แล้ว +1

    sheekhul baladkeena alle hanoo ka xifdiyo

  • @maxamedcabdiraxmaanciise2433
    @maxamedcabdiraxmaanciise2433 3 ปีที่แล้ว

    26/8/2021
    Masha alle
    Sheekh ali jawahaar
    Alle haku xafido

  • @Miiraale6116
    @Miiraale6116 3 ปีที่แล้ว +2

    ALLAAHU AKBAR....sh.Abdillahi A.Jawhar ilaahay cimriga haw barakeeyo tiir weyn oo ka mid ah tiirarka somaliland ka liici weydey kana jabiweydey...guul waarta inshaa allah

  • @abdicazizabdilahi8627
    @abdicazizabdilahi8627 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay nabi muxamed miciisa ha kaa dhigo awoowo

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheikh ilaahayi cafimad iyo cimriga ilaahayi hakuu dheereyo. Ilaahayi haku barakeyo.allah akbar

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah ilaahow shiikha noodhow. Shiikhaa 10 saac waan dhageysan lahaa. Ilaahow cimrigaadha dheeree.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +1

    Somaalaay taariikhdeenu gabigeegaba odayadanay ku jirtaaa ee intay nool yihiin inteena wax qortaa inaynu taariikhda ka qorano weeyi
    Taariikh uun maahee ee macal maktabado kale malihin ee maalinkii oday baxo maktabad baa inaga gubatay

  • @mohamedmoalin4954
    @mohamedmoalin4954 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhan hadaanan sizing iga saxa sheekhu badalka magaalada boorama

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 3 ปีที่แล้ว

    انصار السنة المحمدية.
    Hargaysa aya laga bilabay miyu yidhi sheikhu.
    ??????????

  • @احمدآدم-و6ج
    @احمدآدم-و6ج 3 ปีที่แล้ว

    عالم كبير

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh 3 ปีที่แล้ว +1

    SNM iyo Biixi kuwaas Toowarada foowdada ah soo koow kama aha ee qarankii Soomaliya meeshaas dhigay lana baxay mujaahidiin

  • @abdisameduk2278
    @abdisameduk2278 3 ปีที่แล้ว

    Nice sh clhi

  • @jamaalmaxamed4914
    @jamaalmaxamed4914 3 ปีที่แล้ว

  • @bilesiciid1474
    @bilesiciid1474 3 ปีที่แล้ว

    Haa hortaagnaan dhlinyarada

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 3 ปีที่แล้ว

    Shekh cali jawhar
    Allaw ku daaa
    Waa reer waqooyigi hore

  • @bilesiciid1474
    @bilesiciid1474 3 ปีที่แล้ว

    Iyo sheeka aadn yoonis ee gacanta go,an

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji7085 2 ปีที่แล้ว

    Taariikh igu cusub weeye , ee Ma baarlamanka baa u codeeyay inay shareecada tuuraan mise afti Dadwayne!

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว

    Maan sha allah Sheekh

  • @bilesiciid1474
    @bilesiciid1474 3 ปีที่แล้ว

    Waad lagu argzi badatee

  • @abdiqadirboorame153
    @abdiqadirboorame153 3 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته soomaliyeey
    Waxaan ini waydiiyay goloslyaasha sharcidajinta ee Somalida ah ma waxay hirgaliyaa shareecada islamka mise Sharci iyo fikir ay sameeyaan
    Odaygana bal ila eega wuxuu leeyahay

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 3 ปีที่แล้ว +1

    SHEEKHA IYO QOLADAN ICTISAAMKA AHI WAA KALA MANHAJ, SHEEKHU WAA SALAFU SAALIX

    • @zaaanc7008
      @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว

      WAA AHLU SUNNAH WALJAMACA. AABIHIIIS AYUUUNA KA DHAXLAY WA AHLU TASAWUF SHIIIQA

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 3 ปีที่แล้ว

      @@zaaanc7008
      OO SHEEKHU MA SUUFI BAA ?

    • @zaaanc7008
      @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว

      @@Banuhashim237 Allaha xifdiyo waa dadki la yiri Auufi man safa qalbuhu wa baadinuhu

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 3 ปีที่แล้ว

      @@zaaanc7008
      OO TABLIIQO MIYAANUU AHAYN?

    • @zaaanc7008
      @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว

      @@Banuhashim237 Sh abdirashiid sh Ali suufi aabihi iyo shiiqaan aabihi Allaha u naxariisto culumada ahlu sunnah waljamaca. rasul cilmigooda ayeey ahaayeen ayagana waa ku caqiido. Culumadeeeni suufiyaa Allaha xifdiyo kuwaas ayeey ahaayeen

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว

    WAHAABIYO IXTIRAAM MALEH SHIIIQ KA WEYN KANA CILMI BADAN AYEEY LEE YIHIIN SOO GAABI

  • @eidsoma4677
    @eidsoma4677 3 ปีที่แล้ว

    Fasahaadka dumarka iyo heesaha iyo meelwalba laysku dhexjiro haladagaalamo

  • @bilesiciid1474
    @bilesiciid1474 3 ปีที่แล้ว

    Ee jamacada madiina ja soo baxay

  • @acenutrition6218
    @acenutrition6218 3 ปีที่แล้ว

    sirta ku jirtaa qalkaa tufaxaa
    th-cam.com/video/fA0yNxNgpmo/w-d-xo.html

  • @abdisalamegal7047
    @abdisalamegal7047 3 ปีที่แล้ว

    Abdullah Ali-Johar 👎

  • @bilesiciid1474
    @bilesiciid1474 3 ปีที่แล้ว

    Sheekha ubaanee dhalinta yaryar ee diinta bartay ee ka soo baxday jamacadaha islaamka

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว +4

    Yamyam iyo qadaad weeyn waa duul liita oon jirin, yaqiintoodu waa faaruq, dadnimadoodu waa daciif, muslinnimadoodu waa been, soomaalinnimadoodu waa af iyo beeen,,, sidaa daraadeed waar reer somalilandoow halaga digtoonaado ashahaado beenaalayaasha iyo ku qadhaabatada mustaqbalka qaddiyaddiinna weerarka ku ah, lama Aamini karee yaan lagu hodmin waxna lagu darsan insh tcaalaa,,, tusaale waxa idiinku filan siday 1960kii sanduuqii shuruucda gaalada ugu indha adaygeen una buuxiyeen, ugana eexdeen sanduuqii shuruucda islaamka ku abtirsanaayay kana doorteen inay islaamnimada ka durkaan una xagliyaan xaggii gaalnimada, bal u fiirsada oo hadda waa duulka reer somaliland inay gaalada la macag yihiin iyo inay gaalo yihiin ku tilmaama kuna eedeeya ,, for ever Somaliland rep,,

    • @arawelo4324
      @arawelo4324 3 ปีที่แล้ว +3

      ina deer geesi so jeeda ayad tahay waxa kaliya ee ay ka siman yihiin waa burburinta somaliland. imikana diintii aya la rabaa in la inagu kala qaybiyo laakin wa so jeednaa

    • @saidisse3087
      @saidisse3087 3 ปีที่แล้ว +3

      Walaal waxa aad qortey ma akhrisey
      Intaas oo malyan Somali ah ayaad tiri Ashahaadadoodu waa Beenaalayaal.
      Allah ha Ku so hanuniyo. Aamin
      Mahadsanid

    • @geelleguure8808
      @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว +1

      Waar Alle ka baq oo xumaanta Soomaali koofureed lala daba taagantahay ha dhagaysan. Dagaal sokeeye ayaa Soomaali dhexmaray, khalad aad iyo aad u foolxun ayuu ahaa oo aad u xanuun badan. Dad badan oo waxgarad ah ayaana ka digay in aan ummadda dagaal sokeeye la gelin laakiin jabhadihii ma dhagaysan. Hase ahaatee waa dhacday, ummaddiina waa ka soo bogsanaysaa. Walaal wixii dhacay dar Ilaahay u daa.
      Soomaalilaand dawladdii garaacday meesha waa ka baxday. Maanta Koonfur Soomaalida joogta waa Sideena oo kale dadkii dhibku gaadhay. Waxan u malaynayaa inad tahay qof da’diisu yaryahay ee taariikhda dhab ah soo baadh. Been la buunbuuniyey yaan laguu sheegin.

    • @mohamedibrahim6013
      @mohamedibrahim6013 3 ปีที่แล้ว +1

      Malaha markuu qoraalkan soo dhigayey wuu mirqaansanaa,

    • @azli5079
      @azli5079 3 ปีที่แล้ว

      @@saidisse3087 Aad baan uga xumahay in dad sidaa ah nagu jiraan Allaw na cafi wll Anaga ayaa Rali galin ka bixinana Allah ha soo hanuunsho qalbiga Allah saafi hawga yeelo

  • @kadroable
    @kadroable 3 ปีที่แล้ว

    Saa hadda idinku diin ma ku dhaqantaan, waa tan hadda habraha baadirayada ahi waqooyiga ku soo qulqulayaane?! Adeer ma ka hadashid?!

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 3 ปีที่แล้ว

    Wahaabi gaboobey go to hell

    • @mohamedgeelqaad4741
      @mohamedgeelqaad4741 3 ปีที่แล้ว

      Subxaanalah

    • @mohamedibrahim6013
      @mohamedibrahim6013 3 ปีที่แล้ว +1

      Qabuura caabud culimadu hakaa nabad galaan

    • @aishamuuse202
      @aishamuuse202 3 ปีที่แล้ว

      Said ali ilaahay ka baq op ka xishood sheekh

    • @zeinabismail9300
      @zeinabismail9300 3 ปีที่แล้ว

      حسبي الله عليك

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 3 ปีที่แล้ว

      HHHHHHH MA ILAHAY AYUU ISMODEY
      SUBXANAH ILAHAY AYAA HAYA AMAR KA JANADA IYO CADAABTA MIDKOD LAGU GALO ISTAQFULAAH ALE KU QABAY AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN