Xil.Faarax Macallin''Colaadda Somalida Iyo Canfarta Waxaa Hurinaaya Abiy Iyo Dawladdiisa''

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 3 หลายเดือนก่อน

    Your excellency, Mr F Ma'alin, waan ku salaamay. Geesi, aaqil iyo aqoon yahan Somaali baad tahay. Ilaah ha ku xafido. Laakin eeda aad u jeedineysid Premier Abiye ma leh . Dagaalka gobolka Sitti waxaa ka dambeeyo Brasaab Mustafe. Tayada iyo howlkarnimada Canfareed bu yasay. Mark Twain wuxuu yidhi " it's not the size of the dog in the fight, but the size of the fight in the dog." I hope he has learned his lesson 🙏.

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer FAARAX MACALLINOOW WXAA LA IDINKA DOONAYAA LA SHAQEYNTA JABBA-LAND IYO INAAD ISUGU TIMMAADDAAN JIGJIGA, GAARISSA AMA KISMAAYO, OGAADEEN WAA INUU OGYAHAY QARANNIMADA BEESHA EE SOOMAALIYA WAXBA IIGUMA HARIN.. IYADAA II BAAHAN MAANTA...❤❤❤❤
    HA NOOLAATO.

    • @imthecaptainnow6446
      @imthecaptainnow6446 3 หลายเดือนก่อน

      Kismayo ma adiga leh waa caro warsangali cawrmale

    • @shukrilul
      @shukrilul 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@imthecaptainnow6446 xaarti maxaa keenay kismayo

  • @XikamSheekh-d2s
    @XikamSheekh-d2s 3 หลายเดือนก่อน

    Su aal fiican

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abii axhmed so ma ahayn farax saxibkii.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 หลายเดือนก่อน +1

    MUNAAFAQ faarax jaajuus ciilqabe qabiileyste cagdheer cawaan

    • @omarmahdi4325
      @omarmahdi4325 3 หลายเดือนก่อน +1

      Faraax macallin really somali patriot

    • @omarmahdi4325
      @omarmahdi4325 3 หลายเดือนก่อน

      @mcnncm1318 sick baatahe Ebeeye aa kuu caafiyo.

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 3 หลายเดือนก่อน

      inaa jaahil tahay waxaa caddeyn u ah sida aad uhadleyso

  • @abdullahiahmed9601
    @abdullahiahmed9601 3 หลายเดือนก่อน

    Faarax maanta isku ra'yi ayaan nahay😮

  • @XikamSheekh-d2s
    @XikamSheekh-d2s 3 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 3 หลายเดือนก่อน

    Waa run abi ayàa isku diraya oo hurinaya dagaalka

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 หลายเดือนก่อน +1

    Faarax jaajuus ciilqabe qabiileyste

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 หลายเดือนก่อน

    Fulaygii faataabakhle faarax jaajuus wuu dhuuntay markii loo hanjabay qabiileyste cagdheer cawaan ah

  • @goodperson7519
    @goodperson7519 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh

  • @Mahamed-my4su
    @Mahamed-my4su 3 หลายเดือนก่อน

    Ka erya barlamanka Ethiopian
    Hadii uu abiyi soo hadal qaado

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 หลายเดือนก่อน

    Faarax macalin jaajuus ciilqabe qabiileyste cagdheer cawaan yaa munaafaq

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 3 หลายเดือนก่อน

      Jaahilnimada iska dhaaf. Si qof weyn uhadal

  • @saidb6881
    @saidb6881 3 หลายเดือนก่อน

    War faarax maclinow kiniya ka waran,iska dhaaf Somaliya iyo arimahooda. Ilaa doqon talo maqaato

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 หลายเดือนก่อน

    Munaafaq beenaale faarax jaajuus ciilqabe cagdheer qabiileyste

  • @2daysago_
    @2daysago_ 3 หลายเดือนก่อน

    War niyow ninkan waad baxar galiseen maxaa wareeeysi ula daba socotiin.
    Wariye ilkacase iyo Nuur midka ay dhahaan odaygan faraha ka qaada fadlan.
    Dalka dhan adoontii baa ku kacday asagana ma amusaayo afka unbuu sidaa ukala hayaa.
    Ninkan faraha halaga qaado qaladaadkiisa ayaa batay.

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 3 หลายเดือนก่อน

      Fulaynimada iska daa. Kikuyu tuugo weeye waxna ma qaadi karaan.

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 หลายเดือนก่อน

    beenale beenta jooji

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 หลายเดือนก่อน

    tuug beenale beenta jooji xashuda